BARNAAMIJKA SOOYAAL Q 4AAD GEN JAMAC YARE

  Рет қаралды 42,372

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 102
@jamasiyaad2877
@jamasiyaad2877 Ай бұрын
Rabbi Naxariistii janno ha siiyo. Wuxuu ahaa halyey Soomaaliyeed..
@rasheedsulub6714
@rasheedsulub6714 7 күн бұрын
allah ha u naxariisto aameen aameen
@MOHAMEDMOHAMED-er2qi
@MOHAMEDMOHAMED-er2qi 4 ай бұрын
Ilahay qabriga haw nuuro oo janadi ha geeyo.
@dhussein7284
@dhussein7284 2 жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto adeer jaamac Maxamed qaalib runtii markaad eegto Xusuustiisa waxaad xaqiiq sanaysaa inuu Xalaal quute ahaa!
@abdiwaliqoofal6270
@abdiwaliqoofal6270 4 жыл бұрын
Waa aqoonyahan taariikh badani ku duugantahay Jaamac Maxamed Qaalib.
@fuaadmohumed3678
@fuaadmohumed3678 7 жыл бұрын
adeer jaamac magacaagu ha jiro taariikh dhaxalgal ah ayuu hayaa
@saaddaud3882
@saaddaud3882 7 жыл бұрын
ader jaamac kkkkkkk
@shhurhurialmureesi274
@shhurhurialmureesi274 7 жыл бұрын
Jamac yare Waxaa loogu Bixiyey Caqligiisa yaraa Waa Duli xun Waa nin Ugu Liitay Ragii hore Duriyada Reer Sheekh Isaxaaq Waa Ninka ku leh aniga ayaa ku marqaati Furay Xasan kayd iyo C/llahi Congo iyo Amb cawil cali ducaale Duli alle haku bado Waa ninka weli Muqdisho Taagan Ee Maalin kasta Xaaskiisa iyo Gabadha uu dhalay lagu kufsado Waa Ninkii maxamed x Ibrahim cigaal ka tuuray markii afweyne soo xidhay Jaranjaradii ku taalay albaabka gaalshire laga galo Waa Ragii dawladii cigaal ka horyimi ee dagaalkii sokeeye horseeday Duli haku badano Jaamac Caqli yare
@bosszaki9861
@bosszaki9861 7 жыл бұрын
sh Hurhuri al mureesi adna hooyada iyo walasha aweys geedow iyo morganba u kla danbayn jiray saw maha??, adeer ka xishood geesiga somaliyeed ina cigaal isagaa somaliland xamar ku tuuray isagana diiday in uu askartii xasan keyd hogaaminayay darajadooda la simo tii reer koonfureedka ku darso #scout #armygu wxy ahyeen #milletery halka xamar aanay lahynba ciidan millateriya. Najis najis dhalay bad tahay e adigoo xaaraamiya ha caayin haldoorka ummada
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 7 жыл бұрын
sh Hurhuri al mureesi inadeerow ninkan faqashtaa ee sidoo qiranaayo daba dhilifka ah, ama basaaska maxay reer sh. Isxaaq silic ugo dili waayeen.
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 6 жыл бұрын
silic ayuu xamar Ku joogaa
@khadarmaxamuud882
@khadarmaxamuud882 5 жыл бұрын
Sh. Hurhuri adeer jaamac yare cuqdad ma qabo waa generaal somaaliyeed. Uma qalmo inuu generaal u noqdo somaliland uraysa ee go'doonka ah.
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Waa nin caqli badan oo filimka isaaqismka yaqaana
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 7 жыл бұрын
General jaamac maxamed qaalib allah yaxfidak geesi taariikh bdn u soo joogay
@abdirashidkaruur5980
@abdirashidkaruur5980 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto jeneral jaamac maxamed qaalib aamiin
@geel-qaadyusuf7235
@geel-qaadyusuf7235 6 жыл бұрын
Allow cimrigaada dheere khaatumaddana hagaaji. waa nin mas'uul somaliyeed ah.
