❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤sh maxamed Axmed rooble boqolsoon alla haw naxariisto ❤❤❤❤❤
@hamsemuseyusuf99498 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa Allaah Allow na badbaadii maalintaas Allow una naxriiso sheekh Maxamed Roble oo janadaada gee
@عبداللهياسين-ب1ه5 жыл бұрын
allahayow u dambi dhaaf oo ugu deeq raxmadada waasaca ah jannatul firdowsana xisaab la aan su aal la aan gey sh m axmad rooble boqol wallaah ma arkin lkn markaan maqlo hadalkiisa allaah ayaan soo xasuustaa allow nagu anfac anaka iyo walaalaha muslimiinta soomaaliyeed jannadaadana nagu kulmi aamiin aamiin aamiin
@kheyrjecel584 жыл бұрын
Sheekh la mida soomaali sooma marin
@siciidcisse8099 жыл бұрын
ilahay ha u naxariisto walalkeen sheekh maxamed rooble anagana ilahay hanooga daba naxariisto aaamin ilahayoow maalintaan nabadbaadi qiyaamaha aaamin aaamin
@rukiomoha99417 жыл бұрын
Allah ha unaxirsto
@luulmacalin83485 жыл бұрын
Alloow u naxariiso walaalkeen ah. Max,ed axmad rooble (boqol soon) wuxuu ahaa shabaab daaci ah oo mujaahado badan xaqana aan maro saarin laakiin daaha ayuu ka qaadi jiray isagoon kabaqaynin mid wax eedeeya eedii .غفر الله لك يا عابد الرباني
@maryanhassan30425 жыл бұрын
ilaahayow u naxariiso rabiyow janatul fardows gee anagana noga daba naxariiso
@boosboos33848 жыл бұрын
alloow u naxariiso shekha aamin
@dahirmatan5309 жыл бұрын
allaha u naxariisto sh m a rooble
@craxamanttsom86493 жыл бұрын
mansha allh
@jimcaaleaden95837 жыл бұрын
illaahoow noogar gaar maalinta qiyaamaha
@HassanMohamed-zq2ns8 жыл бұрын
Alow ibadbaadi oo dadka walaala hay oo musliminta na badbaadi amiin yaa Rabi Alow noo naxa riiiso malintas