Bahaa'iyiintu Maxeey Aaminsan yihiin? Ma Muslimiin baa Mise Gaalo?

  Рет қаралды 73,910

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

Күн бұрын

Waxaad Channel-ka Radio Buulo Xuubeey kala socon kartaa
website-keena
→www.rdbuuloxuubeey.com ama www.rdbuuloxuubeey.co.uk
Facebook: / idaacadda
→E-mail: Idaacaddablx@gmail.com
Taleefan: 0044-7428-888-180

Пікірлер: 478
@DHIIRIGELIYE
@DHIIRIGELIYE 5 жыл бұрын
Shukran saxib Hassan
@barodiintaadasisaxa1372
@barodiintaadasisaxa1372 5 жыл бұрын
Yasirow sxb ma dhageysataaa
@mahamedhussen2816
@mahamedhussen2816 5 жыл бұрын
Maya sxp mamaqal sxp magaceyga waa Maxamed Aamin oo joga Uganda waxan ka mid ahay tagerayashada xiligi idacaada bulo xubey halkan waa idecada bulo xubey aniga waxan daganay xarunta usc akteda idecadana Wan ka maqli jiray dhanka yudubka waxan ku xirmay 2016 ama 17 cawa aigu horeyso qoral an ku so qoro makasi jirin mesha qoralka codgaga Wan jeclahay Allah haku xidfiyo makarofanki mano so ibisay bar namijyadada waxan uqebiya maqal inta ka dhigo watisapka waxa ad loga xiseya Gurub magacisa ladhhaho Ahlul Iman wal xigma oo ehelkeyga furtay
@mahamedhussen2816
@mahamedhussen2816 5 жыл бұрын
Wlhi alle dartisa ku jecelahay
@jamaciise9199
@jamaciise9199 5 жыл бұрын
Kelmada bahayada ama bahaayin, Xoolaha kama duwana. Sidaad tilmaantay.
@aishamohamed2670
@aishamohamed2670 5 жыл бұрын
@@mahamedhussen2816 groupkaaas igu dar wll
@shaaficimustafe8095
@shaaficimustafe8095 5 жыл бұрын
Diintan Ay ula baxeen Bahaa,iyiinta Waa Quraafaad iyo Wax aan jirin, Diinta Xaqa ahi Waa Diinteena Suuban Ee "islaamka"Ee Suubanaheena "muxamed csw" Ee Ilaahay u Waxyooday❤✔💯💯
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 5 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد Waa run wll adunka manta fitankii aya ku batay rebi xaqa hanagu dilo 😭
@ruweydaabuukarmustafaxalii2219
@ruweydaabuukarmustafaxalii2219 5 жыл бұрын
Asalaamu calaykum Alxamduliha سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم رب العرش الكريم ألله يحفظك بصوتك ماشاء الله عليك الحمد لله لأ آله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير ولا قوة الا بالله العلي العظيم إنه هو السميع العليم الحمد لله على نعمة الاسلام 😲😔🙉🙈😭😭😭😦
@diiniahmed6607
@diiniahmed6607 4 жыл бұрын
M.a my best brother and my friend
@maxamedaxmed9036
@maxamedaxmed9036 4 жыл бұрын
الحمل لله
@ismailGurei.03
@ismailGurei.03 4 жыл бұрын
Ani horta waligey ma maqlin . Waa arin la yaab leh . Ku Mahadsanid so gudbintada wallal. Subxanallah
@filfilo__
@filfilo__ 5 жыл бұрын
Barnaamijkan maxay aamin sanyihiin waa xisenayaa ee noo soo badi wllkey 😍 Ilahey haku barakeeyo l.a🙌🙌
@حليمهحليمه-ش2ث
@حليمهحليمه-ش2ث 5 жыл бұрын
Asslamu Alaykum maya marka igu horeyso aan maqlaayo waayey سبحان الله العظيم واتوب اليه استغفرالله واتوب اليه الحمد لله على نعمه اسلام aduunka wax kayaabiyo lama weynaayo سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم واتوب اليه استغفرالله واتوب اليه
@ifraaxshibil7746
@ifraaxshibil7746 5 жыл бұрын
Maya wali ma maqal ustad rabbi ban hanuun weydisanay Wax ka yaabsho ma weynesid
@xidigahacirkah4756
@xidigahacirkah4756 4 жыл бұрын
🤯
@abdikadirraage6941
@abdikadirraage6941 5 жыл бұрын
Albaab iga xirnaa baa ii furtay allaha kuu furo albaab janadaa Walee liima siro thanks bro
@munamxamedsharif3248
@munamxamedsharif3248 5 жыл бұрын
Walahi wali gayga maqalin inta aan joogo dunida
@mohamedsayidhassan4486
@mohamedsayidhassan4486 5 жыл бұрын
Haa waan maqlay Wall. Eebe Wayne Hasoo Hadeeyo Dhamaan Inta Lunsan.