@AhmedAbdilaahi-do5is
@AhmedAbdilaahi-do5is 9 ай бұрын
Alle ha naxariisto
@ahmedmuhumed5682
@ahmedmuhumed5682 2 жыл бұрын
Jaamac m qaalib waa xog ogaal daacad ah MAASHAA ALLAAH
@xamseibrahim5086
@xamseibrahim5086 2 жыл бұрын
Wll wuu dhintay alle ha u maxadiste
@nuur3272
@nuur3272 7 жыл бұрын
Odaygu taariikh buu hayaa laakiin wuxuu cadaynayaa inuu ahaa nin waligiiba quluubtiisu meel kale u jeedo. i don't like how he minimizing the effort of the attempted coup. These were heroes.
@ibrahimyusuf6353
@ibrahimyusuf6353 2 жыл бұрын
Alla ha barakeeyo jama mohamed qalib waxd ku garanaysa qalbigisa wanagsan iyo dacadnimada uu umado somaliyed ugu so shaqeyey xususta 70 sano iyo ka badan oo aan mid mid ku khaldayn wa allh yaqan umadisana anfacay
@hah7064
@hah7064 5 жыл бұрын
Iska horkeenka Soomaalida waa ragii ku caan baxay ee Hargeysa dagaalka ka riday 1994kii.
@abdirahman2340
@abdirahman2340 5 жыл бұрын
Jamac yare waa ragii ka dambeeyey fidmadii 1994 Somaliland ka dhacday waxaana u marag ah alla ha u naxariistee xaaji cabdiwaraabe oo markaa lahaa Inamadii airport haystay waar xukumada ku wareejiya ninka is hortaagay waxuu ahaa jamac yare oo markaa la ficiltameyey Madaxweyne Cigaal oo col ahayeen ilaa istimaarkii ingriiska.
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Waa geesi qaran
@Suusuumo
@Suusuumo 3 жыл бұрын
@@caashaqalbi882 geesi maahe ninkii ugu caqli xumaa isaaqa weeyan.
@Charkherad
@Charkherad 5 ай бұрын
Xifaaltan ayaa u dhexeeyey labada nin
@geel-qaadyusuf7235
@geel-qaadyusuf7235 6 жыл бұрын
waa nin waxgarad ah oo taariikh badan haya.
@alialiahmed4475
@alialiahmed4475 3 жыл бұрын
General jama runta ayuu sheegay, laakiin dadka qaarkiis runta ma raban , been iyo faan aan jirin ayey ka jecel yihiin cunrigiisa alaha raajiyo, waa taariikh somaliyeed oo nool.
@osmanadan2764
@osmanadan2764 2 жыл бұрын
Nin caqli badan uma dhalan waa ragii inqilaabka fashiliyey
@alialiahmed4475
@alialiahmed4475 3 жыл бұрын
General Jama mohamad qalib is real Somali statesman D
@abdiaadanwaris7308
@abdiaadanwaris7308 3 жыл бұрын
Waa tuug gaboobay oo naceyb ka buuxo
@warancade1600
@warancade1600 7 жыл бұрын
waar waa nin basaas ahaa oo ku qanacsanaa dulinimada iyo han yarida, cawil yare iyo cabdilahi koongo ayaa run sheegaya ninkan warkiisu waa huuhaa iyo taariikh qarin
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 6 жыл бұрын
maxaynu sameynaa awoowayaasheen iyagaa halkaa ina dhigey
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Kkkkk geesi weeyi
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 2 жыл бұрын
Jamac muxamed qaalib wuxuu ahaa halyey sharaf leh dadka cuqdada qaba ha iska hadlaan
@abdiazizibrahim9402
@abdiazizibrahim9402 4 жыл бұрын
Wariyahan wareesiyadiisa aadban u jeclahay sawabta aan uga helay waa qofka uu wareesanayo hadalka kama dhaxgalayo sida wariyaasha badankood
@mahamoudabdi7426
@mahamoudabdi7426 3 жыл бұрын
Odaygu waa daba dhilif ilaa manta wixii xamar ka gaadhay wa aan laqaadan kain
@abdirashidahmed3499
@abdirashidahmed3499 4 жыл бұрын
Maasha Allah Barnaamijkanaa XUSUUS REEB rasmi ah.
@abdihakimnuur7663
@abdihakimnuur7663 Жыл бұрын
Hw and
@abdihakimnuur7663
@abdihakimnuur7663 Жыл бұрын
Hw and
@abdillahibasheabdi4904
@abdillahibasheabdi4904 2 жыл бұрын
isaaqoow cid inama soo qasbin ee inagaa ummad aan ina rabin isku soo dhiibnay inagoo itoobiya ka baqanayna. yeelkeede waxna kamaynaan qoran. hadana waxba ma hayno jamhuriyad ma nihin rasmi ah (dejure estate). maamul goboleed ma ma nihin rasmiya. yeelkeede qabyaalad baa intaaba inoo dheer.
@bosszaki9861
@bosszaki9861 7 жыл бұрын
Jaamac yare waa geesi tol waayay
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Muu tol waayin lkn wakhtigiisi wuu guuleystey
@abdihakimyusuf4585
@abdihakimyusuf4585 7 жыл бұрын
Reer shiikh isaxaaq maxay ninkan ku Naceen?
@warancade1600
@warancade1600 7 жыл бұрын
Abdihakim Yusuf waa tuug aan faaido lahayn
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Waa geesi caqlilawayasha ayaa naceb
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
@@warancade1600 faaido wuu leeyahey
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 4 жыл бұрын
Abdihakim Yusuf Adigu ninkan oo kale Mohammed Kahin ma hoos geyn lahayd. Aderr Allah baa jecel waa Ahlu cibaado Allah ku xidhan, aqoona cid ku gaadho Somali ku gaadha ma jirto
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 4 жыл бұрын
@@caashaqalbi882 Jama M. Qaalib Nin u dhigmaa Somali lagama heli karo. Allah ha xafido
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 4 жыл бұрын
Halyey, aqoonyahan, waxgarad iyo Rabbi yaqaan Jama Mohammed Qalib ilahow cimriga ku siyaadi, hana ku dayicin. General Galaal iyo ninkanba Harti baa dhalay. Jama M. Qaalib duco rer abti dusha ka saaray. Galaalna ma habaarin, umana ducayn waayo abti wax ma habaaro.
@aliismail5622
@aliismail5622 7 жыл бұрын
horta waa oday weyn oo in la aflagaadeeyo kuma fiicna laakiin waxan hubaa inaanu ficil lahayn ninka la soo taagan dhalinyaro dulmigii dhacay ka gadoodey waan ku markhaati furi lahaa jeclaana in la laayo ,
@warancade1600
@warancade1600 7 жыл бұрын
ali ismail hala yaabin waa oday sirxan oo wax faaido ah laheeyn wax wanaagsan waligi koonfurna kama qaban somaliland kama qaban
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Kkk geesi qaran weeyi
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
@@warancade1600 haku markhati furo
@abdiahmed5049
@abdiahmed5049 6 жыл бұрын
taarikh badan ma hayo odaygu wuu qasbayaa wax uu buug ka akhriyey iyo wax uu malaynayo
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Kkkk
@samadoonkasoomaaliyeed1637
@samadoonkasoomaaliyeed1637 5 жыл бұрын
Beenland jaamac yare noloshiisu dhibwayn ayay kuhaysaa maadaama uu beentooda halis kuyahay
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Kkkk daqonimada yare
@abdi-azizabdi-rahman3152
@abdi-azizabdi-rahman3152 4 жыл бұрын
Garxajis nacayb iyo habar yonis diid ba ku haysa misad la gabawday😂😂 la dhimo cuqdada
@geelleguure8808
@geelleguure8808 3 жыл бұрын
Subxaana Allaah, Cabdicaziizow maxaad u sheegan odeygan Soomaaliyeed oo ah nin qiima leh.
@moamin6064
@moamin6064 5 жыл бұрын
Ileyn meeshaan woqooyi la dhaho weligeed H/Jeclo iyo H/awal baa u talinayey,...
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Beenta jooji garxaajis ayaa u talinayey
@Suusuumo
@Suusuumo 3 жыл бұрын
@@caashaqalbi882 beenta daa garxajis waxuu isaaq u qaabilsanhay dagaalka, baryada iyo faanka.
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 2 жыл бұрын
@@Suusuumo garxajis waa ragii ku xoreeyey ee cadawga kaaga dayran
@Suusuumo
@Suusuumo 2 жыл бұрын
@@fuaadmohumed9146 garxajis jaamac dubad ha xoreeyaan. Tiida ka leh galbeedka ma idinkaaba ku dagaalami kara ma ka la garankartaan sacad muse iyo gadabuursi, dulka ma ka garankartaan. Faani iyo itaal darni baad isku darsateen.
