Barnaamijka Heello | Heesta Nabadgelyo | Caasho Kiin iyo Maxamed Ibraahim Gacan | Astaan HD 2020

  Рет қаралды 318,427

Astaan

Astaan

3 жыл бұрын

Heesta Nabadgelyo
Caasho Kiin Xaashi iyo Maxamed Ibraahim Gacan.
Erayadii Maxamed Aadan Dacar
Laxankii Axmednuur Jaangow
Hore waxa u wada qaaday Cabdi Cali Bacalwaan
Iyo Sahra Sahra Axmed Jaamac
Astaan HD 2020

Пікірлер: 178
@qubqac9913
@qubqac9913 3 жыл бұрын
MUQDISHO waxaa ku nool malaayiin dad ah oo wada faraxsan, misana aanan garanayn qabyaalad, cidu kuma mashquusho reerka aad tahay, waana sababta noolala daba taagan yahay qaraxyada iyo madax jabinta, PROUD TO BE MUQDISHAAWI, hadii calooshu ku taagan tahay, adiga ayay kuu taalaa, waxaa doonto soo qor , waxaan amaanay caasimada Jamhuuriyada Soomaaliya
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 3 жыл бұрын
Aaadbd iga qoslisay respect
@imbashiir1825
@imbashiir1825 3 жыл бұрын
Way ku ahaatay sxb. Xamar Allah ha xafido.
@mystic9806
@mystic9806 2 жыл бұрын
Kkkkkkk Xaqiiq weye
@abdinasiryasinali8261
@abdinasiryasinali8261 Жыл бұрын
Kkkkkk thanks
@adammursal4106
@adammursal4106 2 жыл бұрын
Labadan fanaan waxa ay ka habsaameen fanaaniintii Waabari. Labaduba waa excellent 100%. Waan ku haystaa walaahi. Keep up the good work. Bacalwaan iyo Sahra ayaan xasuustay Allah ha u naxariistee.
@omarabdullahi9804
@omarabdullahi9804 2 жыл бұрын
Ba-calwaan ( Cabdi Cali Bacalwaan oo ku geeryooday dalk Germany 🇩🇪 ) Khabrigiisa waasac allaaha uga dhigon aamiin. Ilaahey ha u naxriisto oo Janatul firdoowsa ka waraabsho
@umarabdi5814
@umarabdi5814 3 жыл бұрын
Wlle muqdisho dowlad nima kaso salg leh mshallah
@mohammed-jama
@mohammed-jama 3 жыл бұрын
*SAHRA AHMED JAMA (AHU)* 😥😥❤❤ *ILAHAY HA KAA RAALI NOQDO QABRIGA HA KUU BALAADHIYO, JANADANA HA KUGU CASUUMO* ❤🙏
@abdikadersalad9737
@abdikadersalad9737 2 жыл бұрын
Waa heesihii xiligii barwaaqo sooranka Murti,jaceyl, sarbeeb, fariin, intaba waad ka helaysaa
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 3 жыл бұрын
Mansha allah meeshu waa xage wllayaal waa meel quxbadan allaw sharaftii iyo karamadi umada dib noogu soo celi
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 3 жыл бұрын
Xeebta Jasiira
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Tiiviigan waxaan Ku taageeraa sida uu u soo nooleeyay Heesihii hore.
