BANDHIGA DEEQA WAXAA MARTI KU AH AXMED CALI CIGAAL 08 11 2018

  Рет қаралды 42,317

Somali cable

Somali cable

5 жыл бұрын

Пікірлер: 78
@luckyh4131
@luckyh4131 5 жыл бұрын
Walee cigaal waa legend waana shaxaari naagtii uu hal daqiiqo la fariisto jacayl ayuu ku abuurayaa
@aliwayeel8523
@aliwayeel8523 4 жыл бұрын
Gabadhi waabu shukaan saday qalabkiina sow maan dhigan wale golaha ayaabu KU hasaway
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 3 ай бұрын
Gabadh kastoo wareysata .Another Level buu Geliyaa Khadkuu kasaaraa Legend Shaxaari 👍 Eglan Show Markey wareysaneyso iyo Gabadha Jig jiga kuwareysiga iyaduna, libaax ninkani. A csli cigaal Legend
@shankaroonl2631
@shankaroonl2631 5 жыл бұрын
Ruunti ani fananinta somaliyeed waan jcl ahy tariiqda fananka in an barto waan jcl ahy lakiin fanan somaliya oo ka shekeya tariqda noloshisa ma araag bls no shega inta igu raqsaan farta taaga
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
أنا من محبي الفنان أحمد علي عغال وهو جَدْ فنان رايع وأتمني له دوام الصحة نوالعافيه
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 5 жыл бұрын
Lengend Axmed Cali Cigaal Cimri dheer iyo caafimaad Ilaahay haku siiyo Fanaan Qaran🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aadiyoaad7611
@aadiyoaad7611 5 жыл бұрын
Legend ahmed ali igal❤❤❤❤ ninkii yaqaan haa yaqaan ninkaan aqoona loo sheegu maayo watii islaantii 1991 tiri hadii ahmed ali igal maraykan tagey michel jackson wa loo yaabaa.
@kaysejama7693
@kaysejama7693 5 жыл бұрын
runti fanaan axmed cali xigaal waa fanaan aan tageero heesihisana aan in badan ka dhegaysto oo jeclahay axmed runti waa nin balaadhan oo aad muxtaram u ah aadna ugu wayn tahay somalinimada iyo qaranimada waa ninka aanan isago ku walaaqan burburka somalia ama somalida kala tagtay ee kala qayb waa nim somali meel ay jogtaba iskugu mid tahay cidkasto afka somaliga ku hadashan meeshu tagaba uu daremayo inusan qariib daremayn oo somali uu ku dhex jir alla yaa cizak alle haku xifdiyo inanta waraysanaysana kuma xuma waraysiga ay qaadey aad buu u qurux badan yahay
@luckyh4131
@luckyh4131 5 жыл бұрын
Waxaan jeclaan lahaa fanaaniinta soomaalidu in ay qoraan buugaag noloshooda iyo taariiqdii ay soo mareen ka hadlaya sida jacaylkii yaabka lahaa ee dhex maray isaga iyo maryan mursal iyo asaga iyo khadra daahir
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 5 жыл бұрын
Axmed Cali Cigaal waa rajul wxuu kamid yahay fannaaninta aan aadka ugu dhegaysi badnahy Alle haxifdiyo
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133 4 жыл бұрын
Mar LA arag soo maray fanka soomaliyeed ayuu ahaa cigaal
@GareenMedia
@GareenMedia 5 жыл бұрын
Legend Cigaal lagama dhergayo . Caafimaadka Illaah hakuu siyaadiyo. Aamiin.
@ahmedharir5863
@ahmedharir5863 5 жыл бұрын
woooow alla calek al ustad Axmed cali cigaal legend aan waqti fican kuso qaatay waagi ardaynimo iyo qurbihi waxan aamisanay guulihi waxbarashadaydi inu qayb ka aha alla haku xafido fanaan qaran. ta kale xusida mudan fananka iyo wariyuhu waba isku qosolba kkk mahadasanid deqa adna.
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
fanàaniintii hore soomaaliyeey ogow qabiil malahayn dalku uma kala soocnayn dadka wayska jeclaayeen ixtiraambadnaayeen way isu ooyaan bacalwaan iyo cabditahliil say ugu ooyeen u taageereen ama isu kaalmeeyaan ka eega
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 3 ай бұрын
Masha. Allah. Cimridheer. Iyo. Fayo. Dhoor. Iyo. Cibaado. Suuban. Axamed. Cali. Cigaal. Ilaahayow. Sii.
