BARNAAMIJKA SOOYAAL Q 2AAD GEN JAMAC YARE SAAB TV

  Рет қаралды 40,516

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 5 жыл бұрын
Maansha alaah runtii xogo badan ayaa ka dhaxlay oo ka faa iiday aderkay Jaamac maxamed qaalib nin bulshada somaliyed odhan sharaf iyo karaamo u hayaan ilahay cimriga iyo caqligaba hakuu barakeeyo
@mohamedismacilismacil662
@mohamedismacilismacil662 7 жыл бұрын
gen jamac maxamed qalib taariikh ayaa uu hayaa baraamij kale ka soo duuba saabtv thanks
@mohamudahmed3078
@mohamudahmed3078 3 жыл бұрын
Cali Seenyo, aad iyo aad baan u ammaanayaa, waa Saxafi/Journalist aad u qiime badan, Ilaahay ha darajeeyo - cimriga General Jaamac Ilaahay ha barakeeyo, sharaf iyo cizzi Allaha u kordhiyo Jananka
@abdishakurfarah4132
@abdishakurfarah4132 4 жыл бұрын
General Jaamac Maxamed Qaalib ruug Cadaa siyaasiya oo wax badan og,Taariikh dahabiya ayuu ka sheekaynayaa Maansha allaah cimriga allaha ku dheereeyo.
@nurkali8146
@nurkali8146 7 жыл бұрын
thanks jamac maxamed qalib aad baad u mahadsntahay
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto jananka.
@abdinur6152
@abdinur6152 3 жыл бұрын
Mashala General ku weli xusuustisu waa sharp
@sharmakehamari7233
@sharmakehamari7233 3 жыл бұрын
Axmed saleban dafle, axmed cabdi xashi xashare, mr bawkax, iyo axmed cabdi xabsade , intaasba waa reer sool maansha allah.
@isaabdi1478
@isaabdi1478 3 жыл бұрын
Waa intii talada reer sool isku toosnayd,maanta waa jaahwareer Somalia,Puntiland,somaliland iyo qaar kale ayay uqaybsameen bal yaa marqudha taladooda isu keena
@kcabd8889
@kcabd8889 9 ай бұрын
Maanta kawaran makasii dartay mise sidii hore way dhaantaa? Hhhhh
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 7 жыл бұрын
#G #Jaamac_maxamed #qaalib ruug cadda siyaasiya xog badan oo taariilhda somalida ahna haya
@tiigsade
@tiigsade 5 жыл бұрын
Gen jamac yare waa ruugcadaa wax badan og halaga faa’iidaysto
@duranshire409
@duranshire409 7 жыл бұрын
dadkan waaweyn ee ilaa gumaysigii ingiriiska joogay waa in taariikh badan laga reebaa si dhalinyarada aan ogayn wixii la soo maray aan ogayn ula socdaan sidii nolosha somalidu ahayd xiligii bari samaadka
@hodanabdi8114
@hodanabdi8114 7 жыл бұрын
85jir ma sha Allah!
@bileali7063
@bileali7063 4 жыл бұрын
Hala qabto wiil jamac yare run bu sheegay
@sheekhubaladka8744
@sheekhubaladka8744 4 жыл бұрын
Ninka fiican dadkiisaa haysta
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
isagaba dadkiisa hayste
@hamudduale3393
@hamudduale3393 7 жыл бұрын
Qofkii dhegeysta Jaamac waraysigiisan 5ta qaybood ah, waxaa u caddaaneesa beenta Hargeysa maanta laga akhriyaa in ay wax kama jiraan tahay aan dhaamin fadhi ku dirir, hadda ogaada dad badan oo soomaalidu aqoonyahanno u taqaan ayaa beentaas faafiya
@camelcamel6495
@camelcamel6495 7 жыл бұрын
Cali Seenyo waa jaahil. wuxuu waydiinayaa wax bilaa macne ah. ku lahaa usha lagu siiyay siday u ekayd.kkkkkkkkkkkkkkkk
@naasirjamac1999
@naasirjamac1999 5 жыл бұрын
Camel & camel hooyada siilkedi jeeganta ahaa wase maxaad naga rabtaa cali seenyo waa nin habaryoonise afka kala bax
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 4 жыл бұрын
@@naasirjamac1999 qabyaalad ayaa kudishay anigaa wasa sacad muuse iyo hooyadaaba ay yahow aygu dhalay
@shhurhurialmureesi274
@shhurhurialmureesi274 7 жыл бұрын