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 2 ай бұрын
Heesta Madeira in somaliland hoygii fanka isha baxarka❤❤❤❤
@Za07Editz
@Za07Editz 3 жыл бұрын
Xasuus cali cabdi bacalwaan wuxuu nala joogaa dalka Germany xaaladiisuna waa fiican tahay.sahra Ahmed alle hawnaxariisto
@umarabdi5814
@umarabdi5814 3 жыл бұрын
Alle haunaxariisto 😭
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 3 жыл бұрын
Allaha u wada naxariisto Bacalwaan iyo Sahra Axmed. Aamiin
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
Xaaladdee fiican, aun
@Za07Editz
@Za07Editz 3 жыл бұрын
@@mhassan0163 sxb markaa wuu noolaa 2 weeks ayaan ka soo wareegtay maalinta wuu noolaa balse wiigan ayaanu Germany ku aasay magalada mains alle hawnaxariisto
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 3 жыл бұрын
Xasuustii: Cabdi Cali Bacalwaan iyo Sahra Axmed Jaamac Erayada: Maxamed Aadan Dacar Laxanka :Axmed Nuur Jaangow Riwaayadii bad jaceyl badanaa Bacalwaan iyo Sahra Allow idiin naxariiso
@ismahanabdiqadir1403
@ismahanabdiqadir1403 3 жыл бұрын
Aloow u naxariso labaduba
@yucubyabooshow9418
@yucubyabooshow9418 3 жыл бұрын
👍
@naimabarre8370
@naimabarre8370 3 жыл бұрын
Saxiix
@maxamedcali5389
@maxamedcali5389 2 жыл бұрын
Yaa caasho
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 9 ай бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉Sax
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Waa kan fankii aan iqiin. Kooxda iyo labada fannaan ku mahadsanidiin sidaad fanka u soo nooleynaysaan.
@MAbdalle
@MAbdalle 3 жыл бұрын
boqolkii boqol music+cod+style Gacan iyo Caasha. Good job
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Wow! Si fiican baad u keenteen heestan, xataa raga musician waa khatar, badhkood waa ragii heestan originalkeedii hore tumey baa laga yaabaa.👍👍👍👏👏👏👏👏👏❤💐💐💐🌷🌷🌷🥀🌷❣🌹😍
@salmaa2871
@salmaa2871 2 жыл бұрын
your somali spelling✍🏽 😱is absolutely PERFECTO 👌🏽👏🏽👏🏽Well done ✅
@saharoabdi3349
@saharoabdi3349 3 жыл бұрын
Mashllallh Ragan, Aderadey, somaliyeed, waa in ay dhalinyarada music, sidalotumo paran
@MAbdalle
@MAbdalle 3 жыл бұрын
Xasuustii AUN Cabdi Cali Bacalwaan iyo Sahra Axmed Jaamac haa.
@mohamedarts8485
@mohamedarts8485 Жыл бұрын
Wa xasustii Sahra Axmed iyo Bacalwa
@mceeri7238
@mceeri7238 3 жыл бұрын
Naxariistii Janno Allah Ha Siiyo Sahra Axmed Jamac Bacalwaan Caafimaadka Allaah Ha Ugu wado Xaaji Maxamed Adan Dacar Sidoo Kale Abwaanka riwayaddii Bad Jacayl Badanaa Nabad Gelyoo
@abuikhlaazqadaafi6090
@abuikhlaazqadaafi6090 3 жыл бұрын
Asna ilaaahey haw naxaristo bacalwan
@mooqataarey6070
@mooqataarey6070 3 жыл бұрын
Walleee fannaaankaaan waaba cabdi cali bacalwaaan oo sidiiiisi ah codkiisa ayuuuba leeeyahy waxaan oo kle ayaaa hibo faneed ladhahaaaa no playback no mixer siduu u keeenay codka bacalwaaan ayaaaanba la amakaaaksanahay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Music cod iyo Jawi Degan waaka halkaa yaal❤️
@hassanibrahim1233
@hassanibrahim1233 Ай бұрын
Caasha kiin waa fariid sidii ay ahayd bay heesta u qaaday maansha Allaah mahadsa wallaawo
@mowlidabdirahman7527
@mowlidabdirahman7527 3 жыл бұрын
Astaan tv codsi baan wataa walaalayaal, wiilka violin-ka tumaya barnaamij gaar ah nooga soo diyaariya fadlan mahadsanidiin.
