Barnaamij Xiiso Leh Dagaalkii Soomaalida & oromada & Taariikh aadan hore umaqlin

  Рет қаралды 21,446

Dhacdooyinka Caalamka

Dhacdooyinka Caalamka

Күн бұрын

Пікірлер: 143
@cumaraxmed9206
@cumaraxmed9206 Жыл бұрын
Jazaka Allahu qeyran wllken aqoonyahanka ah.. cilmi muhiim ah oo loo baahi badan yahay baad ka hadashay MshAllah. Dhamaan barnaamijyada qeybihii hore wan la socday.. hadey qeybo kalena jiraan ilaso socodsiiya. MAHADSANIDIIN.
@sahraaishachannel9297
@sahraaishachannel9297 5 жыл бұрын
Walaalayaal illahay inoobarya in uu inasiiyo 5wiil oo 5antan calan ee soomaliyeed kasoojeeda oo 5antii somaaliyeed mideeyea in illahay inasiiyo dhaqso inshallah yàaaaa rabi noso dedeji waan qiirooday markan qariiradan arkay
@warsameapdulallahi1527
@warsameapdulallahi1527 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk somalida way kala tagday waad Riyootay ka kac 😁😁
@sahraaishachannel9297
@sahraaishachannel9297 5 жыл бұрын
@@warsameapdulallahi1527 warsame mariyoonayee waan jiboodaykkk
@barkhadhusseinmohamed8677
@barkhadhusseinmohamed8677 5 жыл бұрын
Wllo ma xumid lkn anagu kuma jiro sababtoo ah horaanu sanka idiinka marmarinay midnimo idinkoon daacad u ahayn, kadib waxaynu ka dhaxalnay waxaad aragto. Inaanu calankayagii cirka u eekaa aanu u tuurnay somalinimo waxaynu ka dhaxalnayna waad aragtaa
@warsameapdulallahi1527
@warsameapdulallahi1527 5 жыл бұрын
@@barkhadhusseinmohamed8677 wixii ku helaa ka hadal ma leh Waxa dhacay ama dhacayo kun sano Ayay kaa waynyihiin somaliland & Somali xal waare Ayay u baahanyihin Lkn(somaliland waan gonay ::Somalia wan Isku mahersanahay ) ijiid aan ku jiidee wiye caqliga Ha shaqeeyo we need somalia great again welcome Wlle
@barkhadhusseinmohamed8677
@barkhadhusseinmohamed8677 5 жыл бұрын
@@warsameapdulallahi1527 caqligaad leedahay ha shaqeeyo intaad kashaqaysiiso SOMALIA da dawakhday xal ugu raadi. Midda kale hadaad i leedahay wixii dhacay ilaw waxaan kaa leeyahay xadiiskii nabiga SCW ee ahaa qofka mu'minka ahi laba jeer meel kuma wada turaanturoodo. waa noo cibro waxa idinkana halka idin dhigay anagana dib noo riday se hadda alxmdulilah. Lkn xalkaloo midaw waa la helayaa hadad daacad tihiin oo ah sida yurub u midaysantahay hadday LACAG, PASSPORT iyo CIIDANBA thay lkn idinkaa kharaabsan oo xaasidnimo kabixi la' waana waxa halkaa idin dhigay.
@caasim5733
@caasim5733 2 жыл бұрын
soomaalida galbeedka uma socinin ee wey ka soo socotay
@traderhassan5304
@traderhassan5304 4 жыл бұрын
illaaahaYow Umadaan Qaluubtoota isku soo dhawee oo Qalbigooda Bur Cad isku Mari Yaaaa Rabi
@kamaalosman4461
@kamaalosman4461 5 жыл бұрын
السلام عليكم و رحمه الله و بركاته. Waan idin salaamay Horfadhi media. Magaceygu waa Kamaal Saciid Cusmaan. Dh, (Oromoo) Salaan kadib. Waxaan kamid ah bulshada warbaahinta Horfadhi media ku xiran baan aha, wax yaalo badan oo aan idiin ka fay deste na wey jiran. Wax yaalo badan idiin ku dhaliilana wey jiran. Marka ugu horaysa (المسلم اخو المسلم) Soomaalida iyo Oromadu waa dad walaal ah, oo diinta ku walaal ah oo dirisnimona ku walaal ah, oo dhalasha ku walaal ah, waa sida aan aaminsannahay Oromoo ahaan. Laakin mararka qaarkood iyo Fikradaha Soomaali qaarkeed qabaan hadaan aan ka fiiriyo du du leelo badan baa imuuqdaa, sideeda ba Soomaalidu Sadax cudur oo dawooyin loo waayey ayaa qabaan, 1, isla weeyni, 2, faara Qabiilnimo, 3, wax kasta anaa iskaleh, waan tii Dowlad la caan idiin dhigtey