@badriaosman9955
@badriaosman9955 5 жыл бұрын
اللهم يامقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك diinta Islaamka Allaha nagu dhowro
@suhaibfantasticboy9786
@suhaibfantasticboy9786 5 жыл бұрын
Wlhi wllo waligay Hore uma maqlin waad Ku mahadsanid thy aqoon dheer ikordhisay Alle haka abaal mariyo
@cabdikarinlabaqad9418
@cabdikarinlabaqad9418 4 жыл бұрын
Ugu horreeyn ilaaheey baa mahad iska leh marka xiga idaacadda buulo xuubeey wanu mahad naqayaa kadib caawa kahor ma maqlin BAHAA IYIIN subxaana allaah allaaha maxafido.
@hassanalhariri380
@hassanalhariri380 5 жыл бұрын
Wali gey diin ku sheeg gaan horay u ma maqlin Shukran xasan cismaan xaaji
@koodbuurmediaprodaction7214
@koodbuurmediaprodaction7214 4 жыл бұрын
nin waynban ahay waxan jira 39sano weligayna mamaqlin waa ii maanta ilahayaw naga nabad geli sharka yuhuuda nasarada iyo shayadiinta aamiin
@hawraarsanmedia1979
@hawraarsanmedia1979 5 жыл бұрын
البها ئية waan qatay tarkhidoda Kitabka an ku qatay ألكتاب•▪ الأديان والفرق والمذاهب المعاصرة // المؤلف عبد القادر شيبة الحمد
@gulledbille
@gulledbille 5 жыл бұрын
Waa dhibaato aad u wayn ilaahey kher ha ku siiyo
@zamzaahmed
@zamzaahmed 5 жыл бұрын
Wlhi ayan Ku dhartee wiligey manan maqlin xita maskaxdeyda kuma so dhicin mana anan Ku fikirin in ey jirto subxanalah
@mohadaacad2010
@mohadaacad2010 5 жыл бұрын
Subxanallaaah May Weli ma maqal diintaan.
@suleenaqaali7295
@suleenaqaali7295 5 жыл бұрын
May waligan man maqal Adunkan waxa ka dhacaya waa wax fajac iyo ama kaak kugu dhalinaya subxanallah Allaha na hanuunsho kuwa wanaga jecele hanagu daro
@cadaani7587
@cadaani7587 5 жыл бұрын
Maya ma maqlin waligeyga Alle ayaa ka magan galay ZubxanallaH..