jaamac yare Waxaa loogu Bixiyey Caqligiisa ayaa Yar Waa ninka ugu Liita Ragii hore Ee Reer Sheekh isaxaaq Waa Ninku leh Aniga marqaatiga Anigaa ku furay Xasan Kayd iyo Amb Cawil cali ducaale iyo C/llahi Congo Markii 1961 Inqilaabka Dhigeen Waa ninka Xaaskiisa iyo Gabdhuhu Dhalay Muqdisho lagu kufsaday Dhawr jeer Waa Ninka Katiinada Sudhay Maxamed X Ibraahim Cigaal ee Katuuray Jaranjaradii dheerayd ee Kutaalay Albaabka Gaal shire laga walahi wuu katuuray Si Naxariista ka Baxsan Waa Wuxuu ka mid ahaa Ragii Riday Dagaalkii 1994 kii Sokeeye Dawladii Cigaal ka Horyimi Waa Doofaar Alle Ummada Somaliland Ha Dhaafiyo Damiir Laawe Xun Nacas nacas dhalay oo Dhareer ka Daadanayo Waa Noocii Cigaal Ka Dardaarmay in Inay Dalka Cadawgiisa yihiin oo laga ilaaliyo ummada Jaamac caqli yare Waqti yar ayaa kuu hadhay Doqon xun
@mubaarikmohamed9222
@mubaarikmohamed9222 7 жыл бұрын
Hoyadaa kii qabu ahaa,cuqdadbaa ku haysa,ma kuwuu wasijiraad aheyd,waa la yaqanaa kuwa dhadigaa ee sida dhediga u hadla ee iska hantaataca adeer waa ragii talin jirey somaliland goor kasta u yimadaa cid sida u eegi kartaa ma jirto,yaa ku dhaca inuu la hadla sanadkan gudihiisa sadexjeerbu Hargeisa yimid waa ayo ninka celin karaa
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 7 жыл бұрын
hotraninkaa aad u jawaabtay waxoogaa ayuu ku fogaaday dhaleecaynta, oo qoyskiisa inuu ku daro maaha, balse jaamac maxamed qaalib, ugu horeyn waxaa i baray waxuu yahay, xaajigeena wayn Xaaji Cabdikariim Huseen waxuu yidhi waraysi laga qaaday, waagii dagaalkii sokeeye, ayaa beesha ciida gale oo isaga iyo rag kale horkacayaan, aanu ugu tagnay guurti dhan, oo isaga abtigii rumaad ku jiro, waxuu afkiisa kaga yidhi guurtidii waxkasta ood samaysaan marnaba idin yeeli mayno, ( dagaalka joojin mayno) xaaji ayaa hadlay oo yidhi jamacaw beeshu aakhirka somaliland ayay ahaanaysaa, ee magac xumo ha jicsimanin, xabad ku baxdaa iyo si akale u baxdaaba aduun baa kaligaa meereysan meelaha, jamac yare ayaa ugu jawaabay xaaji cabdaw nin xun baad tahay, inaad xuntahay waxaa kuu cadaynaya 5 wiil oo dhashay ayaa dagaladii ku dhintay , xabadii soo dhacdaaba inamadaada ayay haleelaysay.
@husseinhussein-jk2jx
@husseinhussein-jk2jx 6 жыл бұрын
sh Hurhuri al mureesi ad ayaad uxuntahay cuqdadana way ka buuxda ninka cawil ee ad mesha kusoo qortay horta wa khaain munafiqa oo ana bay labaduba ixigan jamac yare wa qof akhlaqad fiican leh aminsana fikirka somali wayn lkn an necbayn dadkiisa wa ninkii helay waraqdu morgan qoray ee laha hala xasuuqo qabiil rer sheikh isaqa oo rer hargeisa ah fashiliyeyna marka horta waka jamac wana qof aqoon durugsan uleh shaqadiisa ragay siyasada isku naceen ee ay ilamadeerada yihiin ha ukala hiilin ee waxii kaga so baxa uun ka qaado
@somalidiid1192
@somalidiid1192 6 жыл бұрын
adr dhawaan ayuu imanayaa niic looma baahna
@5311492
@5311492 5 жыл бұрын
Kan waa ragii dalka rogay
@nurkali8146
@nurkali8146 7 жыл бұрын
thanks jamac maxamed qalib aad baad u mahadsntahay
BARNAAMIJKA SOOYAAL Q 3AAD GEN JAMAC YARE
36:55
SAAB TV
Рет қаралды 35 М.
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
BARNAAMIJKA SOOYAAL Q 4AAD GEN JAMAC YARE
55:10
SAAB TV
Рет қаралды 42 М.
BARNAAMIJKA SOOYAAL MARTIDA GEN JAMAC YARE QAYBTII 1AAD
37:11
DFS SAFARKII ITOOBIYA | KIISKA BADDA | NISA | UN, WALEE WAA YAAB
16:42
BARNAAMIJKA SOOYAAL Q 5AAD GEN JAMAC YARE
25:05
SAAB TV
Рет қаралды 25 М.
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
SAAB TV
Рет қаралды 380 М.
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН