BARNAAMIJKA FANKA HCTV IYO SAHRA HALGAN 18ka MAY BY FAHIIMA

  Рет қаралды 47,887

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 120
@kwamet1040
@kwamet1040 6 жыл бұрын
MaanshaAllah waa inanteenii geesiyada ahayd noolow sidii Nabi Khadar.
@nicimamuxumed210
@nicimamuxumed210 7 жыл бұрын
mamo qali Alle haku dhawro Farxad iigu noolow queen
@ibnucali639
@ibnucali639 7 жыл бұрын
Ina qoor gaab aabahay ayuu aha ilahay ha u naxariisto Jana fardousa ha geeyo
@idillidi4326
@idillidi4326 7 жыл бұрын
amin amin
@abdiladiiftotti5903
@abdiladiiftotti5903 7 жыл бұрын
alle ha naxriisto
@azmaaapi1073
@azmaaapi1073 5 жыл бұрын
fikirkaaga ka dhig mid cilmiyaysan amein walal qalih 🙏🏻
@mukhtaarjaamac8371
@mukhtaarjaamac8371 4 жыл бұрын
Amiin aamiin
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
ALLE HA U NAXARIISTO JANADII FARDAWSA RABBI HA DAJIYO.
@abdiali5387
@abdiali5387 7 жыл бұрын
Waa mujaahidadii qaranka 🙌🙌🙌🙌🙌
@garadciid3942
@garadciid3942 7 жыл бұрын
Fanaanad qaran Geesiyad allow dhawr liketa rer Somaliland
@sacdiyofooljaawe5459
@sacdiyofooljaawe5459 5 жыл бұрын
fanaanad qaran kkkkkkkkkkkkkkkkkk viva harti kaaley laascaanood kasoo heesbal riwaayad
@edebsan3655
@edebsan3655 7 жыл бұрын
alle ha Ku xiftiyo saharaay
@juweriyaxzzan5306
@juweriyaxzzan5306 4 жыл бұрын
Mamo sahar halgan🇮🇹💞🇮🇹💪💪
@samadontolgob7194
@samadontolgob7194 7 жыл бұрын
maalmahanba waan sugaayey wad la raagteen
@cabdiraxmanbare3958
@cabdiraxmanbare3958 7 жыл бұрын
mujaaahid sahra isha cadawgu duwan reer sland waa geesiyiin rag iyo dumarba ilaahaw adaa naga dhigay slandrs alxamdulilah
@hellodaworld6092
@hellodaworld6092 7 жыл бұрын
mshllah Mamo qaran allaw Ku daaa Sahra halgan
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 жыл бұрын
Kaam cali iyo sixun ha usocon tariikhda iqoraysa lakiin tolow xanjo aan calashado halay dhiibo si uu umashquulo afku gacanta qalin halaygaliyo inta iga kaafadhisisa caruurta qalqaliga🤝🏼✍🏻👌👏🏼🤚😊
@Wadani1988
@Wadani1988 7 жыл бұрын
geesiyaaaaaaaaaaaad habo sahra tariikhdaa inoo duub
@omarabdirahman3181
@omarabdirahman3181 7 жыл бұрын
alle haku sharfo hooyo qaran
@hawonuurali2464
@hawonuurali2464 5 жыл бұрын
fanaanadan waan taageeraa reer guunfur Ayan ahay
@ahmed12ismacil56
@ahmed12ismacil56 7 жыл бұрын
maamo sahra halgan viv slland
@khalidsomali3612
@khalidsomali3612 6 жыл бұрын
Sahra halgan waa gabadh Qalbiga Ka nadiifa somaliya bal dadkaas ayay xumaan u Qudheen sidaa u Qalbiga wcn
@nicimamuxumed210
@nicimamuxumed210 7 жыл бұрын
Ax wllhi Alle haw naxariisto mujahidinti somaliland 😢😢😢😢😢😢
@hiboismail6312
@hiboismail6312 7 жыл бұрын
Masha allha nolwa Sahara halagana
@ffalastinffalastin6156
@ffalastinffalastin6156 5 жыл бұрын
Aamin amiin
@khadramohamed8641
@khadramohamed8641 4 жыл бұрын
Masha alaah sahra halgan wan jeclhy cimriga iyo caqligaba alle haku barakeyp
@halimamohamed2987
@halimamohamed2987 7 жыл бұрын
Sahra halgan qurux fariid ii nolow Cimri dherer iyo caafimaad ilaahay kaaga baryay
@fathumomohamoud2942
@fathumomohamoud2942 Жыл бұрын
hklwupkftiipuyff ku nool yihiin in 😂❤❤❤❤😂😂😂
@hormoodfilms3685
@hormoodfilms3685 7 жыл бұрын
macha allh allh Yacizak
@haydar378
@haydar378 6 жыл бұрын
Sahra halgan thank you for your sacrifice