@thegreat1114
@thegreat1114 5 жыл бұрын
Shukran walal
@Mowlidarchitect
@Mowlidarchitect 5 жыл бұрын
شكرا جزاكم الله خير حسن حاجي
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 5 жыл бұрын
UStaat. Hasan. haaji. Ma. Maqalin. Diintaan. Adiga. Thanks 🙏🙏👏👏👌👌🌹🌹❤️❤️
@galladosman7255
@galladosman7255 5 жыл бұрын
Subxanallah waligey ma maqlin wa fasahaadin loo jeedo allh hanaga koriyee
@maandhismedia8449
@maandhismedia8449 5 жыл бұрын
Shukran ustaad xasan wlh malinba waxbaad maqlaysaa oo Nocusub Ilahay aya mahadaas Leh Naga dhigay Islam Sunni ah 🤲❤
@Arpaaz_efootball2023
@Arpaaz_efootball2023 5 жыл бұрын
Suubane MAXAMED scw
@djkaraamaofficial890
@djkaraamaofficial890 5 жыл бұрын
Scw
@hudacabdi703
@hudacabdi703 5 жыл бұрын
Maay walhy waligay maan maqliin Shuukran wllalka Waxbdn ayad naa barty
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Alhamdulilah Muslim ilahay naga dhigay😍 Nabi MoHamet zcw🕋❤
@mounahassan8978
@mounahassan8978 2 жыл бұрын
E
@halyeeyqaran1094
@halyeeyqaran1094 5 жыл бұрын
28.08.2019 Waa markii igu horaysay oon maqlo Subxaana allah Allayow xaqa Nagu sug Yaaa allah Yaaaa Rahman Ya Rahiim
@lamaanka12
@lamaanka12 5 жыл бұрын
Subxanaka yaa rabi hada ka hor maan maqal jazakalah khayr akhi cismaan xaaji
@Somalipes-ko4ph
@Somalipes-ko4ph 5 жыл бұрын
Waligayga ma maqlin Uganda Kampala jooga maanta igu horeyso aan maqlo
@Mowlidarchitect
@Mowlidarchitect 5 жыл бұрын
Mayah Allah naga qabo Subxaana allah لا اله الا الله محمد رسول الله لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم
@kowtherupdyaziiz9063
@kowtherupdyaziiz9063 4 жыл бұрын
Mya walika mamaqlin wan markii iku horesay aan maqlayo waniciyadu billah alle ha ku xifdiyo adun io aqiro ❤
@mohakulane3735
@mohakulane3735 5 жыл бұрын
Waa markii ugu horeysay oo aan maqlo diin ku sheega Bahaa'iyada iyo duliga nabinimada sheegtay, Allah ha soo hanuuniyo dadka dhunsan anagana Allah hana xafido
@tuugajabsadayoutubka6180
@tuugajabsadayoutubka6180 5 жыл бұрын
Hhhhhhh Mayah manta ii kow Mahadsanid zhp
@maskaxshiil8424
@maskaxshiil8424 5 жыл бұрын
May wlhi ma Maqal waligey alle ayaan kamagangalay
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 5 жыл бұрын
Subxanallah ma maqal wlhi waa shiicada nijaastedi mid kamida
@thabitabdallaali7917
@thabitabdallaali7917 5 жыл бұрын
Waligey maanta maanta kahor ma maqal subxannallah
@manguby9438
@manguby9438 5 жыл бұрын
My wlhi hore ma u ma qalin zhp hassan
@husseinaden325
@husseinaden325 5 жыл бұрын
Wllhi waa mawduuc faa'iido leh Diintana hore uma maqlin manta ka kahor Ilaahay Ha kaa AbaaL mariYo insha Allah wlloh sida wacan ee aad wax usoo diyaarisay...
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 5 жыл бұрын
Wax badan ayaan ka faaiiday kanalka buuloxubeey thanks 🙏
@sumayadhibil4338
@sumayadhibil4338 5 жыл бұрын
Subxana lalha welikeyka mamaqlin dendan
@abdirisaqmohamoud8740
@abdirisaqmohamoud8740 5 жыл бұрын
Subxaan, waa markii ugu horeysay aan info saxa ka helo bahaa’iyiinta nacaladi haku dhacdee !
