Beerashada Basasha Bilow ilaa Dhamaad: Qaybtii 1aad

  Рет қаралды 36,582

Farm Somalia

Farm Somalia

2 жыл бұрын

Basasha ayaa lagu tiriyaa inay tahay mid ka mid ah dalagyada qudaarta ugu muhiimsan ee Somalida inkastoo qaar badan ay nooga timaado wadamada dariska nala ah. Haddii wadanka laga soosaaro iyada oo tayo leh oo waqti fiican oolikarta dhaqaalaha beeraleyda iyo wadankaba wax fiican ayey kabadaleysaa insha Allah.
Fidiyows badan ayaan kasoosamayn doonaa sidii waxsoosaar fiican oo basal ah wadanka looga soosaari lahaa loogana maarmo mida dibada. Tan waa tii koowaad.

Пікірлер: 87
@user-jf4jz6kt5j
@user-jf4jz6kt5j 8 ай бұрын
Waxaan ahay nin beeraley ah waxaan talo ahaan kuugu sheegilahaa in dadka aad casharka u soo gudbinaysaa waa soomaliye aad iska ilaaalisid kelmadaha aad English ka ku micnaynaysid si ay dadku wixii si fiican ugu fahmaan
@abdikadersaladali7219
@abdikadersaladali7219 2 жыл бұрын
Masha Allah barakow bare Cali Baashe.
@abdirahmanmohamed1073
@abdirahmanmohamed1073 2 жыл бұрын
maasha allah allaha ku barakeeyo ustaad
@maskaxgaamurtay8034
@maskaxgaamurtay8034 2 жыл бұрын
Ali baashi . Walal waxan ahay beeralay ku sugan gobolka bari ee somalia meshenu waa dhul kulul oo cusbo badan . Waxan jeclahay suuqana ku fcn beerida shamaamka iyo babayga iyo mooska . WAXAN CODSANAYA IN VIDEO AD KASAMEYSO 3DAAS NOOC.
@aweysmaaw5846
@aweysmaaw5846 2 жыл бұрын
Mashaa allah macalin fican ayad tahay
@Roodacabdi13
@Roodacabdi13 2 жыл бұрын
Khayr badan Allah kusiiyo bowe
@aliadan4706
@aliadan4706 2 жыл бұрын
Mashaalah helpful bro
@abdimohamed4773
@abdimohamed4773 Жыл бұрын
my teacher thank you aqoonyahan allah yaxfadak
@Yuuuu766
@Yuuuu766 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad.
@deeqqumana5340
@deeqqumana5340 2 ай бұрын
Masha allah
@mustafayusuf4112
@mustafayusuf4112 2 ай бұрын
waa cashar aad u fiican, aad ayaad u mahadasntihin
@abdirashiidsheikhashim8862
@abdirashiidsheikhashim8862 2 жыл бұрын
Wll mansh allah allah ku barakeeyo
@imrantahlil2276
@imrantahlil2276 2 жыл бұрын
Masha Allah wll illahy haku barakeyo 😍
@mahaddaahir5575
@mahaddaahir5575 2 жыл бұрын
khar ale hakusiiyo cali
@qalinkaqaado8551
@qalinkaqaado8551 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@abdiqaniomar362
@abdiqaniomar362 2 жыл бұрын
Maasha allah
@abdikarimmohamed9346
@abdikarimmohamed9346 2 жыл бұрын
Sxb wan ku salamay, thank u sida aad inoola shaqayso, waxaan codsan lahaa in aad inooga soo waranto 1.Qamadiga sida loogu beeri karo som iyo strawberry 🍓...mahadsanid
@tradermohamet
@tradermohamet 2 ай бұрын
mahdsnid wlla
@aminabare865
@aminabare865 2 жыл бұрын
Maasha ALLAHA
@haaruunhaaruunmacruuf9420
@haaruunhaaruunmacruuf9420 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@salimomar7662
@salimomar7662 2 жыл бұрын
Thank you bro. So helpfull. Bro I have set up a 3 acre organic/ permaculture farm in malindi kenya. Would love your advice
