Baaxadda Caalamka Dr Cabdiraxmaan Yuusuf Abokor.

  Рет қаралды 7,874

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 31
@monaadam7578
@monaadam7578 2 ай бұрын
Mansha allah tabaraka raxman allah ha kuu siyaadiyo cilmiga aad baratay waanad ku mahadsan tahay in aad cilmigaaga nooga faaiidaysay.
@amoha1645
@amoha1645 2 ай бұрын
profosoor Cabdiraxmaan Yuusuf, wuxuu ka mid yahay labeenta bulshada Magaalada Hargeysaad. Waxaan aan aaad proud ku ahay sida uu afkii hooyo uu ugu sharaxay mawduuca baaxada universka anmba kownka. Profosoorka waxaan leeyahay hambalyo.
@kaiseomar8064
@kaiseomar8064 2 ай бұрын
Maansha Allah, sheekh Dr arrimaha space ka waan jecelahey ee sifaah faahsan xalqado kadhiga.❤
@abyadtechsource
@abyadtechsource 2 ай бұрын
Masha Allah, uu mahadsan yhy sheekhu barnaamijka qayb labaad bn codsanaynaa. Sharaxaad dheer oo ku saabsan Milky way
@abdulkadirmohamoud6999
@abdulkadirmohamoud6999 2 ай бұрын
Maansha Allah Brother. Jzk
@saleebanali2905
@saleebanali2905 2 ай бұрын
MASHA ALLAH
@MaxamedCase-ou6dh
@MaxamedCase-ou6dh 2 ай бұрын
Mansha allah cilmi sareeya ayuu noo faa iideeyay tigtoorka
@abdit8270
@abdit8270 2 ай бұрын
Maansha alah
@mohamedsuleiman2072
@mohamedsuleiman2072 2 ай бұрын
Dr cabdirahman waxaan kugu salaamey salaanta islaamka. Aad baan kuu garanayaa ilaa iskuulkii biyo dhacey, faarax oomaar,, xaafaddii milatariga ma ilaaawin
@AmirAli-tt1zv
@AmirAli-tt1zv 2 ай бұрын
Mamarkuu ritaayar noqday buu noo iman. Adeer iska laaabo fadlan.😮😢😢😢😢 ameerikaan iyo qudhun suu ugu fsa'ideynaayey buu cadaaday. Maxaad hadda nootari aan ahayn sheeko. Dee bal iska wad alle khayr haka 😊😢😢😢dhigeee
@abusaedabdi5875
@abusaedabdi5875 2 ай бұрын
Qaraxasi wa waxa uguhoreya ee Kena ilxaadka inad alle anu qofu aminin takale qarax wax baabiya ayaynu aragne mid wax hagajiya xagaynu ku aragnay
@mohamed88466
@mohamed88466 2 ай бұрын
Waa wax Jira qaraxu
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 2 ай бұрын
You don't talk of the unity of the horn people of the somali how can you explain trillions of the stars.
@qani2012
@qani2012 2 ай бұрын
Unity yaa doonaya ?
@sakiiid9433
@sakiiid9433 2 ай бұрын
This is your own problem
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 2 ай бұрын
@@sakiiid9433 return to the sender
@abusaedabdi5875
@abusaedabdi5875 2 ай бұрын
Aniga oo ixtiramaya ilmiga borofisorka iyo ango dhiganay ilmigaas lakin nadariyadkas uu bini admku keenay wa wax sidaqaraxa uu dhulku kasamaysmay maha wax jira wayo ilahay aburtisay ka horimanaysa
@xasanqawdhan4970
@xasanqawdhan4970 2 ай бұрын
😅
@xasanqawdhan4970
@xasanqawdhan4970 2 ай бұрын
😅
@mohamed88466
@mohamed88466 2 ай бұрын
Waa xaqiiq jirta qaraxu wuu dhacay
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 2 ай бұрын
6 kun sano miyuu kownku ka da weeynyahay.
@mussasheikh143
@mussasheikh143 2 ай бұрын
Xagee ka keentey big bang ayaa aduunyada ka dhacdey
@hersigeidi2681
@hersigeidi2681 2 ай бұрын
Cilmiguu ka hadlayo ma garanaysid wax baro sxb
@mohamed88466
@mohamed88466 2 ай бұрын
Ilaahay baa yidhi ee adigu xageed ka keentay waxan oo indho adayg ah ?
@mussasheikh143
@mussasheikh143 2 ай бұрын
Kani aqoon male
@MahdiAli-k1j
@MahdiAli-k1j 2 ай бұрын
Of trillions if galay how can you justify dividing the horn somalis against the ,,Quran,, direction dont divide my UMMA....?
@MahdiAli-k1j
@MahdiAli-k1j 2 ай бұрын
Forget astrophysics let us go back the most essential Islamic tenant don't divide the UMMA, don't take the enemy the as a shield.. Im somali neither pagan oromo nor ahmaara are my brothers.. Get back to earth in 2024 Musa bixi selling our land for recognition from a marginal country in the middle of civil war.. xarshin iyo quraca axmaarka ka taliya
@ismailjama178
@ismailjama178 2 ай бұрын
Waar wax baro waxaan meesha ool ha keenine!
@mohamed88466
@mohamed88466 2 ай бұрын
Waaryahee ka bax meesha abaagadhaha ugu weyn waa adiga
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 2 ай бұрын
cilmi ayaa laguuu sheegyaa markasad orromo iyo amxar kumeeryasnysaa qaraxa xamar isku madhiseeen isga taliya taasaaa dan idiiin ahheeee
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 35 МЛН
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 35 МЛН