BEENTA WADAADADA Q-AAD. NABIGA MIYAA LA SIXRAY? BY AWALE DAYR

  Рет қаралды 783

Awale dayr

Awale dayr

Күн бұрын

BEENTA WADAADADA Q-AAD. NABIGA MIYAA LA SIXRAY? BY AWALE DAYR
SHEEKH UMAL IYO SH XASAAN OO NABIGA BEEN KA SHEEGAY IYAGOO KU TOLMAAYAY IN NABIGA LA SIXRAY

Пікірлер: 24
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 6 ай бұрын
Jahliga Waa Xun Yahy walaal. Ee Diinta Soobaro. Culumada Waxay Habin Masheegaan
@awaledayr8841
@awaledayr8841 6 ай бұрын
Jaahilnimado waata adiga kaa hadlinaysa. Waxa aan ku hadlayo waa cilmi iyo diin ee mahaaysa wax aad ku burin karto?
@RUWAAYADOVIDEOS-b82
@RUWAAYADOVIDEOS-b82 6 ай бұрын
Waaali culimado la caayo waxaa ka heshid waxba hanaga siinin
@awaledayr8841
@awaledayr8841 6 ай бұрын
Hada ma cid baa la Caayay mise masalo diini ah baa laga hadlayaa
@RUWAAYADOVIDEOS-b82
@RUWAAYADOVIDEOS-b82 6 ай бұрын
@@awaledayr8841 barnaamijka magaciisa bal arag waxaaas ma wax culimadeena uqalmaaaa, waa daalaysaa maahane culimada waxay sheegeen waa been naguma qancin kartid
@skyshooter4009
@skyshooter4009 2 ай бұрын
Miidkaan waan kashakiiye. Gaala miyaa Lacaag kusiisaay? Waar diin so baaro
@GUJiS1
@GUJiS1 3 ай бұрын
MashaAllah halkaas ka wad walal in aad bulshada wax u iftiimiso, ilaahayna ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo.
@Xaajimukhtar
@Xaajimukhtar Ай бұрын
Ada beenale ah.quranka aya shegaya axadistuna wa shegaysa.sheko kushegaya axadisti bukhari.war waxan ya dadka kahor dhaqajiya.
@MOHAMED-e4o
@MOHAMED-e4o Ай бұрын
Ninkan wax badan ayaa u qarsoon,sabab too ah baldhagaysta maalin kasta culimo ayuu caayi lamana doodayo wuu ka carari,hada Nabi scw iyo Biden ayuu simay
@Xaajimukhtar
@Xaajimukhtar Ай бұрын
Xataa siiradey inkirayan adabintani.
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 6 ай бұрын
Haa Waala Sixray. Ee Diinta. Hala Barto. Jahliga Waa Mugdi. Waxaana. Lagu Daaweeyay Siiratu. Naas Iyo Falaq
@awaledayr8841
@awaledayr8841 6 ай бұрын
Jaahil dhaga xidhan baa tahay ma Nabi maxamed baa leedahy waa.la sixray? Ayadaha quraanku waad iska indho tiraysaa
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 6 ай бұрын
Walee Adaa jaahil weynaadey Ah. Quraaniyiin miyaad kujirtaa. Kuwa fiidan sunadii nabiga csw. War Orod.Sunada Baro. Waa iga Talo
@garaadosman3813
@garaadosman3813 4 ай бұрын
Eebe korkii ayaan dhowris uwaydinay
@Xaajimukhtar
@Xaajimukhtar Ай бұрын
Radi suubanaha ayey kushegayan.sheeko
@garaadosman3813
@garaadosman3813 4 ай бұрын
Warninyahow waxgarad baatahay
@KayseAdnan
@KayseAdnan 6 ай бұрын
Maxaad daliil u haysaa inay Mucawida taynku maki ahayeen,,?!............!!! Teeda kale culimada balan ka qabso dood cilmiyeed dadko dhan Ay arkaan-- hadan gaal culimayada Cadaw ku ah ahyn
@awaledayr8841
@awaledayr8841 6 ай бұрын
Waligaa kitaabka quraanka ma kala furtay Hadii aanad kala hada soo qaado oo eeg bayja hore ee ay ku qoran yihiin liiska suuradaha numbaradooda iyo in ay yihiin maki iyo madiinah.
@ajm13131
@ajm13131 Ай бұрын
@@awaledayr8841sidee adigu ku aamintay dadka xadiiska soo weriyey aad diidan tahay ayaa quraanka jamciyaye???
@ajm13131
@ajm13131 Ай бұрын
Ninkaan ayaada uu akhrinaayo xitaa ma sixi karo markaas buu rabaa in uu culimo afka la galo adeer bal quraan ka iska sax marka hore
@warsamehamsa9408
@warsamehamsa9408 6 ай бұрын
Kan waa beenaala jaahil ah una gafay culimada islaamka oo dhan dhamaantood
@awaledayr8841
@awaledayr8841 6 ай бұрын
Ayaadaha quraanka ee aan akhrinayo miyaa beena . Aqli iyo cilmi markaand lahayd xayawAn waxba ma dhaantid
@garaadosman3813
@garaadosman3813 4 ай бұрын
Horta waxaa beenta muujin u ah hadalada aan is lahayn ey ku hadlayaan lakiin nabiga dad buu ahaay oo waa qabtaa sixirka
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 48 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 19 МЛН
Palestine: No Turning Back Now - Friday Khutbah by Sh. Mohammad Elshinawy
18:50
Jesus Son of Mary Mosque PA
Рет қаралды 6 М.
Shirkii Sacuudiga Nairobi Ku Qabteen Waxu Shabaha Shirqoolkii Qureysh Sh Xassaan Abu Salmaan
17:14
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 32 М.
AX! GABADHEYDO KUFSADAY AYADO SAQIR AH XOOG IGAGA HESTA HADA
1:14:23
Ridhwan Issack
Рет қаралды 203 М.
BAADARI DADKA HORTOODA KU BURBURIYAY SANAMKII MARYAMA || Afsoomaali
12:21
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 48 МЛН