Barnaamijka Dhaqan iyo Dhigaal Xasuus Faneedkii C/laahi Baastow | Astaan 2020

  Рет қаралды 36,196

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Barnaamijka Dhaqan iyo Dhigaal Xasuus Faneedkii C/laahi Baastow | Astaan 2020

Пікірлер: 62
@Codayev
@Codayev 2 жыл бұрын
Wlaalayaal somali hadaynahay dadkeena magaca leh ma sharafno burburkii umada ku dhacay awgeed, baastoow he was really legend somalia fankeeda magac ku leh!! Iminkana duruuf xun ayaa soo martay! Illaahay ha u dambi dhaafo caafimaad iyo cimri dherer alle haku siiyo adeero
@Jamaalmw22
@Jamaalmw22 4 жыл бұрын
baastow legend fadhigaa uga kacay ilaahey haku xafido
@khadarduale3219
@khadarduale3219 3 жыл бұрын
Cumar Seeriba isma laha da daada iyo aqoonta aad u leedahay fankeena iyo suugaanteena. Waxaan ku hal qabsadaa: Afkeena iyo dhaqankeenuba way goblami lahaayeen la aantaa. Noolow Cumarow:)
@nasruden1420
@nasruden1420 4 жыл бұрын
Thank you cumar seerbiya, runtii boos weyn ayaad noo buuxisay haddaan nahay jiilka dambe.
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 5 ай бұрын
Wall keey baastoow wuxuu kaatagay allaah haw naxriistee cali jareere odayga waday bakaka ayuu ahaay
@hajiali1120
@hajiali1120 4 жыл бұрын
Cabdinasir Macalin Saciid gaariga waxa uu jiray 1983
@bellafarah2573
@bellafarah2573 4 жыл бұрын
Curubo iyo Cumar seerbiya 🙏❤
@xuseenmaster9041
@xuseenmaster9041 2 жыл бұрын
Wariye.cumar mahadsanid tariikh.wayo wayo curuba
@shafiabdi215
@shafiabdi215 4 жыл бұрын
Legend Baastow . Yaa wax xusuusan kara 30 sano iyo dhaadhac ayaa la xeeyraansana . Killer waxan umaleynayaa 2006 dii buu dhintay ma dhiman 96 dii.
@ahmedmohamed-yp6un
@ahmedmohamed-yp6un 3 жыл бұрын
2007
@omarnoor6237
@omarnoor6237 4 жыл бұрын
BRAVO,CUMAR SERBIYA!!!
@baariyoo
@baariyoo 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto dhammaan dadkii dhintay danbigoodana allaha dhaafo. Axmed inshaar olol war wadkiis galay buu yiri " War dadka waa muslimiin waana laika dilayaa ee aan u qodno qabri, ama xabaal waa intaasuu qofkale la dilaaye mise isagaaba lagu aasay godkii." Allaahu Akbar
@ambiyah5023
@ambiyah5023 4 жыл бұрын
Cumar seerbiya waa ku Mahadsan Tahay soo badhigida waya waayahii hore bastowna waxan ka saxa ninkii Maqayada ku laha safarada Mareykanka agteda abuu qeyr Maheen Masar wuxuu ahay Suuriyan
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Waa runtaa Siiriyaan buu ahaa waxaana maqaayaddiisa ku dhegganayd Lavaggio Seco (dry cleaner) aan ka fogeyn Bergola Restaurant iyo United States Information Service (library) iyo Bar Jalas Press. Shangaani 💓
@MrXaguuga
@MrXaguuga 4 жыл бұрын
Mashallah cumar Seerbiya. Halkaasi secundo lido ayay ahay iyo jaranjaradii lagu dhaadhici jiray badda oo lagu dabaalan jiray. Halkaa aad fadhidaan waxay ahayd swimming pool kii Hotelka iyo barxaddii aroosyada lagu qaban jiray
@adannur4755
@adannur4755 Жыл бұрын
Waayo waayo Waqti aad iyo aad oo mcn hotel Aruba xasuuso xanuuni waye
@siciidsare4900