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 5 жыл бұрын
Haa walal wan arkay waana ka yaabey magaalada Charlotte North Carolina u..s.a 2012 mar shaqo u joogay cml diin ma ahaa been abuur la sameeyey cml
@sacidomohamedjamac7818
@sacidomohamedjamac7818 5 жыл бұрын
Jasakalahu khayir waligay ma maqal cajiib alle ka magan galay
@hananihanani7576
@hananihanani7576 5 жыл бұрын
Maya mamaql bahaayo xasbunallaahu wanicmal wakiil alle kumahadsan nagu hanuuniyay dariiqa toosan الحمد الله
@ruqiyojacfar9445
@ruqiyojacfar9445 5 жыл бұрын
Xasanow waligay ma maqlin subxalaah
@wadanichanal5318
@wadanichanal5318 5 жыл бұрын
Subxanalaah horay ma u arkin sharkooda alaha ku celiyeee.
@izoismail1
@izoismail1 5 жыл бұрын
Sxb waxa aan kaa codsaneynaa Inaad soo badiso barnaamishyada nuucan oo kale ah mahdsanid
@hamdimohamud1704
@hamdimohamud1704 5 жыл бұрын
subxanallah waligay maanta ka hor mamaqlin illahow fitantoda Gees naga mari ayagana soo hanuuni
@anwarsadad3341
@anwarsadad3341 5 жыл бұрын
Keep going bro❤❤❤
@bastakingbasta5494
@bastakingbasta5494 3 жыл бұрын
Nolo majirtaa
@shekhismailaadan3024
@shekhismailaadan3024 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll takfiirtana qolyaha ladhoho noosoodiyaaari
@abdullahimohamedkhalif8700
@abdullahimohamedkhalif8700 5 жыл бұрын
Waligey ma maqlin macalin
@mahamedhussen2816
@mahamedhussen2816 5 жыл бұрын
Allah haku sahlo makarofanka waxi daho qera ku jiro wlhi qisadi nabi muse csw Wan sugoya waqtiga wu igu dheratay
@siciidiimaansalad6708
@siciidiimaansalad6708 5 жыл бұрын
Waa markii iigu horarsay ee aan maqlo diinta bahaayada subxaana laah
@sacdowcilmi790
@sacdowcilmi790 3 жыл бұрын
Awal mara aan maqlo rabiyoo na astur anaga iyo umadaada muslinka ah ee yaquinsan nabiyuna mohamed scw yaa rab naxafid qaluubteena ku badu qashuucaga 🤲🤲🤲
@sameernasri3752
@sameernasri3752 5 жыл бұрын
M a jazaaka laahu kheyr alah idin barakeyo waxaan idindhihilahaa oo codsi ah inaada taxane Ka dhktan fidqoyinka soo kordhayo ee islaamka lagu qalqalinayo
@halamadrid388
@halamadrid388 5 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay soo tabintaada. Diyaarsan runtii zhp waxad tahay qof balaaqo leh waxan kuleeyahay keep doing
@abdirahmaanahmed6632
@abdirahmaanahmed6632 5 жыл бұрын
Maya ustaad xasan Usman
@abdullahimohamedali2241
@abdullahimohamedali2241 4 жыл бұрын
Manta igu horeysa aan maqlo subxanallah
@saafimohm3871
@saafimohm3871 5 жыл бұрын
Aacuudu bilaah wlhi waligey ma maqlin alxmdllh alahii na abuurtey baa Mahad leh allehii diinteena kadhigey islaam alxmdllh
@mohaankf3169
@mohaankf3169 5 жыл бұрын
Waa markaygi ugu horeysay
@riyodoon3792
@riyodoon3792 5 жыл бұрын
Saxiib waxan kaa codsanaya Tariiqda Alxaakim bi amri laahi Alfaadhimii
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 5 жыл бұрын
RIYODOON Shiico Miyaa kaasna alFadumo Shiicu u egyahay e
@riyodoon3792
@riyodoon3792 5 жыл бұрын
Walal waxaan ka codsanayna walal keen bal in uu noo iftiimiyo
@abdikadirkorane3925
@abdikadirkorane3925 5 жыл бұрын
Maya caawa ii kow ah
@maxamedshuuriye7374