@keysejama3160
@keysejama3160 Жыл бұрын
Asha Kiin Cilmi Xashi Inadeer waa ku salamay
@fathihassan1223
@fathihassan1223 3 жыл бұрын
Anigu aadbaan u taageeraa music konfur laga tumo whyo way u hagar baxaan
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Waxay u badan yihiin ragii musiga u tababarnaa ee kooxixii jiri jirey waqtigii nabadii u tumi jirey fanaaniintii hore.
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
Maaha hagar bixid, raggan qaarkood waa macalimiin tumayey 40-50 sano, u qir waxay yihiin, kuwana waa kuwo is urusaday oo dedaalaya oo 30 jir gaadhin, tan kale lacagtii qaranka baa kuwan ku socota
@museadan2109
@museadan2109 3 жыл бұрын
Sida sugaanta reer waqooyigu xariif yahay bay reer konfur tuna musiga xariif yahiin sida jiimy iyo da’uud iyo dur dur baan iyo qaarkalo badan!!
@fathihassan1223
@fathihassan1223 3 жыл бұрын
Waa run lkn waliba nimanka Jareer weynta ayaa bahalka xariif ku ah markaa koonfuroo dhan maaha nimankaas baa Musik ka talent u leh
@korwaayeel4257
@korwaayeel4257 3 жыл бұрын
Niyaddu Kuma rabto oo af cad ah ayey caawa igu tiri gabar markii labaad aan jacayl u sheegtay , sidaasaa heestaan u dhegaysanayaa 😁 alla jabnayeey ar bal like ii saara 😁 .
@user-ch1pj5yd3r
@user-ch1pj5yd3r 3 жыл бұрын
😂😂😂
@maogtahay4999
@maogtahay4999 3 жыл бұрын
Heestan markii la qaadayey xaadir baan ahaa bacalwaan iyo sahra axmed bad jacayl badana riwaayadii dacar, lkn talo aan idin siiyo heesaha waxa damac u yeela ama dhadhan u sameeya beetari qof tuma keena halku pianuhu dhawaaqa (dhushda) ka sameenayo beetariga ku fiican qaab dhismaha heesta mida kale guitar-na keena oo kudara iyo violin u badiya, wa iga talo
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Wwwwww
@somalitoday4962
@somalitoday4962 3 жыл бұрын
Aad iyo aad Drummer baa ladhahaa
@ahmedsaggaf6530
@ahmedsaggaf6530 3 жыл бұрын
Ma ogtahay aad baan ku salmayaa aad iyo aad duram ma jiro waxaa kaloo ku sheegayaa Waa PLAY BACK LIVE MA AH SAXB WELI WAXAA NA DABA SOCDA AF DHAQ DHAQAAJIS WAXAA KU DARSAMAY GACMO DHAQ DHAQAAJIS CAJIIB HALKAASUU MARAAYA FANKII QOLADA CABDINASIR MACALIN WAA LIVE WALE
@mceeri7238
@mceeri7238 3 жыл бұрын
Salaan Ka dib Ma 1974 Bay Ahayd ?!
@naimabarre8370
@naimabarre8370 3 жыл бұрын
ADIGA Caadi matihid brother reer magal gabobay kk Allahaku xafido
@cabdicaynab4877
@cabdicaynab4877 3 жыл бұрын
Wooow walee muqdisho waa shidantay
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 3 жыл бұрын
True somali from burao has been there 😍
@mohamedabdiaziz5831
@mohamedabdiaziz5831 3 жыл бұрын
Masha allah Bahda astaan waad mahad santihiin
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
WAXAAN AAD U JECLAADAY NAAGTAN HEESASA. ALLOOW DAA WAAN KAHELAY
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 жыл бұрын
Curintii maxamed aadan dacar. Riwaayaddii bad jacayl badanaa iyo sanadkii toddobaatanaadka. Codadkii AHN sahra axmed jamac (quruxdii fanka) iyo cabdi cali bacalwaan. Naaxiyaddii: Axmed nuur jaangoo.
@abdiazizissack5404
@abdiazizissack5404 3 жыл бұрын
Baba ha organka tumaya caadhi mahaana.. Caadhi ayu ugaraxeysana👍
@qaasimi21
@qaasimi21 3 жыл бұрын
Flashback 2010 anoo ceelasha qax ku jooga, Bacalwan iyo Sahra Axmed AUN Radio Simba
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 3 жыл бұрын
Astaan keeping alive the classical and traditional songs with all the nostalgic 70s and 80s vibe
@odayqaraami2165
@odayqaraami2165 3 жыл бұрын
Heestan ayadoo loo tumayo bacalwaan iyo sahra ayaan fadhiyay. Astaantv dadaal wanaagsan baad wadaan lkn muusiga waxaa aad u qurxin lahaa hadaad kusoo dartaan Saxophonist adag sida khaliif axmed cilmi oon xamar ku ogaa. koofur muusigga qani ayay ku ahayd waligeed lkn abwaaniinta iyo stageka ayaa looga sarreeyay.
@abdinasirnaale272
@abdinasirnaale272 3 жыл бұрын
Khaliif Axmed Cilmi nin soomaali Sexophone ku gaara sidoo ugu xarakooda weli ma arag. Toloow miyuu nool yahay?
@mowlidabdullahi3916
@mowlidabdullahi3916 3 жыл бұрын
Caadi ma tihid runtii madama aad joogtey malintii kow lo tumayey dadkas xishmad ayad naga mudantahay
@odayqaraami2165
@odayqaraami2165 3 жыл бұрын
@@abdinasirnaale272 wuu joogaa asaga iyo maxamed ibraahin ilkacase oo kabanka ku inkaaran. u fiirso khaliif markuu sanad kahor u tumaayo cabdiwali ibraahin jaawa geel
@user-wj5qr6sz9q
@user-wj5qr6sz9q 3 жыл бұрын
Alla iga nasiib badanid👍
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 3 жыл бұрын
Nugaal🥰😍
@ibrahimabdulle8206
@ibrahimabdulle8206 3 жыл бұрын
Qaw'wi'yyuhu .......Addunyada Waxaad'Qeeyb..... u'leedahay Qof'na ..........kaama'siiyoo Waa......Qalin'Saxiixanee 💘 03/02/2021 Xasuustii 1974 Riwaayadii(Dab Jaceeyl karin'waa) 💘 💘 💘Caasha (Queen) Cilmi 💘 💘 💘
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
Bad Jaceyl Badana weeye Ruwaayaddu waxa lahaa Anwaan Mohammed Aadan Dacar.
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan Жыл бұрын
Copy soo dhahdy😂😂😂
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 3 жыл бұрын
Mashaa allaah excellent song excellent 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@abdirahmansalah3643
@abdirahmansalah3643 3 жыл бұрын
Daawanaayo 2021 hees murti badan like saara dhac ku siiya.
@maxmedcabaasaxmed8859
@maxmedcabaasaxmed8859 3 жыл бұрын
Asxaab astaan kuxiran laki sare pilas
@alimaxamed1544
@alimaxamed1544 3 жыл бұрын
Goormaa nooga dambeysey muusig saan u fadhiyo oo iskudheelatiran xusuus ayaad igiliseen
@c.risaaqsiciid6878
@c.risaaqsiciid6878 3 жыл бұрын
Ax ax ax eshcalaa hees xasuus dheer ayaa galay subxanaka yaacadiim
@mohamadboodhle7478
@mohamadboodhle7478 Жыл бұрын
WAAN KAAHELLAA ABAAYO
@mohammed-jama
@mohammed-jama 3 жыл бұрын
*waa mid ka mid ah heesaha fara ku tiriska ah ee aan ugu jecelahay Heesaha soomaaliyed, erayadan cajiibka ahi waxay maskaxdiisa ka soo maaxatay cabqarigii fanka soomaaliyed waa MAXAMED AADAN CADAR-ree ILLAHAY RAALI HA KA NOQDE*
@xasancabdi1267
@xasancabdi1267 5 ай бұрын
Waah Waah Axyaa Qaraami
@munayusuf4949
@munayusuf4949 2 жыл бұрын
One of the kind Manshallah
@mohamedadenabdulle7150
@mohamedadenabdulle7150 3 жыл бұрын
Khalad weyn ayaa ka jira musica kala socod ayaa jira ,qofkii tafaftiraha la ahaa ayaana ceebteeda iska leh
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
Maya waa 'vocal' musiga hore ayey usoo dubeen, oo waa isku dul duubeen, meeshan afka ayey dhaqdhaqaajinayaan, iminka Somalidu sidaas bay yeeshaa macaa Hargeisa, waa isla fannaaniintii qaaday, balse meel studio oo kale ah bay ku soo duubeen.