@siciidsare4900 4 жыл бұрын
Ciise in korantada ku dhagtay waxaa ii sheegay macalin keyga school 2008 waxana u qabay Fananada Sahro Dawo wuxu tumayay heesta ana laanta ubaxa adaan kugu lulayaa
@farahmohamed8058
@farahmohamed8058 4 жыл бұрын
Legend baastoow
@airporttravaller5513
@airporttravaller5513 7 ай бұрын
Stroke ayaa 2023 bartamihiisii ku dhacay Allah caafiyo
@zainabmohamed1644
@zainabmohamed1644 4 жыл бұрын
Astaan TV maxaad nooga ceshateen musalsalkii mamao xadiyo intaad soo galiseen sooma ogidin inaan idin sugayno please
@hasanmuse6813
@hasanmuse6813 4 жыл бұрын
Garac weeye private bay ka dhigteen
@raihanaibrahim5922
@raihanaibrahim5922 4 жыл бұрын
Anba wan yaabay intu isoo dhacay ayay haddana la noqdeen
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 4 жыл бұрын
Baastoow xusuusti wuu lumiyey waqti badana waa la soomaray iyo wareer waa looga garaabaya
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Waa run waqti adag baa la soo maray, lkn rag ka xusuus badan baan arag Abwaan Axmed Saleebaan Bidde iyo Abwaan Cabduqaadir Cabdi Shube. Hadda Abwaan Cabdi Qays heesaha uu sameeyey xataa ma xusuusto,marka waa jiri kartaa in jirro xusuusta klu dhacdaana jirto. Alle haw naxariisto inta dhimatay, inta noolna Alle ha dhowro.
@somnews6954
@somnews6954 2 жыл бұрын
Dalkii Somalia wiilashoodii ayaad waraysanaysaa….Ninkaan Waa Mucjizadii fanka banaadirig caafimaad badan ayaan urajaynayaa Baastoow….waxaad tahay halyey Seerbiya Somalidu respect ayay kuu haysaa
@mohammedmursal9649
@mohammedmursal9649 3 жыл бұрын
Baastow maashaa alaah . baar baaga muundo ama baarka biraha ee unichefka taraq maxaan dheelnay . oooooooooh .
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 жыл бұрын
Yaasalam
@maryanmaryan-lu7ml
@maryanmaryan-lu7ml Жыл бұрын
Maryan
@abdurahman8848
@abdurahman8848 2 жыл бұрын
sidee bay doonyuhu badda ugu dhaqaaqi la'yihiin? ma silsilad baa lagu xidhay???
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 4 ай бұрын
1990 ayuu ciise geeriyooday, Seerbiya waxaan ka ahaayne reer Soomaaliland ma danaysid, Bakaaka ka dibna durdur ayay la baxeen 1974 weyaan waqtigii la'aas aasay
@adannur4755
@adannur4755 Жыл бұрын
Ilahey dhulkina hoyo nabad noga dhig
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 4 жыл бұрын
Dadka dislike saray waa amxaaro
@ambiyah5023
@ambiyah5023 4 жыл бұрын
Waa runta waa amxaro iyo kukunyo
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Qalbiga bay ka yihiin.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Abule Kheir wuxuu ka hor jeeday safaaraddii Maraykanka. Siiriya buu u dhashay. Haweeney Soomaali ah baa u dhaxday.
@fuaadcaraale6326
@fuaadcaraale6326 11 ай бұрын
Habenka wan jogay
@addiwaye9234
@addiwaye9234 4 жыл бұрын
Seerbiya, caruurteena sooyaal dhab ah ayuu u reebayaa ee illahay ha noo daayo.
@hamzamohamoud8505
@hamzamohamoud8505 4 жыл бұрын
miyuusiga uu ku bilaabmo barnaamijku ma codkii qaraamka ahaa eeHayaan baa?