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 3 ай бұрын
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 3 жыл бұрын
Wacdaro Wacdaraha aduunyada Ninba wiilbuuqaadaa Waaxyahiisa saafaa wehel uuka yeeshaa Axmedse waa walaashii wanaag iyo gacal bay utahay Waqtiga adag wawmiciin Yaduu ifka ugu jeclaa ziimoow osman Dib udhamaystirid
@xaajixuubsireedxaajixubsireed
@xaajixuubsireedxaajixubsireed 5 жыл бұрын
thanks yaa adeer axmed best song
@cmmxureey7596
@cmmxureey7596 4 жыл бұрын
axmed cali cigaal taariikhaha lagma keeni karo waa nin aad u aftahan ah 5 wareysi baan ka dhageestay
@jamamalgash2500
@jamamalgash2500 5 жыл бұрын
Ahmed ,,waa ku mahadsanyahay qeybta weyn ee u ka qaatey fanka Soomaliyeed,, Adigaaban dab yar shideyn ´ cod macaan´´ Hees ma kuu soo sameeyaa !!!
@Somalilandforever
@Somalilandforever 5 жыл бұрын
Axmed bad jaceyl badanaa shuqulkuma laheyn. Actor ku wuxu ahaa AHUN Axmed Mooge. Laakiin innatu waxa ay ilowday Jin iyo jaceyl oo Khadra iyo Axmed ay actors ka ahaayeen.
@quensamra7989
@quensamra7989 5 жыл бұрын
Ninka kaliya ee qisooyinkiisa jacaylku fanka caanka kayihiin waa cigaal
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 3 ай бұрын
Legend. Daacad. Ah. Wadani. Dhab. Ah. Laab. Furan. Masha allah
@ibrahimmahamed6769
@ibrahimmahamed6769 4 жыл бұрын
Legend Ahmed ali cigaal # one love ♥️✌🏿
@awdeeq
@awdeeq 2 жыл бұрын
Waa maxay Suugaan? Sual dhalinyarada Soomaliyeed
@mohammed-jama
@mohammed-jama 5 жыл бұрын
*SIMPLY IS LEGEND AHMED ALI CIGAAL*
@abdirasaksalah3172
@abdirasaksalah3172 5 жыл бұрын
Halkaa 36:38Waxa aan la yaabay, sida uu u aqoonsaday ninkaa odayga ah ee Khadka soo galay. Odayga Maskaxdiisu aad bay u shaqaynaysaa. "Ila dhegaysta odayga"... "Dadkii ku jeclaa baa soo shamuumay!" Deeqa ha la igu salaamo. Waa gabadh wariye wayn ahe, Habaryartayna ahe. Habaryarnimadaa igu wayne.
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
waa run riwaayadaas mudnaan baan siinay xiligaa waxaana dad badan khaldaan magaceeda oo goraya cawl bay ugu yeeraan oo lagu xayaysiin jiray
@iglaanahmed4112
@iglaanahmed4112 5 жыл бұрын
Cigaal mama malyuun u action ekaa cigaal fanaan qaaliya jir oo joog
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 жыл бұрын
kkkkk
@sonnachelsea5730
@sonnachelsea5730 5 жыл бұрын
Ilove u my legend #ahmed hero
@maxamedcabdirootiofficiall6697
@maxamedcabdirootiofficiall6697 3 жыл бұрын
Thaks adeerkay qaali axmed cali cigaal
@jaalesayid9350
@jaalesayid9350 5 жыл бұрын
Qawgoo aaad uhoroo ubaxoo qawaan ja cad Qanku qariyay heegada Kayntiyo galgalimaha Qayaan tahay xareedii Kayntuna qarsoontahay Halkaad qoobka saartana biyuhu ay qulqulayaan Qalanmaayo ay tahay Qalacdaan jaleecada isha kugu qacsiiyaad qalbigayga qaadee Qalbigaaga.soo guri qalanjooy kumaan ladin Qalabkina man dhigan
@ismaelawale1908
@ismaelawale1908 2 жыл бұрын
Axmed caliçigal somalia deutschland
@adenmohamud9751
@adenmohamud9751 3 жыл бұрын
Stay live save long home Middle East
@ugaashazzan9154
@ugaashazzan9154 4 жыл бұрын
Waa.fanaanka.kaliya.an.heesihiisa.iyo.xigmadiisa.an.ad.ujeclahay.cimri.dher.iyo.cafimad.ku.waar
@profm.darwiish6486
@profm.darwiish6486 4 жыл бұрын
Ku sale nabiga scw
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
Scw
@khadiirmuhumed7597
@khadiirmuhumed7597 3 жыл бұрын
Alle ha ku barkoye cimrigaga
@abdirahmanmursal5509
@abdirahmanmursal5509 3 жыл бұрын
Legend is here!
@ciisebaashi9280
@ciisebaashi9280 5 жыл бұрын
axmed cali cigal
@deeqapertty4016
@deeqapertty4016 5 жыл бұрын
Horta dadkan faaniinta qatar u haya wan la yaabaa horta intii dhimatey alle how naxariisto lkn fanaan waa shaydaan wax wuu wado fanaan waa isku wada mid kuwa hdda jooga iyo kuwii horeba waxay kula duwan tahay kuwa hdda jooga waa dad codadkooda la hagaajiyo kuwii horena waa dad codkoodu haaa dad cod macaan lkn way is qaawin jireen idku dhag dhagi jireen kuwa hddana way is qaawiyaan iskuna dhegdhegaan waxba kuma kala duwana markaa wax sheydaan wado waxba lama qatariyo
@SarahthMohamed
@SarahthMohamed 5 жыл бұрын
I soo eeg dee aa ka dhacdey kkkkkkkk
@noahrageh623
@noahrageh623 5 жыл бұрын
Axmed Cali Cigaal Heesta uugu Horaysa Mursal Faladagan Miyuu kasoo xaday..!!! :) Waa macal laxankiisii xiitaa.. lol
@nadiifdude4663
@nadiifdude4663 5 жыл бұрын
Mashallah alaha ku xafido Ahmed ali cigaal
@ismaelawale1908
@ismaelawale1908 2 жыл бұрын
Somalia deutschland
@mohamud3529
@mohamud3529 5 жыл бұрын
ahmad cali cigaal salaam sare sxb guulayso
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
dab waxaan uba xasuustaa dariiqii talaadada geedkii damalka waynaa daymadii indhaha iyo ubixii diiraa doodii dhexdeenee duhurdabadii gaadhee farxadii galabtiii docdaa aan la aadnee hooyo noo ducaysoo abe nala dar daarmee ilaa maanta noodihin
@ciisebaashi9280
@ciisebaashi9280 5 жыл бұрын
hees
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
gudbin wanaagasan
@mahadljama4578
@mahadljama4578 5 жыл бұрын
naagtan maqan maxay tahay ma dhagaysato fanaanka jikada gurigeeda bay dhex joogta meeshana waa fadhidaa xitaa isku suaal bay waydiinaysa mar labaad.
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
dab=dib sixid
@cismaanmohamed363
@cismaanmohamed363 5 жыл бұрын
Marka la sheego ruwaayad 1 shabeel naagood ruwaayadda uu sameeyey xildhibaan yuusuf qurbaawi waxay 1ku tahay dhaqanka miyi iyo magaalo oo labaduba ku jireen fanaanka ayaana sheegay dhibta kasoo gaadjey markii la samaynaayey waxaanad ka garan kartaa hoobalada jilaayey
@yoonisali335
@yoonisali335 4 жыл бұрын
Horta waxan muxuu uqariya intu jiro 150 jir weeye wuxu isleyahay walagula yabaya waar waxan fanaana maaha akh akh
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 3 жыл бұрын
Akhlaaqdi iyo tarbiyadi baa laga ilaaway
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
wadaniyad soomalinimo waxay ku hartay fanaaniintii abwaaniintii hore majirto cidkulavtartamaysa ninkii hayaa haysoo diro si aan ugu daro boogayga socdaalkii nolosha labada qarni
@cmmxureey7596
@cmmxureey7596 4 жыл бұрын
bado leer qaboobaa hirku bootin dheeraa c qaadir xasan nageeye maahan hanuuniye
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
isku hees ma aha Hanuuuniye isna wuxuu qaadaa hees la dhaho Badu layr qaboobaa Cabdulqaadir Xasan Nageeye isna wuxuu qaadaa Hees la dhaho Badu layr qaboobaa yartu booda dheer ba'anaa xasuustuna isku erayo iyo isku laxan midna ma aha mid walba naaxiyadeeday wada taa
@nimcoabukor3975
@nimcoabukor3975 5 жыл бұрын
Allecimrigaagahadheereyo wlhdacadayankujecahy
@geediwarsamepsf26
@geediwarsamepsf26 2 жыл бұрын
L
@abdirizaqshire2627
@abdirizaqshire2627 5 жыл бұрын
Runtii baa laga fursan waaayay mar qudha Somaliland may odhan. Somalinimadii aan ka cararnay dani ma nagu soo celisay. Alah kareem
@ciisebaashi9280
@ciisebaashi9280 5 жыл бұрын
sidiiyey
@mustafadark3287
@mustafadark3287 3 жыл бұрын
Waa fanan midgana
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
doogiyo abaartii dabka iyo qaboowgii diiftiyo barwaaqada dalkiyo dibadaba dumarkale anoon dayin adaan daadaheeyaa ducaan kugu abaaraa ubaxbaan dushaadiyo darintaada saaraaa adna ima darbaysida dantaydiyo daryeelkiyo dockastooy ahaataba waad iidadashaa
@ciisebaashi9280
@ciisebaashi9280 5 жыл бұрын
dagaalkii
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
alaabtii tumodu luntay i toyaatarkii
@fadumohassan1540
@fadumohassan1540 5 жыл бұрын
WAA yaabka yaabkii axmed Cali cigaalne waxuu ahaa nin madoow ee isna ma waxaa la mariyey daawadii leysku Cadeynayey kkkkkk
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 5 жыл бұрын
Fadumo Hassan Walal wixi qadaf ah ma fiicna Axmed Cali Cigaal waa Fanaan Somaliyeed mana aha Nin ciyaal ah markaa hadalkaa ka noqo Fanaan kana ka xishood Sow kaa imikaba Madow cadaanta maxad u Taqaan
@sugtariqandla512
@sugtariqandla512 5 жыл бұрын
مرحبأ با الفنان الكبير أحمد علي عقال من الفنانين الكبار وله باع طويل باالفن الصومالي فإه‍لا ومرحبا باالفنان احمد علي عقال ولك الف تحية من المعجبين،,
@fadumohassan1540
@fadumohassan1540 5 жыл бұрын
+Aar Siciid kkķk ka noqday hadaa iminkaba
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 5 жыл бұрын
@@fadumohassan1540 Ok ina ader Mahadsanid Hoobalada Waaberi inta ka Nooli xurmo ayey inaga mudan Yihiin meel kasta oo ay joogaanba
@SarahthMohamed
@SarahthMohamed 5 жыл бұрын
Kkkķkkķkk hada Canada uu degan yahay, laakiin waa fanaan aad u cod macaan
XIDIGAHA SNTV WAREYSIGA AXMED CALI CIGAAL 02 11 2018
1:04:35
Somali National Television
Рет қаралды 59 М.
Qaybti Labaad ee Wareysiga Axmed Cali Cigaal
21:03
Madasha Furan
Рет қаралды 11 М.
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,6 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 34 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
WARAYSI XIISO BADAN l AXMED CALI CIGAAL IYO HABOON UGAAS l 2018
53:09
RTN TV: Barnaamijka Ciida iyo Axmed Cali Cigaal 1/9/2017
1:00:48
RTN Somali TV
Рет қаралды 54 М.
BANDHIGGA DEEQA IYO CABDI XASSAN DIGE 22 11 2018
1:25:30
Somali cable
Рет қаралды 48 М.
Barnaamijka Xasuus Reeb || Madaxwayne Muuse Biixi || Qaybtii 2-aad
56:56
Maxaad ka taqaanaa Fanaanka wayn ee Axmed Cali Cigaal
15:48
Maska Ciideed
Рет қаралды 6 М.
SHOWGII LONDON AXMED CALI CIGAAL 2021 FULL$
3:26:22
YUU SOMALI
Рет қаралды 12 М.