Been Abuuradii C.fitaax Maxamuud Guuleedeebtii Q2Aad ||Sh Nuur Cali Jaamac

  Рет қаралды 7,074

Zaadka Aakhiro

Zaadka Aakhiro

Күн бұрын

Пікірлер: 17
@user-fc2ib8jj9u
@user-fc2ib8jj9u 5 ай бұрын
Sheikh nuur cali jaamac xafidahullah ❤❤❤❤
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 2 жыл бұрын
Shugran sh nuur ale hakuxifdiyo .kan cabdi fatax ladhaho waaba jaahile.baryahann sufiyadu naxwiina wann ilaabeen .horta soobaro luuqada
@samowade1300
@samowade1300 2 жыл бұрын
ar sh cabdifitaax waa ku baranaye , wax baad neesku keen hoos gelin jirtay maantase lagaa daba tag , marka towbad keen ee caqiidada saxda ah qabso ee ku dhag . Sh nuur cali jaamac waxaan leeyahay allaha ha ku barakeeyo, sidaana xaqqa u cadee , baadhilkana burri , inti xaq doon ah ayadaa xaqqa qaadan , kii baadhil wadana baadhilkiisu wuu cadaan , Waxana badan in aan baadhilkiisaas aan Lagu kadsoomin .
@user-nc4qr7kk3v
@user-nc4qr7kk3v 8 ай бұрын
Mash.allah ilaahay haku dhawro sheekhaygii ❤❤❤❤
@zaadkaaakhiro4727
@zaadkaaakhiro4727 2 жыл бұрын
Siifaafiya Qeerka Walaalayaal 💓
@abuucizsoomali4279
@abuucizsoomali4279 2 жыл бұрын
الحديث ليس ضعيفا، ولم يذكر الشيخ أي شيء يبين على ضعف الحديث، ونحن بأن الحديث ضعيفا.
@abdirizacktube116
@abdirizacktube116 Жыл бұрын
Illahay hano xifdiyo sh nuur cali jaamac kan waa ladilay jahilnimadiisa
@zola2487
@zola2487 2 жыл бұрын
Shekh nuur ilahey haku xifdiyo caqiidada benta ah ee ashacirada in aad si fiican u fahfahiso ayan rabnaa adigoo kutubadooda ka aqrinayo
@jaamicislaam2045
@jaamicislaam2045 Жыл бұрын
Ilaahay istawahiisu ma xaadithbaa
@mohammedhassan9079
@mohammedhassan9079 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
@mohamednoor6248
@mohamednoor6248 2 жыл бұрын
Qubuurigan koofida xun leh caamada inuu lumiyo waxaan ahayn ma doonayo
@edenhazard5463
@edenhazard5463 2 жыл бұрын
Markuu jaahil dhawaaqo Ama uu jahmi yeero Jawaab taan siin lahayn Jaliil kaa mahad waynlee Jaalow noo fududaa Bidci jeenan u qayshoo Gaalku jeebka u buuxshoo Jiro laabta kabuuxdoo Juudaan aan kabaxayn iyo Cadho jeer hore qaadoo Aan jaleecin daliil koo Lajucuursha bidcaayoo Kajan jeera xaqiiqdoo Julub ay lumiyeenoo Ibliis uu jarka tuuroo Jaahwareersan sidiisoo Joofka maalu ujiiftoo Xaqa oo uu jikaariyo Jalfinaaya islaan koo Junuudii ah ibliisoo Jawaab aan garanaynoo Jahaabidada maagoo Qarda jeexa waqiisoo Caamaduu jaahwareershee Jaahil kaanu makeenin Jawaab ay ku qancaan Culumada uu jaaifeeyana Jaliil kaa sharaf siiyoo Julub maahan sidiisaa Bidco joofka kafuushoo Salaf weeye jamaacoo Daliil kiina ku jooga Aan sidiis jaahwareerin Ashcari jeerkan dhawaaqana Jaalow tiisu ufweeye Jaliil kiis nin an sheegin Jihaduu kusugnaa Jiritaana ku beenshay Shuuci weeye jamuuran Ama jaahil ciyaala Ama ruux jirabnaayoo Cadho joofka kabuuxdo
@fadhegutaale2300
@fadhegutaale2300 11 ай бұрын
Oo been abuurku iyo xishood la aanta iyo caqiidada yuhuudda Sow maahan dhaqanka khawaarijta uu ka mid yahay naar Cali jaamac oo ah adeegahà Kirishtaanka caalamigaa
@samirzain7212
@samirzain7212 2 жыл бұрын
Qeybta koowaad aaway??
@qadarqadar2387
@qadarqadar2387 2 жыл бұрын
Waxaan umaleenaa sh cabdifitaax qeebtiisa labaad been abuurkuu sameeyay oo radinta ah
@zaadkaaakhiro4727
@zaadkaaakhiro4727 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/r4uai3WmpLNgpM0
@Dayibmedia114
@Dayibmedia114 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/m3mQlpKFj7KpZrs Nuurka aad sheegeydo buud Ayaa lala dul maray Ayadoo wahaabiyadii kale laga horkeenay 👆👆👆
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 9 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 37 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 60 МЛН
jaamac yare oo khayaano kusameeyey halada culumada  ''''' abuu mucab assuumaali
14:27
أهل الحديثAHLULXADIIS
Рет қаралды 6 М.
sh axmed yare oo runta usheegay suufi miskiin ah @zaadkaaakhiro4727
19:48
Mowliidka Yaa Looga Dayanaa ?? | Sh Maxamuud Ow-Cabdulle Cariif | Somali Qadim
4:46
radin Fahamka qaldan Tawasulka Sh nuur cali jaamac
9:21
Zaadka Aakhiro
Рет қаралды 22 М.
jawaabkufilan c.fitaax usuuli ||Sh nuur cali jaamac
7:27
Zaadka Aakhiro
Рет қаралды 18 М.
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 9 МЛН