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 3 жыл бұрын
Heesha live ka ah ayanka helaa inaba cadi maha waliba waxa dhag ahan laheyd in group laga dhigo shacab badan dawadan astana dhaqalo ayuka heli lahaa sido kale faaninta thanks
@abdiosman335
@abdiosman335 3 жыл бұрын
Waw ku soco
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
wllhi waxan jeclaaa in aan mar lakulmo sahro ahmed jamac balse ma aan arkin allh ha u naxaristo ayaa waxa la wey diiday gabdhaha heesaha kula qaado yaad u jeceshabay waxa uu yiri dumar sahro heesna seeylo wllhi cajaaip
@Cc-cs9zz
@Cc-cs9zz 3 жыл бұрын
Wow what an amizing culture we have
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Laba fannaan iyo koox fankii sii bilay. Mahadsanidiin.
@Banaadirpoy
@Banaadirpoy 2 жыл бұрын
Adoo nugaal iyo ku nool beela nabadeede Oo nafteydiyo wadaha nugul ku beerte Ayaa nabarda jacaylka ka nuuxsan waayoo Intaa ku naawilayo mana nastee Hadmaad nasiibkeyga iga neef heshiin
@liibaanmaxameddheeretv3254
@liibaanmaxameddheeretv3254 3 жыл бұрын
Waw hestan xasuus bey dibnoogo cilineysa wllhi
@ibrahimibrahim7385
@ibrahimibrahim7385 3 жыл бұрын
Maasha alaah
@munayusuf4949
@munayusuf4949 2 жыл бұрын
Waxaa ayaa la yiraahdaa heesii hore and cajiiba
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
SaaS fadee saahiiboow. Ayagoo live u heesaayaan rabnaa oo aan Mixture laheyn. Waa Mahadsantihiin dhamaantiin.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Ma badna fannaaniin sii toos u heesi karta maanta. Heeso hirgalay in lagu soo carbiyo bay u baahan yihiin. Fanka qaran dhisan baa dhowri jiray.
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
@@roblemaer4834 Waa dhab. Kuwanise waa kuwo horaan filayaa. Casho-Kiin iyo Maxamed Ibrahim.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
@@axmed_deeq Haa. Ma hubo kooxday ka tirsanaayeen.
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
@@roblemaer4834 anigu xataa ma aqaane waase maqlay uun.
@mohamedAsaid-cj2xb
@mohamedAsaid-cj2xb 2 жыл бұрын
waw heestan iyo kuwa la mid ahba xusuus dheer oo xilli qurux baddnaa bay igu abuureen.🤔🤔😅😘
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Mahamed cod macaan💜✋💕
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Waaryee Dee Bahasha barteedii Baad Dhigteene!!...waxaan Si gaar ah ugu Mahad-celinayaa Zaciimka Saxsophanka!!...Walhi Waa Raggeedii!!..scww.
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
wwwwwwww fanku waakiiii hore
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 3 жыл бұрын
Muusikistuhu waxuu dhadhan u yeeley heesta oo ah hadal ama gabay maxaad u qarisaan Magacyada muusikiistayaasha? Astana tv
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 3 жыл бұрын
Waxaan ogaadey fanku inuuyahay wax wada socda mid hadiilawaayana uu space imanayo
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
Abdi xataa fanku haddii uu waayo bulsho jecel, daawada, dhegaysta, dhuuxa, faaleeya, fan ma noqdo, taas ogow, ma aha music, cod , midho, laxan oo kale ah, bulshada ayaa u muhiim ah, bulsho nabad haysata iyo xaalad deggan
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 3 жыл бұрын
@@mhassan0163 mahadsanid
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 2 жыл бұрын
Sida gabadhaa in ay isku asturaan maxaa udiiday naagahan isqaawiya markey heesayaan
@qaasimlucky1191
@qaasimlucky1191 Жыл бұрын
Weey keeneen heesta
@mahadmohamed2808
@mahadmohamed2808 3 жыл бұрын
Caasho kiin ♡♡
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Waa fannaanad weyn.
@yusufkoolis7
@yusufkoolis7 3 жыл бұрын
Xeebta iyo dabeyl la,aan cod toosa Astaan waxkale waaye
@ahmedsaggaf6530
@ahmedsaggaf6530 3 жыл бұрын
Yusuf Waa play back kkkkkkkkkk
@salmanawjama1449
@salmanawjama1449 3 жыл бұрын
Ilaahahay ha u naxariisto bacalwaan sahra axmed iyo jaangow oo laxanka lahaa mxaa dad baxay waay ku mahdsanyhiin sida wcn aad iskula haystaan
@TheMaestro8
@TheMaestro8 3 жыл бұрын
Walee inaan gabar hadalka ileh aanan waqti ku lumin.
@llppexpress9703
@llppexpress9703 3 жыл бұрын
Asc. Walaalayaal waad mahadsan tihiin. Sida aad u soo nooleyseen fankeenii godkii mugdiga ku dhacay. Su’aal showga halkaad ku dhigteen ma wadankeenaa?.Waa mahadsan tihiin mar kale.
@yuusufhersimadadaal6668
@yuusufhersimadadaal6668 Жыл бұрын
Halku dhega ay qolka kaydka cajaladaha ee radio muqdisho iyo radio hargeysa ku gashay waxa uu ahaa ( nayaayur)
@AhmedAli-vs3rr
@AhmedAli-vs3rr 3 жыл бұрын
saas ayaa loo heesaa hadii kale nagaba daaya dambigooda heesaha
@xirsiducaale4652
@xirsiducaale4652 3 жыл бұрын
Legendary
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 3 жыл бұрын
Always lit Go for 👷🏿🌎🇸🇴👁️👷🏿.
@canabsoomaali3285
@canabsoomaali3285 3 жыл бұрын
Meesheedii ayaad dhigteen. Heesta waxaa qaadi jiray Sahra Axmed iyo Bacalwaan
@qaasimlucky1191
@qaasimlucky1191 9 ай бұрын
What is going here
@abdiosman335
@abdiosman335 2 жыл бұрын
Ciyaarta gabadha waw
@musemuse6648
@musemuse6648 2 жыл бұрын
Ninka codkiisa waa qatar gabadhase cod meesha kuma hayso kaaliin dad ayeey dhaanta
@maxamedcali5389
@maxamedcali5389 2 жыл бұрын
Yaa caasho
@ahmedelmi7530
@ahmedelmi7530 3 жыл бұрын
Jacayladii horaa sidaa beerka laysaga laagi jiray iyadoo naftii ku haysa hadase majiraan barigaasuu bahalku xiisa lahaa
@hassanibrahim1233
@hassanibrahim1233 Ай бұрын
Soomaali qabyaaladi ma hayso Akhlaaq xumo ayaa haysa haddii qofka Akhlaaqdu ka xumaato wixii kale oo dhamina xumaade waa fikirkayga
@siddiiqabdi1732
@siddiiqabdi1732 3 жыл бұрын
Heestani waxay ku jirtay Riwaayadii "Bad Jacayl Badanaa" ee uu curiyay Abwaan Maxamed Aadan Dacar Waxana codadkooda halaasiga ah ku wada qaaday Cabdi Cali Bacalwaan iyo Sahra Axmed Jamaac A.H.U , laxankana waxa Saaray Maxamed Nuur Jaango
@abukarhersi9096
@abukarhersi9096 3 жыл бұрын
Waxad tihiin walalyaal wanagsan oo naso xasusiya Wayo wayo
@axmedcali9386
@axmedcali9386 2 жыл бұрын
Walaalayaaloow ama sidaas u heesa ama xamarweyne taga oo bajiiyihiina iska cuna
@madoobeshoow2981
@madoobeshoow2981 2 жыл бұрын
Waaw waad kabax saten
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 3 жыл бұрын
We Always working Hard 👷🏿🌍🌎✍🏿👽🇸🇴👁️.
