Beerdillaacshe Qaraam| Maxamed Mooge| Balwo Lyrics

  Рет қаралды 55,489

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

Күн бұрын

Пікірлер: 51
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 жыл бұрын
Walahi Heestaas oo kaliya ayaan 2008 siistay $20 anigoo jooga Malaysia
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
Sxb ifahan sii sidee kudhacday
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 жыл бұрын
@@cosoblecade7668 Waxay kudhacday barigaa waxa yaraa sida heesaha loogasoo dajisto computer ana arday ayaan aha ganacsiga barta markaa waxan imiday meel internet leh oo uu leeyahay nin wadanka Jaad udhashay markaa meherada walasii xidhaayey waxa uu iguyidhi anaa kuusoo dajinaya Heesta iyo kuwa kale eed rabtid ee waadigan huteelka cuntada kasoo iibsadayee sxb maanta isii amaahi 10& marka ana waxan hayey uguyaraa 20 qaadaba ayaankuyidhi ee iisoo daji 16 hees ayuu iisoo dajiyey ninkana sxbo ayaanu ahayn
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
Thanks qiso dhaxal gala
@somalimusicport
@somalimusicport 4 жыл бұрын
Wllkyoe markaasan qaar kula murmayaan sawmaha
@perfectlyrics3503
@perfectlyrics3503 3 жыл бұрын
Esha qiyska hees bay ku banna tahye lkn qisyadeedu maxey tahye tolow?
@youngdhegbour17
@youngdhegbour17 5 жыл бұрын
Allah haw naxariistee waxa uu ahaa halyeey cod iyo raganimoba Allah ka buuxiyay Maxamed mooge liibaan Tiirkii fanka
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
Codka kaliya ayaaan wax lasiista jirin Thanks balwo lyric
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 3 жыл бұрын
Macalinkaygii ayuu ahaa Aun m.mooge.Hargeysa Sheekh bashiir Elementary School. Nasiib wanaagsan ayaan u yeeshay Mujaahidkane inuu macalin ii noqdo.
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 3 жыл бұрын
Maxaad ka xasuusataa mujaahid nala wadaaag nin cajiiba ayuu ahaaye
@LaylaAlimuse445
@LaylaAlimuse445 Жыл бұрын
Nala wadaag wll wakhtiga uu macalinka kuu ahaa iyo siday xaakadu ahayd wakhtigaa.
@Abdirahimmusemoha
@Abdirahimmusemoha 5 жыл бұрын
Cabdullaahi Qarshe Aabaha Fanka Allaha U Naxariisto
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Inuu damqo sawdku maan ku dayoon daliiliyo deelka maansada eeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey. Waa heello.
@XamseAnwarSadad
@XamseAnwarSadad 3 жыл бұрын
Cawa wa habenki maxamed mooge axya marqan
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 5 жыл бұрын
Aad Iyo aad ayaad u mahadsan tihiin Balwo aad baan u raadin jiray Mujaahidka wa heestisa kaliya eeen fahmi jirin
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 5 жыл бұрын
Allaha u naxariisto mujaahid maxamad mooge liibaan
@Drmkeenadiid
@Drmkeenadiid 5 жыл бұрын
Raxmatulaahi raxmatal abraar!
@mubaarigcolaadofficial4739
@mubaarigcolaadofficial4739 4 жыл бұрын
heesihii dhammaan waan ka helaa anoo yar ku bar baaray hersihiisa siday meelaha uga soo urur san jirey
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 ай бұрын
AUN Maxamed Mooge Liibaan ❤😢
@GeediCali-ut7fp
@GeediCali-ut7fp 7 ай бұрын
Balwo sxb mahadsanid heesaha qaraamiga ah ee dhameys tiran ayaa nosoo digtaa horey usocod wanaagsan
@abdirahiimmohamed4078
@abdirahiimmohamed4078 4 жыл бұрын
Sxb ugu horeyn.wan.ku salamay kadib hees makaa codsadaa ninkaan.uu qaado plz ayadoo qoran Ma dadkaa wax dheertahay baa ladhahaa broh🙏🙏❤
@mohamedgalaydh4377
@mohamedgalaydh4377 3 жыл бұрын
Ana hyeeeH zo DoonoH hdad noozhay hdaad dhimtynah alle ha ku naxriztoh
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 4 жыл бұрын
Balwo dadaalka halkaa ka sii wada 😘
@ahmedaliwaqooyi6053
@ahmedaliwaqooyi6053 5 жыл бұрын
Kaalay heeskaan Ahmed Ali cigaal saw asana ma aaado yaa iisheega
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 5 жыл бұрын
fanaaniin badan baa qaada heestan beerdilaacshe ama subciska ah sida kuluc & tubeec & cumar dhuule & cigaal & axmed mooge & dararamle & faysal cumar mushteeg & maxamed yuusuf, xaaga hablaha magool & maandeeq & sahro axmed & aamino faarax & gaduudo carwo & khadro daahir waa badan yihiin waa heesaha ugu laxanka adag heesaha qaaraamiga
@sacidmohamud9131
@sacidmohamud9131 4 жыл бұрын
Walaal soo gali heestii mohamed mooge ee (mawalaca iyo weedhaydiiba
@sacadbagaase1045