idinkoo hurriyad buhda haysta muddo 30 sanoo ku dhowaad ah. Hadan ku soo laabto mowduuc eega horta Diinta Islaamka ma ogola in qof loogu yeero wax usan jeecelesan, Horta Anagu Oromoo baanu nahay hadii lasii dhafana (KUSHII) baan nahay, Arab manihin Habashidana manihin, (Gallana) manihin, Qabiila Oromoo ka mid ah oo (Galla) logu yeero na majirto, waxa nasiib daro oo ah waxaad aad aqoon u leheen inaad fara lagashiin waa laga fican yahay. Waxyaalaha gumeysiigu u cutalagaley inuu Ummadnimadeeni iyo dadnimadeeni ku baa biciyo no dhodhoobey inaad nugu yeertiin (GALLAA) waa meel kadhaca aad u weeyn oo haga Rabbi iyo haga bani aadamka ka gaasheen inaay tahay ogaada. Waxaan idiin sheegayaa oo kale aawaan nimadu ama diin lacaantu maca ahaa wax Oromoo kali ku kooban Arab iyo ajam baa u dhaheesa, haa u maleenin mar hadaad Somaali tahay inaad aawanimadu ka zuuleeyso, ee waxaad ogaataan aawaanimada iyo gaalnimada iyo muslinimadu ma caaha wax Soomaalimada lugu cabiro ama qiyaaso, ee waa caqiido ficil ku lamaan tahay. Tan kali macaaha hataa hada kahor Gabar Somali ah oo aad Cod keedi ka duubteen aragtidaada ku abbireso Ummad ahaan ba naayseey iyadoo idaacadiini nugu adeegsatay, ee Oromada ha u maleenina inaay Af-Soomaaliga gabaha ka yihin dad badan baa idaacadini dhageesanaya Waan inaad, Raalli gelin ka bihisiin. (The same thing) wax aad noogu tilmaameysiin baad ku sugan tihin hadaad tihin Soomaali (الا من رحم ربي) sababto oo ah diinta Muslimka meelna uguma tallo Qabil Qabiil ka sareeya, Qof Qofka kasareeya, inaad aawaan aad tihiin ogoow. Qodob keeyga ugu dambeeyay wuxuu yahay Cudurka kor ku xusan qodobka 3, ah wax kasta anaa leh ee dhulbalraarsi, laba sucaalod baan idiin weey dinayaa kan 1aad, Soomaalidu haddi la siin laha Dhul weeynaha Itoobiya, Kenya, South Sudan, Ereteriya, iyo Dhulka hada gacanta ku hayaan, toloow ma nabad ba ku wada noolan lahayeen? Kan 2aad, toloow Diinta Islaamka iyo Soomaalinimada ke baa la weeyn Soomaalida? Koleey Diinta Islaamka inaad door bideesin waan ogahay laakin ficilkini wuu ka gedisan yahay. Waad Mahadsantihiin
@omarserbiya2007
@omarserbiya2007 5 жыл бұрын
Asc sxp wan kusalamay marka hore hdan kagudbo SU AAL AYAN KUWAY DIINAYA WALLE HDALKAGA KOODI AYAA KUJIRA MARNA HANJABAD AYAAD TIRINAYSA MARNA ISLANIMO AYAAD KAHADLAYSA MRKA1WAD SXP HORTA OROMO AYAAD THY ADIGU ANIGUNA SOOMAALI AYAAN AHY HDAN KUFASILO LABADA DAD AMA QOMIYADOD WAA DAD ISLAAMA ISKKU DHIIGA ISKU DADA SOOMAALIDA IYO OROMADA IYO CANFARTA HADII LABADHAY WA ISKU CID HDAN KAHADLO DHINACA SOOMAALIDA HDALHAYNTA GEESKA AFRIKA OROMADU WAY NOQDEEN DAD DONAYA HDAL AYSAN LAHAYN INAY DEGEEN AMA DHULKA SOOMAALIDU DEGTO WERERKU AH SOOMAALI BADANA LAAYEY MANTA HDAD ANIGA CADAW IGA DHIGATO ANIGUNA BIRTAAN KUSAARAYA MARKA LAADEENA KEE GUUL HELAY SU AASHU WAA MAYA HDAD ADIGU DAD INTAAD GUBTO OO JAJARTO HDANA DHULKODII INDHA ADAYG LASO ADO DAB AYAAD DHUUSAYSA DHIBKA WAXA WADA WAA OROMADA SOOMAALI BADANA XASUUG XUN AYAY UGAYSATY SOOMAALIYANA IGOO BAKHTIYAYA AYAN SOODHAWAYN SXP MCN GEEDKA ARAG LAYIDHAHDO WALAL WUXUU KUDHAMO MALE HADAD RABTO INAD SU AAL IWAYDIISONA WHTS UPKA LASOXIIR 252907554886 QORE maseexde
@kamaalosman4461
@kamaalosman4461 5 жыл бұрын
@@omarserbiya2007 WCS, walaalo waan ku mahad naqaayaa qoraal kaga. Waxaan ku weeydi nayaa marka ugu horeeysa ma fahamteey qoraal keega? Waad aragtey mooyee maadan akhrisan Ku oqoo akhriso markaad fahanto isoo jawaab.
