Bananbax lagaga soo horjeedo Madaxweynaha Mamulka khaatumo cali khaliif galaydh iyo wasiirka amnig

  Рет қаралды 9,615

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Пікірлер: 17
@abdirahmanali9649
@abdirahmanali9649 7 жыл бұрын
Dadkaan waa Dad dulman waa wadaniyiin jecel soomaaliweyn iney wax laqeybsadaan , siyaasad yaa lagu baabiiyey oo lagu burburinayaa,💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴💙💙💙 allow ugargargaar masaakiinta amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
@abdirahmanali9649
@abdirahmanali9649 7 жыл бұрын
Soomaaliweyn allaha isku keeno xabad iyo DAGAAL Dan noo ma aha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💜♥💚❤💟💓💕💜🇸🇴💙💜💟❤💚
@qalayhagar8239
@qalayhagar8239 7 жыл бұрын
Masha.allah Masha.allah reer buhodle noolada cadawga iyo daba dhilfkaba karbasha
@hajiali1120
@hajiali1120 7 жыл бұрын
wa dumuqraadiyad bislaatay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 7 жыл бұрын
DUMARKA BUUHUUDLE BUURBUURAAN
@harunqowdham1700
@harunqowdham1700 7 жыл бұрын
kaqaada meesha gaara hadii kale somaliland baa kaqaadi insha Allah
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 7 жыл бұрын
Cali khaliif shaqadiisa ha qabsado oo ha buufiyo cayayaankan. ama green line ka ha siiyo ciidanka qaranka yagaa nusu saac shaqo ka qabanayee
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 7 жыл бұрын
Wax shir ah oo lagu qaban karaa ma jirto meel walba ciidan baa ka fadhiya waxana Iskama Celin karaan way faanayaan
@hurrekoje2146
@hurrekoje2146 7 жыл бұрын
Ogaden waa inuu usoo gurmada gobta dhulbahante iidoorna lala diriro.. Abdi Maxamed Cumar waxan odhan lahaa iidoor talaabo cad waa in laga qaada mar kale.. sidoodii maydad kooda ha ka dhuuntane.. Iidoor qooqay xalkiisu waa xabad
@FarahAbdul
@FarahAbdul 7 жыл бұрын
Nafta ayuun baa ku jirta hal askari ayaa hadlay waalaahi siilaanyo sahal ayuu ahaa Cali khaliif ayaa lugta itin marin, bal car wakaase ha idiin soo gurmato somaliyada aad calan keeda sidataan.
@jamaal123ahmed2
@jamaal123ahmed2 7 жыл бұрын
xaaji Abdulqadir buuhoodle waa isku filan tahay alle uun baa ka awood badan wixii kale waaa af nool waa hadlaa
@guul4onlf
@guul4onlf 7 жыл бұрын
xaaji Abdulqadir ... Dhinacaa iyo itopiya ayaa looga soo gurman...Awalba xagaa ayeey ku tiir sanaayeen.
@Saaqle
@Saaqle 7 жыл бұрын
Abdirahman hassan
@Saaqle
@Saaqle 7 жыл бұрын
Hhhh somaliland wlhi waa dhamaaten warkiina waxiranyahay hhh somali waqti dhaxe wey idin maslaxday reer marqanland lkn khatomo aa imaatay
@sophiasarah9499
@sophiasarah9499 7 жыл бұрын
was kuwaa geesiyaashii reer buuhoodle ha ka yeelina danayste shaqa tagey magaaladiina inuu idinka fidneeyo 80 jirka qasaarey yaanu idin hodin reer waqooyigii haragisa joogay baa beentoodii diiday kooxda gooni ugoosadka aaminsan oo dhalinyaro caafimaad qabta u kacday oo diiday kontenerka gooni u goosadka in lagu hayo marka magaalldina cirka iyo dhulka ba ka furna ha ka yeelina in nin contaract idinku soo qaato sida jaamac siyaadka shaqaalaha jaban ah. horgale waxaa ugu qiimabadan xagale toosiye oo buuhoodle ka soo jeedo siilanayu wuu barayay adeer noo kaalay ha naga jajabin meesha wuxuuna siiyay wasaarad muhiima isaga oo kaga baqay ragiisa dhiiga u daray gooni ugoosdaka dhalinyara lagu marian habaabiyay marka jaamac siyaad baa fashilayay cali oo shaqadoona ha eryadane idinka yaan laydunku shaqa tagin. gabar reer dalal ugaas ah viva buuhoodle
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 7 жыл бұрын
xaar weyne yaal Buuhoodle cali khaliif iyo somaliland ayaa dhawaan qabsanaya, eega sida logu hareeraysan yahay Buuhoodle, Amar keliya ayey sugayaan ciidanka qaranka jamhuriyada Somaliland
@alibashir1697
@alibashir1697 7 жыл бұрын
Buhoodle haysakaba maqnaato waxay tarayso ayaa iska yar waa meel aan waxba ku so kordhinaynin jamhuuriyada somaliland
AMHARA | Can Ethiopia Survive?
13:56
Prof James Ker-Lindsay
Рет қаралды 221 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 4,5 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 18 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 50 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,5 МЛН
Martin Lewis Clashes With Lisa Nandy in Winter Fuel Payment Row
9:47
Good Morning Britain
Рет қаралды 661 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr (ajaxkmr1986)
Рет қаралды 607 М.
How Keir Starmer's next 100 days could be worse than his first
31:19
Channel 4 News
Рет қаралды 36 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 4,5 МЛН