@sacadbagaase1045 4 жыл бұрын
Ma waraqidiyo waydaydiba warki laygu daray wali an xidhnahay ayay tidhahda heestad donaysa
@ismailabdi7461
@ismailabdi7461 3 жыл бұрын
Abdilahi Qarshe abul cuud 😍 AHN m.mooge .
@abdihaybe4812
@abdihaybe4812 4 жыл бұрын
Aad baan ugu mahad celinayaa channelka balwolyrc oo ah mid soo qaata wixii heesa ah eee qiimo leh waxaana codsan lahaa in laxanka balwo oo aan wax yar ka arkay aad soo galiso ..........
@Suudisuudi23573
@Suudisuudi23573 Жыл бұрын
Cajiladan kama daalo marnaba. Eebbow u naxariiso.
@zamalemameh3502
@zamalemameh3502 3 жыл бұрын
Wuxuu ahaa oon cidi ogayn TIFAFTIRE SARE
@hunterdaworld4611
@hunterdaworld4611 3 жыл бұрын
Laxanka beerdilaacshe nin kugaaro wan waaye
@mustafexirsi
@mustafexirsi 5 жыл бұрын
Beerdillaacshe iyo Subciska midkoodna ma fahmo kolka Maxamed Mooge qaadayo. Aad baan u mahadsan tihiin.
@sacidmohamud9131
@sacidmohamud9131 4 жыл бұрын
Mawalaca iyo weedhaydiiba warkii la iga xidhay wali aan xirnahay waagoo dhaqsoo soo walac dhahoo habeenkow wareeg .mohamed mooge 1970kii bay ahayd
@sacadbagaase1045
@sacadbagaase1045 4 жыл бұрын
KZbin ka eeg
@mohedahmed7882
@mohedahmed7882 4 жыл бұрын
Axya sawt waxaan ku xasuusta nin liydhaa mustafe omer hassan alla ha xafide
@bixiaskar5010
@bixiaskar5010 3 жыл бұрын
Ahn maxamed.mooge liibaan
@abdullahiaraaye5857
@abdullahiaraaye5857 6 ай бұрын
Mooge waxaad moodaa kabanka inuu xaga subciski la aaday aun
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 Жыл бұрын
Balwo axsan calayk
@Yonis5
@Yonis5 8 ай бұрын
Balwo maaha waa Beerdilaacshe
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
ALLAYARAMO
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 Жыл бұрын
Riinka libaaxa camal cod libaaxle
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 3 жыл бұрын
Hees cajiib qabta lagaba xiiso dhicimaayo!
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 11 ай бұрын
Like
@Yuusuf1
@Yuusuf1 5 жыл бұрын
Channelkan waa mid heersare ah, kaliya waxaad ku kordhisaan ajiibidda codsiga dhagaysteyaasha. Waxaan codsan lahaa inaad noo soo qortaan heeska "Maxay dantu ciishay wiiloo..." ee Ibraahim gadhle sameeyay markii u horreysayna ay wada qaadeen Maxammed cabdi dugsiiye iyo faadumo axmed dhimbiil. Heeskaa oo siwacan u qoran aadbaa loogu baahanyahay runtii. Mahadsanidiin.
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 5 жыл бұрын
Mxay dsntu ciishay wiiloo Dulqaad iyo deeq lahaayoo Dadkuna doqon moodayaan Nuur Allaale ayaan ku ogaaye iyaroo qoraal ag Channelka *Mudugboy* udoono
@Yuusuf1
@Yuusuf1 5 жыл бұрын
Saaxiib waa looga horreeyay iyadoo la isla qaadayo ayay jirtey.
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 5 жыл бұрын
@@Yuusuf1 haaaa anuu taas uunbaan hayaa
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
Cabdi nuuur allaale ayaa qaado iyo ninkaan
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Laxankan Waxaa u sareeya 1- Tubeec Aun 2- Siciid Cabdi Aun 3- Maxamed Mooge Aun 4- Xuseen Cali Kaahin Aun 5- Xaliimo Khaliif Magool Aun 6- Axmed Cali Cigaal 7- Aamina Gacanla ................................................................... Fanaanka Siciid Cabdi oo qaadaya Laxankan Beerdilaacshe halkaan ka dhagayso kzbin.info/www/bejne/gn-7ZmdvhNKiq7s
AXMED MOOGE IYO LAXANKII BEERDILAACSHE WITH LYRICS
11:12
Cadaala Lyrics
Рет қаралды 7 М.
Hees: Dhayal Looma Heesee| Maxamed Mooge| Balwo Lyrics
7:32
Balwo Lyrics
Рет қаралды 768 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Hees: Carro-Edeg || Maxamed Mooge || Balwo Lyrics
7:50
Balwo Lyrics
Рет қаралды 407 М.
Laxanka Beerdilaacshe - Boqorada Codka Aun
10:54
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 64 М.
MOOGE YARE LIVE KABAN  HEESO MACAAN
31:44
Boramanews.com
Рет қаралды 121 М.
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 933 М.
Hees: Qaraam, Beerdillaacshe || Maxamed S. Tubeec || Balwo Lyrics
7:42
AXMAD MOOGE DHALINYARO WITH LYRICS KABAN ORIGINAL
10:54
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 166 М.
DHULKA WAA SOCDAA WAANA ,  DHAAFSANEE- AXMED MOOGE LIIBAAN
11:23
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 174 М.
Maxamed Mooge Liibaan | Shiilka Caashaqa -  (Kaban)
8:58
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 144 М.