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Sahra Halgan Madaxay Kuli Nooaaarantahay Reer Somaliland 💗 Waanaalin 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@muntaazissa152
@muntaazissa152 7 жыл бұрын
sahara insha allaah safka awliyada ka mid noqon walahay waagabadh mujahiidada masha allaah sheekooyinkas maxaan u haraday
@shaymaalishabeel8646
@shaymaalishabeel8646 5 жыл бұрын
mansha allaH sahra halgan rabi haku xafido mamo qof qaaliya ayaad tahay runtii oo qaranimada wax ka taqaana we are with you moma💚💭❤🙏💪💞
@juweriyaomer7694
@juweriyaomer7694 6 жыл бұрын
Mama shara geeridu ha ku ilowdo mama rabi raali ka noqay viva Somaliland
@faisakiin2012
@faisakiin2012 5 жыл бұрын
SOMALILND ALLOW dhawr
@hussienadam7713
@hussienadam7713 6 жыл бұрын
Sahra halgan Top Ustaad cadaanipa
@asmaaxmed306
@asmaaxmed306 7 жыл бұрын
Mansh Allah hooyada Somaliland
@asmacabdirashiid8151
@asmacabdirashiid8151 3 жыл бұрын
Sahara.qali
@alimussa5560
@alimussa5560 3 жыл бұрын
A Good Choice of a Song , Somalis in Somaliland a united people with Inclusivity Fairness Accountability Transparency Equality and Development for all Somalis in Somaliland. Sahra is National icon. Viva Somaliland viva Somaliland. ,
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
SAHRA HALGAN.
@daadihiye629
@daadihiye629 3 жыл бұрын
Alla maxaa cuqdad ka buuxda midgaantan Ilaahay cafimad ayaanu.ku waydiinay heliba mayside
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Waa Sahra Halgan Haloogakaco Fadhiga Dhamaanteenba ❤️⚪️💚
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 7 жыл бұрын
Nolow Mamo Sahra Halgan in badan Alle rali ha ka ahaado Abid
@husseinanfari2397
@husseinanfari2397 5 жыл бұрын
Kamaan xiiso dhicin barnaamijkan waan ku ceshedaa mar walba Guul Sahra Halgan
@mukhtarismail1812
@mukhtarismail1812 7 жыл бұрын
makhruqiyo xasidkana ciil iyo murugay utahay
@saidabdi4772
@saidabdi4772 7 жыл бұрын
fanaanada qaranka geesiyad sahra halgan noloow inbadan
@rahmanoura8064
@rahmanoura8064 7 жыл бұрын
ce vraiment historique vive sahra
@neimaismaelegueh3001
@neimaismaelegueh3001 7 жыл бұрын
waa qof qali alallha barakeeyee
@nicimamuxumed210
@nicimamuxumed210 7 жыл бұрын
Wllhi wan oyay lkn Alle ayaaa mahad le nimcada aanu ku nolnay nasiisiyay
@cabdiraxmanbare3958
@cabdiraxmanbare3958 7 жыл бұрын
Nicima Muxumed geesiyad naga dhalatay asal slandr noolaw
@nicimamuxumed210
@nicimamuxumed210 7 жыл бұрын
Cabdiraxman Bare wllo adna Nolow intay nololi jirto 🙌
@wadkafaqashtasnmisaaq2606
@wadkafaqashtasnmisaaq2606 7 жыл бұрын
noolow habo
@rahmanoura8064
@rahmanoura8064 7 жыл бұрын
sahra mansh Allah wauw la perle rare
@davidsmith7453
@davidsmith7453 6 жыл бұрын
Rahma Noura waa duqun faan jecel!!!
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 жыл бұрын
👨‍🎨Labo iga aasa maxa sohadhay✍🏻👌👏🏼🤚😊
@mostaphaothmanfarah589
@mostaphaothmanfarah589 6 жыл бұрын
sahra waa qof mar walba iska qoslaysa oo faraxsan wakhti walba masha allah
@zamzamibrahim6373
@zamzamibrahim6373 4 ай бұрын
Alaycisg sahraay ilaahey cimrigaag hadheereeyo muuse biixina heesuqaad walaalo aad kuamaaneso
@hormoodfilms3685
@hormoodfilms3685 7 жыл бұрын
waa inaan sahra halgan la xidhiidho waayo fanka jecelahay
@myself6880
@myself6880 6 жыл бұрын
Hota dadkan duriyadu quruxbadanaaa!!!!!!