@maxamedshuuriye7374 4 жыл бұрын
Waligey ma maqal maanta iigu horeso allha soo ha noonsho
@abdifatahahmed9380
@abdifatahahmed9380 5 жыл бұрын
SubhanaAllah HasbunaAllah wanicmal wakiil. Waligeey Mamaqlin dinta iney jirto Amabo diin kushegaan😱 Manta igu horeso an Adiga kamaqlo Chanalka Radio bulxube......🤔🤳
@nafisashikhcumar6415
@nafisashikhcumar6415 Жыл бұрын
Subaxanaallah walaalo mahasnida walig maan maqalin
@majiidadam8620
@majiidadam8620 5 жыл бұрын
subhanaAllah hore uman maqal
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 5 жыл бұрын
Subxaanallah Allah weligey maan maqlin waxaanse arkey dad yiraahda calawiyiin baan nahay una dhow tan waxay tukadaan 3 waqti oo aan israacsaney soonka ma soomaan turkiyeyse ku badan yihiin. Balse hadaad weydiiso DIINTAADA magaceed waxay oranayaan Islam calawiyiin ku waas waan arkey Khaatumo kheyr Yaa Rabi Aaaaaaaaamiiin
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 Жыл бұрын
Suuriya ayay calawiyiintu ku badanyihiin waxa ay wax kasoo qaateen kiristanka iyo islaamka
@The_Sham_Idi
@The_Sham_Idi 5 жыл бұрын
Mya manta igu horeyso allow hana fasahaadin oo qalbiyeena ha daboolin
@omaribrahimengomar5425
@omaribrahimengomar5425 4 жыл бұрын
aad baad u mahadsan saxiib hore u soco
@abdirahmanabdisamad9822
@abdirahmanabdisamad9822 5 жыл бұрын
Waligey ma maqlin shukran
@ahmedbaladweyn3982
@ahmedbaladweyn3982 5 жыл бұрын
Alle khaaliqa sharaf nabigeenii yaa leh scw scw scw
@masterharbi4011
@masterharbi4011 5 жыл бұрын
Maya walahi manan maqlin hada ka hor waxana igu maqal ah saake oo ah 28/8/2019 wa ii xasus runti allaha idinka ajarsiiyo wayo.waxyabo anan aqon ulaheyn ayad noso gudbisan jazakalah walalaheyga
@dahieyare3205
@dahieyare3205 3 жыл бұрын
Subaxaanalaah allow na astur yaa rabi
@abdihmidyusuf9609
@abdihmidyusuf9609 4 жыл бұрын
Waligay hore ma umaqal macalin xasanoow .aad baad u mahad san tahay macalin.
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
Diintan waligay ma maqal maanta igu horeysa runtii waan la yaabay cajiib !!🙄
@leylaabib6496
@leylaabib6496 4 жыл бұрын
Subxaana laah, waa ii kow inaan maqlo ,dadkan dhunsan
@mohaisacka
@mohaisacka 4 жыл бұрын
May maant iiga horeysay
@marwosharmake1561
@marwosharmake1561 5 жыл бұрын
Shugran jasakalaahu khayr wky Walal plz nooga soo diyaari Ahmadiya iyo waxay aminsan yihiin
@borntowin693
@borntowin693 4 жыл бұрын
Subxanalah ma maqal mna rbo inaa maqlo nscalatulahi calyhim
@gureyfoodball
@gureyfoodball 5 жыл бұрын
Waligay ma maqlin adigaan kaa maqlay ustaad xasanow thanks
@maxamedaadan447
@maxamedaadan447 5 жыл бұрын
Ma maqal balaayo haku dhacdee
@mohamedmumin6420
@mohamedmumin6420 5 жыл бұрын
wa cilmi an ka koro saday hore umanan maqal shukran
@yourchannel950
@yourchannel950 5 жыл бұрын
Waa markii ugu horeesay aan maqlay
@السماحة-ر6ط
@السماحة-ر6ط 5 жыл бұрын
الحمد لله الذي من علينا الهداية والإسلام
@khaulahsiraj4247
@khaulahsiraj4247 5 жыл бұрын
Jzakallaah kheyr
@mraazaa
@mraazaa 5 жыл бұрын
Asc walaal waa mahad santahay, aniga weligey ma maqlin. waa mowduuc aad u muhiinsan. jasaaka allah.