@filsansomali7364
@filsansomali7364 5 жыл бұрын
@@kamaalosman4461 walaalo Somali iyo oromo waa waalalo waa kushit laakin waxan fahmiwayey raali gaalin aat raabto maxey taahey wulkan somaliyed wax khalad maabaa oodhan haadii aat somali walaalahiin yiihin maxad uu xaasuuqdey dad maasakin dumar iyo caruurti aah somali ah maa somali iya kuu guumeeysatey dulka Somaliweyn iyaabad joogtane meelkaste in kasto qoralkaga laa fahmeyn laakin wanaga waa in laagu dadalo oromo iyo Somaliweyn
@officialjr2283
@officialjr2283 5 жыл бұрын
Aniga ba la yaabey wll dadkan islaweyni ku weynatey
@adenyare7575
@adenyare7575 5 жыл бұрын
Kamal Osman marka hore waad mahad santay dadkii hore oromo Ito Somali diintu way ku yarayd Bale oromo ma nebcin we dinkaa na necab tusale ahaan dagaaladii hada ina dhexmaray Magan mareebteen oromo waata slnd putelnd kashaysetee cuqdada iska saara erayguna Gaal maahee waa gaale kuligeen xaqa Ale haynagu sugo
@abdihalimyusufmohamed8903
@abdihalimyusufmohamed8903 5 жыл бұрын
aqoontaada allah kuu siyaadiyo, inta aan argna allah tuso.
@hodanjama3892
@hodanjama3892 5 жыл бұрын
masha Allah mash Allah hakuxiftiyo
@ismailibrahimdoyaaw7087
@ismailibrahimdoyaaw7087 5 жыл бұрын
markad eegto khariidan Somalida wacana Alla yaa intan Hada muqato ee jalaha ah malin quudh miideyo intanaan dhiiman Dunidana utuso somali waxay tahay
@warsameapdulallahi1527
@warsameapdulallahi1527 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk gorma wiye riyada iska Saar somalida way kala tagday waad Riyootay ka kac😁😁
@rgbdayiberdoganradwanjamac5115
@rgbdayiberdoganradwanjamac5115 4 жыл бұрын
@@warsameapdulallahi1527 quf riyunaya hadana qufkale ku dhahayo wad riyunayasa adigu dib iskugu laban soomali makala marantu mesha ugo huraysa ee qufku wax kaqabto wa niyada hadada niyad habtay dadka qalbiyadudu haku ciyarin
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 4 жыл бұрын
Insha allah ilaahay hanoo rumeeyo
@salmasaid4669
@salmasaid4669 5 жыл бұрын
Hada mid nimada somali jeceshahay like 1
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 5 жыл бұрын
Waaan ka xumahay in dhulka sooomaaliyeed ooo weeynaantiiisa intaaa laeg weeeynankiiisa laqeeybiyay ooo laga sooo reeebay 7 bes ah
@warsameapdulallahi1527
@warsameapdulallahi1527 5 жыл бұрын
Iyada harkaas is dhigtay nina dulmi kama gelin
@farxiyomaxamedqolif7758
@farxiyomaxamedqolif7758 5 жыл бұрын
masha allah taariikhta somalia aad nala socod siiseen guul horfadhi midiye
@HassanAli-fh1tj
@HassanAli-fh1tj 5 жыл бұрын
Dawaladnimada somaliyeed taariikhda runta ah xumaan iyo samaan intaba waxa ku haboon in laga waraysto ninka keliya ee ka tanaasiley xilkii uu heyey ee dawladdii kacaanka oo hadda nool waana Jen.Jama Mohammed Qalib.
@hamsebadal9154
@hamsebadal9154 5 жыл бұрын
barnaamij fiican
@abdirahmaandacwi
@abdirahmaandacwi 5 жыл бұрын
Wadankeenu waa wadan wayn ilaa inta la inaga haysto bal eeg waliba jabuti kareeb
@abdirahmanmige4192
@abdirahmanmige4192 5 жыл бұрын
Abdirahman dacwi war maxad jabuti maxad uga rebaysa waa dhul somaliye
@yajsomali6865
@yajsomali6865 5 жыл бұрын
Wooow wanu ubahnana
@midgpsg4695
@midgpsg4695 5 жыл бұрын
Oromo uf uf baxa kabaxa wadanka
@xasanshacir3829
@xasanshacir3829 5 жыл бұрын
Asc sxb wax ayaan kaa faaiiday maasha.allaah
@hooyocashiir7459
@hooyocashiir7459 5 жыл бұрын
Magaca SOMALI waxaa Uu baxah dagaladi xabashida iyo somalida waxaa lasiyay 1950 yaa calansomaliyeed latagay waxaa madax ka ah cabdullahi ciise magacaygu waa axmed sheikh cabdullahi joga hargysa
@c.risaaqbashka6704
@c.risaaqbashka6704 5 жыл бұрын
Dowladnimada kadib taariikhda dagaalada soomaalida gashay noogu xiji mastar
@ahmedadenhassan8323
@ahmedadenhassan8323 5 жыл бұрын
Mashaa allaah tabaarakalaah akhii fillaah waxaatahy axad uuksmuuqdo tawuc badan
@ahmedqanimuqdishawi3491
@ahmedqanimuqdishawi3491 5 жыл бұрын
Masha taariikh somaliyeed oo rasmiya
@arabhussen9578
@arabhussen9578 5 жыл бұрын
Waan soodhawaynayaaa
@cumaraxmed9206
@cumaraxmed9206 Жыл бұрын
Wllaha channelka...Qeyb shanaad maleeyahay????????
@warsameapdulallahi1527
@warsameapdulallahi1527 5 жыл бұрын
Xukun dowladii kacaan Ayaa qalad ka keshay dalkeena Somalida wax badan aya la rabay in waxbarashada iyo nolosho Si hufan leh luu baro
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 жыл бұрын
Oromo iyo somali waa mid
@adnanmax9797
@adnanmax9797 5 жыл бұрын
soo dhawoow macalinka
@adelwaliadan3522
@adelwaliadan3522 6 ай бұрын
Shugran Bro❤❤❤❤❤
@mayayrooobaadchannel8848
@mayayrooobaadchannel8848 5 жыл бұрын
shawsomalia ayaakawayn itoobiya
@barkhadhusseinmohamed8677
@barkhadhusseinmohamed8677 5 жыл бұрын
Ka Waad khaldantahay hanala hor ordin magaca ITALIA ee gumaysigu idiinka tagay. Dhulkan aad aragtaana waa dhamaan deegaanka somalida ama somaliyeed. SOMALIA inta hadda qoraxdaa la yidhaa.
@fatimamumin5473
@fatimamumin5473 5 жыл бұрын
Wlhi waa runtaa aqii Somalinimo waa suushay
@mohamedlafoole3208
@mohamedlafoole3208 5 жыл бұрын
Asc Hm Waxay xukun dakhiya haysten 10 sano magaca somalia waxa labixiyey 1954 tii waxa madaxwayne ka ahaa gudomihiyi syl. Mhd Wan isku deyey insha allahna wan kaasugaynaa waxa saxu yahay. Mr mahad
@cabdiraxmaancabdillaahi516
@cabdiraxmaancabdillaahi516 4 жыл бұрын
Magaca oromada wax weeyan gaale maaha gaalo madow
@omarserbiya2007
@omarserbiya2007 5 жыл бұрын
Gaaala waxay ahayd qaybkamida oromoda
@atakar26
@atakar26 5 жыл бұрын
Waa muhiim barnaamijkiina qiimo badan buu bulshada ugu fadiyaa
@gabd5557
@gabd5557 5 жыл бұрын
Gaala Eri qabiil manoqon karo af-soomaaliga iska sax.
@ahmedqanimuqdishawi3491
@ahmedqanimuqdishawi3491 5 жыл бұрын
Barmaamijka waan ka hellany
@alinurabdulmejid8048
@alinurabdulmejid8048 5 жыл бұрын
waa runtaa walaaloow axmadguray magaala madaxda soomaalidu herrar bay ahayd marka erayga gaala ladhoho waa eray soomaali aha gaalo(non muslim) ilaa eegana qoomiyadaha itoopiya een oromada ahayn oromaday ku caayaan waxayna ufahansanyihiin cay kamadambays aha
@MohamedAli-kk1yy
@MohamedAli-kk1yy 5 жыл бұрын
Xukun dakhiligi dhanka koonfurta somalia Oo uu talyanigu xukumayey waxa Helen 1950 halka woqoyiguna Helen 1956 koonfurta wxa madx ka aha xisbigi SYL oo uu hogaminayey Abdullahi issue Woqoyigana wxa hogaminayey xisbigi SNL oo madxada ka aha X.ibarahim Cigal MHadsanidin HF media
@Fowzia69
@Fowzia69 5 жыл бұрын
Soomaalidu weligeed waa lagu soo duulay jiray mar walba waxaaana lagu haystay waa dhulka ilaa hada nalagu haysto ee ogaden region duulaan joogta ah buu ahaan jiray.mar walbana iyagaa gardaraa abasiiniyada oo soo weerar tagi jirtay.
@musedougu932
@musedougu932 5 жыл бұрын
Ethiopian Somali waxay Soo werartay 34 dagaal kii ugu dambeeyey wuxuu aha kii maxamed siad bare lugu Soo jabiyey
@Fowzia69
@Fowzia69 4 жыл бұрын
@@musedougu932 aaway dagaaalkii MAXAA kiimta?
@haambeahmed6109
@haambeahmed6109 5 жыл бұрын
A s C magaceyga waa cabdulmajiid axmed maxamed somalia qeybtii koofurta wexy dowalafii daakhilyada mise ismaamul hoosaadka kujirtey sagaal sano waxaana raysalwasaare ka ahaay cabdulaahi ciise somalia waxaa loobiyey israacii labada gobol ee waqooyiga iyo kaafurta
@bukhaariqaal8324
@bukhaariqaal8324 5 жыл бұрын
salansre dhaamaan saxipayaal
@ciidsoomaali1516
@ciidsoomaali1516 5 жыл бұрын
Asc hadaan isku dayo wuxuu xukunkii daakhiligu jiray 10 sano waxaana madaxweyne ka ahaa cabdilaahi ciise magaca soomaaliyeedna waxaan qiyaasayaa inuu soo if baxay ilaa qarniyadii 7aad-8aad
@khadarjohar4784
@khadarjohar4784 5 жыл бұрын
Siyaasi rug cadaa ah mxaa lagawadaa
@abdisamadadam288
@abdisamadadam288 5 жыл бұрын
Jecliyaa waraysigaan jimcaha iyo khamiista nooga dhiga
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 5 жыл бұрын
Khariirada somalidu intaa waa ka wayn tahay Dadka oromadu waa laba nooc qaar badan oo ka mid ahina somali ayuu ahaa asalkoodi hore iyagaa sidaas kuugu kala sheegaya markaad waraysatid
@mohamedadur7020
@mohamedadur7020 5 жыл бұрын
10 sano ayay jirtay dawladii daakhiliga ahayd waxaa la aasaasay dabayaaqadii 1949 oo ku beegan bilawgii 1950 ayay qaramada midoobay u aqoonsadeen dawlad daakhli ah oo hoostagaysa guumaystihii Taliyaaniga Su'aasha odhanaysa yuu ahaa madaxweynihii ugu horeeyay ee dawladaa daakhiliga ah? Horta dawladaasi madaxweyne ma yeelan ee raysal wasaare ayay yeelatay waxaana 1956 loo doortay cabdullahi ciise maxamuud
@sadikabdihussein
@sadikabdihussein 5 жыл бұрын
Asc horfadhi media Magacygu waa sadiiq Abdi hussen barnaamijkan runtii wax bdn ayan ka fahmay oo dawladnimada ku saabsan Suaasha ku jirta barnamijkan taxana ah hadii aan isku dayo Talyanigu somalia wuxu haystay sanadadii 1961-1946 lakin qof madax ka aha ma arag meel lagu xusey iyo qof aan ka maqleyba Suasha labad ee ah magaca somaliya goorme la bixiyay Waxan maleynaya 1961 dhibatada jirta waxay tahay tariikhda wadanka ayaan qorneyn badana🇸🇴
@xudayfemohammed6746
@xudayfemohammed6746 5 жыл бұрын
Gaallaa qaawana waa la odhan jiray
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
soomaali dagaalkii u horeeyay ee ay qoomiyad kale lagasho, inta taariikh laga hayo wuxuu dhacay 1270, Axmaarada Ayaa qabsatay dhulka soomaalida , dagaalku wuxu ka soo bilaabmay gobolka sanaag, qoomiyadaha soomaalidu la dagaalantay waxay kala ahaayeen, Axmaara, Tigree iyo Ajeera, intaasaan maqlay, dagaalka Oromo iyo soomaali wuxuu ahaa, iska daqaal qabali ah oo daaq iyo biyo kala riixasho ku salaysan;
@maxamedxassan1976
@maxamedxassan1976 5 жыл бұрын
Yo love Somaliland
@abdyfaizul3867
@abdyfaizul3867 5 жыл бұрын
Galla waa borana am borana sida Somalia utaqaano
@ibrahimmohamed2263
@ibrahimmohamed2263 5 жыл бұрын
Waad la weydey map Ethiopia saa maah oromia tii ugu badney somali nagatif aqaandaraa somalidu
@HassanAli-fh1tj
@HassanAli-fh1tj 5 жыл бұрын
Waxan soo jeedinaya in la baadi doono maxa ka jira dad somaliyeed aya maanta ka tirsan oromada oo jinsiyad ahaan ka tirsan iyaga.
@mrcrowd1802
@mrcrowd1802 5 жыл бұрын
Wiil Ree Gaala-eriya baan ahay adeerayal Subscribe igu cawi👐😎
@mohamedcabdicasis7037
@mohamedcabdicasis7037 5 жыл бұрын
Barnamijkan wa muhim lkn dadka siyasada ayee aad udawadan fiiri tirada dawatay iyo fiiri tirada dawatay barnamijka xashi
@lakishfashion_chanallakishfash
@lakishfashion_chanallakishfash 5 жыл бұрын
Number 1
@omarserbiya2007
@omarserbiya2007 5 жыл бұрын
MARKAD JOOGTO WADAN SHISHEEYE CIDA MARKA AD LASHAKAYSATO AMA WAXAY KU ODHANAYAN SOOMAALIDU WAA DAD RABITAN KODA IYO DONITANKODA ANLAFAMI KARIN AYAY YIHIN SU AAAL SOOMAALIDU DAWLAD MARBTA WAXAAD MODA INAYSAN FAHAN SANAYN DAWLADNIMO HADAY GARANAYANA INAYSAN DOONAYN OO UU KADOOR BIDAY GUNIMO
@zakarieshiekhfarah1042
@zakarieshiekhfarah1042 5 жыл бұрын
asc waxad kaso hdashaaan magca somali xiliguu baxay
@saapirlucky7cmm279
@saapirlucky7cmm279 5 жыл бұрын
Lambar 1
@mohamed-khairrobleh8041
@mohamed-khairrobleh8041 5 жыл бұрын
Asalamucalaykum waxaan uu malaynaya in somaalidii talyaniga kumaystay ay xoriyada qateen 01/07/1960, isla maliintanaa ay isku biireen somalidii britanku kumaystay sidaa daradeed xukun daaqiliyah mayba heliin waxaa madaxweynee ka noqday Aden Abdullah Osman. Magaca somaliya waxa uu ubaxay waqtgii (01/07/1960) ay isku bireen somalidii talyaaniga iyo somalidii britishka waa sidaa ay ila tahay Allahu aclam.
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
waa sheeko daarod, waxaad wadaa, jigjiga Akishe iyo Bartire ayaa isku laayay ogaadeen ayaa bartire u soo gurmaday. oo Akishe waa la jebiyay waxaana laga qabsaday jigjiga, wax kale noo sheeg kuwaasi waa soomaali islaysay oo biyo iyo daaq kala riixatay,
@bukhaariqaal8324
@bukhaariqaal8324 5 жыл бұрын
mahdi salanta islaamka ayaan hawada kumarin
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 5 жыл бұрын
Fadlan raad raac iyo inaad barnaamijyo ka samaysid taarikhdii hore somalida si aynu dadkeena iyo hankooda kor ugu qaadno Runtii markaad itoobiya tagtid cibro ayaa kuu kordhaysa waxaad ogaanaysaa inay geeska afrika waligeed ba somali ka talin jirtay laakinse taariikh badan ayaa inaga luntay
@yajsomali6865
@yajsomali6865 5 жыл бұрын
Hm eng hazhi and yazin nolaada
@xubitaraafiko2985
@xubitaraafiko2985 5 жыл бұрын
aqoonyahan mahdi warsame mahadi ha kaa gaarto barnaamijkan waa mid culus runti! somalida waxay soo bartaan wadankood ma kuma dabaqaan waa waxaan la yaabay . profesarraa dibada ka imanaya maamul baan soo barannay leh waxay jaahilka dhaammaana ma jirto inay ka hooseeyaan maahane sida ay u dhaqmayaan.
@yasiinchanneloffical4422
@yasiinchanneloffical4422 5 жыл бұрын
Www
@arizakmahamet6696
@arizakmahamet6696 5 жыл бұрын
Soomaaliya burbur keeda majeer teen waydii
@kubraanab1473
@kubraanab1473 5 жыл бұрын
Sababee
@ismailibrahimdoyaaw7087
@ismailibrahimdoyaaw7087 5 жыл бұрын
sheikh Hasan Barsane ayaay Hada ka Hoor kuso Dushay qomiyada Xamarada iyo itobiyanka oo wada jiiro waa intusan gumeystihi talyaniga Dalka qabsaniin markasu yiiri Xiiligi uu Talyaniga Ladagalamyaay Ayu Hadal qabsiiga ugu dhiiga Askarta ama ahaba Hadal qabsiigoda gaala maa gaala kaa giiran galla waa tii gumar shiir taso macnahedu in gumaar shiir Leysku gacan saraay guumarshiir waa mesha lagu Layaay gaada Madoow waxa dagalamayana waa Qomiyada Xamarada iyo Itobiyada kalla inteda kalle marka waxad ogata Galla madoow waxa loyaqani Itopianka intusan Cadanka Dalka kuso dulin Dalkena waxa Umada dhibi jiiri galla madoow oo itobiyan horseed uu yahay mahasanid #Horufadhi
@HassanAli-fh1tj
@HassanAli-fh1tj 5 жыл бұрын
Arrinta (equity ) iyo qaybinta mashriiciida iyo cabatinka dadka
@HassanAli-fh1tj
@HassanAli-fh1tj 5 жыл бұрын
Arrintasi cabatinka ku salaysan ma wax jira waayo haddii ay cid dheeqeyso, waqooyi galbeed bay deeqi lahayd. Ha la baaadi doono tirada mashariic loo sameeyey muddadii kacaanka.!!!!!!!?????
@tahliilj
@tahliilj 5 жыл бұрын
Soomaalida waxaa kamaqan danta guud waxayna ku imaankartaa barasho iyo fulin islasocda 100%95 diyaar uma aha inay kudhaqmaan dhibka koowaadna waa madaxda hogaanka yimaada isagaana lagudayanayaa illeen waa aabihii umadee
@mewlidismail7614
@mewlidismail7614 5 жыл бұрын
Codka shrekha dalaca kor u yara qaada ycni wxba lagama maqle mhdsnidiin
@musedougu932
@musedougu932 5 жыл бұрын
Itoopiya waxay Somali so werartay 34 dagal waxaana udambeeyey dagalkii maxamed siad bare lugu Soo jabiyey
@abdisalaanmuseali7006
@abdisalaanmuseali7006 5 жыл бұрын
taariikhda beenta ka daa
@theviraltime9599
@theviraltime9599 5 жыл бұрын
Mahadsanidiin horu fadhi
@mahamedhassan6533
@mahamedhassan6533 5 жыл бұрын
Sabab to ah waxan is waydiya Somalidu ma dad wada dhasha masa wa dad la isku khasbayo
@kubraanab1473
@kubraanab1473 5 жыл бұрын
Mahan dad aabe wada dhalay ee waa dad midoobey saan filaayo
@garaadkareerka7578
@garaadkareerka7578 5 жыл бұрын
oromo hakufakirin
@Qoordheere77
@Qoordheere77 Жыл бұрын
@@kubraanab1473 adigoo Oromo ah ayaa soomaali ka hadlaayo adigoo soomalai soak dhigaayo 😂😂 Oo ma oromo baaa hal aabo wada dhalay 😂
@sssdddf8508
@sssdddf8508 4 жыл бұрын
Dawladu waa fulin iyo sharci dajin iyo garsoor(maxkamadaha)waxan aad akhriyayso waa maxay?
@jamamohamed6055
@jamamohamed6055 5 жыл бұрын
First one tonight
@mahamedhassan6533
@mahamedhassan6533 5 жыл бұрын
Anigu wan yaba mar marka qaar
@abdirahmanibrahim159
@abdirahmanibrahim159 5 жыл бұрын
Acs asxbta horfadhi midia
@rashkaxasan7506
@rashkaxasan7506 5 жыл бұрын
Kkkkkkk war waxaan maxaa ka qaldan waxa oo ka hadlaa iyo ciwaanka maba is lahan yaab waqtiyaa ige lumiseen
@buulounitedbossxh3252
@buulounitedbossxh3252 5 жыл бұрын
Majeertdn ma somaliba ma ogtahay tarikh dodi hore dawade Kuwas ban uyaba markan arko
@kubraanab1473
@kubraanab1473 5 жыл бұрын
Sabab🤔tolow
@abwanciro6894
@abwanciro6894 3 жыл бұрын
War gaala eri waxaa loogu magacdaray hogaamiyihii dagaalka
@mahamedsalad1446
@mahamedsalad1446 5 жыл бұрын
2
@cadinaserqalij9637
@cadinaserqalij9637 5 жыл бұрын
1
@abdiazizmohamed3747
@abdiazizmohamed3747 5 жыл бұрын
Gaalla madow wa dadka hada ladhoho booran oo kuhadla af oramada wasax
@hassankafiak707
@hassankafiak707 5 жыл бұрын
3
@abdirizakzaacid3311
@abdirizakzaacid3311 5 жыл бұрын
Khariidada aad calamada usamaysay ood meesha soodhigatay waa khalad waxba kamajiraan
@abdihakinmohamud1347
@abdihakinmohamud1347 5 жыл бұрын
Ma waxaad ka maseersantahay Calan J Somaliland Anigu Horaan kugug Sheegay Ha isku Dherer Somaliland 😂😂😂😂😂😂
@abdirizakzaacid3311
@abdirizakzaacid3311 5 жыл бұрын
Nio somalilandbaa kuwashay adna dagalkaad kudhalatay wali hareertiisa kamanad laaaban reer iskudhererintii mxay noosookordhinaysaa Adoo hayinkii Britishka ahbaannu anagu Qaranimo udiriraynay mantad leedahay wad iskukaydhererinaysaa hhhhh
@abdihakinmohamud1347
@abdihakinmohamud1347 5 жыл бұрын
Maradii Yaree Ee Aad Qaranka ku Sheegaysay miyaad meesha ka weyday😂😂😂😂😂
@abdirizakzaacid3311
@abdirizakzaacid3311 5 жыл бұрын
@@abdihakinmohamud1347 hhhh War caaqaw haysmoodin in ingiriis iyo maraykan maradii tawxiidka inay meesha soodhigeen nin somaliyoo waliba lagayaabo inuu haybkuugalo baa kugu dhexqariyay qoomiyadaha Bariga Africa hhhhhhh wana Barnamij Af somali kubaxaya hhhhhhh mxuu kusokordhinayaa hhhh