@abdi9715
@abdi9715 6 жыл бұрын
Ilove you mammo sahra qli cadow ka unolow.mammo.ilove you.
@hannahaskar7587
@hannahaskar7587 7 жыл бұрын
Qof aan sinaysan gudihisa quran ku ku jiro dhiigisa kitaabkuna gurigiisa yalo sixirka marawanadu ma qabto qof baqanaya yay dishaa marwanadu
@asmaaxmed306
@asmaaxmed306 7 жыл бұрын
Maamo noolow
@asmaaxmed306
@asmaaxmed306 7 жыл бұрын
Wlhi wàan qiroday ale mahada le
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
Maamo sahra halgan
@abdinursacafa350
@abdinursacafa350 2 жыл бұрын
Hooyoyinka somaliyeed dadka nocaan uwanagsan bakujira
@yasminali5399
@yasminali5399 7 жыл бұрын
mash Allah inab cadi mah woow adab waaao 💕👍👍👍
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 7 жыл бұрын
🔴⚪️💚✌️✌️✌️ sahra halgan noolow
@zamzamibrahim6373
@zamzamibrahim6373 4 ай бұрын
Cadowgaa hajabo waa liscunayaa ishoda alhakaaduwa
@cqanioomaar4489
@cqanioomaar4489 6 жыл бұрын
maamo sahra Halgan...
@istahilj.hussein9664
@istahilj.hussein9664 6 жыл бұрын
Sahra somaliland qaali ayad ku tahay
@muntaazissa152
@muntaazissa152 7 жыл бұрын
somaliland marku qofka dhintay baay amaanaan intu nool yahay dheg uma dhigaan war tageera mujahidiintii snm lacgta manta debada tala iyaga ilahay sabaab idinka soo dhigeee
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 7 жыл бұрын
Muntaaz Issa waan kugo raacsanahy! !!!!!!!
@sharaafbadaan4163
@sharaafbadaan4163 7 жыл бұрын
waxaasa bad so aragtay maxaa heeso kuso argay ,, allow kuso hanuunii
@hannahaskar7587
@hannahaskar7587 7 жыл бұрын
Waanu kala naqana qofka xun iyo qofka cadiga indha ayaan kala soconaa cami
@cismaankhayre2634
@cismaankhayre2634 4 жыл бұрын
waxaan u arkaa uun naago wasmo u baahan
@hannahaskar7587
@hannahaskar7587 7 жыл бұрын
Jeelka madheeraa waa cadhadaydaaa
@abdikanideeq6536
@abdikanideeq6536 6 жыл бұрын
Sahra halgan aniga kutagera hooyo noloow
@yaxyeaadan674
@yaxyeaadan674 5 жыл бұрын
Zahra halgan
@hannahaskar7587
@hannahaskar7587 7 жыл бұрын
Qof walaba ogaw hoyada farxadedu inay janada tahay
@davidsmith7453
@davidsmith7453 6 жыл бұрын
Hannah As waa duqun daba wayn oo bilaa nigisaa!!!
@rahmanoura8064
@rahmanoura8064 7 жыл бұрын
sahra algan la perle rare💞💞💖💖💖💖👌👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍💟💟💟💟👏👏👏👏👏👑👑👑👑👑🎼🎶🎵🎤🎺🎻🎷
@yaxyeaadan674
@yaxyeaadan674 5 жыл бұрын
Hala yaa Hala
@husseinabdille
@husseinabdille 4 жыл бұрын
Balayo kula been badnayd shaydhaanta fusqiga ku jirto
@hannahaskar7587
@hannahaskar7587 7 жыл бұрын
Biinku igu mudaday biinkisi ayaa ku mudan hadaa sixirka anaa dilaa sixirku nama qabto sixirku waa xaasidnimada iyo sinadaa
@hannahaskar7587
@hannahaskar7587 7 жыл бұрын
Cadha deeduna inay nar tahay
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri 4 жыл бұрын
***kkkkkk What a Drama Movie***** Bahal Gacan Ku samays ah bay inoo dhiibtay Sahro
@nuuramuhumued6793
@nuuramuhumued6793 7 жыл бұрын
sahra wadku baryo haku dayoo
@umuisraatube7197
@umuisraatube7197 5 жыл бұрын
Qashinka iska Saar kugu jiraa sanka. Waligaana Ku jir fanka aqiradaada. Iskaga. Dheel. Wan ba yaby waligey wan kujiri fanka. Wan Ku dhimn kutiri alle u noqo. Somaliland. Naar kadifaci mesee.
