Wow. Eloquent chief. Very articulating and clear in conveying historical information. Loved how he linked Atlantic charter of USA and UK and UN self determination right.
Habar awal waa dad caqli badan runtii waayo somali waxay ku maah maah daa ninka aan waxa jooga wax soosocda magarto mashallah
@abdiazizali45074 жыл бұрын
Haa waa dad horeeeya.
@khadaribrahim64182 жыл бұрын
Intaasa. La. Tantihiin. Maskiina.
@musadikahmed5452 жыл бұрын
Ma in dadka soomaaliyeed midnimadooda ladiido Ayaa caqli badni ah 😳😳
@mukhtaarmaxamed8526 Жыл бұрын
@@musadikahmed545 maxaa laga dhaxlay?
@hamseomer91315 жыл бұрын
Habar awal ilayn khatar ayey ahayd waxaan uhaystay inaan ka khatarsanahay
@xamseibrahim50862 жыл бұрын
Habar awal muu ahyane ee gaxjis bu aha wliba ciidgaald
@mohamedAf-rasaas Жыл бұрын
Ilaahay naxariistii Jano haka waraabiyo
@abdirashidahmed27254 жыл бұрын
Maasha allah Janaraalku aad buu u xusuus adag yahay.
@inajamaccaabi55824 жыл бұрын
Habar Awal dad jira 💚💭❤✔✔✔✔✔
@hadafbeegsade2 жыл бұрын
Odaygu waa Run badane,
@khadaribrahim64182 жыл бұрын
Habaray. Maxay. Ku. Jiraan hadanoo. Sheeg
@Am3n267 жыл бұрын
Barnamuj xiiso leh weeye wax badana wan ka faidaysanynaa, waxan rajaynaynaa kuwan kuwa la mida inan aragno inshaa allaah.
@cabdijamac26277 жыл бұрын
ali iska daa qabyaalada iyo waxaa aad reerkiina la rabto magaaca ayaad reerkiina la rabtaa waayo tvg ma ma habaryoonis ayaa leeh anigu xaabe
@sheekhubaladka87444 жыл бұрын
Jama yare waakaa dalkiisii debedka ka wareegaaya illaahay runta ha waafajiyo oo dadkiisa halanoolaado
@Myway38013 жыл бұрын
Wooow reer abtigay nuuh ismail😍😍😍😍😍
@saidmohamud31897 жыл бұрын
qaybtii 4aad saab maxaad u soo galinwaydeen
@Sahalwarmedia32 Жыл бұрын
Xitaa sheekadiisa film laga sameenkaraa hadii lamaal galiyo
@fuaadmohumed36787 жыл бұрын
adeer jaamac Muxamed qaalib khabiir ku xeeldheer taariikhda umadda soomaaliyeed
@ishwaqyaxye3697 жыл бұрын
Dhagaxii uu maalin ku turunturooday muu iilaawin
@saadaatmuuse1116 жыл бұрын
ishwaq yaxye kkkkkkkkkkkkkkkk
@mohamudosman90856 жыл бұрын
Akhyaaarnimo iyo murti baa ka muuqata iyo run waxbarashadiisuna aad bay u dhisantahay wa aqoonyhan mabda ka muuqdo. Noolow adeero
@mokiyaz98927 жыл бұрын
qaybtii afaraad meeday saab tv
@ahmedadan2745 Жыл бұрын
Mashalah
@الريانالقديم4 жыл бұрын
Waa genelkii soomaaliyeed ee ciidagale isaaq..
@husseinhandule7 жыл бұрын
habar awal way diiday in lagu darsado somalia 161 ayaa arji u qorey ingiriska 1946 garxajis arab gadabursi warsangali dhulbahante wey ogolaaden in laysku daro taasi waxay keentey 50 kun inay ku nafwaayan billions of dollars ayku burburan
@saadaatmuuse1116 жыл бұрын
hussein handule habar jeclona xagay ahayd?
