Sisin laga helay Hektarkii 16 Kiintaal! Wareysi: Beeraley Cabdullaahi Bilow

  Рет қаралды 4,161

DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA

DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA

Күн бұрын

19/06/2022 Waxaa ay Xarunta Horumarinta Hoggaaminta Dhaxalreeb qabatay wareysi ku saabsan Beerista iyo waxsoosaarka Sisinta
waxaa lagu wareystay: Cabdullaahi Bilow Cabdirahmaan oo ka mid ah
waaxda iskaashatooyinka Wasaaradda Beeraha iyo waraabka.
Cabdullaahi Bilow, waxa uu inoo Sheegay in Sisin uu beeray uu Ka helay 1 Heektar 16 Kiintaal!
#Dhaxalreeb

Пікірлер: 15
@farhanyusuf4340
@farhanyusuf4340 4 ай бұрын
Mansha Allah
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb 19 күн бұрын
Mahadsanid Maxamed
@aarboy2305
@aarboy2305 Жыл бұрын
Video gaan mala qaadan karaa si ay dadkeenu ugu baraarugaan mahadsanid.
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb Жыл бұрын
Haa waad Qaadan Kartaa Hadii aad ka leedahay Ujeeddo waxbarasho. Mahadsanid
@khadarduale3219
@khadarduale3219 Жыл бұрын
MaashaaAllaah Illaahay ha ku barakeeyo Cabdullahi, waxaad tustay dadkeena in dhulkeenu hodan yahay, ninkii shaysanaayo:)
@abdikadersalad9737
@abdikadersalad9737 Жыл бұрын
Mansha allaah Horta sisintu imisa bilood ayay ku baxdaa horta?
@hafsahafsiina1877
@hafsahafsiina1877 11 ай бұрын
3 bil 90 cisho ugu badnaan hdba miraha beerato ey ku xiran thy
@aarboy2305
@aarboy2305 Жыл бұрын
Meeqo kilo oo sisinuu abuuray qabiirka mahadsanid.
@shaaficiosmaan4716
@shaaficiosmaan4716 Жыл бұрын
Lunkii oo labo labo laga dhigay maxaa laga wadaa ? 😂 war hala iisharaxo
@apdigaas7474
@apdigaas7474 Жыл бұрын
Waxad iso sheegtan Imiisa biilood baay Ku baaxda. Maa biiyo badan ayeey ubahantahay please and please please iso jawaba
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Жыл бұрын
Anigu xitaa waan raadinayaa Lkn waxaan hubaa iney marka hore biyo badan u baahantahay,waxaana fili iney 3 bilood kusoo go'do
@hafsahafsiina1877
@hafsahafsiina1877 11 ай бұрын
Haa waa sax 3 bil kuwo kayarna wy jiran lkn sisinta hdba mrky sii wy naaneeso xadiga biyaha waa loo yaree yaa anba beer bn tabci rbaa I.A
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 11 ай бұрын
@@hafsahafsiina1877 Mahadsanid walaal
Hababka Tacbashada, Waxsoosaarka iyo Warshadeynta Galleyda ee Beeraleyda Soomaaliyeed
38:51
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 645
Aqoonyahanka ka Ganacsada Cawska xoolaha ay cunaan.
4:35
Bile TV
Рет қаралды 29 М.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 27 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 21 МЛН
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН
Beerista Xulbada Cabdi Ibraahim Muuse (Ayuuto)
35:09
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 830
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Hereri Media
Рет қаралды 548 М.
MASHRUUCA SINSINTA OGAADA - SOMALI SESAME INDUSTRY IS $300 MILLION
9:53
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 42 М.
MULATO II GRASS FARM, BEERTA CAWS & CALAF , MOGADISHU SOMALIA
20:49
PROF.DR. DUCAALE: ABUURKA SOOMAALIYA.
16:47
BARBAARTA IYO BEERAHA
Рет қаралды 4,8 М.
كيف نبني علاقات صحية؟ | بدون ورق 91 | أسامة الجامع
1:28:34
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 439 М.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 27 МЛН