@abdihakinmohamud1347
@abdihakinmohamud1347 5 жыл бұрын
Inanka Soomaliga Haybaad Sheegaysaaye Isku Fikir xitaa ma Aaminsin Adeero Maraykan Adiga wax u Arkaa Aniga Kaas Somaliga Ee Fikirka Xamar Aamansan Inuu Qiray Somaliland inay Qaran jira iLaaa Lixdkii Ahyd Buu Qiray Beedi Baa tahaye
@ibrahimmohamed2263
@ibrahimmohamed2263 5 жыл бұрын
Taatiikh been ha kasheenq
@hasanjamac5017
@hasanjamac5017 5 жыл бұрын
War naga amu wad walanta he xolo kkkkk
@abdirahmanfarah4834
@abdirahmanfarah4834 5 жыл бұрын
Reer gala ari wa rer bicidyahan laf kamida majrerten
@abdirahmaandacwi
@abdirahmaandacwi 5 жыл бұрын
😂😂Cabdi waligas miya biloqday fankii
@abdyfaizul3867
@abdyfaizul3867 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 amuse yalagu maqlin sxb balse Galla waa borana
@abdirahmanfarah4834
@abdirahmanfarah4834 5 жыл бұрын
@@abdirahmaandacwi hhh may sxp wlhi aniga ah wa laf reer bicidyahan kamida waligayn oromada layn jirnay
@abdirahmanfarah4834
@abdirahmanfarah4834 5 жыл бұрын
@@abdyfaizul3867 galla wa borana lkn reer gala eri wa rer bicidyahan laf kamida majerten
@rikman3561
@rikman3561 5 жыл бұрын
Su-al. Somali iyo Oromo Waxan maqlay iney walalo Yiihin daad xuduud leeh on isdaagalin maa jiirto Lkn wxn maqlay luuqada Oromoda waxa laagu qoray Somalia 🇸🇴 waliba xamar cadey Daagal kii 1977 dhax maaray xabashiida iyo somalida sii kale hadan u dhiigo somalia 🇸🇴 Ethiopia 🇪🇹 wxn maaqalay iney jab hado Oromo ah iney ka qeeb qateen o ay raacsanayen somalia 🇸🇴 waxan kaalo maqlay in laa dhiihi jiiray waarya abow iyo somali abow Xiiligi dagalka Marka wagaas mxa loo dhiihi waayay Oromo Waa cadoow gaa yaaga miidakale wagas Geesi iyo soomaali niimo aya jiirtay o waxa nola alle haa u naxa riiste jaanaral Maxamed siiyad bare Intas Waa waxan maqlay waliba odayal waa weyn an ka maqalay alle ha u naxariisto inta ka dhiimatay Waxan kaalon arkay anigu Qabiilo somali ah oo laa dagam Oromo ama wada dagan yiihin o an afsomali Hal xabo kaa garanen O markad dhaahdo qolama tahay ku dhahaya oroman ahay marka sii wey diiso so gaalaya hadana somali Waxan ku arkay Harar iyo addis abba Haa liiga rali noqdo hadi khaalad lii arkay because daadku isku fiikir mahan isku siina wax uma maqal ✊🏻
@ufcsomaalifuns2038
@ufcsomaalifuns2038 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh si wanaagsan ayd iga qoslisay lkiin indrka wuxuu gaystay waxaad ka xishootay inaad sheegto kliya wax aan meesha oolin ayaad ka hadlaysa sartu halkay ka qudhuntay ee dalkii baabiisay ayaa loo baahanyahay ee loma baahna hdalkan faraha badan ee aan mcnaha lahayn wllhi inaan hal lagaa faaidayn
Maxaad ka taqaan Taariikhdii Magaalada Harar?
9:28
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2 М.
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 285 МЛН
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 3,6 МЛН
REAL MAN 🤣💪🏻
00:35
Kan Andrey
Рет қаралды 9 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 20 МЛН
Sameynka Kaadhka Bangiga ee Dunida, ujeedka amaahda dalalka la siiyo-DHULMAR.
22:06
Dagaalka Oromada iyo Somalida
19:04
Mursal Mohamud
Рет қаралды 711
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 285 МЛН