Barnaamijka Waayo Joog: Qaybta 4aad Halgamaa Ifiso.

  Рет қаралды 79,230

CBA TV

CBA TV

2 жыл бұрын

Barnaamijka Waayo Joog: Qaybta 4aad Halgamaa Ifiso.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 73
@user-xk3mn3mj9l
@user-xk3mn3mj9l 10 ай бұрын
Alle haw naxaristo c/lahi yousuf ahmed waxna muu fashilmin waaa ninka aasaasay dawlada puntland ee.dhiiga idinka yaraysay
@rahmahussein4964
@rahmahussein4964 Жыл бұрын
Masha allh isaaq wlhi waa dadka kaliya ee isku duuban guul waarta cadawga cagta hoosteeda
@user-vq8rn6cq4u
@user-vq8rn6cq4u 5 ай бұрын
𝐢𝐦𝐢𝐤𝐚𝐧𝐚 𝐪𝐚𝐩𝐲𝐚𝐥𝐚𝐝𝐛𝐚𝐚 𝐤𝐚𝐝𝐡𝐞𝐪𝐑𝐚𝐱𝐝𝐲
@MohammedAli-rr2bw
@MohammedAli-rr2bw 2 жыл бұрын
Muj ifiso is a hero and a real snm viva Ibrahim sh isaaq
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Mujaahid Ifiso waa nin aftahan ah oo kufiican sheekada iyo taarikhda. Thank you for your service sir.
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 2 жыл бұрын
Geesiga...BIRTA...Ah S N M Guuuul
@cabdixaashi9962
@cabdixaashi9962 2 жыл бұрын
Alle mujaahidiintii iyo walidkayba iyo walaalkayba iyo anagaba Rabi danbigayaga hadhaafo janatul fardawse hakawarabiyo intii inaga dhimatay inteena noola farax kamid yehay iyo dhaanten haynogadabaraxaroisto aamiin khatumadana Rabi khayr haynogadhigo
@caliabdullahi1657
@caliabdullahi1657 Жыл бұрын
Ilaaaahay mujaahidiintii dhimatay haunaxariisto inta noolna hauga dabanaxariisto iyo dhmaaan umada islaamka ah wixii dhintyba ilaaahay haunaxariisto anagana hanooga dabanaxariisto
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 2 жыл бұрын
Ifka farxad kunolow muj aakhira halkii roon rabi kuu denbi dhaaf gal janatul fardawsa adeer
@suleimannouhali7671
@suleimannouhali7671 2 жыл бұрын
Mujaahid faarax ifiso waa nin waayo badan soo joogay Allah cimriga ha u dheereeyo
@fourohio8091
@fourohio8091 2 жыл бұрын
Faarax wuxu Cajiib ku yahay xasuusta iyo xog haynta goobjoog nimo,Masha Allah
@dgarb8353
@dgarb8353 2 жыл бұрын
Ninkani dagaalki ayu cadi i dhex geeyey 😂sidu u wax ugu sheekenayo inaba cadi maha farax ifiso 🔥💥
@AyeeyoXabiiba-tu1ng
@AyeeyoXabiiba-tu1ng 10 ай бұрын
🤐😊
@hindayusuf833
@hindayusuf833 2 жыл бұрын
Halyey farax ifiso cafimadka iyo cimriga ala haku barakayo
@abdulahimohamed4851
@abdulahimohamed4851 2 жыл бұрын
noo. soo. dhamaystir qaybaha danbe weriye 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@abdulahimohamed4851
@abdulahimohamed4851 2 жыл бұрын
Aad baad u Mahadsan tahay👍👍👍👍👍
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 2 жыл бұрын
Waa taariikh runtii cajiiba CBA tv waad mahadsantiin Soodha dhamaystira inshaa allaah
@libside6869
@libside6869 2 жыл бұрын
WaaTaariikh Muhiim ah, waan ku hambalyaynayaa CBA TV iyo Mujaahid Ifiso
@abbasxagar3033
@abbasxagar3033 2 жыл бұрын
Ilaahay cimriga hakuu dheereeyo waxad tahay raga fara kutiriska ah ee kanool ragii xoriyada ilaahdahy gacantooda soogelyey
@hindayusuf833
@hindayusuf833 2 жыл бұрын
Weriye mar mar noo su al farax
@siciidcumar714
@siciidcumar714 Жыл бұрын
Halgamaa Ifiso iyo CBA waad mahadsantihiin.
@abdishakuurmohamed2343
@abdishakuurmohamed2343 2 жыл бұрын
Mujaahid kani waa nin xog iyo taariikh badan hayaa
@dayibaliofficiol4161
@dayibaliofficiol4161 Жыл бұрын
Meesha dhiiga loo daadiyey ayaay nimaan ku ciyaarayn
@abdishakuurmohamed2343
@abdishakuurmohamed2343 2 жыл бұрын
Qaybaha kale soo badi fadlan weriye
@moogebushaaro627
@moogebushaaro627 2 жыл бұрын
CBA AAD BAAD UMAHADSANTIHIIN WAXAN KAA CODSANAYNAA INAAD KUSOO CASUUNTO MUJAAHID..FAYSAL XABAAL MARIWAA●●●●●●●●
@ismaaciilmaxamed3364
@ismaaciilmaxamed3364 2 ай бұрын
Sudaysi ...ismaaciil maxamed laxawo ❤❤❤❤ 1:13 1:15 1:16 1:18 1:18 1:19 1:19 1:19 1:19 1:20 1:20 1:20 1:20 1:20 1:21 1:21 1:21 1:21 1:21 1:21 1:22 1:22 1:22 1:22 1:23 1:23 1:23 1:23 1:24 1:24 1:24 1:24 1:24 1:25 1:25 1:25 1:25 1:26 1:26 1:26 1:26 1:27 1:27 1:27 1:27 ❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮😮😮😮😢😢😢
@abdinasirhashi3588
@abdinasirhashi3588 2 жыл бұрын
Umalan maayo.inay dadkani mardambe ina soo marayaan Rag hadaad maqasho waa nimankan Halaag ayaa meesha ka dhacay
@xaajishiineaxmednuur
@xaajishiineaxmednuur 2 жыл бұрын
CBA TV waxanu ka codsanayna inu kuso casumo barnaamijkan WAAYO JOOG Mujaahid FAYSAL XABAAL MARIWAA wad mahadsantiin
@kx___k8191
@kx___k8191 2 жыл бұрын
Hᴀ ɴᴇᴏ ɴɪɴᴋᴀ ᴀɴʙᴀ ᴅᴏᴏɴʏᴇ ɴɪɴ ᴡᴀʟʙᴀ sɴᴍ ᴋᴀ ʜᴀᴅʟʏ ғᴀsᴀʟ xᴀʙᴀʟ ᴍᴀʀɪᴡᴀ ᴋᴀ sʜᴇᴇᴋᴇʏᴀ ɴᴇᴏ ɴɪɴᴋᴀ ʜʟᴀ sᴏᴏ ǫᴀʙᴛᴏ
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 жыл бұрын
Waa runtiii sxb ninkaas soo qabo
@user-fz8wl6jg7v
@user-fz8wl6jg7v 2 жыл бұрын
شكرا
@Geeraarshe
@Geeraarshe 2 жыл бұрын
Faarax Ifiso Wuxuu ahaa bir finiin ka hadhay weliba Ku darsoo sida lasheego wuxuu ahaa Shiikh yahan snpar
@abdiasisabdalla1265
@abdiasisabdalla1265 2 жыл бұрын
Faysal xabaalmari waa warayso
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
halgankii xalaasha ahaa long life mujaahid iifiso
@yasinyusuf4759
@yasinyusuf4759 2 жыл бұрын
Guutada sayid cali yaa taliye u ahaa Guutada sayid Cumar yaa taliye u ahaa Guutada Barkhad yaa taliye u ahaa Ururka sancaani yaa taliye u ahaa Bal intaa waraysigu ha inaga dhergiyo
@mohamudmohamedabdiwahab6483
@mohamudmohamedabdiwahab6483 2 жыл бұрын
Faaraxow miyaad ilowday in burco goobo iyo cabdiyuusuf in isku maalin ay faqashtu soo wada weerartay oo at labadaba ku jabeen
@dacarabdi726
@dacarabdi726 2 жыл бұрын
Carancaray waa meeshaan ku dhashay
@yucubyabooshow9418
@yucubyabooshow9418 2 жыл бұрын
waxad kaloo raadisaa ninka layidhaa xasan faas ee burco jooga
@farduusibraahim6597
@farduusibraahim6597 Жыл бұрын
Mujaahid faarax ifiso wuxu cajiib kuyahay qaabka sharaxaadiisa ayaa kuso jiidanaya waxad modaa in imika dagaalkii ladhexjoogo guuuuuuuuul SNM guuuuuuul somaliland
@maareeye673
@maareeye673 Жыл бұрын
MY MAN
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 2 жыл бұрын
xalqadii 3 aad miyaan lasoo galin mise waa ta dhawrka qaybood laga dhigay?
@leylaa3666
@leylaa3666 2 жыл бұрын
Maanashallahu waa nin waayo arag ah waxabadan ka og ka sheekanayayaa waxa jiray Sm waxa hiilayey ilahay waayo waa laga gar darananaa waayo faqashatu way dhibatay dadkii gudaha ku jiray laakiin Isaaq wuu ilaabay waxii soo maray iyagaa u soo jawaab Ilahay hadi soo hadayo Isaaq
@mohamedsaeed4805
@mohamedsaeed4805 4 ай бұрын
Galo
@mohamedsaeed4805
@mohamedsaeed4805 4 ай бұрын
Aasiga
@mustafeanshax12
@mustafeanshax12 Ай бұрын
Waxkasta waad gaadhi kartaa marka aaanad haysan wado kle oo kuu banan wlhi ragan kunka nin u badheedhaya waxay ku dagaalmayaan ma haystaan waxkalooy sameeyaan ethiopia waa soo saartay afweyne haday isu dhiibaana wuu gubayaaa
@cabdiraxmaanmaxamuudcige3843
@cabdiraxmaanmaxamuudcige3843 Жыл бұрын
he is hero mujahid
@abdulahimohamed4851
@abdulahimohamed4851 2 жыл бұрын
Weriye
@abdulkadirmusa3666
@abdulkadirmusa3666 Жыл бұрын
Ninka oo xukun bilaa cadaalada kataliya oo xuku xun cadha ilaahaay baa kudhacda sixunbaana loojabiyaa markaa waa tasugaaysa muuse dulmi taageerayaasha suga maalmo yar
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 Жыл бұрын
Maalin laga guuleysteyba ma jirto miyaa
@KAMAALSHAH-sc9ms
@KAMAALSHAH-sc9ms Жыл бұрын
Way jirtaa intii laga guulaystay ee ay jabeen way koobnayd waanu kuu sheegay ee si fiican u dhagayso
@jimcaale802
@jimcaale802 2 жыл бұрын
Gff
@ayaanayaan3532
@ayaanayaan3532 2 жыл бұрын
Aniga waxaan la yaabaa ninkasto oo snm ku jiray markuu sheekeynaayo ma arkeysid hal mar asagoo dhahayo goobtaas waa nalagu jabiyay iney ayaga wax bur buriyeen maahane waa yaabaye
@abbasxagar3033
@abbasxagar3033 2 жыл бұрын
Sawjka kuu sheegey inta gooboyod ee lagu jebiyey lkn. Adigu waxad kadamqatay jabka adeeradaa kudhacay oo waxad rabtaa inxn faqashti guulsysato mar walba
@goojacade4325
@goojacade4325 Жыл бұрын
Waar kani been badanaa Ma waxaad leedahay siilaanyo ayaa SNM sii joogey markii siyad bare iyo mgiste heshiiyeen bal beenaalahaa eeg iska odhanay waxaan Sal iyo raad toona lahayn Adeer siilaanyo markay halkaa marayso ayuu hantidii SNM ee loogu talagalay in woxoogey shidaal ah loo siiyo walaahi intuu jeebkuu kusii qaatey waanu baxsaday siilaanyo halgana waxba kama ogeyn intii dambe masaariiftiina wuu nagala baxsaday Ifisoy beenaale
@ubahubah3949
@ubahubah3949 2 жыл бұрын
Khawaarij
@joe-wc1je
@joe-wc1je 2 жыл бұрын
Waar ninkani waxbaa ka khaldan ee hakiya barnamijka ninkan
@abdishakuurmohamed2343
@abdishakuurmohamed2343 2 жыл бұрын
Joe Maxaa qaldan hhhhhh
@user-zc6ig1ep9q
@user-zc6ig1ep9q 2 жыл бұрын
Adiiguu dee koox Kantorol.werartaa.baad halgan uutaqan.waxanuu Kaa hadlayaa.maskax.dada wey kaa weyn.tahay.
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 жыл бұрын
Yaa kugu yidhi cunsuriyahaw
@mucjiso2000
@mucjiso2000 2 жыл бұрын
AXMED SIILAANYO INUU CIIDANKAA KA TAGO MAY AHAYN INUU LA SOO GALLO AYAY AHAYD,,WAA MEELAHA LUGU DHALIILO odayga
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 2 жыл бұрын
Dumar baad ka tahayoo waxba dunida kama ogid.
@mucjiso2000
@mucjiso2000 2 жыл бұрын
CARUUREEY XAAR XAD,,, AMAAN JECLAA MA HAWEENBAA
@marwankhan6969
@marwankhan6969 Жыл бұрын
Waar isagu siyaasi buu ahaa xirfad militaryna muulahayn askarina muu ahayn waligiina dagaal muu galin wasiir buu ahaa markaa maaad ka waalaysaa wuxu ka mid ahaa qaybtii siyaasiyiinta snm
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 7 ай бұрын
Axmed siilanyo waxa uu ahaa hogaamiye siyaasadeed muu ahayn hogaamiye milatery markaa wuu ku sax Sanaa in uu goobta dagaalka Ka fogaado .. waayo hadii la qabto ama la dilo waa jab iyo guul darro
@yucubyabooshow9418
@yucubyabooshow9418 2 жыл бұрын
ninkan waa mujaahid lkn maha nin wax og waxiisu waa booshaq Faysal dheere ayaa sifiican u warmy plz odayga muuse wadad la yidhaa inoo soo qabo waxan filiyaa inuu ahaa reer shiikh
@jibriilmaxamed8709
@jibriilmaxamed8709 2 жыл бұрын
Ninkani waa mujaahid laakiin nin wax og maaha,ok miyaad raqaanaa ninkan
@user-zc6ig1ep9q
@user-zc6ig1ep9q 2 жыл бұрын
Waxaa uu kaa hadlayo. Ee uu usoo tagnaa. Maxaad kuu diday.sarkaal Buu ahaa ninkanii.aan Nixiin
@Cadeshow
@Cadeshow 2 жыл бұрын
Abooy nin siduu u tarikhda wakhtigeda u sheegayo bal waaakase ha la helo malaha wax banad kal kala garabayne mujahid ifiso ❤🥰 alle ha barakeyo
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 жыл бұрын
Caruur baad katahay adeer meeshee maad iska dhagaysan ,adigu ma taariikhdanaad usoo joogtay maxaad ku haysataa ninkan
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
abdulaahi abdulaahi kirbaa lagu yidhi maxaa loo joojinayaa maadaa dadka amraya? caqli xumo waa wixii soomaali isku dishay
Barnaamajka Xusuus Reeb Cabdilaahi Darawal Qaybtii 1aad
33:26
Horn Cable Tv
Рет қаралды 153 М.
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 57 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 123 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 7 МЛН
WaayoJoog  Qaybta 1aad Halgamaa Yuusuf Ganaje
36:21
CBA TV
Рет қаралды 32 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb : Faarax Siciid Sugule Ifiso PART 2
56:54
Horn Cable Tv
Рет қаралды 369 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb Oo Dhamaystiran
1:59:21
Horn Cable Tv
Рет қаралды 180 М.
Xusuus Reeb - Mujaahid Maxamed Kaahin - Q3aad - Ducaale - S4E05
1:03:38
Maxaa fashiliyey Inqilaabkii Lixle isku dayey ee Gobollada Waqooyi?
35:30
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН