Daa'uud Xanfar Heesta | Maryaneey | Astaan Music Heello 2020

  Рет қаралды 121,232

Astaan Music

Astaan Music

4 жыл бұрын

Astaan Music 2020

Пікірлер: 31
@nimcocabdi6390
@nimcocabdi6390 Жыл бұрын
Malyuumaadka mootane qabriyada mar hore galay baa magaciisa lagu daraye🥺(Mahad) abtigay macaan Ilaahow u naxariiso 2017----- habeen iyo maalin toona kuma hilmaamin💔
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Ай бұрын
Wuu kufsaday heesta💯 murugo iyo qiiro bay ahayd niiko buu lsoo galay halkii laga rabay madax gacmo saar iyo jeen jeensi.
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 11 ай бұрын
Cabdinasir macalin allow kuu naxariiso, waxaan filayaa waa heestii ugu danbaysay ee uu qaado.
@jamaljirde4848
@jamaljirde4848 Жыл бұрын
Anigu waxan daawadey 2021kii hortaaa laakiin waxan ka yaabey laxanka iyo jaanta iyo midhaha.
@gaaniyusuf9022
@gaaniyusuf9022 4 жыл бұрын
Wow really nice song
@hamzeabdi7605
@hamzeabdi7605 Жыл бұрын
Hala yaaa xanfar
@abwaanheersare1
@abwaanheersare1 2 жыл бұрын
Daa.ud xanfar wllhi waxa la dhihi karaa dadkii hore asaa ka danbeya xaga fanka
@rashidmohamudmohamud5393
@rashidmohamudmohamud5393 Жыл бұрын
WoW Nice songe
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 3 жыл бұрын
Da uud gjtaristt iyo cod macaan mahaa allaa , hadaba waa kàa fanaan
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 Жыл бұрын
Heeataan waa halis badhan theater music 🎶 Markow heesta Ka soo baxay Isgooska Baar bakiin ayow Gaari ku jiiray Waqtii siima joogin waaba heesta laga Raaacay Abdi nasir macalin Saciid Cumar 😢
@CarabShiikh
@CarabShiikh 11 ай бұрын
sxb c naasir aun ma gaadhibaa jiiray soo bas umuu dhiman heestan waxaa sameeyay aun m c kaariye
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 11 ай бұрын
Waaaaw waayowaayo
@Iamsahal143
@Iamsahal143 2 жыл бұрын
Sxb qiimo badan Daud xanfar
@jamaalaapdi311
@jamaalaapdi311 Жыл бұрын
Heetaan waxaan dawaday1/ 4 sep 2022/ adiga daaawo doono 2026 faalo noo reeb 💕🙏
@safiyasadik7202
@safiyasadik7202 11 ай бұрын
12/8/2023 ayan dawaday wlhi waa hees iyo bar😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-ne9we2xk5v
@user-ne9we2xk5v 2 ай бұрын
Anaa 2025 dawanaa
@shakraabuukar8418
@shakraabuukar8418 2 жыл бұрын
Heesta yaa lahaa
@abdinur5179
@abdinur5179 2 жыл бұрын
Abdinaasir macalin 1980 AUN
@Abdinnaasir
@Abdinnaasir Жыл бұрын
Waxa lahaa cabdinasir macalin siciid malyumaadka motane kuqor yutubka horay ayey kasoo bexee sxb
@CarabShiikh
@CarabShiikh 11 ай бұрын
@@Abdinnaasir dameerta meesha kuusaaran maxay ahayd fan iyo dhaqana waad kahadlaysaa go ciyaal socdaal raadso pro
@dhaytacab7178
@dhaytacab7178 8 ай бұрын
Cabdi nasir malin saciid
@muniiracali9020
@muniiracali9020 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️
@abdihakinahmedhassanwarfaa333
@abdihakinahmedhassanwarfaa333 10 ай бұрын
Hees ka xun waligeey ma maqal waa habaar xun.
@Hurre43
@Hurre43 6 ай бұрын
Maxaa kamid ah ereyada habaarka ah heesta ku jira, saaxiib? Ila wadaag ereyada heesta oo qoran haddii aad heli karto.
@abdihakinahmedhassanwarfaa333
@abdihakinahmedhassanwarfaa333 6 ай бұрын
@@Hurre43 heestu waa habaar xun si fiican u dhagyso dhimasho ayuu Saad sanayaa iyo inuu naarta jahahanma galayo.
@afuufoowflims1161
@afuufoowflims1161 2 жыл бұрын
✔️✔️✔️✔️
@cabdijaamac9084
@cabdijaamac9084 2 жыл бұрын
Gallery
@Abdinnaasir
@Abdinnaasir Жыл бұрын
Cabdi jaamac waan kusalamay
@geeljiregeeljire9856
@geeljiregeeljire9856 2 жыл бұрын
Maalmo ayaan la ashqaraarsanaa Tumistaan macaan iyo dadkaan iska baashaayo lkn waan ogaadey ugu dambeyn in ay playback tahay Cajiiib tumis lagu raaxaystey
@maxamedbakaal2799
@maxamedbakaal2799 Жыл бұрын
Playback tii ayan la qurixn sanadahan lkn Runti heesti meel wliba weey ka dhameys tiran thy aniba fikirka wan kula qaba. Siiba daaud alla yaa cazik
duaad xanfar (roonow allahayow ruuxaad u roon tahay )
8:03
mustafe xaraaro
Рет қаралды 11 М.
Daa'uud Xanfar |Waaqla| Hees Qaaci
4:52
Biritish Tv
Рет қаралды 146 М.
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 17 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 17 МЛН
Mubaarak Octobar - Heesta - Yaxyax - Astaan Music 2021
6:59
Astaan Music
Рет қаралды 1,5 МЛН
Daa'uud Xanfar Heesta - Maryaneey Kumee - Astaan Music 2021
6:52
Astaan Music
Рет қаралды 16 М.
Xanfar Yare - Nacab jaceyl (Kaban)
5:54
King Production
Рет қаралды 418 М.
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Heesta - Waaqla' Daa'uud Xanfar - Astaan Music 2021
5:02
Astaan Music
Рет қаралды 76 М.
Abdiqadir juba {anigu wali sidii ban} calaf lyrcis
8:09
Simba Studio
Рет қаралды 2,2 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 17 МЛН