No video

Nin Laba Jeer Ka Badbaaday Xasuuq Dad Badan Lagu Laayey

  Рет қаралды 51,577

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

2 жыл бұрын

Пікірлер: 112
@cabdicumar5891
@cabdicumar5891 2 жыл бұрын
#Masakiinta #IsaaQ Walahi Si Xun aya loo Galay lkn way #Calol wanagsan yihiin waana wada #GoB
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 2 жыл бұрын
Horyaal TV iyo sayid waa ku mahadsantihiin, Taariikhda waa in laga waramaa oo waxii ina soo maray dadkeena yaryari ogaadaan waana in qoraal laga sameeyaa ,in badan oo dhalinyaradeena ah waxa loo soo maray dalkan ma ogaba .
@IstahiilShekh
@IstahiilShekh 6 ай бұрын
😊
@crqvss4227
@crqvss4227 2 жыл бұрын
Bisinka anoo Daarood ah baa ka urugooday ninkan qalbigiisa Alaah hu xafido wax walba Alaah ka gooynaya waxuu gays tay baa laga ee saamaxaad ogaada Allaah hunaxariisto Aabaha iyo waxii dhintay oo dhan
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
Aamiin waxay ahayd xukun la wada eeday xataa kuwii ay dheeraad siisay wayvku dhacday aakhirkii dhibkii ay haysatay dad cunkii dawlad ku sheekta ahayd
@w410921
@w410921 2 жыл бұрын
Wixii waxaa gaystay qaar kamidi weli caadi bay u nool yihiin, sharcina lama hor keenin. Cadaawad ay qabeen waynaydaa
@rashidawad5825
@rashidawad5825 Жыл бұрын
DAARTAA DUNTAY WALEE ISAAQ WAA GOB GUNYAHAY
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 2 жыл бұрын
Ninkan wariiyaha ah cumar dhuule cali ayuu u eegyahay allaahha u naxariisto ninkan dowladdu waa inay caawisaa insha allaah
@f.warsame1069
@f.warsame1069 2 жыл бұрын
Allah uu naxaariso. dadka. Yagii dhintay Amin 🤲 Amin 🤲Amin 🤲 dagaalku Waxu. Ahaa. Somali. Iyo (ISaaq) Allah uugar gaar Isaag 🤲Amin Amin Allah Karaa meyeey. Isaag. wayo Markay. nogooto dagal Cadaw Waa. ☝🏾 miid we Never Forget
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 2 жыл бұрын
Akhkatooyinkii aan eebe u qorniyo iyo kiisaskii ururay. Ifka inta la nool yahay ama aakhiro laysku imayaaba. Idhan kama halaabine iyagoo sida aloogtaasa Mar uunbaa lasoo oogi oo la akhrindoonaaye Waxse aad ogaataa inaan soomaalia abid laysku imanayn
@ahmedadam4489
@ahmedadam4489 2 жыл бұрын
Dadkan ciidanka u ahaa Siyaad Barre , xataa islaaminimo iska dhaafe heerka Aadaminimo ee ay lahaayeen waxa ay ka hoosaysa Xayawanka waxshiga. Naxariistana maba ay aqoon. Hitler Yuhuud xasuuqay la sheegay. Tan maxaa loo bixin Siyaad Barre xasuuqay shacbiigiisa. Masaakiin Reer miyi ah ayuu u xasuuqayay qoysnimo.
@user-wj7he4ci2v
@user-wj7he4ci2v 2 жыл бұрын
Horiyaal tv waad ku mahadsantiin xasuuqii umada loo geystay inaad uruurisaan waanan idinku dhiiri galinayaa inaad sii wadaan si dhalinta yaryar uga faa idaystaan oogaadana waxa la soomaray
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 2 жыл бұрын
Rer somaliland way arsandonaan walee
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 2 жыл бұрын
Calamo ha ku dhacdo. Allow u naxariso
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 жыл бұрын
Waar Waxan Foosha Xun Ee Waxaa Geyastay Kii Aragtaanba Dela Eileen Ka soo Raymayaane. Waa Cadaw Ilaa Imika Aan Noloshena Aan Ogolayne. Imikana Waxay ka Dhex Buuxaan Magaalooyinka SL Oo Dhan. Maxaynu Ka Eeganaynaa?