@naimabarre8370
@naimabarre8370 3 жыл бұрын
🤩🤩😘😘
@fahadkeynan5001
@fahadkeynan5001 3 жыл бұрын
Gabadhan codkeeda wan jeclahy laakiin yeý dhihin jjjacaylku ee ha jilciso oo hadhahdo shacaylku ok
@qubqac9913
@qubqac9913 3 жыл бұрын
shacaylku muxuu ahaa, waa eray nagu cusub, waxaan naqaanay jacayl,
@darishore814
@darishore814 3 жыл бұрын
Fanaaniinta acting ka ka dhisa si jil ka cusub u fahmaan heesta sida ay u dhacayso iyo macnaheeda so muuqaalka xiiso usii yeesho
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 2 ай бұрын
Erayadii dacar❤ somaliland
@madoobeshoow2981
@madoobeshoow2981 3 жыл бұрын
Fanaan banaanka yaalo waahadAan benlashegen
@ismailhji
@ismailhji 3 жыл бұрын
At this time😜
@abdulkadirosman4330
@abdulkadirosman4330 3 жыл бұрын
Abdulkadir Shabel Gurey
@guntane143
@guntane143 3 жыл бұрын
This people are amazing ❤️🖌️
@nickal2018
@nickal2018 3 жыл бұрын
Hadaad geed noqon lahayd neef iyo no haso celin 🤣🤣🤣🤣
@omarhussien8958
@omarhussien8958 2 жыл бұрын
Fanka somalida waa wax layaab leh! NAXLIGA IGA DAA NUGLIGA WADNAHA KA GOOOOY! HAnoolaato waa gobe!
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 3 жыл бұрын
Hees xasuus mudan
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia 11 ай бұрын
Caasho kiin boqorada codka dhanka hablaha waye
@omarhassanguled9701
@omarhassanguled9701 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂❤❤❤❤❤❤ thanks
@user-jj7xw1np7x
@user-jj7xw1np7x 3 жыл бұрын
dadkii ay heestaan xasuus ku reebtayoo bal hal daqiiqad u istaaga wof wof wof caadi maha riwaydee ku jirtey
@qubqac9913
@qubqac9913 3 жыл бұрын
waxaan ku noolahay kana soo jeedaa Muqdisho, waa heesta aan ugu jecelahay inta hees soomali ah oo la dhagaysto
@abdituuhe6251
@abdituuhe6251 3 жыл бұрын
Waxkale
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 75 МЛН
Caasho-kiin Fannaanku ma dhaqan bi’is baa mise dhaqan bile?
35:40
MAXAMED BK TOP 10 BEST SONGS      HEESO XUL AH
38:50
Gureey Pro
Рет қаралды 195 М.
Qaaci Show 2019
37:40
Tixmaal Media
Рет қаралды 7 М.
Saalax Qaasim Naaji Iyo Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "MAGACAYAGA GUUD"
7:17
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 222 М.
QAACI SHOW JIGJIGA 2020 PART 2
40:49
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 287 М.
CAASHO KIIN CILMI  FT MAHAD XIDIG HEES CUSUB AMAANA LA KOOBE
7:36
Caasha kiin Official
Рет қаралды 30 М.