@calioumar2967
@calioumar2967 3 жыл бұрын
War ninkan wariyeh ax samiir maalex
@drmaxamedaxmed810
@drmaxamedaxmed810 4 жыл бұрын
Masha alllah odaygu run buu ka sheegay reerka Habar Awal lkin weli muu qirin in Habar awal keentay midnimadii somalia
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Kkkkk
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Habar awal maxey tahey
@calioumar2967
@calioumar2967 3 жыл бұрын
Listen to wariye bias without facts say sud somalia never had military but thanks to general jaama yare who know history yes general general maxamed caynashe general garbyare colonel abdulahi yusuf
@calioumar2967
@calioumar2967 3 жыл бұрын
Yes ambassador cawil lie about military coup only reason they try military coup just jaolasy
@abdiahmed5049
@abdiahmed5049 6 жыл бұрын
lkn wuxuu u eegyahay nin in badan soo joogay oo hadana aan wax ba ogayn
@aajamac2247
@aajamac2247 7 жыл бұрын
Mid la yiraahdo siciid cali giir ma dhulbahante ahaan buu ku nacayaa
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 6 жыл бұрын
aa jamac Maya walaal ee wuu iska yaqaanaa dhaqankaa oo weligiiba dad dhintay buu colaadiyaa.
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
@@saadaatmuuse111 kkkk xishood idinka cuqdad qabe
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
May inabtii wuu ka soo horjeeday inqilaabka
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 жыл бұрын
@@caashaqalbi882 walaal anigu dhulbahante ma ihi lkn waxaan ogahay in jaamac yare uu leeyahay dabeecad cajiib ah oo qofkay bari is qabteen aanuu waligii ilaawin
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 4 жыл бұрын
Odaygani waa bastar waxwalba oo isaaq kumideysan yahay wuu dafirayaa khiyaana kasta oo lakhiyaanayna wuxuu ku tilmamayaa qeybsanaan dhexdooda ah duli weyaan Majerteen caqligiisii ayuu uhadlayaa Cabdulahi Yusuf ayaa sheegay oo yidhi markay iqabteen sarakiisha reer somaliland waxay hadal cad iguyidhahdeen dalka somaliland ayaanu soceshaneynaa adigana waxaanu kugubadalaneynaa madaxda reer somaliland ee qaxootiga ku ah gudaha somalia
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Geesi weeyi
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 4 жыл бұрын
@@caashaqalbi882 Dhiloy wanag iyo xuman makalataqano
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 4 жыл бұрын
@@bukharimohamed3828 War gabadha maxaad ku gashay? Nin hadduu dumarka caayo waa nin meel xun ku soo koray
@Suusuumo
@Suusuumo 3 жыл бұрын
@@caashaqalbi882 hadoo geesiyahay ma hawiyo hoos fadhiisan laha muu is xoreeyo tuladi uu ku dhashay iyo tolkii wax u qabto. Waa nin cuqdadaysan.
@husseinhandule
@husseinhandule 6 жыл бұрын
bal dhageysta duligan ka been sheegaya inqilabkii 1961 sarakiishii sameysay asshol
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Kkkkk
BARNAAMIJKA SOOYAAL Q 5AAD GEN JAMAC YARE
25:05
SAAB TV
Рет қаралды 25 М.
BARNAAMIJKA SOOYAAL Q 3AAD GEN JAMAC YARE
36:55
SAAB TV
Рет қаралды 35 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Nin Laba Jeer Ka Badbaaday Xasuuq Dad Badan Lagu Laayey
50:18
HORYAAL TV
Рет қаралды 55 М.
40 Qiso┇40 Qiso Ee Ygu Saameynta Badan 2023ᴴᴰ┇► Sheekh Musdhafa Xaji Ismaciil
3:26:03
Where is North?  SNM.  4 of 9
30:10
Where is North
Рет қаралды 12 М.
XUSUUS REEB : PROFF CALI KHALIIF GALAYDH PART 3
51:56
Horn Cable Tv
Рет қаралды 62 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,5 МЛН
BARNAAMIJKA SOOYAAL Q 2AAD GEN JAMAC YARE SAAB TV
40:51
SAAB TV
Рет қаралды 40 М.
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART 6
52:50
Horn Cable Tv
Рет қаралды 252 М.
Taariikhda Garaadtooyada Dhulbahante wareegii sadexaad
24:00