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 жыл бұрын
Dadkani wabila aakhiro walaal intodidhimatayna naarbaykujiran intamaantanoolina waysugayan wayo Allaah de xaqiisudhafa e mid bani’adam madhaafo
@user-ul1gu8sb1d
@user-ul1gu8sb1d Жыл бұрын
Allah Ha U Naxariisto Dadlaa Dulmiga Lagu Laayey Isagana Ilaahay Baa Ka Badbaadiyey Miskiinka,Welina Naxdintii Baa Ka Muuqata.
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 2 жыл бұрын
Xanaanu u baahanyh ilaahay hakuu gargaaro
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 2 ай бұрын
Dhulbahante iyo Warsangali in la xasuuqo weeyaan
@akhyaargabay6184
@akhyaargabay6184 2 жыл бұрын
anigu maalintaas waan joogey waana dhuuntay kobtii aanu ku dhuumanaynay aniga iyo sadex nin kale oo kale way na waayeen dad kale ayay kala bexeen
@souleyabdou5105
@souleyabdou5105 Жыл бұрын
Xage ahed Mesha wlo
@ifraaxmuxudin1562
@ifraaxmuxudin1562 Жыл бұрын
Alaha u naxariisto dadkaas muslimiinta ahaay ee sida xun oo dulmiga ah loo xasuuqay alle aktiisa ayaa lagu kala bixin doonaa
@abdimagan3482
@abdimagan3482 2 жыл бұрын
Dad waxa ugu liita dadka caynkaa loo geleyey ee iyagii isleynaayey.
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
Yaa is dilay wqqr bax kelabyo waan ku arkaa adoo iidoorta Haya duli
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 2 жыл бұрын
Cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured wan kuraxaysta
@aminaahmed3245
@aminaahmed3245 2 жыл бұрын
Samir wll ha is caloolxumeyn kiley alhi ku badbaadiyey ayagana wuu badbaadinkarey lkn waqtiga ayaa intaas ku ekaaa
@hoobaan8674
@hoobaan8674 2 жыл бұрын
Ninkan Naxdin ayaa haysata hadeer
@guuleedguuleed1811
@guuleedguuleed1811 Жыл бұрын
Intay xasuuqday snm bal soo daa iyana
@ednaidris2883
@ednaidris2883 2 жыл бұрын
They use to say in Sanaag Guul Darood, Geeri Isaaq. We know everything.
@rashidawad5825
@rashidawad5825 Жыл бұрын
MAANTA MAXAA LA YIDHAAHDAA GOB ISAAC GUN DAAROOD
@ednaidris2883
@ednaidris2883 2 жыл бұрын
Alxamdullilah people are telling their stories and genocide deniers shall be shamed. Allah is great
@ismahanjaamac9241
@ismahanjaamac9241 Жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto aamiin Aamiin Aamiin
@safiajama7517
@safiajama7517 2 жыл бұрын
illaheye baan kuu guu dhaarshe Hassanow faaqashtad kuu aragto dhuulkana noolosha Kuu xaabaal
@sahraramathan4371
@sahraramathan4371 2 жыл бұрын
Xaqdaradaas dadkaas lagu dilay Allah baa xisaabin .
@akhyaargabay6184
@akhyaargabay6184 2 жыл бұрын
xasanoow waad hilmaantaye waxay ka bexeen faqashtu ceelafweyn 16/3/1988 maalin jimce ah oo ciidanka SNM ay galeen oo qabsadeen ceerigaabo lABO SANADOOD OO DHOW DHOW ayay ceelafweyn xor ahayd faqasgtuna ceerigaabo iyo burco iyo hargeysa ayay joogeen berbera iyo oodweyne somliland inteeda kale xor bay ahayd
@sofiamohamed6146
@sofiamohamed6146 Жыл бұрын
Inna lilaahi wa inna ilaahi rajacuun allah how naxariisto jannatul fardowso allah geeyo amiin yaa rabbi. Walalayaal maxaad dadkaasi u guursataan hablahooda nacalaa isirkood ku yaal Darood ee ka saara ciida Dir oo dhan baan soo dejineynaaye waa in aan ka tirtirnaa qolooyinkaa from Gaadsan Direed Hargeysa somaliland 😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💀☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠💀
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 2 жыл бұрын
Allaahu akbar
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
somalia waan ka nixi jiray u ducayn jiray mar danbe xata uma ucaynayo ha madhan haday rabaan xasidinta
@safiajama7517
@safiajama7517 2 жыл бұрын
Maxay kaa heelan waata cuuqubadi iyo diige maaskinta faaqasha ifkii kuu kaadadaye akheerona maxa waar yeele Ifkaa kuu uurye Akheerona jahaanmo kuu daaima illaheye baan idiin baarine kuufar
@Qowdhan99
@Qowdhan99 Жыл бұрын
Inta jeer aynagu soo duuleen iyadoo dowladii jirto mamalaysankartid Ceel afweyn intay kasooduuleen bay arbogays iyo fuqufuliye dad kulaayeen rayid ah
@ayaantaano3919
@ayaantaano3919 2 жыл бұрын
aabahaa oo hortaada lagu dilay xanuun aan la qiyaasi karin weeye
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
isaaq midkoodii walba rag iyo dumar boqolaal baa hortiisa lagu dilay oo xansuuq buu ka badbaaday
@togdheermedia7475
@togdheermedia7475 Жыл бұрын
Beedee
@togdheermedia7475
@togdheermedia7475 Жыл бұрын
Dhal faqash
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 жыл бұрын
Umadan reer sheekh isxaaq waydhoohanyiin wayo meeshan taarikhdoda ayalaguhaya iyo dhibatadi logaystay dadtirayarina waysoboqdan yaab anaga wax’aragnay🤔
@waberigirehmusa2873
@waberigirehmusa2873 2 жыл бұрын
Adeer ururkii SNM xusuuq ma gaysan waxa u daliila nabad ay kuwada nool yihiin laga bilaabo 1991 ilaa Maanta.
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
Has waa daliil vad in la dulmay Hada kuwii shahiidqy ehelkood baa nabad ku nool halka kuwii dulmay 30 sano olalayaan kuwa ka noola muuse iyo kaqhin baa la mida oo maanta dalkoosii xukuma halka kuwii dulmay waxa kasii Booli duliku noolyihiin
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
Snm xansuuq way gaystay mid weliba isir nacayba ayay gaystay qori dheere 70.nin ayay isku maalin dhigeen xudun 24 ni n oo salaad ciideed ku jira ayay dhashiikayaal mariyeen dogoble 70 nin ayay ku xansuuqeen boorame 700.qof ayay ruuxa kajareen qaxoontigii absame 700 boqol ayay nafta ka jareen markaa dhiiga dad kale ma dhiig jiir ku jiraa kiinuna ma jawharbaa
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 2 жыл бұрын
Dalka dhib badan ayaa ka dhacday.
@ahmeddaalib9553
@ahmeddaalib9553 2 жыл бұрын
Horyal Tv iyo sayidow aflagaadada aad qabiilka ula bareertey MUXUMUD waa niman warsangeli ah markaa aflagaadada iyo cuqdada warbaahin baad sheegansysaa
@sahraramathan4371
@sahraramathan4371 2 жыл бұрын
Nafkasta waqti bay leedahay
@burco7626
@burco7626 2 жыл бұрын
😭😭
@osmanwarsame6151
@osmanwarsame6151 2 жыл бұрын
Ceelafweyn iyo Kalshiekh waxaan arkey qoraal xasuusqaa ahaa
@souleyabdou5105
@souleyabdou5105 Жыл бұрын
Ha wlo wa ruunta waxa kale o jiray miid kale o degmada bohol ka dhacday
@ibraahimaliegaal6218
@ibraahimaliegaal6218 2 жыл бұрын
Taliyihii Ciidanka Cel Afweyn Haystey Waxaa La Odhanayey ( Dhoore) Wuxuuna Ahaa Hawiye Taliyihii Ciidanka Gobolka Sanaag Waxaa La Odhanayey. (Kurtun) Wuxuuna Ahaa Mareexaan Wuxuuna Ahaa Taliyihii Haystey Ciidanka Military Ee Gobolka Sanaag Nimankaa Waa In Lasoo Qabtaa Oo Sharciga La Horgeeyaa
@kawsarismaciil6060
@kawsarismaciil6060 2 жыл бұрын
0
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Ibrahim Dhoore waxba ma dilin intuu joogay
@Ahmed_deck1
@Ahmed_deck1 2 жыл бұрын
Oo miyay nool yihiin Xaaku ciil badnaa
@souleyabdou5105
@souleyabdou5105 Жыл бұрын
Inder waxa kale o jiray taliye la odhan jiray qarajiyee o an maqli jiray yaranti iska o daka ku xasuqi jiray deganka banka bancade
@abdi6495
@abdi6495 Жыл бұрын
NINKA UU SHEEGAY IN UU BADBAADSHAY WAA CABDINUR HUUBE WAA REERKA MAREEXAN HOOYADII WAA REER MAXAMUUD OO AH DAD DAGA GOBOLKAAS WAAN GARTAY NINKAAS
@kayfyusuf5313
@kayfyusuf5313 2 жыл бұрын
Yaa rabi dadkani maxay ahaayeen
@ismahanjaamac9241
@ismahanjaamac9241 Жыл бұрын
Kurtun yuu u dhashay marka mase nool yahay?
@abdi6495
@abdi6495 Жыл бұрын
Waa marexan reer diini waa noolyahay cabudwaq ayuu daganyahay
@Qowdhan99
@Qowdhan99 Жыл бұрын
Taliye kurtun waan garanayaa100/100
@Najiib_Farhan
@Najiib_Farhan Жыл бұрын
Walal xagee ban kala soo xidhiidha?
@rashaail4191
@rashaail4191 Жыл бұрын
Waxa nimankii inala laynayey eetoos k dadka uganaeye waxay ahaayeen dhulbahante siddsna may moodayn in ay aduun yadu noqonayso nin dabka geliyey
@Qowdhan99
@Qowdhan99 Жыл бұрын
Laakiin maxaa kahoreeyey xasuuqa taa mahmarka ama snm meysheegin
@safacismaan2045
@safacismaan2045 Жыл бұрын
Wixii kahoreeyay waa in xor nimadii iyo dawladoodii isaaq cawaan ladoonteen aan islaam ahayn kadaaya cid tidhaa mayjirin WAAXAANA KADANBEEYA EEG MANTA TUKE WIXII NOOL MURUGTOODA WALLIGEEDNA ISAAQ INAANU AAMININ SOMAALI axmed dheere kaliya diiday oyidhi islaam baan ahay aan dhinto malaynaayo dad maatiya
@abdirahman6263
@abdirahman6263 2 жыл бұрын
Maxaa la caawin wllhi waa cdnka police u iska dulman yhy wllhi maalin dhaweydna gaadhaa la dhcay alle ha u grgarro
@khadramohamed9849
@khadramohamed9849 2 жыл бұрын
لاحول ولا قوة الا بالله علي العظيم
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 Ай бұрын
Daarood ayaa Somali ugu gobsan waayo 1991 kii halmilyan ka badan ayaa laga dilay Somali oo dhan ayaa isugu tagtay hadana waa leydilay ma laha
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv Ай бұрын
ABAAHAA IYO GUNTAAD TAHAYBA WAS . YAA ISKUGU KAA TAGAY AFWAYNE BARRE AYUUNBAA LALA DAGAALAMAY HADII LA ISKUGU KAA TAGI LAHAA HADA MIDHI KAAMA NOOLADEEN GUNYAY GUNTU DHASHAY
@fahadabdi5361
@fahadabdi5361 2 жыл бұрын
Wlh waxaas markaan arko aad baan uxanaqaa bal arka sida loogalayo dadka waan aan xoog idinku xukuno walee maxakamadii ilahay baa imaanaysaa oo idin sugaysa uf mucjiso idinku dhacday nasiib wanaag aniga waxaa idhalay nin reer miyi ah oo aan waligii askarnoqon
@Qowdhan99
@Qowdhan99 Жыл бұрын
Hada wuxuu ushaqeeyaa snm ama mahmarka
@rashaail4191
@rashaail4191 Жыл бұрын
Kaaliin iminka waa laysa daamaxay dagaalafii na waa lagaheshiiyey
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 3 ай бұрын
Goomaa laga hadlin Xasuuqii Boorame laga hadlin,kii Laascaanood iyo kii Sanaag
@ahmedhassanali576
@ahmedhassanali576 2 жыл бұрын
rasaasta dharkaaga taabatay oo aan adi ku dilin baan bah la yaabay ani subxaan war beenta iska dhaaf
@Ahmed_deck1
@Ahmed_deck1 2 жыл бұрын
Waxaa igu BalaNa meeshaan Daarood ku arko inaan ku dilo
@Qowdhan99
@Qowdhan99 Жыл бұрын
Taliye kurtun waa khamriyacab buu ahaa marking iigu danbaysay
@axmeddaahir9459
@axmeddaahir9459 2 жыл бұрын
De waxas dad waxma garata ah baa odhan darood iyo koonfur ba ka danbaysay Lakin waxaasi dad jaahilin ah o bay ahaayen Nidaam jiray o cid walba leh buu ahaa e maahayn rer Ad ban ugaxumahay runtii Akhira layska danbeeyaa 🔥🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭😭
@ismailjama178
@ismailjama178 Жыл бұрын
Nidaanka waa lagu wada jiray,waase lagu kala jiray. Dadka falalka bahalnimada ah sameynayaa sumad gaara bey lahayeen. Khalad baanay iska dhaadhiciyeen ooy aanineen in ay dawlada dadka kale ka xigeen.
@safacismaan2045
@safacismaan2045 Жыл бұрын
Wadxanun sanaysaa dawadaadu waa snm aar goosi la aana hasugin cuqubadiina waa taaa vila roos taala doraad isaaq baa la ugaadh sanaa yay shalayna hawiye maanta waa markale
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 2 жыл бұрын
Kurtin Iyo kuwii dadka xasuuqay reer Somaliland ma ilaaweyso. Ninkan Hassana wuxuu u baahan'yahay. Daryeel caafimaad maskaxeed.
@Qowdhan99
@Qowdhan99 Жыл бұрын
Isaga iyo inta uu kujiro maxay gaysteen markay snm ama mahmarka kubiireen
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 жыл бұрын
Hadadan wuu shooksan yahay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Abhii baa lagu hurdiley ma ciyaarbaa
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
Aax wuu arkay musiibo tii ugu xumayd
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 2 жыл бұрын
Inkaaaaaartiiii waaataaaasss ilaaaa maaanta ay isqarxinyaaannnnnn ee maaaaliwalba ay iscunayaaaa nnnnnnn waleeee nabadd.ayaaaaaany hhellllllinnnn
@idilmaxamed1723
@idilmaxamed1723 2 жыл бұрын
Aad iyo aa you
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 2 жыл бұрын
Warayso ina mirena siduu abtiyaashii ulaayey xudun agteeda
@safacismaan2045
@safacismaan2045 Жыл бұрын
Ooma hilib shiilan baa lasiin laa sow waxay galeen laga gayn maayo godob la aani waa go gol rag nimaan aar san uurka hoya dii buu kujira hada ayaan lagahadhayn ma aqan reer abtigii lkn
@aliabdi3689
@aliabdi3689 2 жыл бұрын
😕☹😩😩
@rashidawad5825
@rashidawad5825 Жыл бұрын
KUWII WAXAA GEYSTAY WAA MAANTAAY LA ANFARIIRSANYIHIIN WAXAY GEYSTEEN--WAA KUWAA WADA KHANIISKA WADA NOQDAY EE CHRISTIAN WADA NOQDAY EE DABADA DHIGTA---
@siciidindho7910
@siciidindho7910 2 жыл бұрын
Waxa la Orhan jirey dhoore
@alibaax5346
@alibaax5346 2 жыл бұрын
Tii gobolada galbeed ka dhacday ha lagu daro taxanaha
@ishmaelmohamud4509
@ishmaelmohamud4509 2 жыл бұрын
Hady maalin jirty, sabab bay lahyd, hadaan taada kuu raaco ee aduu maxad ugaranweyday inaan meel la kala tagayn oo aad iigu raacday nin yiri cidbaan tirtirayaa lakiin hadduu aarsi jiro waa la isku maran lahaa illaa imikana maalin walba weerarbay kuu ahaan lahayd
@mohamedismail2085
@mohamedismail2085 2 жыл бұрын
Dadkii sidaa loo xasuuqay ayaa iyagii hada is dilay !!!!!!
@anaasir3889
@anaasir3889 2 жыл бұрын
Haduuu ka badbaaday yuu u haystaa rajiinkaasu wuu dhacay wuu dhamaaday Kadaaya dadka cuqdada nacaybka soomaliyeed xasuus reeb maaha waa cuqdada gelin Dadka alah u naxariisto
@w410921
@w410921 2 жыл бұрын
Miyaanad damiir lahayn, adigaaba malaa ku jiray ku wii xasuuqaagaystay. Ma tan oo kalaa cuqdad ah. Shame on you.
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 2 жыл бұрын
Cuqdad reeb weeye kan waraysanaya ufurow ayaa la odhan jiray waa reer xudur walahi saydka ayuu la baxay reer axmadna wuu sheegtaa 94 ayuu yimi inan ciise muusana wuu guursaday ina yaasiinbaa la yidhaa xoogaa wanay yar xanuusanaysaa oo indian line ka daganaa imikana guri daadagaa idaacada oo inanta reerkeedu leeyiin ayuu kaga ilmo dhalaa ilahay caafimad ha siiyee
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw Жыл бұрын
Adiga hadii ay dhacdadan kugu dhici lahayd waxaa laga yaaba qayladaada iyo yuuskaaga in aan laga joogen lakiin marka aad aragto qof kale oo ay ku dhacday hadana sheegaya isaga oo waliba qalbiga adkaysanaya waad ku jees jeesaysa damiir la,aan ayaa ku haysa waxaanse rajaynaya xanuunka dulmiga in aad dareento maalin uun
@safacismaan2045
@safacismaan2045 Жыл бұрын
Caqli gaab yoow qoka kaliya waa imisa ehelkii wllo adeero awlaadiisii ninkani waa awaw ilma kastaa taarikhda waalidkii wuu helayaa hadi labaahiyo iyo hadiikalaba Cuqubo waala buux saday midaan dhamaa nayn 1day 109 magaalo kaliya kawaran magaalooyinkii kale waawaynaa waahaysaan cuqubadii shabaab ha haato ama shamaaxiya yaalkale waa wixii laydiin kaydi yay illaa somaali land raaligalisaan owixiinool maxkamadaa keen taan dhurta cugabda
@tamerat.
@tamerat. Жыл бұрын
Dhulbahante waa in la xasuuqa wlhi 30 kun wa in la dilaa
@bashiirshire3471
@bashiirshire3471 2 жыл бұрын
War nin yhw weriye uskag ah baad thy oo bukaan socod ah.waayo hadduu ziyaad bare taliskiisii dad xasuuqay Kuwii aynu ku xasuuqnay (dilla iyo boorame) maxay ahaayeen?
@omarduale1673
@omarduale1673 2 жыл бұрын
Munaafaq. Cadayn baa lagaa rabaa?
@davidwillium371
@davidwillium371 2 жыл бұрын
@@omarduale1673 Been iyo propaganda , miyaa la cadeyn karaa?!
@omarduale1673
@omarduale1673 2 жыл бұрын
@@davidwillium371 wax la cadeeyo iyadaa ugu hawl yar.
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
@@omarduale1673 Ninkan bashiir sitaa waa cadowgii oo isku dayay in uu isku ekaysiiyo dadkan la dulmay waa kuwa ka sii nool dhagar qabayaashii Si xunbaad u dhiman maantana dulinimo ayaad ku nooshahay oo waadigaa dadkaad laysay sheeganaya adoon ku dhicin in aad nala doodo adoo Ah cadowgii jabay askarta ugu bahal sanaa waxay ahaayeen dhuloos iyo waroos isaaqooow taa ogaa
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 2 жыл бұрын
Been badan calool taag
@mahamudjamamahamud
@mahamudjamamahamud Жыл бұрын
Beenaale Nr 1. waxan u ka shekeenayaa waa film been ah heego ama H/A waa beenta aay ku shaqaystaa oo aan run ahayn. Heego naas dheer. Afkuna wuu idin dheer yahay irbadna dun ma galisaan
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 3,5 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 197 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 30 МЛН
FULL : MUUQAAL AANAY CARUURTU DAAWAN KARIN
1:00:37
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 55 М.
BARNAAMIJKA SOOYAAL Q 4AAD GEN JAMAC YARE
55:10
SAAB TV
Рет қаралды 40 М.
Barnaamij Gudagalkii SNM Ee Magaalada Hargeysa 31 May 1988
42:51
BARNAAMIJKA DHACDO IYO DHIGAAL  24 11 2020
1:08:41
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 28 М.
معنى أن تكون رحالًا | بودكاست مربع
3:32:50
إذاعة ثمانية
Рет қаралды 3,3 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 3,5 МЛН