Barnamijka Falanqaynta Todobaadka-Dhaqanka Soomaalidu maxuu ka qaba in Ninku caawiyo Xaskiisa?

  Рет қаралды 317,325

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 1 400
@maajedomer8943
@maajedomer8943 3 жыл бұрын
Caawinta aad caawinaysid xaaskaga mahan wx hada labartey mana ahan wx aan gaalada ama reer yurub kaga dayanay ee dhaqankas wxan kaga dayanay nabigeena muxamed scw
@monamariin750
@monamariin750 3 жыл бұрын
Illhay haku daysto bowe🙏🏾💕
@bella-xb1ug
@bella-xb1ug 3 жыл бұрын
Nin rageed👌🙏😍
@susuzan9499
@susuzan9499 3 жыл бұрын
Caqliga ha waayin walal
@loveyourlife5236
@loveyourlife5236 3 жыл бұрын
deenta dadkani waxa ba kama yiqaana waxa kasta oo wanaagsan na waxay ay moodayaan in reeryurub laga bartay
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 3 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW runtiii wanaag iyo wax fcnbo waxaan ugu dayanaynaa XABIIBKA MUXAMMAD SCW SCW SCW
@Workhard127
@Workhard127 3 жыл бұрын
Farax is a QUEEN. we must protect her at all costs
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 3 жыл бұрын
Dood qurux badan weeyi mar walba dhanka diinta hala eego mahadsanidin. Ilaahay ha ina waafajiyo khayrka amin.
@hanadaxmadofficial7352
@hanadaxmadofficial7352 3 жыл бұрын
Waa sax 🥰🥰
@abiztech6679
@abiztech6679 3 жыл бұрын
m.a
@lunibark9978
@lunibark9978 3 жыл бұрын
diintu way ogoshay in ninku naagtiisa caawiyo xadiiski rasuulka soo akhri caasha la shaqayn jiray
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
@@lunibark9978 Xadiithka yaa diiday
@lunibark9978
@lunibark9978 3 жыл бұрын
@@inaclaahi3526 yaad tahay adigu marka
@apdih3233
@apdih3233 3 жыл бұрын
Nebiga Oo Aha khayru khalqil-laah ayaa caa'isha la qaban jiray hawsha guriga xitaa garbihiisa ayey lugaheeda saari jirtay markay gaadhi waydo waxyaabaha ka dheer... xita way wada maydhan jireen yaan dhaqan soomali iyo ninku wax ma qabto yaan la odhan ninku waa ku waajip inuu xaaskiisa caawiyo❤ والله أعلم
@cabdihindiofficialstudio2248
@cabdihindiofficialstudio2248 3 жыл бұрын
Diinta banaysay inlawada maydho xagee kajirtaa nayaa sida ayda ayaa laguula dhaqmayaa adiga
@yasminmaow8191
@yasminmaow8191 3 жыл бұрын
@@cabdihindiofficialstudio2248 doqon baa tahay oo jaahil eh horta soo baro ka dib hadal waa runteeda gabadha
@cabdihindiofficialstudio2248
@cabdihindiofficialstudio2248 3 жыл бұрын
@@yasminmaow8191 dhakh baad haysaa wllhi orod diinta caadi uga bax waxba ha dhuumaalaysane
@hodanhassan8361
@hodanhassan8361 3 жыл бұрын
@@cabdihindiofficialstudio2248 waar dinta ma waxay uga baxaysaa orodoo maydho alla maxad kalmad aad maqashay oodan cilmi ulahayn aad ka hadlaysaa adeer diintu may odhan dumarka raga ha ushaqeyan fahan dhoore
@hoodoabdi3770
@hoodoabdi3770 3 жыл бұрын
@@cabdihindiofficialstudio2248 caqligaagu intu kusiiyey unbad ka hadashay adunba isliidaya markad cid caydidna
@samiamohamed8194
@samiamohamed8194 3 жыл бұрын
Wariyuhu wuu kululaadayba My girls well done 👍🏻
@susuzan9499
@susuzan9499 3 жыл бұрын
Si fiican bay u doodeen habluhu 👏💖
@horumariyodhiirigalin1097
@horumariyodhiirigalin1097 3 жыл бұрын
Masha Allah walaahi wada ayaa ay iska mariyeen hhhhhh
@cherri6388
@cherri6388 3 жыл бұрын
Ma aragtey siduu raga dhaandhaamada ugu xaglinayey
@bella-xb1ug
@bella-xb1ug 3 жыл бұрын
Hhhhh haa wlhi inuu gabadha tarxada cas cuno wax yar baa uga dhimanaa bisinka🤣🤣🤣
@israahmed8052
@israahmed8052 3 жыл бұрын
Wariyaha wuu ilooway shaqadiiisa dagaal ayuuba diyaar u yahay
@queennajma7964
@queennajma7964 3 жыл бұрын
Nabi maxamed scw oo idinka karaamo badan xasaskiisa wuu caawin jiray ragga somaliyeed dhaqan ayeey ku gambanayaan labada qofood dan ayaa wada keentay meesha
@susuzan9499
@susuzan9499 3 жыл бұрын
Diin garan maayane way iska dhurmayaan uun ragani 😏😏 rasuulkeni baa tusaale inoogu filan
@hyucklee5577
@hyucklee5577 3 жыл бұрын
ma jiro hal nin oo yaqaano hadiith-ka nabiga (saw) iyo quran illah (swt)
@lunibark9978
@lunibark9978 3 жыл бұрын
adba waad taqaana somaha
@hyucklee5577
@hyucklee5577 3 жыл бұрын
@@lunibark9978 yes bitch
@seerabtaaindhobulac7895
@seerabtaaindhobulac7895 3 жыл бұрын
@@hyucklee5577 yooo 😂😂😂😂 Astaqhfirullah
@hussienm.rirash8952
@hussienm.rirash8952 3 жыл бұрын
Dood uma arko anigu shaqada guriga in lawada qabtaa ceeb maaha nabigu scw xasaskiisa waa la shaqayn jiray waana caawin jiray noloshuna guriga oo kaliya kuma koobna in lawada qaybsadaa waa muhiim marka horeba laysma qasbin xoogna layskuma soo raacine waxa muhiim ah in la ogaado danta layskugu yimid shaqaduna ceeb maaha
@husseinabshir1395
@husseinabshir1395 3 жыл бұрын
Cawinta waa laiskuleyahy waxaa dooda kataganthy qasab iyu shurud malintada shaqada kuqabso kwrn arinkas
@elissagelle872
@elissagelle872 3 жыл бұрын
I proud iney dumarka fahmeeyn diinta iyo masuuliyadooda jecliya jabkaas wax badan ka ilaaliseen inaa barano diinta iyo maadiga
@macluumad2631
@macluumad2631 3 жыл бұрын
Maadi mataagna qoyskaagaY taagntHy
@hoodovaya5766
@hoodovaya5766 3 жыл бұрын
Ninka wariyaha inuu xanaqsanyay yaa ila arkay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@EngineerYourPotential
@EngineerYourPotential 3 жыл бұрын
🙋🏽‍♀️😂
@bella-xb1ug
@bella-xb1ug 3 жыл бұрын
Ani🤣
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 жыл бұрын
Ani 🤣🤣🤣🤣
@ishwaakahmed2667
@ishwaakahmed2667 3 жыл бұрын
Lol ani Wlhi Hhhhhhhhhhh manooli
@oubahmohamed9639
@oubahmohamed9639 3 жыл бұрын
Ani
@caddeeye
@caddeeye 3 жыл бұрын
Maalintaan guursaday ,gabadhiina la ii soo hooyay, habeenkaa Cashadii annu cunnay wallahi anigaa kariyay anigaana sii hagaajiyay wax walba ..imikadaa aan commentka qorayo wallahi contain karinayaa, 4 ciyaal ah baa maanta noo jooga.ku darso anigaa quutal daruuriga soo dhacsha....taariikh ahaan hooyaday iyo aabbahay ayaa igu soo koriyay sidaa
@princessn5130
@princessn5130 3 жыл бұрын
Nin rageed!
@mahdimawliid8457
@mahdimawliid8457 3 жыл бұрын
Wll ana igu ducee nin sidaasa 💝💝💯💯
@caddeeye
@caddeeye 3 жыл бұрын
@@mahdimawliid8457 insha allah walaal nin diinta si sax ah u fahansan oo sidii Nabi mohamed SCW iyo caa'isha u wada noolaayeen garanaya .
@Kiwilover7
@Kiwilover7 3 жыл бұрын
Allahumabarak wlalo ilahy haysu kiin daayo
@dhool_waabari_130
@dhool_waabari_130 3 жыл бұрын
Mashalaah wllo sidaa kuwad kuleyahy Allaahna reerkina haydin barakeeyo
@ubahsicid349
@ubahsicid349 3 жыл бұрын
Waxaan aad ugu farxay in gabdhihii somaliyeed aqoon yeesheen oo eraydii lagu af jagi jiray bal daawo aqoonta iyo aftahan nimada gabdhahaas maansha Allah waxaan ku boorinayaa hoyo kasta in ay gabdhahooda wax baraan 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@ubaxsharif6605
@ubaxsharif6605 2 жыл бұрын
sami xaqiq aqontu waxay nofurta indhaha
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 3 жыл бұрын
Xaaskayga inaan Caawiyo waa qasab oo markay cunto soo samaynayso hadaa joogo aan caruurta ka hayo waayo caruurta aan haynayo anaa dhalay oo waa dhiigaygii haday umusho oon cid kale guriga noo joogin anaa madbakha galaya oo usoo samaynaya cuntadii Diintana Lagama Tagi Karo lakin Dhaqan hore oo jaahiliyo ahaa waalaga tagi karaa Haduuna Faaido lahayn
@xamdaarliyo6162
@xamdaarliyo6162 3 жыл бұрын
Exactly waan kuGu Racsanahay
@xamdaxiis8135
@xamdaxiis8135 3 жыл бұрын
Kepgoyn pr0dr😘
@craxmaanxasan3842
@craxmaanxasan3842 3 жыл бұрын
Alleh hakudhawro
@Jasmine18815
@Jasmine18815 3 жыл бұрын
Hno illaahay ma taqaan isoo sheeg meel aan kaalo xiriiro haday waxani aad sheegtay aad samaynaso plz
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 жыл бұрын
💯👍
@johnben1031
@johnben1031 3 жыл бұрын
Waa in loo kariya xaaskaga anigu waxaan u kariya cuntada iyada iyo carruurteydaba,waanan ku faraxsanahay
@MaryamaMaryama-vv9tv
@MaryamaMaryama-vv9tv 3 жыл бұрын
Mashallah wll sii wada oo caawi xaaskaga
@anababdinor8075
@anababdinor8075 3 жыл бұрын
Fariiid Allah ku xiftiyo wllo
@guleedhanaad5926
@guleedhanaad5926 3 жыл бұрын
Lol iyada maxey qabataa?
@raxmabashir4217
@raxmabashir4217 3 жыл бұрын
@@guleedhanaad5926 iyada marna wa walac marna wa xamli marna wa umul marmalade ciyalki bey heysa waliba Waxa udher iney bananka kaso shaqeyan
@guleedhanaad5926
@guleedhanaad5926 3 жыл бұрын
@@raxmabashir4217 waxaad ka had leyso waa natural process oo ilaahay oo gu talagalay, xaamilo hanoqoto, ama umal ha noqotoo,naagaha waxaas cududaar ka dhigta ama beer jileec ama naxariis dadka kaga raadiyaa, waanaago lazy ah, ama waanago araajo ah, amasa waa naago damiir xun oo familygeeda qiimo lalaheyn, amasa waanago aragtiyada sida feminist ku xiran oo aqoon iyo aqli ku filan laheyn.
@cabdicasiissayidcali9200
@cabdicasiissayidcali9200 3 жыл бұрын
Hooyo Alle janada ha geeyo hadaad like saarto hadii aadan saarina Isla inaga alle janada ha inagu kulmiyo Scw❤❤🙏
@mariammohamud1335
@mariammohamud1335 2 жыл бұрын
the guy at 16.30 spoke the truth. have mercy on her just as you would with your own mother. Maa shaa Allah
@lunibark9978
@lunibark9978 3 жыл бұрын
ragii markay dumarka gaadayaan diin ayay ku gaadan markay caawin laga rabana dhaqan ayay ku yaacan wax la arag😂😂😂😂😂😂😂
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 3 жыл бұрын
12:37 barakalaah xbbti gabadhan baanba barmaamijka igasoo jiidaty quruxeey hablaha waad meteli kartaa Howkarnimo iyo aftahanimo One love qaali Xayaakallah
@aasiakhadar5444
@aasiakhadar5444 3 жыл бұрын
Masha allh nbiha wa gabdhyaro fariida allh caqliga ha u barakeeyo 🥰
@nuuraahmed5584
@nuuraahmed5584 3 жыл бұрын
Naag nool weye m.a❤❤❤❤❤
@BahsaneTV24
@BahsaneTV24 3 жыл бұрын
Habluhuuu Waa nololsheena💕💕💕💕 Hala isla Shaqeeyo👋👋
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 жыл бұрын
Saxiix😍
@albertoyahya
@albertoyahya 3 жыл бұрын
Been bro majorty way halaabeen
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Somaliland waa dhisaya hablahaa quruxda badan.
@fadumosahraahmedrashid9223
@fadumosahraahmedrashid9223 3 жыл бұрын
its time we stand strong somali women a tired of being used in the name daqan
@mihamudabdilahi2641
@mihamudabdilahi2641 3 жыл бұрын
Wagjhhh
@transtraders3687
@transtraders3687 3 жыл бұрын
just dont waste you time just go and look how the westerns society are living in their live they wish they can work their homes and be house wives' SMH
@suubanjabane219
@suubanjabane219 3 жыл бұрын
Hayaaaay !!!! Waar heedhe dad isku mustawe ah isku keena fadlan . Hablahani rag udhigma oo dood cilmiyaysan lawadaagi kara umaydaan keenin. Waa arin aad muhiim u ah arintan laga hadlayaa .
@franskafka5913
@franskafka5913 3 жыл бұрын
@@transtraders3687 haa wlhy wxba kama granyaan wllow,,wxaan daawadey video dumar feminist ah iyagoo leh mrkaan ciyaaL arko waaN ooYaa,,
@transtraders3687
@transtraders3687 3 жыл бұрын
@@franskafka5913 walahi waa wax cajiiba bro haday ogyihiin waxa ay dumarka caalmku ku nool yihiin mababay hawaysteen bro.. waxa ay her gaadhen in ay dabar goan reer galbeedkii markii ay dumarkoodi shaqo geeyen waayo naag uurle kuuma shaqaynayso markaa waxa u dan noqotay in ay dhalmada iska mudaan bro maba oga waxa haysta imika reer galbeedkii
@zafaaazhour8863
@zafaaazhour8863 3 жыл бұрын
FaraX wllHi inantaNi waa halyeeyaD runtey kahadashaY waku raacsanhy anigu 👑🌏❤
@sharmaakehassan1661
@sharmaakehassan1661 3 жыл бұрын
Are you sure
@sawdayussuf5991
@sawdayussuf5991 3 жыл бұрын
Farax waa Codkarad Aqoonyahanad ah msha Allah Wasidad shegty
@saadoafgaab6027
@saadoafgaab6027 3 жыл бұрын
mashallah dumar aqqon leh baa i muqda aad baan iidinku faraxsanahay horay usocda shekhqoodi iyo kooda madhaban waad ka garhesheen walle
@ananhassan6717
@ananhassan6717 3 жыл бұрын
Raga soomaaliyeed dumar wax bartay dooni maayaan too ayaga nacamtu billaah dhahdo rabyaa iyo mid ku daba tukato hadey salaadiisa wax ka jirin xitaa lkn waa laiskaka daba yimid
@sumaya6201
@sumaya6201 3 жыл бұрын
@@ananhassan6717 lkn meeshu waa africa
@ananhassan6717
@ananhassan6717 3 жыл бұрын
@@sumaya6201 Africa way iney qeerkeeda hiigsataa yurub iyo america haday san gaari karin waa khudaafad marka developing country way iney ka godbaan ay ugod baad developed country
@guleedhanaad5926
@guleedhanaad5926 3 жыл бұрын
@@ananhassan6717 America iyo yurub ayaa la is kaga daba imaan, aduun waxa najural ayaa shaqeeya, naagaha yurub iyo America ka niiniga waalida ayeey qaatan 60% ka mid ah, naagaha maanta yurub iyo America oo gu qiima hooseeya dumar aduunka, waa single mother iyo wadoo dhilooyin, waqti yar kadib awooda waalaga qaadi believe or not.
@sumaya6201
@sumaya6201 3 жыл бұрын
@@ananhassan6717 somalidu waa somali America and Europe waynu tagnay oo waynu ognahay hablaha iyo ragu siday yihiin
@maxedsiciidmaxed1410
@maxedsiciidmaxed1410 3 жыл бұрын
Inanta Yareee Casee " Farax " Quruxda Badani WllHi Way Kaga Dhididisay Dhamaan Ragii ( Wariye , Sheekh, Abwaan & Ka Iska Hadlayee Biraha Xidhan Alla Hablehenu Fiicanaa + Inanta Muraayada Xidhan Ninkii Helaa Nasiib LeH
@asiaali1869
@asiaali1869 3 жыл бұрын
Isha nimanka rerbadiyasha nolasha fahansanen Allah kaqabto faraxey❤🙏💯
@macluumad2631
@macluumad2631 3 жыл бұрын
Ma inaad soo saartid ubad akkhiro ku anfaca baanad rabin
@johnben1031
@johnben1031 3 жыл бұрын
Farax waa gabadh fariid ah oo Caqli badan tahay mshlhh
@cherri6388
@cherri6388 3 жыл бұрын
Ugbaad iyo farax iyo hablaha kale oo dhan alaylehe hablo hablo dhaafey oo geesiyiin ah mashaAllah❤️
@saadoafgaab6027
@saadoafgaab6027 3 жыл бұрын
Ragu waa ooyi raban walaahi diinta bey ku mereysan jireen lakin laka fahan imanka
@sumaya6201
@sumaya6201 3 жыл бұрын
ooyaa wax kaqaadaya
@deeqo11
@deeqo11 3 жыл бұрын
Kkkkkkk
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
Sax diinta waxay fartay ayay ka boodeen oo dhaqan ayay ku boodeen
@albertoyahya
@albertoyahya 3 жыл бұрын
Orod is qaawi oo bal oy hdaad doontid yaa rajo kaaleh allah hooyooyinka yaga allah h noodaayo Gabadh iskadaa in ay dubad wax kaqabatee codkeeda ayaa cawro ah orod adigu waxad doontid samee
@sumaya6201
@sumaya6201 3 жыл бұрын
@@amalismail7772 qof walba wuu yaqaanaa siduu famlyigisa ula dhaqmo lahaa
@ZaciimYare
@ZaciimYare 3 жыл бұрын
Hablaha waa in lacaawiyaa marwalbo hashaqeeso ama ya'aysan shaqeen waaku waajib ninka in uu caawiyo hablaha. Midkale oo eh raga iyo dumarka waa isku mid layiri sax ma'aha sawabtoo eh ilaahay isku si uma abauurin taas ayaa tusaale ugu filan
@MaryamaMaryama-vv9tv
@MaryamaMaryama-vv9tv 3 жыл бұрын
Sax wll in leys caawiyo waa muhiim sidee iyada u faraxdo
@ma_dhaafe1637
@ma_dhaafe1637 3 жыл бұрын
Naag kaste jaariyad baa u joogta oo wx kaste u qabato marka ma keshaliyadaa loo mydhi
@ananhassan6717
@ananhassan6717 3 жыл бұрын
@@ma_dhaafe1637 maya walaalo ama adi caawi ama too cawiso ogeen wax kadhaxeeyo majiro
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
Haa waa ku waajib ninku inuu xaaskisa caawiyo gurigiisa ka shaqeeyo.. waa mida kale Dumarka aad ayay uga waan duwan yahiin Uganda qurux xoon yahin.. Ugana xaq badan yahiin
@alixasan8667
@alixasan8667 3 жыл бұрын
Wax caawiso baa la ii qaaday ba
@mikeross5803
@mikeross5803 3 жыл бұрын
I love my people mashallah. Amazing discussions, its about time we addressed these topics. Truly our future is bright.
@ahmedsakibilicsame3676
@ahmedsakibilicsame3676 3 жыл бұрын
Waa Raganimo iyo karti lays dheeryahay in uu Ninku Xaaskiisa la shaqeeyo Nooc kasta oo ay shaqadu Tahay waayo in lawada shaqayo waxaa ka dhalanaysa kalsooni iyo jacayl dheeraada, anigu ka Ahmed Saki ahaan waxaan Diyaar u ahay inaan la shaqeeyo Poqoradayda markaan is GUURSANO INSHA ALLAH" MAGACEEDA IYO HALAKAY JOOGTO MAGARANAYO BALSE HABALHA SOMLIYED EE QURUXDA BADANA AYEEY KA MID TAHAY😍
@yusraabdala1135
@yusraabdala1135 3 жыл бұрын
M.a walal ilahey haku sahlo meel kasto ey joogto 😊
@ahmedsakibilicsame3676
@ahmedsakibilicsame3676 3 жыл бұрын
@@yusraabdala1135 aaamin wllo qali🥰
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 3 жыл бұрын
Dumarka wadankii joogaa nimcay ku jiraan ee ha yidhaahdaan Alxamdulilaah, waaba loo shaqeeyaa oo wadankii qof kuu shaqeeyaad helaysaa xataa walaalo iyo qaraabo. Qurbahan aad u makaynaysaan in rag iyo dumarba la nincaystey alle uun baa og hooyooyinka iyo aabayaasha dhulkan ku nool. Ee Allah nimcooyinkiisa ku shugriya
@user-zf9gd5tp9m
@user-zf9gd5tp9m 3 жыл бұрын
Shaqadu horumarkey ka mid tahee alx dhaha 😃
@teammotivation1952
@teammotivation1952 3 жыл бұрын
Walhi wa run wadanki nimca tala lkn ma darensana nimcada ay ku jiran qurbahey uu modan iney nolol talo subaxdi saan uu baxno ban galbti kuso noqona gurika oo guriki iyo carurti ku sugeyso alxmdullilah xaga cawinta hadan uso noqdo labada qof ee nolosha wadagaya sida ay ku hishiyan ayey ku xirantahy cidna cid adoon uma ahaa waleys cawiya
@haifaalie7279
@haifaalie7279 3 жыл бұрын
Mashallah Tabarakah Rahman Farax Illahay haku barakeeyo oo haku xifdiyo oo waalidka haku dhawro caqliga Allah haku siyaadiyo
@momofchampions7293
@momofchampions7293 3 жыл бұрын
MANSHALLAH this is much needed debate/topic..i am very happy this topic is being acknowledged and talked about it in somalia...change is good...somali men are changing and are being more helpful to their wifes...i believe is the responsibility of every mother to educate and train her sons to be better future husbands...
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 3 жыл бұрын
Here is not somalia sxv
@superwoman8785
@superwoman8785 3 жыл бұрын
Nebi maxamed halagu daydo tadoow dhankasta wuu ka caawin jiray haweenkiisa
@fadumohassan1054
@fadumohassan1054 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@superwoman8785
@superwoman8785 3 жыл бұрын
@@prime10mviews7 maxaa dhaqan gaalo ah walo ma in lawada shaqayato oo la is caawiyo raga somaliyeed ayaa dhaqan xun lagusoo koriyay oo ah markuu guurado in naagtiisu u shaqayso wax walba haday xanuusato ama umusho koob shaah uma samaynkaro
@superwoman8785
@superwoman8785 3 жыл бұрын
@Hussein Hassan maxaa ku waajiba dumarka?
@marwoyusuf906
@marwoyusuf906 3 жыл бұрын
@Hussein Hassan waajib maaha shaqada guriga
@superwoman8785
@superwoman8785 3 жыл бұрын
@Hussein Hassan adiga maxaa laguu guursaday???
@raaniyamohamoudali3201
@raaniyamohamoudali3201 3 жыл бұрын
Inanta yaroo farax La dhaho maasha allah ilaahay Caqligeeda haw barakeeyo jag baan ku ahay 😘❤
@cherri6388
@cherri6388 3 жыл бұрын
Ninkan wariyaha a waa in ay universal tv badalaan ama shaqada si wacan u baraan waayo waa xagjir which is wrong as a journalist waa inuu dhexdhexaad ka ahaadaa doodaha
@kadra825
@kadra825 3 жыл бұрын
. ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك فيكم وجزاكم الله خير الجزاء يارب العالمين
@hudhajji2189
@hudhajji2189 3 жыл бұрын
I concure wid Farax she is completely right Islamic rules is more important den cultural basis
@asmaahmed7392
@asmaahmed7392 3 жыл бұрын
Dood cilmiyaysan iskuguna so biyo shubatay in lays caawiyo m.allah waxnan amanay hablaha 👸 Lcla hadi markle la qabto igu casuma😋
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Somalilland waa Qaran.
@MariaMaria-fg5vd
@MariaMaria-fg5vd 3 жыл бұрын
universal wxaan ka codsanaynaa dhalinyaradan iney dood kale uqabtaa isla ciwaankaan ah oo waqtiga u kordhiyaan waa codsi plz wna mahdsantihiin 🙏
@nimcofaarax6151
@nimcofaarax6151 3 жыл бұрын
Naasir waan taagersanhy runti wax garad weeye diintu khasab kaagama dhigin inaad caawiyin xaaskaga👍 ❤❤❤
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا
@jaabircariif5895
@jaabircariif5895 3 жыл бұрын
In laga hadla in ninki cawiyo xaskisa wa qalad waayo waba wajib saran ninku inu cawiyo xaskisa Tusale ahan ninku reerka wxuu kaso shaqeya bananka ugu badnan 10 sacadod Lkn xaasku 24 saac ayay shaqeyneysa Wey umusha wa xamilo canuga ka xanunsan xalay la dhafartay cuntey ku karin aday ka fikiri gogoshad sexan lahed ayay diyarineysa Ragow rabi ha laga baqo wa qof Bil adan ah oo sidada ah oo daaleysa Gabadhada inad cawiso wa waajib
@susuzan9499
@susuzan9499 3 жыл бұрын
Exactly walaal ... waxay ku marataynayan wa dhaqan galbeed iyo waxan loo jogin ......in runta la isku sheegaa wacan walahi
@jaabircariif5895
@jaabircariif5895 3 жыл бұрын
@@susuzan9499 wa sidaas
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 3 жыл бұрын
War nimankan kibirka hooyoyinka ka so baadshay gabdha ayada bis baa guuriga ka shaqeneso wiilka neh woo cuna woo caba woo iska baxaa iska seexana ayada neh feeraha ayaa jaabayo war wxan dhaqan xumaa nin raga ahaay kulahaa kii bini adamka uu sharafta bdnaa baa cawin jiray familykiisa nabigena صلى الله عليه وسلم 💓
@umuahmedwali8094
@umuahmedwali8094 3 жыл бұрын
Waxasodhan waxaa usababa hoyada dhashay
@mklsl3663
@mklsl3663 3 жыл бұрын
Dhaqanka malaga tegi karo kulahaa ka waran haduu yahay mid xun dhaqanka xagees lagu sheegay in laga tegi karin
@Sara-hx8wu
@Sara-hx8wu 3 жыл бұрын
Hadada ayaneynan Ku NooLeyn😂😂
@user-zf9gd5tp9m
@user-zf9gd5tp9m 3 жыл бұрын
Dhaqan xuni waa jahli waana khasab in laga cararo odaygu weli wuu hurdaaye 😹
@asmaismacil9605
@asmaismacil9605 3 жыл бұрын
Labada ruux ee,wada joogaa siday isku afgartaan ayey wax uwda qab sanayaan lkn yaan lays waalin
@elmimusa3630
@elmimusa3630 3 жыл бұрын
Waar ul iyo diir keed baad tihiine is caawiya oo cadow ha isku noqonina oo dumarka haloo naxariisto mar xalado badan bay maraane
@hoyadaiyodhalanka897
@hoyadaiyodhalanka897 3 жыл бұрын
Intas le hadey ragena fahmi lahayen noloshuba majajabten
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 3 жыл бұрын
Hablaha hala caawiyo haloo naxariisto Goba nimadu waa inaad caawiso Xaas kaaga
@amiramohamed4376
@amiramohamed4376 3 жыл бұрын
We need part two qaybkale in laga samayo ayan doonayna lkn labadan wAriye ee aad moodid inay yagu dooda ku jiranba hanalaga badalo habka dooda loo qabtaba ma garanyan qofkasta afkay goosanayn intii igu raacsan labada fikir hasoo qoran labadaba
@EngineerYourPotential
@EngineerYourPotential 3 жыл бұрын
I agree waliba Cabdiga wanka yaabay 😂
@cabdihindiofficialstudio2248
@cabdihindiofficialstudio2248 3 жыл бұрын
Siil wayn
@zuniita_isse3105
@zuniita_isse3105 3 жыл бұрын
Wariyaha hala badalo
@susuzan9499
@susuzan9499 3 жыл бұрын
Rasuulkeni baa tusaale inoogu filan hadaan la is indha tirayn ragow 😐😐
@mushtaaqmacalin2084
@mushtaaqmacalin2084 3 жыл бұрын
Waa runtaa walaalo
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 3 жыл бұрын
Scw Xaqiiq
@aziza894
@aziza894 3 жыл бұрын
Dumarka Soomaliyeed waxey radinyan Nolosha Hollywoodka.
@Taliso1
@Taliso1 3 жыл бұрын
Ninku waa in uu xaaskiisa Caawiyo
@anabahmed8482
@anabahmed8482 3 жыл бұрын
Ssc waxaa jiray xadiis faadumo binti rasulilaah shaqadii guriga ayaan kudaalay waxaan rabaa shaqaale waxuu ku yiri wax shaqaale idikaga qayr badan ma idiin shegaa waa tas biixda marka bal hala tas biixsado
@bruneibrunei9198
@bruneibrunei9198 3 жыл бұрын
Ala maxaad gabowday canabeey asc
@munahusen4621
@munahusen4621 3 жыл бұрын
Hhhhh tasbiix iyo daal mxa iska gly
@hamdamohamed961
@hamdamohamed961 3 жыл бұрын
Muna Husen tasbiixda waxa ka galay daalka waxa weeyan inaabad daalin hadaad tasbiixsatid Ani wey I shaqeysay tasbiixdu caawimad kale una baahan.
@njmabaashe6405
@njmabaashe6405 3 жыл бұрын
@@munahusen4621 u jeedka mad fhmin ycni tasbixda aya firfirconi kusiinysa o hawsha alle ku fudydinyna aya lga wada 😊
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 3 жыл бұрын
Mashaallah dumar aqoon leh o ad adag aya meesha la keeny ragiiba kaadiday ku dhajiyeen😂😂
@damalhadhsade3042
@damalhadhsade3042 3 жыл бұрын
Hadaanu rag nahey waa qasab in xaasakayaga caawino Inkastoo dhaqankeena ceeb loo arko ninku hadii xaskisa caawiyo lkn diinteena nabi muhamed scw xaasaskisa waa caawin jirey
@hanajama7138
@hanajama7138 3 жыл бұрын
Faraxeey. Allah Hakaa qabto ishooda faaraxyada....
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 3 жыл бұрын
Anigoo waxbartey inaan guri fadhiisto waa xaasha Lkn shaqada guriga inaan qabto dhib igu mahayso aynan damiirku isiinayn in nin Dirsado Haduu caawinayo isagay utaal
@bruneibrunei9198
@bruneibrunei9198 3 жыл бұрын
Hadii ninkaagu kugu filanyahay edo maxaa shaqo kuu soo arkay
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 3 жыл бұрын
@@bruneibrunei9198 biyo sacobo dada lagaga dhergaa Sidii ushaqaystey uun baan utabcan kartaa
@drs.suldishhazzo6541
@drs.suldishhazzo6541 3 жыл бұрын
From tiktok 🤗🤗✊🏿✊🏿✊🏿💛💛wxaan laa jiiraah dumarkaa
@abdurahmanhassan2325
@abdurahmanhassan2325 3 жыл бұрын
Diinta Islamka Wax Walba Wa Ay Kahadashay Gabadha Laqabo Xuquuq Ayuu Kuleyahay Xaskeda Oo Ay Mas'uuliyad Kasarantahay Waxana 1ka Ah In Shaqada Guriga Ka Adkaato Dhaqan Ah Maha Waa Diin Waxana Daliil U Ah Xadiithka Napiga: وقد جاء عن البخاري ومسلم عن عبد الله بن عمر -رضي الله عنهما- قال: "سمعتُ رسول الله ﷺيقول: كلكم راعٍ وكلكم مسؤول عن رعيته، والمرأة راعية في بيت زوجها، ومسؤولة عن رعيتها [رواه البخاري: 893، ومسلم: 1829]. Iyo Ayada Qur'aanka Ah Ee Cadenaysa In Ragu leyihin Xaq Ayna Ku leyihin Xaskoda: ( وَلَهُنَّ مِثْلُ الَّذِي عَلَيْهِنَّ بِالْمَعْرُوفِ) [البقرة: 228]. Sido Kale Dumarka Waa Kamamacnun Ah Inay Kabaxan Guriga Oo Alle Ayaa Dhahaya Qurankisa: (وَقَرْنَ فِي بُيُوتِكُنَّ) [الأحزاب: 33. Dalilada Wajibka Kadhigaya In Dumarka Ay guriga Kasheqeyan Waxa Kamid ah: Nabiga Aya Utimid Gabadhisa Faduma Oo Dhaheyso Shaqada Guriga Ayan Ku Dalay Ee Waxan Ubahanahay Shaqale Nabiga Wuxu Yiri: فقال:ألا أخبركِ ما هو خير لكِ منه؟ تسبحين الله عند نومكِ ثلاثاً وثلاثين، وتحمدين الله ثلاثاً وثلاثين، وتكبرين الله أربعاً وثلاثين [رواه البخاري: 5362]. Sido kle Janno Galida Gabadha Waxay Kuxirantahay Rali Ahanshaha Ninkeda Dalilka Wa Xadithka Nabiga: ولما أرادت إحدى النساء وصية من النبي ﷺ قال: أذاتُ بعلٍ أنتِ؟ فلما أجابت بإيجاب قال:انظري أين أنتِ منه فإنما هو جنتكِ وناركِ [رواه أحمد: 27352 Sido kle Nabiga Wuxu Yiri Qof in Uu Qof Usujudo Mapanano Hadey Pananan Lhed Waxa Fari Laha Ine Nagta Usujodo Ninkeda Wanakan Alfada Xadithka:  عن أنس بن مالك أن النبي ﷺ قال: لا يصلح لبشر أن يسجد لبشر، ولو صلح لبشر أن يسجد لبشر لأمرتُ المرأة أن تسجد لزوجها من عظم حقه عليها. رواه احمد Sido Kale Nabiga Wuxu Yiri Gabadha Xaskeda Hadi U Ciribtisa Ila Madaxisa Kabuxan Matag Oo Ay Afkeda Kaga Lefto Dhaman Cirib ila Madax Xaqu kulash Maysan Gudan Wili Alfada Xadithka: عن أنس بن مالك أن النبي ﷺ قال:والذي نفسي بيده لو كان من قدمه إلى مفرق رأسه قرحة تنبجس بالقيح والصديد ثم استقبلته تلحسه ما أدت حقه [رواه أحمد. Raga Dumarka Xaq Badan Ayay Kuleyihin Dumarkana Wa Lagu Xaqas Oo Kale Oo Alle Ayaba dhahaya: وَمِنْ آيَاتِهِ أَنْ خَلَقَ لَكُمْ مِنْ أَنْفُسِكُمْ أَزْوَاجًا لِتَسْكُنُوا إِلَيْهَا وَجَعَلَ بَيْنَكُمْ مَوَدَّةً وَرَحْمَةً. Alle Dumar Ayu Ino Abure Si'an Ugu Nasano. Casriga lagu Teknologyada Hormartay Qasalad Jiŕto Waxa kle Jiro Gas Cunuda lagu Kariyo Wax Walba Wey Fududyihin ayadon Waxas ay Jirin Ayay Qaban Jiren dumarka Alle Ayana Ugu Talagalay. Wuxu lugu doda Ma'aha Nin Wixi Lacuni Haso Shaqeyo Manta O idil Ana Wan Jifa O marku Yimadana Meshu Sexan laha Hahgajisto . Alle Kabaqa Dumarow Waxad Narta Ùgu Badantihin Bad Qaptane. Wan Idin Salama Like Sar su Qof Walbo U Arko Thanks🙏
@abdihakim5691
@abdihakim5691 3 жыл бұрын
Muhiimadu waa halays caawiyo Hadii xaaskaga aad caawiso ama ilmahaga maxaa ka fiican wiil iyo gabadh ayan haysta wiilka insha Allah waxan baraya siduu dumarka ula dhaqmi lahaa gabadhana siday ula dhaqmi lahayd ninkeeda Nolosha waa in xaga hoose laga soo dhisaa dadkan jaadka cunaya dumarka waabay dilayan haday dhahaan war bariiska bal maanta inoo kari 😊
@sahraabdi1152
@sahraabdi1152 3 жыл бұрын
War yurub layne nabi Mohamed scw aya xaaskisa la shaqayn jiray
@adnasiciid6553
@adnasiciid6553 3 жыл бұрын
waar inantaa farax waan wataa gar iyo gardaraba👌
@cawadxasan1340
@cawadxasan1340 3 жыл бұрын
Xaqa ugu weyn ee diintu ku waajib yeeshay gabadha waa inay adeecdo ninkeeda waana sabab ay jano ku mutaysan karto sababto ah nabigu wuxu leyahy صلى الله عليه وسلم "أيما امرأة ماتت وزوجها عنها راضٍ، دخلت الجنة" gurigeedana Aysan banaanayn inay dibada uga baxdo idan la'aantiisa Marka laga Reebo xajaatka daruuriga ah
@sukhra3585
@sukhra3585 3 жыл бұрын
Waa sidaas lkn inay jaariyad u noqoto maahan
@cawadxasan1340
@cawadxasan1340 3 жыл бұрын
@@sukhra3585 jariyadnimo maaha gabadhu haday hawsha gurigeda qabato e wa sharaf ninkuna hadi uu xaaskisa ku daawado shaqo culus waa arin xun
@sukhra3585
@sukhra3585 3 жыл бұрын
@@cawadxasan1340 dhibmalaha shaqada guriga lkn shaqadoo dhan hooyooyinka qabanaya halaga caawiyo raga qaarbaa u haysta inay gabadha usoo guursadeen inay dharka u maydho dheriga u kariso
@usermoonlight
@usermoonlight 3 жыл бұрын
So funny how the men changed their words it's like they don't have their own opinion but instead just following each other
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 3 жыл бұрын
Shaqada inaad xaaskaga ka caawiso waa wax wanaagsan wax xun uma arko jacelka uunba sii badanaya
@Safiya-Cadar
@Safiya-Cadar 3 жыл бұрын
Sheekhaa leh nabigu ehelkiisii buu caawin jiray, weriyahana wuxuu la soo taaganyahay reer yurub baa sidana! Iyo dhaqankaa sidaa ahaa. Dhaqan iyo diinba midey raacaan anuu ma garanee hala isku naxariisto.
@dxfilmsandvlogs7609
@dxfilmsandvlogs7609 3 жыл бұрын
In shaqada guriga la wada qabta maha wax dood la odhan karo waligedba dumarkena la cawin jiray ama taad qabto ha noqoto ama mamada ku dhashay waxyabo ragu iska waynaysin karana maha scw nabigena aya isago biladan ki igu sharaf badna ah cawin jiray xaskisa
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 жыл бұрын
Afka waykadhaan raga somliyeed lkn ficil looma arag
@loveyourlife5236
@loveyourlife5236 3 жыл бұрын
Anigu dhaqan kan waan ka tagay ba. walibana waan necebaha .
@farhiyaabdi1578
@farhiyaabdi1578 3 жыл бұрын
Subxaanallah ragii afkii baa juqda gabay markii diina laga hadlayo afkii meer meeriyeen
@ssuadaapdi8696
@ssuadaapdi8696 3 жыл бұрын
Oo mawaxbay isla hayen indho beelnimay layimadene
@Sumaya-xv3kl
@Sumaya-xv3kl 3 жыл бұрын
Part 2 dhanka zoomkana ku soo dara wali lama kale hari. Dood aad u muhiimsan, Allow noo badi Nasir noo badi. Sax muslaq bal iyo hore u socod team hore u socda.
@Mosman47
@Mosman47 3 жыл бұрын
war yaa ilaaheey yaqaana gabadhan wariyaha ah qofkii oo hadalki wata ayeey dhax boodeeysaaa
@elyassomar4591
@elyassomar4591 3 жыл бұрын
ishaad ka tuurtay😃😃😃😃
@elyassomar4591
@elyassomar4591 3 жыл бұрын
shaqada iyo nolosha ba wayka dheexaysaa gara iyo dumarka
@maxameddeeq2691
@maxameddeeq2691 2 жыл бұрын
Dood ad u qurux bdn masha alah
@Ladyofminister
@Ladyofminister 3 жыл бұрын
Doodaba Farax kaliyaan Wataa war wuxu hadal cadaa Fariid isku xamaasad baa inaku jirta👌👌👌😅
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Asia . naaa magaca iska bedel , xadiyo & ama cibaado la bax.
@icekid.5652
@icekid.5652 3 жыл бұрын
Labadan wariye wa bila respect qofka asagoon hadalkiisa dhamaysan bay qof waliba ku jarayan dooda xaladeeda ayaga ku ciyaaraya!
@hamdaadh4670
@hamdaadh4670 3 жыл бұрын
That guy who said the girl shouldn't leave her mothers house if she can't do her job is the basic meaning of ignorant😡
@luulbeauty6974
@luulbeauty6974 3 жыл бұрын
Aniga hoyadey qof ganacsato eheed anagana waxbarasho Adi jirnay abehey nagaso hormarijiray rashin nokarinjiray waxkastoo ubahanahay monosamenjiray hoyadey marke dharka dhaqedo abe wowarijiray waxwalbo we islaqawanjireen sas aqliga kusogaray qurbajog manihin alx
@iqragacal4250
@iqragacal4250 3 жыл бұрын
Mash.allah 🥰🥰
@ayanadan4724
@ayanadan4724 3 жыл бұрын
Ninka wariyaha ah muxu la caraysan yahay o la karaya gabadhuba ma caraysne🤔😏
@maria..8
@maria..8 3 жыл бұрын
Runtuu diidan yahay, waa haygu garan dee wllo
@ayanadan4724
@ayanadan4724 3 жыл бұрын
@@maria..8 haa wa saa waayo waxad mooda in isaga lahaysto wu karaya isma kontoroli karo😏
@suho7712
@suho7712 3 жыл бұрын
.anigu single baan ahay waxan ahay qof wada jidkuu dhakhtarku nqoqn lahaa wxn ku fikiraa wlhi marwalba inaaan gabdhaan guursan doono hadii alle dhaho aanay jiko galin haday gashan aan anigu iyada kaga badnaado gaar ahaan markay xamilo noqoto iyo marwalboo kale wlhi dumarka somaliyeed dhibbaaa haysata....hablha commentkodda akhriyay kuligood inyar mooyee wey cabanayaan alle haydin daayo... ANIGA HOOYADAY OO DHIMATAY OO ABAHAY KALA TAGEEN LA NOOLAA KADIB IYADAA SHQADA IBARTAY..IYADUNA WEYSOO SHQAYN JIRTEY ANA GURIGA SII DHALAALIN JIREY.......
@aminaduale5302
@aminaduale5302 3 жыл бұрын
Masha allah wll alle haku barakeeyo
@hasanwacdaancali4221
@hasanwacdaancali4221 3 жыл бұрын
Runtii waa dood aad qurux badan aan wax badan ka faa iiday waad mahad San tihiin dhamaantiina
@daudelmi8086
@daudelmi8086 3 жыл бұрын
Farax gacan ba ku tagay 🙏 qoftas universal me igu daran😅
@Unique_girl77
@Unique_girl77 3 жыл бұрын
nin soomali waxa uu doonayaa in loo dhalo loo shaqeeyo la isku uunsiyeeyo isaga uun loo noolaado naagtan aad rabto in ay adiga adoon kuu ahaato ayaduba wa bini aadam maha xayawaan waxbay baraty in ay meel gaadho oo ay ka soo muuqato ayay rabta sida aad u rabto in ay reerkoodu kh fanaan bay rabta sida aad u rabto ragg soomaliyeedoow soo kala saara shaqaaladaha iyo hadaad rabtaan naag aad guursatan waligiin baaa adoomo la idiin soo ahaa lkn mar danbe dhici mayso .
@Gulaanyare
@Gulaanyare 3 жыл бұрын
Nabai mohamed scw wuxuu yiri oo lag wariyay hadii alla I oran lahaa qof qof hazuudo dumar ayan oran lahaa ha usujuudo
@nimcoabdirahman2486
@nimcoabdirahman2486 3 жыл бұрын
Habluhu waa ka aftahansanyiin raga waa hadal yaqaan hablaha dooda ku jiraa
@susuzan9499
@susuzan9499 3 жыл бұрын
Haa walhi mansha Allah💖💖 teeda kale xaqiiqday ka hadlayaan iyagoo diinta ku salaynaya iyagana dhaqan bay kaga dhagtay 😏
@ssuadaapdi8696
@ssuadaapdi8696 3 жыл бұрын
Wlhi aftahanimana wy dhafen mn sha allah
@jowletest1207
@jowletest1207 3 жыл бұрын
@@susuzan9499 caro iyo wax xaqiiq oo in dhaha la ga xirtay ayey u noqden aftahanin
@suubanjabane219
@suubanjabane219 3 жыл бұрын
Dad isku mustawa ahba ma aha .!waa hablo buug ahaana wax ubartay aftahan na ah , noloshuna waxbadan soo bartay . Raggan la doodayaa wax badani uma bilawna sida ay ubadanyihin
@drabdirahmansaladibrahim4602
@drabdirahmansaladibrahim4602 3 жыл бұрын
Waa Sunadha sacw inaad goyskaaga gacan dheeraad u nogoto ..I'm proud to be a good cook. galgaceel baa ku jira balse dagaanka somaliga ayaa taasi ka soo horjeedo
@alihanash9986
@alihanash9986 3 жыл бұрын
Barnamig mudun in doodiisa labadiyo,si dhalintu ula jaan qaado aayaha cusub iyo is bedelka nolasha .
@caaliyocuud2554
@caaliyocuud2554 3 жыл бұрын
Faarax gabar yar ooo cod kar ah queen alllh kuu siyaadiyo
@jamaadwarsame6860
@jamaadwarsame6860 3 жыл бұрын
Farax waa gabaryar ooo fariid aha
@mohamedfekiri1200
@mohamedfekiri1200 3 жыл бұрын
Muhimada guud aya ah in layswada cawiyo waayo noloshaba dhadhan ku noqoneysa🥰
@nuuraibraahim8564
@nuuraibraahim8564 3 жыл бұрын
Farax baan wataa anuu wlhi intoodaba iyadaa isku dhaanta xadhkay ku xidh xidhay ragiii
@fahima6186
@fahima6186 2 жыл бұрын
Masha Allh JECLIYAA DHALLINYARADA REER HARGEEYSA❤ iinoolaada eedo❤🥰 waxeey fahmeen bolosha runta ah intooda badan Somali guurkii waxeey kadhigeen TARTAN IYO ISXIMIN IYO IS CADOOWSI HAL DHINAC KARARAN😢
@asiaali1869
@asiaali1869 3 жыл бұрын
Farax iyo naasir wan wataa🥰🙏💯
@najmamahmed9579
@najmamahmed9579 3 жыл бұрын
Walhi raga dooda wa lagag wata 😊✌️iney oyaan unba hadhey😅
@queenmaryama9237
@queenmaryama9237 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 ha wlhi hablo so afjaray ba helay
@raaniyamohamoudali3201
@raaniyamohamoudali3201 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@saidmoha1352
@saidmoha1352 3 жыл бұрын
Mnsha Allaha dood Aad iyo aad uqiimo badan dadkayga Aragtidayda Aniguwaan lashaqayn doona xaaskyga waana Aqaana hawsha guriga
@Jaaburi
@Jaaburi 3 жыл бұрын
▶️Aghori | dad cuna hilibka dadka iyo saxarada.. bal ila soo daawo muuqaalkan argagaxa leh👇 kzbin.info/www/bejne/rJPNnn6rorFsnpY ▶️Wax ka baro taariikhda islaamka | taariikhda dowladii cusmaaniyiinta kzbin.info/www/bejne/r4DWfWp3ebaroMU ▶️Qiso | gabadh heshey wiil yaroo jin ah| kadib maxa dhacey👇 kzbin.info/www/bejne/anqYY32bh9eqlas ⏺channelka jaaburi waa janal cusub oo aad kala socon karto muuqaalo taariikh iyo qisooyin ah
@madarhussein1061
@madarhussein1061 3 жыл бұрын
Dooda dooda xigta inan ka qayb galo ayaan rajaynaya plz reply universal tv
@aminaabdullahi8833
@aminaabdullahi8833 3 жыл бұрын
Gabdha caqli bdn o wax garad ah masha allah
@monirayusuf30
@monirayusuf30 3 жыл бұрын
Sheekhu been buu sheegay .. Aayadu maaha ragu way ka sareyan ee waxa weeyi masul bay ka yihin.. Ninkasta gabadhisa isaga ka masula weyan.. Diinta in been laga sheego wa xaram
@mamaqarankacaan8229
@mamaqarankacaan8229 3 жыл бұрын
Allah wiilka yari caqli badanaa ilaahay caqliga hakuu siyaadiyo
CALAWIYIINTA Syria Maxeey Yihiin Halkey Ka imaadeen?::: Dr Ahmed Al-Yamaani
2:07:50
路飞做的坏事被拆穿了 #路飞#海贼王
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 26 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,5 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 57 МЛН
Cabsi! In Lasheegi waayo cabsi kaqabto wadnaha istagi garay
17:08
Ridhwan Issack
Рет қаралды 50 М.
Barnamijka Falanqaynta Todobaadka Maxaay Dumarka Qaar isku cadeeyaan?
1:23:42
Doorka Haweenka iyo Qiso Dhabah  DULMIGA  07903112871😭
1:12:55
AMAL KAYSE
Рет қаралды 47 М.
路飞做的坏事被拆穿了 #路飞#海贼王
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 26 МЛН