@khadijo9951
@khadijo9951 5 жыл бұрын
Subhan Allah waligeega ma maqalin 👀👀👀🙉
@nsjshdhdhhshd3027
@nsjshdhdhhshd3027 4 жыл бұрын
Wlhi shiiraas waan xasuustaa waan soo maray anoo tahriib ah
@khaalidabdi2827
@khaalidabdi2827 5 жыл бұрын
Bahda buulo xuubeey mahad sinidiin
@somalia1142
@somalia1142 Жыл бұрын
Waligay ma maqal bahaahiyo sharkoda ALLAH hana mootiyo
@amounahmed8787
@amounahmed8787 4 жыл бұрын
May nolashayda ma maqal thanks bro
@mohamedabdullahi8507
@mohamedabdullahi8507 5 жыл бұрын
Waligay ma maqlin macalin
@shadoabdi1171
@shadoabdi1171 4 жыл бұрын
Afkaga igu horeeso wlhi wiligay ma maqal
@mahiryosuof9215
@mahiryosuof9215 5 жыл бұрын
Haa maalin dhawayd ayaan maqlay
@jamalawale6329
@jamalawale6329 5 жыл бұрын
Horey manan u maqlin, xaqiiqdii waxan kugu naqaanay in aad nala wadaagto xogaha naga qarsoon, aad baana umahadsanatahy walalkeygow. Waxan rabay in aad muqaal ka sameyso Masooniyiinta, oo ah dadka koonkan aan joogno ugu taajirsan iyo dhagarta ay u haayaan Diinteena Islaamka ah.
@dunidachannel9849
@dunidachannel9849 5 жыл бұрын
Waa marki iigu horeysey oon maqlo
@salebansuudi9575
@salebansuudi9575 5 жыл бұрын
maansha allaah
@Nursalah2
@Nursalah2 5 жыл бұрын
Subaxannallah Subaxannallah Jazakallahu khayra ilaahay haku xifdiyo wlala
MAXAA KU QARSOON CIIDA CHRISMAS-KA EE LOO DABAAL DAGO?
18:49
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 194 М.
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 99 МЛН
МАИНКРАФТ В РЕАЛЬНОЙ ЖИЗНИ!🌍 @Mikecrab
00:31
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 42 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН
Shiicada Iyo Marin Habaabinteeda Dadka Muslimiinta Sunniyiinta ah
14:50
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 167 М.
MA OGTAHAY Pakistaan Tahay waddankii Ugu Horeeyay ee Muslim samaysta Nugliyeer !
8:45
MA OGTAHAY Ruushka in uu yahay Dalkii ugu horeeyay ee Dayax gacmeed Dira?!!1
9:03
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 116 М.
Diinta Ibraahiimiyada iyo Qorshaha yahuuda ee dhibaateynta Muslimiinta|ᴴᴰ
8:33
Waa Maxay Calmaaniyada (Secularism) Sidee ayeey kusoo bilaabatay?
9:02
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 71 М.
WAR ON CRUDE OIL THEFT for 14th to 20th September, 2024
3:51
SABABTEE LOO KHAARAJIYAY:THOMAS SANKARA HOGAAMIYIHII KACDOONKA DHALINTA AFRIKA
11:38