@abdimst86
@abdimst86 6 жыл бұрын
Way liqdaa
@hannahaskar7587
@hannahaskar7587 7 жыл бұрын
Jiirka iyo dooryanku labaduba wàa fadare
@hannahaskar7587
@hannahaskar7587 7 жыл бұрын
Dumarka heesayaaa waa xawaa mar baa been lo sheegay mardanbe loma sheegi karo wa xay
@yareabdille1464
@yareabdille1464 6 жыл бұрын
Shaydhan sahra qabrigadu ma qodmo ilah idamki maxay munafaqad
@turkiosman9684
@turkiosman9684 5 жыл бұрын
Midhaa aabahaa baa diyaardii Hargeysa duqaysay waday. Reer Afweyne samada la idiin la bax
@yungmana8778
@yungmana8778 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk🤮
@hersimadobe1439
@hersimadobe1439 7 жыл бұрын
Add bay uu BUGTA! Mujahid bay kuu ledahay! Ma galo ayay laa dagalaymaysa.. Abar yahayIs GALADA dahbta iska xore
@hassanabdi7242
@hassanabdi7242 7 жыл бұрын
Hersi Madobe hhhhhhhhh habaryoonsti bugty ayad tahay fuc
@Dalwanaage
@Dalwanaage 7 жыл бұрын
NINKANI WAA FAQASH EE CIDKALE MAAHA.
@Dalwanaage
@Dalwanaage 7 жыл бұрын
NINKANI WAA FAQASH EE CIDKALE MAAHA. Habaryoonis maxaa keenay meesha.
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 7 жыл бұрын
Hersi Madobe nacam gaal wax ka xun oo kitaabkii ilaahay beeniyay oo culimadii dhalinyaro iyo waayeelba lahayd ku laayay fasiraaday fasiree suratul nisa murjimkii dadka shacabka ah madaafiicda la dhacay faqashtii diyaaradihii mahaaladay ka kaceen duqeeyay ee hal todobaad inkabadan 500000 oo qof ku laayay hargeisa iyo agagaarkeeda hadaad ka muran istidhaahdo sidii caadadiina ahayd duuliyihii damiirkiisu diin waayay inuu dadkiisii ku bum-gareeyo duuliye axmed xasan youtubeka ka baadh taariikhdu isma qariso ilaahay ninkaad if iyo aakhiraba abaalkiisa wuu siin maanta qaraxujoog eeg cashar taasaa kuugu filan cuqubo waataa ku dildilaacday dadkii galay.kuwaasay mujaahid ku noqotay.
@Dalwanaage
@Dalwanaage 7 жыл бұрын
AFWEYNE FAQASH DIINTUU HAYSTEY BAL ADIGUBA SHEEG, SOMLIBA SOO SIDA LAYSU LAAYO ISAGU MABIRAY. ILAAHIISA KA XISSAABAYAA EE MUJAAHID WAAD TAHAY MARKAAD CARUURTA IYO SHARAFTAADA IYO CAWRADAADA LAKAA KUFSANAYO DIFAACAYSO.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 6 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,1 МЛН
Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta ee Tvga Qaranka JSL
29:03
Waayojoog: Sahra Halgan Qaybtii 2aad.
41:26
CBA TV
Рет қаралды 9 М.
Sahra Halgan ft. Joss Stone - Somaliland
4:57
Joss Stone
Рет қаралды 162 М.
SAHRA HALGAN BAROOR SHOW  LAFOOLE LAFOOLE HEES CUSUB 2024
6:23
Mataanaha Studio
Рет қаралды 16 М.
AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR  GOCOMADA HA II JARIN  TOP SOMALI HEES
11:46
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1,1 МЛН
Mirjalol Nematov & Dilnoz - Ko’zoynak
3:22
Mirjalol Nematov
Рет қаралды 912 М.
Alisher Konysbaev & Duman - Мен болуым керек (Official MV)
2:35
Jaloliddin Ahmadaliyev - May ichsam (Official Music Video)
4:35
NevoMusic
Рет қаралды 4,2 МЛН
Bagalau
3:29
Әсет Есжан - Topic
Рет қаралды 86 М.
Amre - Сағынышым менің
3:43
Amre Official
Рет қаралды 305 М.
Billie Eilish - BIRDS OF A FEATHER (Official Music Video)
3:51
BillieEilishVEVO
Рет қаралды 20 МЛН