@mustafexiis90096 жыл бұрын
hussein handule habar awal may diidin in koonfurta soomaaliya lala midoobee waxay diideen in soomaali oo dhan la mideeyo 1946 kii iyagoo Dan u arkayay in kala qoqobka dantoodu ku jirto......
@abdinasirmohamed40123 жыл бұрын
Kkkkkk hadalka Gen. Jama-yare u fiirso laba shay ayuu ku sheegay sababta Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal loogu dhiibay SNL waxa uu yidhi mar waxa lagu tuhmaayay ilbaxnimo, mar kale waxa uu yidhi ingiriiska ayay jeclaayeen in ay la shaqaystaan markaa adigu taad jeclaatay ayaan doonaysaa inaad naga dhaadhiciso kkkkk
Cuqdada aad sheegi waa maxay sifiican ayuu u waramaayaa .... qabiil aan kiisa aheyn ayuu amaanaayaa
@saadaatmuuse1114 жыл бұрын
@@AhmedMohamed-zk9ud walaalkayoow si fiican buu u waramayaa lakiin nin dhintay Oo aan imika noolayn Oo berigii uu noolaa ay Isku dhaceen ayuu weli sii colaadinayaa.
@Between-earth-and-sky2 ай бұрын
Odaygani dadka cuqdadda la dhintay buu ahaa, waxa Somaliland ka socdana ka dambeeyey, kan yar ee dhukuran ee Xamar jooga iyo Ismaaciil Buubaa baa iyaguna aad u bukay oo waxa yaala dhigay xagga Ciidagale. Markaa wixii ummaddan iyo Calankaa Tawxiidka leh ka hor yimaadaaba iyaga iyo Ina C. Geele ayay raaci doonaan Insha Allah
@shhurhurialmureesi2747 жыл бұрын
waa duli xun Waa nin ugu Liita Ragii hore Duriyada Reer Sheekh Isaxaaq Waa Ninka ku leh Waxaan Ku Marqaati Furay Xasan kayd iyo C/llahi Congo iyo Amb cawil waa Ninka weli Jooga Muqdisho Dhawr jeer ayaa Xaaskiisa iyo Gabdhaha uu dhalayba Waa Doofaar Waa Ragii Cigaal Ka Horyimi ee Dagaaalka Sokeeye riday 1994 Waa bilaa damiir xun Alle Ku Doori
@muktarali23117 жыл бұрын
sh Hurhuri al mureesi waryaa isku xishoo nacas baa tahayee duliyaho caqliga ka liito dadka sharafta leh ha caynin
@guryosamonews76084 жыл бұрын
Sh huuro Al mareesi; doofaar ayaad tahay e ka xishood General ka
@libanmahamed1553 жыл бұрын
6o wax lugu tilmaa maalin madoob yaa lumiyey xoriyadii xisbigii gar xajis ku samaystay maatana waa sidii
@saidmohamud31897 жыл бұрын
general jamac waa halyeey qaran. h/awal iyo majeerteen waligood somali diid bay ahaayeen. sida uu jananku sheegay walina ilaa maanta way muuqataa arinkaa.
@namiin30347 жыл бұрын
said mohamud he said he saw it on the British file, but the fact is that when All the shan somali were United after world war 2 is when Habar Awal made most of there money because of the free trade among somalis, So why would they not want a united somali regions? that is not true and makes no sense,
@hamsaibro64547 жыл бұрын
Habar awal ma inantinay kawaseen
@Hayehaye474833 жыл бұрын
Yusuf xaaji Adan halgama geesi ah bu aha ,isaga iyo abahii baa la xisbi oo iska soo horjeda kala furtay
@awsharre3296 Жыл бұрын
Generaal jaamac maxamed qaalib waa shakhsiga kaliya ee ka runsheega wixii somali soo marey isagoon ku dabaqin siduu jecel yahay.
@IsmaGaba.2 жыл бұрын
Cali senyo habar awal ayuu jeles kayahay
@ahmedmedhassan3877 жыл бұрын
nolow abti
@kayseduale17717 жыл бұрын
Asalaamu calaykum Horta janaraalku waa daacad oo isagu waxa u ka shaqayn jiray sida uu qanuunku u ilaaliyo waa askari aan ka hor I man madaxdiisa Laakiin qolyaha wax waraysta ee garxajis waa sida faraska indhaha hareera laga xidho si aanu u leexleexan .waxaad arkaysaa in aanay taariikhda aqoon u lahayn waxay garxajis ka Maqleen mooyee Ball dhagaysata ka yer we cabdilaahi kongo waraysanaya .walaygay maan arag wariye ka jaahilsan
@Madadal-MP4 жыл бұрын
Wacaleykum salaam. Wareysiga cabdilaahi congo ee emerate sharika lagaga duubey, inanka wareysiga ka qaadaya maaha garxajis aan ku saxee waa habar awal siiba sacad muuse. M ilig aya la idhaahdaa.
@ahmedhirad41536 жыл бұрын
Historically Habar awal + Habar jeclo wey diidiin inay somaliland la darsato Somaliya Garxajis + Arab waa rabeen inay somaliya la midooban This is FACT
@SOMALILANDXPRESS5 жыл бұрын
Walahi anoo nuux ismaacil ah ayaa ku leh Taariiq waxba kama ogeydd.. 1961 inqilaabkii xasan kaydd yuu ahaa Yaanu ninkani ku waalin... Ninkan taariikh diisu waa soomaaliweyn Isaaq buu rabaa inu laba ka kala dhigo oo madaxa isku galaan.. Uu fiirso hadaladiisa waa sun socoto
@alihassa22954 жыл бұрын
Life Miracle afgambigii 1961 waxa aasaasay AMA maamuliyay NIN nuux ismaciil ah OO reer Ahmed ah OO bacayle ah OO la odhan jiray ina siciid caabi .. waydii hadaad doonto ams cawil
@raamaale57 жыл бұрын
cali seenyo walee wariye waad ku banantahay
@kamalahmedhurre83307 жыл бұрын
Jaamac Maxamed Qaalib taariikh ayaa ku duugan
@AhmedMohamed-zk9ud4 жыл бұрын
Ingiriiska xisbiyo qabiil furay .... waa tan maanta taagan... naadi reer galool iyo quwaax yaab
@mahamedfaysal53086 жыл бұрын
alle habarakeeyo macalinkayga GEN jaamac m qaalib
@khadaribrahim64182 жыл бұрын
Hyoonis. Way. Ugu. Duubanthy. Runti.
@cnsirjama22175 жыл бұрын
Waxa inoo cadaatay inay habar Awal diidanayn isku darkii
@SOMALILANDXPRESS5 жыл бұрын
Ninkii bilaa sharuud inoogu daray Xamar miyaanu Cigaal ahayn oo Habr awal ah??? Timocade kana siib kana saar yuu ahaa kkkk Waar ninkan raba inu reerkiisa xamar geeyo ku waalin... Ciidagale kan tuuray sxb kkkk waa fidmo iyo manipulation wada socda
@Somalilandreborn3 жыл бұрын
Abti labo reer uun baa diiday habar jeclo iyo harti habar awal waa tii xukunka haysayba ee somalia ku dartay beenta jooji
@khadaribrahim64182 жыл бұрын
Commanti. Waxaa. Kusoo. Waashay. Habar. Awal. War. Reerkanyar. Faata. Dhakhweyn. Oo. Isla. Weynaa. Is. Dajiya. Waxba. Ma. Tihidine
@GQ-sz2xn7 жыл бұрын
JAMAC YARE NACLAD KUGU DHACDAY
@shhurhurialmureesi2747 жыл бұрын
xaaskiisa ayaa dhawr jeer lagu kugsaday Muqdisho
@SOMALILANDXPRESS5 жыл бұрын
Beentaasna yaa kuu sheegay kkk Ninkani waa madax aan la helin anaa kaa og
@thesomali63694 жыл бұрын
Intaas ayaad ilaa qaybtii hore kusoo celcelinaysay. Wixii ayeeyada kuusheegtay dadka ha la hor imane taariikhda soomaaliweyn ee uu sheegayo wax ku darso.