@daahirmuuse4401
@daahirmuuse4401 2 жыл бұрын
Mashallah
@Abdullahiprodcast
@Abdullahiprodcast Жыл бұрын
macaln basasha nuuceeda cadaanka ah ayaa qaali ah in somaliya mostly
@zakarieabdi1424
@zakarieabdi1424 2 жыл бұрын
Basasha waa dalag macaash Bdn mudo yarna kubaxo 90-100 maalmood caalamka celcelis ahaan 18-40 ton una dhiganta (18,000kg-40,000kg)per hectre ayaa laga soo saaraa Kenya oo daris nala ahna 5-8 ton ayee hectre ki kasoo saaraan halka anagana qofki dadaalo uu 1ton dhib kugaaraayo aqoon la,aan nafaqooyinka iyo Dulin dilayaasha qaar oo aan dalka oolinba insha allah inaa kabaxno ayaan rejeynayaa ❤🙋‍♂️
@updykadir7739
@updykadir7739 2 жыл бұрын
Amazing! Per kg meeqa waayo.price ahaan landheere markey so go`do🙏
@mohamedhassan-zu5km
@mohamedhassan-zu5km 2 жыл бұрын
@@updykadir7739 wll qiimaha 1kg waa 0.8$ mar marka qaarna 1$ ayay gaadha marka caalamka 14,400$ illa 32,000$ per hectare hadii aynu 5000kg per hectare waa kaso baxaya dakhli dhan 4,000$ kawaran haddi 10 hectare beerno waa 40,000$ misaa reerkod dhul leeyahay gaajonayaan sorry sorry somaliyay
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Masha Allah dhiirigalin kale ayaad wadiin. Waan gaaraynaa insha Allah
@updykadir7739
@updykadir7739 2 жыл бұрын
@@mohamedhassan-zu5km wa dhibaato dadkeen Ku habsatay qof beer leh hadana faqiir ismoday somalia Lee laga helaa😭
@updykadir7739
@updykadir7739 2 жыл бұрын
@@FarmSomalia ustaad waad mahadasanthy sidaad noogu fadieyso marwalpo🙏👑
@ducowalidwadaraajo7283
@ducowalidwadaraajo7283 2 жыл бұрын
MshAllah markaste waan la soconaya barnaamijka ga
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Aad baan ugu faraxsanahay in walaalo kafaa'idaysanayaan
@axmedkeynan9588
@axmedkeynan9588 2 жыл бұрын
Maclin waa mahadsantahy marka hore matka labaad maclin cashirdadaa bashasha noo soo badi thanks
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Adaa mudan insha Allah waan siiwadi doonaa ilaa aad kudaashaan.
@mohamedrashid363
@mohamedrashid363 2 жыл бұрын
Masha allah wll waxan jooga deegan aad looga beero basasha waliba aniga agaan waxan dadka ugu beerista badan basasha wlhi dhibaato badan aya nagahysata xaga siidhka wayo sanadkan oo kale halka karton 12kg ku ama 24 dasadood ee 500g ahi ku jiraan waxa uuugadhay $1000
@somalia80
@somalia80 Жыл бұрын
Pro xagee joogta adoo mahdsan
@m.cabdirashiid2442
@m.cabdirashiid2442 Жыл бұрын
Basal baar Basal
@intifaacchannel6596
@intifaacchannel6596 2 жыл бұрын
Asc bro aad iyo aad baad u mahadsantahay waxad noso gudbisaa semolina sareenka bastada INSHALLAH
@shalaqbenshalaqben9644
@shalaqbenshalaqben9644 Жыл бұрын
Asc walal basasha qeebteda hoose ee kuusan waa loyaqana af.somali Buuruq
@alizakariyamohamed6347
@alizakariyamohamed6347 2 жыл бұрын
Asc bro .cali iwaran xaladadi waxan rajeynayaa in aad ficantahay. Bro waxan rabaa email kagi?
