No video

Waayojoog Q1AAD Halgamaa Faarax (IFISO), SNM iyo Dagaalo Qadhaadh

  Рет қаралды 56,347

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

#Waayojoog: Faarax (IFISO) iyo side SNM ugu biiray iyo Dagaaladii ugu horeeyay sida #Burcoduurey iyo dhimashadii Halgamaa Maxamed Xaashi Diiriye #Lixle
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika #CBATV

Пікірлер: 79
@laylamohamed7042
@laylamohamed7042 2 жыл бұрын
Masha Allah xaaq bu u leyahay in lo duceeyo mujahikan🤲. Salan sare🤚 naga gudoon. Aboo nabada ku daqayno somaliland ragi so dhiciyey ayad ka mid tahay. Ilahay haku sharfo akhiro iyo aduunba. Alaahuma amiin
@ismailibrahimmohamed3124
@ismailibrahimmohamed3124 Жыл бұрын
😊
@ahmedcabdalla9064
@ahmedcabdalla9064 2 жыл бұрын
Mujaahid xalaala. Mahadsanid sxb halkaa ka wad oo taariikhda inoo ururi ALLE ayaa kaa abaalmarin doonee
@abdicaato2218
@abdicaato2218 2 жыл бұрын
Mujaahid faarax ifiso insha Allah taarikhdaada waanu haysandoona
@zarqawirooxanta4390
@zarqawirooxanta4390 2 жыл бұрын
Anagoo fadhina goobti lagu qabsaday Gaadidka faqashta oo ah Haye Meel tamuuxa oo dhinaca bariga kaga taal. Maalinta wxaaa ku shahiiday Awoowgay adeekay iyo qaar badan oo familig ah Lakin wxaa sharaf ah in ay udhinteen dlkoodi Allah ha unaxariisto dhamaantod
@mohamedabdullahi2396
@mohamedabdullahi2396 2 жыл бұрын
Thanks thanks faarax ifiso waa nin jira ii noolow much respect adeer fasrax
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 2 жыл бұрын
Soo dhamays tira fadlan. Faqrax Ifiso tarikh taxane ah nooga soo gudbiya Insha Allaha..
@dhaskatumetube9882
@dhaskatumetube9882 2 жыл бұрын
Taariikhda tv gan waan uga mahadcelinayaa
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 жыл бұрын
Mashaballaah allaw ku xafid mujaahid hore ayaan kuu dhegaystay
@kurlipaax77
@kurlipaax77 2 жыл бұрын
CBA tv waxaan idinka codsanaya inaad mujaahid Abkor Afdhanle waraysii la yeellatan xog badana ka haya dullaanki mujaahidinta Snm raagi burco soo gallay ayuu ka mid ah Inuu burco jooga ayaan filaya Waad mahadsan tihin
@Xirsishow
@Xirsishow 2 жыл бұрын
waaanu suganay sagoo dhamaysbtiran aad baanaanu ula soconaa barmaamijka
@mohamedjeesto523
@mohamedjeesto523 2 жыл бұрын
GuulaYso labada Daarodba Halgamaa Ifiso Legend guulaYso goor walba
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 2 жыл бұрын
Zoo badiya taxanaha mujaahidka
@dhimbiilyareofficial4157
@dhimbiilyareofficial4157 2 жыл бұрын
Alle cimriga ha ku dheereeyo mujaahid
@shaaficioadymaxamuud6624
@shaaficioadymaxamuud6624 2 жыл бұрын
Masha allah waxaan daawaday isaga oo uu waraysanaayo wariye ducaale
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 2 жыл бұрын
Mujahad ifiso ilaahay if iyo akhirba Allah raali hakaanoqdo abalkaaga magudi karnee
@hiriyohogol5295
@hiriyohogol5295 Жыл бұрын
It is very interesting
@ibadomohamed1908
@ibadomohamed1908 2 жыл бұрын
thanks walal
@AmiinXasan-fy3it
@AmiinXasan-fy3it 5 күн бұрын
Maan shaalaah aabo guuuuiu ❤❤❤❤❤❤❤😂
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 2 жыл бұрын
Mujahid Ifiso. Waa taliyaha keliya ee ka dagaalamay bari iyo galbeed.
@abdinasirhashi3588
@abdinasirhashi3588 2 жыл бұрын
Ninakan waa wariye dhaba sida uu u dhagaysanayo
@kaisehassanjama2075
@kaisehassanjama2075 2 жыл бұрын
Faarax Siciid Sugule (Ifiso) Waa Halgamaa wayn. Illahay haku Xiftiyo
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
halgankii xalaasha ahaa SNM
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 жыл бұрын
Shaann fool dhhawan buu kuu dhiintye DENMARK ALLAHA HAA UU RAXAMO
@fardusali5547
@fardusali5547 7 ай бұрын
Ilhaay intii dhimtay SNM uu naxriisto kuwa nool Ilhaay haa xafido
@asiaali3460
@asiaali3460 2 жыл бұрын
CBT TV waxaan ka codsanayna in uu barnaamijyo badan uu mujaahidkan nooga sameeyo sababta oo ah war badan buu ahaa
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 Жыл бұрын
Farah ifiso true legend weeye
@abdirashiidmohamed2004
@abdirashiidmohamed2004 2 жыл бұрын
Mujaahid xalaala rabigu raali ha kaa ahaado Mujaahid
@abdelkaremhassanali1669
@abdelkaremhassanali1669 Жыл бұрын
@mohamedabdillahi7664
@mohamedabdillahi7664 2 жыл бұрын
Mujaahidkani 2021 Muqdisho ayuu noogu yimid.
@axmedcaabi3194
@axmedcaabi3194 2 жыл бұрын
Ismaaciil Aaden Filiinje Oo Hadana Kamida Gudida Darajo Bixinta Weeye Sarkaalka Ifiso Sheegayo Ee Baalidhaye Haystay
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 4 ай бұрын
Ciidan beeladkaa hadda afweyne lama joogee maxaa loo xasuuqiwaayay oo laaga aargoosan waayay?
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 3 ай бұрын
Waa qaladawdkii aynu galnay waayo waxay ahayd in wax alla wixii afweyne la socday la gumaado
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 3 ай бұрын
@@khadarhussain1741 absolutely
@ismailtani4000
@ismailtani4000 2 жыл бұрын
Faarax ifiso
@shaakirmahmud2201
@shaakirmahmud2201 2 жыл бұрын
Intaa hore xasuus reeb hore beey u sheegty intii kale maxaad u waydiin waydy
@MohamedIbrahim-rd1jx
@MohamedIbrahim-rd1jx 2 жыл бұрын
Wareysiga wu dheer yahay ee General ka biyo meesha uso dhiga walaalayal
@shakirkhalil-df3qr
@shakirkhalil-df3qr Жыл бұрын
Mjhidnimo😊
@AminSuppers
@AminSuppers 10 ай бұрын
War naga amusing maxed umad laysay ma didn't bad ku dagalantay daalin ayad ku dagalantau
@jamacsalaad4833
@jamacsalaad4833 2 жыл бұрын
ciidankii somaliya ee itoobiya weeraray waxay ahayeen 3 qaybood koonfur woqooyi iyo qaybta dhexe
@Malaak123-k7f
@Malaak123-k7f Жыл бұрын
🎉🎉🎉❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
SAAJAC
@saedmohamed9668
@saedmohamed9668 2 жыл бұрын
Jeneral ismaacil aadan ( filinje) bal isna soo waraysta ahna taliyaha darajo bixinta ciidanka War bixin badan buu hayaa mujaahidkaasina. Waaka ninka ifiso shegayo
@dhabufiirso1712
@dhabufiirso1712 2 жыл бұрын
Fadalan soo dhiga qaybihii kale i dhaqso ah waad nagu badh jarteene
@ubahubah3949
@ubahubah3949 2 жыл бұрын
KkkkkkKkkkkk anagga lanama jabiyo god heelina muxuu odhan
@abdimajidfarhansaid1581
@abdimajidfarhansaid1581 2 жыл бұрын
codka iyo muqalku ma wada socdan naga saxa nio
@user-pq9ic1wj1x
@user-pq9ic1wj1x 6 ай бұрын
Maalin walba maadaa wax jebiya
@nimcocabdi6733
@nimcocabdi6733 2 жыл бұрын
Mujaahidka taariikh badan ayaa ka dhagaystay waxana warystay ducaale
@saidismail2854
@saidismail2854 Жыл бұрын
War Ninka askariga ah ee amar lasiinayo diidikari jirey kumuu ahaa wakhtigii kacaanka Beenaale kaadib ah
@jimcaalewarsama1082
@jimcaalewarsama1082 Жыл бұрын
Kugu dhacday oo ilaahay ku cadaab ee umada dhimatay iyo kuwa nool iska nabad geli
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
maxaad ka hadlaysaa
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 Жыл бұрын
Isku qabo sharafey
@fardusali5547
@fardusali5547 7 ай бұрын
Tuug Afweyan miya ku dhalay
@adna6332
@adna6332 2 жыл бұрын
Wa and
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 2 жыл бұрын
28:54 Halka waraysiga waxa ku jirta edit warbixin ba maqan. Hadanan waraysigisi Hore daawan wan xanaaqi laha. Fadlan hadad war soo gudbinaysan ama cid waraysanaysan hagajiya cajeladaha. Warka dadkan idin dhibayan wa amaano ee ilaliya oo siday tahay uso gudbiyo. Hadi camera idinka jogsato uu sheega. Warbixino kala gogoan ha no kenina..
@wellsmart
@wellsmart 2 жыл бұрын
Taliyaha uu warbixinta siiyay bay ka jareen waa kuma?
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 2 жыл бұрын
Lixle Illahay ha uu naxariste. Faarax Ifiso wuxu uu baxay Sahan cidamo soo arkeen. Soo noqodki bu uu warama Lixle intasay ka jareen. Wa xag farsamo ban filaya.. Sixitaana Somalidu ma ogola oo nacasnimo iyo doqonimo moodan haday khalad yaro dhacay ka garaban oo saxan..
@jaamacmahad386
@jaamacmahad386 Жыл бұрын
3 7
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 2 жыл бұрын
Madax dii idin wadaty noomaad sheegin ee intaa raaci mujaahid
@saidismail2854
@saidismail2854 Жыл бұрын
Taariikh been ah ayuu sameystey wakhtiyar gudaheed
@yucubyabooshow9418
@yucubyabooshow9418 2 жыл бұрын
Faysal dheere nin dhagaystay faarax dhagaysn maayo kala sheeko wacan
@engrjama6371
@engrjama6371 2 жыл бұрын
Sheeko meesha mataalo taarikha baa Laga hadlayaa
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 2 жыл бұрын
Taariikh nool baa nagu socota oo taliyihii Sayid Cali soo jeedinayo. Faysal dheere muxuu ahaa?
@samato143
@samato143 2 жыл бұрын
Waxani waa taariikh ee faysal cali war aabe maxaa keeney meesha
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 2 жыл бұрын
Meshan biyo mayaalan miya
@abdirizak8437
@abdirizak8437 2 жыл бұрын
L0
@bashiirshire3471
@bashiirshire3471 2 жыл бұрын
War ninku been badanaa Bello kugu dhacday
@alkenalken9460
@alkenalken9460 2 жыл бұрын
nacaladii rabi kugu dhacdey oo idinku wada dhacdey kuwii baqtiyayna waa ahlu naar kuwa nool na waa xukun iyo ciqaab sugayaal baad wada tihiin dalkii idinkaa bur buriyay dadka samaaliyeed kala bar inidkaa dilay marqaan land ilaa hadda dalka iyo dadka samaliyeed argagixiso baad ku tihiin nacaladii rabi heydin hareyso aameen aameen aameen yaa rabbi 😈😈😈😈😈😈😈😈😈😈😈😈😈😈😈😱😱😱😱😱😱☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀😣😣😣😣😣😣😣😣😣👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿😖😖👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿👿
@HELLO7546
@HELLO7546 2 жыл бұрын
Faqash kuwii shacabkii iyo maatadii madaaficda iyo diyaaradaha ku xasuuqay xoolihii umada dhacay, xataa shacabkii Muuqadisho qabiilka Jasiira ugu xasuuqay, duli alle ku bad qaxooti, qarax iyo Amison ayuu xaalkaagii ku danbeeyey, Somaliland nabad iyo hor umar baa yala alle how siyadiyee, habaar waa debed Afrikankasu rag iyo dumarba haydin fuulan yaa ilmo duli. Guul Somaliland.
@HELLO7546
@HELLO7546 2 жыл бұрын
Faqash kuwii shacabkii iyo maatadii madaaficda iyo diyaaradaha ku xasuuqay xoolihii umada dhacay, xataa shacabkii Muuqadisho qabiilka Jasiira ugu xasuuqay, duli alle ku bad qaxooti, qarax iyo Amison ayuu xaalkaagii ku danbeeyey, Somaliland nabad iyo hor umar baa yala alle how siyadiyee, habaar waa debed Afrikankasu rag iyo dumarba haydin fuulan yaa ilmo duli. Guul Somaliland.
@ahmedipnugaashaan209
@ahmedipnugaashaan209 2 жыл бұрын
Candho zankugalaa wabaaa
@HELLO7546
@HELLO7546 2 жыл бұрын
@@ahmedipnugaashaan209 kkk Ma ninkii qaxootiga ku baday ayaa candho ah, marka candho caydh iyo qaxooti kaa dhigtay adiguna maxaad tahay, xaalkii Faqash habaar, cay iyo calacal ayuu ku danbeeyey, Guul Somaliland
@ahmedipnugaashaan209
@ahmedipnugaashaan209 2 жыл бұрын
@@HELLO7546 nacladii kudhashay wase soomaliland iyo mujaahidkaba yaa wax kasheegay wax iska hubso nio
Waayojoog : Faarax Siciid Sugule (IFISO) Qaybta 3aad.
43:38
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 33 МЛН
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 13 МЛН
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 12 МЛН
Barnaamij ku saabsan Jabintii Jeelka Mandheera 1983-kii
1:13:41
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58
SAAB TV
Рет қаралды 104 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb Oo Dhamaystiran
1:59:21
Horn Cable Tv
Рет қаралды 182 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb : Faarax Siciid Sugule ( Ifiso) PART 1
49:41
Horn Cable Tv
Рет қаралды 314 М.
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44