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
haa
@namiin3034
@namiin3034 3 жыл бұрын
Aax xasuus bu galay 😥
@wiilwal2011
@wiilwal2011 4 жыл бұрын
Curubo taleec iyo juba ,maar badaan ku baashale shit iska oyeee waayo waayo baan soo xasusti maanta europe baan qaxooti ku ahey shit waa aduun iyo xalkee,daqalka somaliya ,Kaliyaa waxaa laga dhaxay dowld dumintii in dadkii isjeclaa ay kala halaaban iyo qaxooti iyo gaajo iyo cuqdad qabiil ma aaaminsani somali sidii ay ahaanjirty way kuso noqonkrtaa
@hajiali1120
@hajiali1120 4 жыл бұрын
Olol riwaayada raadiyaha buy can Ku ahaa dabayaaqadii 1980s buuna dhintay ee ma soo gaarin 1990s
@abdirahmansaidbaafo5719
@abdirahmansaidbaafo5719 4 жыл бұрын
Haji ali 91 ayuu dhintay adeer ahmed inshaar
@hajiali1120
@hajiali1120 4 жыл бұрын
@@abdirahmansaidbaafo5719 ma saasaaaa , Olol Ma Baddaaa kugu sii dayn karaaa baan ka maqli jiray Riwaayada radiyaha
@airporttravaller5513
@airporttravaller5513 7 ай бұрын
Olol iyo Hooyadii waxaa alifay Wariye Abdulkadir Maxamed Mursal
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 4 жыл бұрын
Esc waxa uu dhintay 1985 waxaa baabuur ku diley nin dhaqtar ah
@geel-qaadabdi4538
@geel-qaadabdi4538 4 жыл бұрын
Muhiba hasaan. Cabdinaasir AUN. waxaa baabuur ku dilay dhakhtar la oran Dr. Kirli, laakiin si kama ah buu ku dilay.
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Fanaaninta mayaqanaan sida loo hadlo
@dhuux7official181
@dhuux7official181 4 жыл бұрын
Baastow wuu isku dhex daatey runtii xasuus dhan maleh srry legend
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 3 жыл бұрын
😡😡😡😡😡🤔🤔🤲
@dhuux7official181
@dhuux7official181 4 жыл бұрын
Heesta aad qaadeysid micnaheeda waa inaad taqaanid Baastow heesta dhan ee uu caanka kuyahay maba garanaayo micnaheeda srry legend
@qabyaaladimaxaykuuqaban3825
@qabyaaladimaxaykuuqaban3825 4 жыл бұрын
Isagoo dhalinyaro magaalo ah oo afsuugaani u ah shangaani ama muqdishaawi fanaaniinta heesta iyo laxankuun baa laxafidsiin jiray macno umaysamayn jirin in ay ujeedada laga leeyahay fahmaan Reermiyina umay badnayn fanaaniintu lkn maanta shalay hamoodin
@airporttravaller5513
@airporttravaller5513 7 ай бұрын
Xannuun Ayaan kusoo socday ee hala yaabina haddana Allah caafiyo waa guri joog.
@hajiali1120
@hajiali1120 4 жыл бұрын
Baastow ilawsha baa ka muuqata
@mkaramatv1288
@mkaramatv1288 3 жыл бұрын
30 Sano oo Burbur Qax Niyad Jab Kadib Bastoow Wuxuu Waqti Adag Kusoo Qaatay Yemen 🇾🇪 oo Iyadana uu Nolol Adag oo Kale Kusoo Maray & Geeridii Walaalkiis Ahmed Shariif Killer Waan Ka Garaabayaa inuusan Xasuusihii waayihiisa Soo wada Qaban Waayo Caafimaad Badan Ayaan u Rajeynayaa
@mama.aftahan5840
@mama.aftahan5840 4 жыл бұрын
Cabdinaasir digfeer buu ku dhintay baabuur baa baar ubax ku diley 1980kii buu dhintay
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Waa runtaa waa xilligaas. Photo Geelle buu iman jiray.
@abdirahmanaadan2835
@abdirahmanaadan2835 4 жыл бұрын
Waar ninku xasuus wacn ha hayo la yaabna malaha
@hafsohassan4014
@hafsohassan4014 4 жыл бұрын
Hind af somali ayma diko mitun
@HIIGSITRAVEL
@HIIGSITRAVEL Жыл бұрын
akorde ma garanayan dadkan dambe hh
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 жыл бұрын
War tooba dheh
Qisadii toogta Mulaxan Jiim Sh Muumin - Waagacusub Tv
28:10
kaamilotv
Рет қаралды 54 М.
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 266 М.
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 919 М.
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
Heestii dab markaan ku joogsadaan iyo al fanaan Cabdullaahi Shariif Baastow
5:08
Somali National Television
Рет қаралды 86 М.
Cabdilaahi Shariif Bastow Heesta Bule Barde
7:20
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 183 М.
muqdisho oo isbadashay  dhismayashii ugu quruxda badnaa abid
14:27
ak yare production
Рет қаралды 19 М.
Qisada heesta Siraad ee Xasan Aadan Samatar qaado
6:52
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 277 М.
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 266 М.