@maxamedcabdulahi2132
@maxamedcabdulahi2132 Жыл бұрын
Waa
@ahmedfarah3073
@ahmedfarah3073 2 жыл бұрын
waa muqaal aad an usagayey
@alamaganyaaq7449
@alamaganyaaq7449 Жыл бұрын
Asc wll wad mahadsan tahay waxa layirahdaa burud
@ciisexildiidaadan
@ciisexildiidaadan 6 ай бұрын
Basasha babasirk
@bazawork5570
@bazawork5570 Жыл бұрын
We shire together
@user-vr3vj7od8z
@user-vr3vj7od8z Ай бұрын
Waxan leeyahay beer dhan 5o higtar waxay ku taaala gobolka togdheer waana beer roobaad markaa maxan ku beeraa talo ii sh eeg
@maxameddeeq2695
@maxameddeeq2695 Жыл бұрын
Wll waxaan istimaalnaa xadara muud
@alinor2210
@alinor2210 2 жыл бұрын
Ustaad alle haku xafido ee waxan ku waydiinaa qalabka lagu warshadeeyo tomato iyo mango sidee loo helikaraa traing miyuu rabaa🙏
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Qalabkaas aad ayaa wadanka looga baahan yahay. Training kaas oo kale waxaa bixiya ayaa laga yaabaa kuwa lagasoo iibsanayo. Insha Allah mar ayaan kahadli doonaa haddii ilaahay idmo
@aadamosmaan5543
@aadamosmaan5543 2 жыл бұрын
M. Masuul wakaga mahadcelihenaaa in
@DrAden-sz4hm
@DrAden-sz4hm 10 ай бұрын
Hagaag
@maxameddeeq2695
@maxameddeeq2695 Жыл бұрын
Asc willow waxaan beeraa basha ee icaawi nooca ugu fiican somaliya qsatan jowhar fadlan iisoo jawaab
@FarmSomalia
@FarmSomalia Жыл бұрын
WCS walaal. Videos ka ayaan uga hadlay ayaan filayaa nuucyada lagu abuuro sida Kenya
@falastiinshiine685
@falastiinshiine685 2 жыл бұрын
wll nooga faaidey sida loo beero ismaan dheyska
@cabdiraxmancali2521
@cabdiraxmancali2521 2 жыл бұрын
Qeybta hoose waxaa ladhahaa jiridda,ama Salka
@aminabare865
@aminabare865 2 жыл бұрын
Ustaad cali baashi jazaaka LAAHUkhayraa, basasha gobolka aan joogno aad looga isticmaalo waxay ka imaadaa abuurkeeda dhinaca yaman,xilligii yaman ay nabada ahayd qiimo jaban ayaa lagu heli jiray hada marna waa la waayaa marna waa nagu qaali,
@abdourahman8231
@abdourahman8231 Жыл бұрын
Abuurkeede dadkeena laguma sameeyn karo miya
@yasinahmedyusuf1267
@yasinahmedyusuf1267 2 жыл бұрын
M.a bulb afsomali ahaan waa buruq
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Waa ladhihi karaa Lkn dadka oo dhan sidaas umayaqaaniin.
@joseph7181
@joseph7181 2 жыл бұрын
ustaad shape net kawrn malagu beri Kara sida gobolada kulul tusale gobolka bari
@m.cabdirashiid2442
@m.cabdirashiid2442 Жыл бұрын
Ustaad bulb Af-soomaali waxa ladhaaha Badhi
@hashimsheikosman6606
@hashimsheikosman6606 2 жыл бұрын
Macalinka su,aal ayaan waydiinlahaa ah basasha ma lagu dhexbeeri karaa greenhouse ka
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Walaal Waa lagu beeri karaa Lkn qiimo ahaan isma keenayso. Marka laguma abuuro. Inkastoo seedlings ka ama geedaha yar yar lagu korin karo.
@universeboy6304
@universeboy6304 2 жыл бұрын
Drip irrigation iyo traditional irrigation midkee basasha ku wanaagsan
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Walaal video aan waraabka uga hadlayno daawo taas ayaan uga hadalnay Lkn drip irrigation Waa qaali marka kuma fiicana qiimo ahaan lkn aduunka aad ayaa loogu isticmaalaa
@bashirali9049
@bashirali9049 Жыл бұрын
Erayga aad af somali ku raadinaysid ee basasha inta ciida ku jirta waa BURUQ
@xandalaboy3072
@xandalaboy3072 2 жыл бұрын
Qeebta danbe ee basasha af somali waxaa lagu dhahaa buruq
@sahracumar8769
@sahracumar8769 Жыл бұрын
Waxaad so dhigta wabadan oo aad no anfaca
@mohamedrashid363
@mohamedrashid363 2 жыл бұрын
Waaan isku daya qaab siidhka looso saro lkn hal shay ayay dhibaato ka timid waxany ahayd Basashii markan beeray markay bislatay halkan ka goosanlaha carada ayaan ku daaayay bacdeen xiliroobadkii dambe ayaaa kusoo gadhay bacdeen waa soo wada baxady isla markiiiba waxay soowada sartay ubixiii markuu qaan gaadhay ayan gurtay isla sanadkiii dambe ayaaan beeray abuurkii anlasoo baxay lkn waxuu noqday mid bilaaa tayo ah oo markiiiba wada siiidh bixisa oo xagii badhida aantayabalahyn
@zeinabbouralehassan7111
@zeinabbouralehassan7111 Жыл бұрын
P
@mohaadm
@mohaadm 2 жыл бұрын
Qabta Hose waxaa la yirah daa (barida/ badhida) geedka
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Hhh ok Mahadsanid
@cabdirisaqcali3126
@cabdirisaqcali3126 Жыл бұрын
Kismayo 1kg waa 12ksh.somaali Waa raqiis
@nimcosaleban7076
@nimcosaleban7076 Жыл бұрын
Ustaad dhulka cida Cas leh wax beristisa kawrn
@FarmSomalia
@FarmSomalia Жыл бұрын
Wax Waa lagu beeraa walaalkey Lkn badanaa nafaqo celiska Waa looga fiican yahay
@goolashamaanta2711
@goolashamaanta2711 2 жыл бұрын
Asc macalim waa maxay farqiga acre & hector
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
WCS. Waxaa udhaxeeya in ay kala badan yihiin. Halkii hectare Waa kudhawaad 2 iyo bar acre
@axmedkeynan9588
@axmedkeynan9588 2 жыл бұрын
Maclin Qaybta hoose magaca loo yaqaan bashasha waa buraqda
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Somaliga in aan sifiican uqorno waa muhiim. Mahadsanid
@sahracumar8769
@sahracumar8769 Жыл бұрын
Asc
@FarmSomalia
@FarmSomalia Жыл бұрын
WCS
@sahracumar8769
@sahracumar8769 Жыл бұрын
Aad ayaad u mahasan tahay
@FarmSomalia
@FarmSomalia Жыл бұрын
Adaa mudan walaal
@cabdikarimck9040
@cabdikarimck9040 2 жыл бұрын
Mudane maxay u faaideysaa in basasha baarka laga jaro
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Ma waxaad kawadaa markii lasoosaarayo abuurka yar yar oo aan latalaalin maxaa qaybta kore loo gaabiyaa sida cowska? Haddii suaashaadu saas tahay video ga soosocda ayaan kusoodarayaa. Haddii aysan saas ahayn iisoosheeg
@user-dh9ko5bn3z
@user-dh9ko5bn3z 6 ай бұрын
Sidee.loo.abuuro.maana.tustid
@maxameddeeq2695
@maxameddeeq2695 Жыл бұрын
Isticmaalka Internet ka ayaa ciriiri nagu ah ee siqaasa
@xamsemusefoolge6186
@xamsemusefoolge6186 6 ай бұрын
Masha allah
Maamulida Biyaha Waraabka ee Beeraha Basasha
22:02
Farm Somalia
Рет қаралды 6 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
你们会选择哪一辆呢#short #angel #clown
00:20
Super Beauty team
Рет қаралды 42 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 105 МЛН
Sisin laga helay Hektarkii 16 Kiintaal!   Wareysi: Beeraley  Cabdullaahi Bilow
37:08
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 4 М.
NUUCYADA BASASHA EE BARRIGA AFRICA-TEE KAYDINTA KUHABOON?
22:01
Farm Somalia
Рет қаралды 2,8 М.
MULATO II GRASS FARM, BEERTA CAWS & CALAF , MOGADISHU SOMALIA
20:49
Riigaga Biyaha ee Turkiga Warbixin Dhamaystiran ($65000) 🇹🇷
10:46
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 58 М.
Cudurada Beeraha Basasha Kudhaca
21:20
Farm Somalia
Рет қаралды 4,3 М.
MUUQAAL XIISO LEH OO KU SAABSAN DHAQASHADA SHINIDA
27:03
Marwaaz Academy
Рет қаралды 17 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН