Hees: Carro-Edeg || Maxamed Mooge || Balwo Lyrics

  Рет қаралды 389,841

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

4 жыл бұрын

Balwo Lyrics waa channel u xilsaaran in uu idin soo gaadhsiiyo heeso xul ah iyo xog sugan.
Si aad mar walba ula socoto heesaha qoraalaysan ee aannu soo gelinno janalka, fadlan subscribe saar oo jaraska/gambaleelka taabo.
@BalwoLyrics

Пікірлер: 202
@iamhaleel
@iamhaleel 4 жыл бұрын
Carro-edeg=aduunka ayay somalidu u yaqanaan, Sidoo kale (Edeg) waxa weeye halka lagu xareeyo maqasha adhiga nirgaha geela iyo qaar la mid ah, Rag caddaaday= raga waawayn ee ciradu madaxa cadaysay, Cosob= roobku markuu dhulka helo ee geedaha dhulku yeesho meelaha aanu adhigu iyo dadkuba cagta ka badin ee aan cid hore arag. Ciin= geed sun ah oo xoolaha cuna ku bakhtiyaan siiba geela, Caal= cudur xoolaha caloosha kaga dhaca oo xanuun ku rida inta badan carrada iyo milixda ayaa ka dawaysa, Xadhaadhug= isna wa cudur geela caloosha ka gala oo daaco qadhmuun u sababa inu geelu yeesho, Carcaraaf= hoog iyo baaba'a iyo bayhoof isku soo duub oo waa dhibaato qaan gaadhay oo daran, Cuud= xoolaha oo dhan,
@abdallesomali6083
@abdallesomali6083 4 жыл бұрын
Shaafici, walaahi erayad Carcaraaf, Caal iyo Caro-edeg meel aan u raaco ayaan waayay😂🤣. Mahadsanid bro
@zaynumahamed6161
@zaynumahamed6161 3 жыл бұрын
Wlhi intas oo erey kuma jiro 1 erey oo an horay usii aqaanay Wxan layabi jiray un mrkan ku arko jamacadaha carabta kulliyada luuqada carabiga Wlhi afsomaligu sidkle wxu ubaahanyahy dadaal adag iyo in kulliyad gaar ah lo sameeyo🥰
@ugaasbadri5265
@ugaasbadri5265 3 жыл бұрын
Hhhhhhh Shaafi af.somaliga baro carro edeg waa meel aan ciid mooyee Ciduba kunoolayn
@dolaalxoogsade6428
@dolaalxoogsade6428 3 жыл бұрын
Dhabweye
@isse83
@isse83 3 жыл бұрын
Carro edeg markaan uma taagna tii lagu xareynaaye nirgaha geela ama ariga ee waa gabi ahaanba dhulka oo dhan carro edeg tii aan ka doortaay koomka taan ka doortaan cml waye
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 3 жыл бұрын
Alloow mujaahidka Ina Mooge Baban godka ku jannee Rabboow 😭
@haawodagan5472
@haawodagan5472 2 жыл бұрын
caqli daran nafteydaa carcaraaf imarisee sideen caawa yeelaa🤭 AUN m mooge liibaan inkastoo aan si gaar ah u jeclahay guud ahaan heesahiisa hadane heeskan Caro,edeg aad baan u jeclahay jimco 15/7/2022 gobolada dhexe ee dalka 🇸🇴 11:53AM inta iga danbeysa salaaan gobeed🙏🙏🙏👌♥️
@kaamilabdi8220
@kaamilabdi8220 4 жыл бұрын
Abwaan muuse cali faruur Iyo codkii mujaahid maxamed mooge liibaan
@burhaan-ducoqabem.3863
@burhaan-ducoqabem.3863 4 жыл бұрын
"Cuudkuba dharaar buu Jiilaal caddaadiga Afka caws la waayaa Anigana cir ii da'ay Markii aan cab idhi sow Ceeryaamo muu noqon!"😓 Heestani khaanad gaar ah ayay kelideed iigu jirtaa. Reer Balwo mahadsanidiin.🙏
@hawoabdirahman99
@hawoabdirahman99 4 жыл бұрын
Burhaan-Ducoqabe M. 😣😣😣
@maxamedogle611
@maxamedogle611 4 жыл бұрын
Caqlidaran naftaydan cararaaf imarisaye sidaan caawayelaa
@sahroabdi5325
@sahroabdi5325 3 жыл бұрын
🥰
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Axx Saaxib In Meel gooniya lageliyo way u qalantaa wlh 🔥
@hanadabdullahiaden9617
@hanadabdullahiaden9617 3 жыл бұрын
Caqli daran naftaydaay Carcaraaf imarisee Sideen maanta yelaa aduun 🎸❤️😢
@dhagardiidnasruallaah4213
@dhagardiidnasruallaah4213 4 жыл бұрын
Allaah yarxam sayid mahamed mooge liibaan janatulfirdows allaah hana wada geeyo inshaa allaah
@muhammadsheikh676
@muhammadsheikh676 3 жыл бұрын
Mooge naxariista janno allaha ka waraabiyo aamiin top hees wow erayo cajiiba misna xaqiiq Cosob raadso geeluba marbu ciin ku daaqa
@maxamedcabdulaahi3649
@maxamedcabdulaahi3649 3 жыл бұрын
Carro edeg waxaan u aqaanay anigu inta somali ku hadashaa intay degto
@cabdillahidiriye3026
@cabdillahidiriye3026 Жыл бұрын
Cod cajiiba allah haw naxariisto mohamed mooge .16.12.2022 Germany
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
محمد موجي الا يرحم، ،،،، اسطوره لن يكررها الزمن
@mursalabdirahman4127
@mursalabdirahman4127 3 жыл бұрын
Anna ciilka kama koro Mana daayo caashaqa Cabashana mawayee Waaah waah maxamed Mooge libaan rabi hakuu Janeeyo
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 9 ай бұрын
Allaha u naxariisto mohamed mooge liiban
@ibnuleelkaseboqordiiftireb9241
@ibnuleelkaseboqordiiftireb9241 4 жыл бұрын
My favorite channel in 2020 balwo lyrics, horey usocda
@abdimohamed8851
@abdimohamed8851 3 жыл бұрын
Carradu waa 2bo. Midi waa carro idil oo. Ah caalamkoo dhan midina waa carro edeg. Oo ah. Inta somalidu degto. Micnuhuna waa. Carro edeg Dhulkeena. Iyo carro idil dhulka bini aadmigu dego oo dhan. Sidaa ukala barta. Barbaarey
@ubuntuafrique5802
@ubuntuafrique5802 Жыл бұрын
Thank you
@asmodhaaki43
@asmodhaaki43 3 жыл бұрын
Ana Ciil Kama Koro, Mana Daayo Caashaqa, Cabashana Ma Waayee...💔🚶‍♀️
@indhodeeqa4058
@indhodeeqa4058 4 жыл бұрын
Markaa hore waad mahad santihiin marka labada waxaan ka wayiiya heestii ilaaha ha unaxariistoo Axmed mooga liibaan ma ogtahayi adaraar marka waxana rajynaya iada nol so galisan heestaaa oo aha hees aad umacan waad Mahadsantahay👍👍👍
@saleebaanabdisamad2990
@saleebaanabdisamad2990 4 жыл бұрын
Carro-edeg ka doortaa mise ka doontaa. Fanaan ay adag tahay in la fahmo luuqdiisa, ayaad noo fududeyseen, alle ya baarak saaxiibayaal. Heesaha kale na luuqda qoraal raaciya. Mahadsanidiin Balwo lyrics.
@qalpinuura9091
@qalpinuura9091 4 жыл бұрын
Ma adka in lafahmo luuqdiise lkn dadku isku mid maahano isaga io qalinle alaha uwada naxaristee faseex bn ufahmaaa
@maxamedcali5572
@maxamedcali5572 4 жыл бұрын
Caro edeg
@shabankeyse6631
@shabankeyse6631 4 жыл бұрын
Runtii shaqo wayn ayaad qabateen heese aan qoraalkooda hore aan loo higsan cida imika sii fahmaysaana ay yartahay ayaad fahamkoodu soo noolayseen waad mahadsantihiin🙏🙏
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
CARO edeg jecliya heestan mooge hesihisa kuwan ugu jeclahy ayay ka mid tahy 10:56 habenimo ayan ku dha gaysanaya magada BURCO 😊♥️ Ana ciilka kama koro Mana dayo cashaqa Cabashana ma waye💘💔
@IsxaaqIsxaaq421
@IsxaaqIsxaaq421 Жыл бұрын
Caqlidaran naftaydaay carcarahad imarisee sideeban cawa yelaa Haben sabtiya 22/7/2023 /2:45 xasuus qaliya wakhti kale oon jacalkayga helo ayaan soo boqan donaa insha alla
@user-gd7bv6ot7v
@user-gd7bv6ot7v 8 ай бұрын
Maxamad mooge libaan Allah ha unaxariisto heetan. Dereen Kayga. Way badashaa. Tii aan calmaday caro kadoortay
@qaasimmacruuf3501
@qaasimmacruuf3501 3 жыл бұрын
Hoyga Bar Ama Baro Dj Faisa Goh Ale hku Daayo Maxa.ed Mooge Liiban Ilhy Naxaristi Jano Hka Waraabiyo Qabriga Haw Wasiciyo Wnkaa Hynaaaaa
@sahrobilan6025
@sahrobilan6025 4 жыл бұрын
Cawa daran nafteydaay Carcaraha i marisayee sideebaan caawa yeelaa😥 Cajiib
@mustafemaxamuud2869
@mustafemaxamuud2869 4 жыл бұрын
Sideeban cawa yeela 😭😭😭
@iamhaleel
@iamhaleel 4 жыл бұрын
Carcaraaf i marisaye.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@iamhaleel ma bogsootay hadda Lol🤣🤣
@abdikariimhassan2822
@abdikariimhassan2822 4 жыл бұрын
Legend Allah Yarxamu Raaximiin Alle Janadii Fardowsa alculyaa hawaraabiyo
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
Axmed waye ma aha maxamed ☝
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Caqli daran naftaydaay Carcaraaf I marisaye Sideen caawa yeelaa!!? Allah yaa qafuur 👏
@Ibnuciisaa
@Ibnuciisaa 2 жыл бұрын
Carro edag waa aduunkoo dhan Tii waxaraha iyo ubadka geela ama naylaha lagu xarayn jiray maaha Qasadka ama ujeedka laga lee yahayna waa qoftii aan aduunkoodhan ka doortaa imarisay ceebtee yacni aan iga xishoonoo dad hortood igu ciibaysay
@cabdullahicali8403
@cabdullahicali8403 3 жыл бұрын
Qofkii ugu horeye ee daawada 2021 liketa ku booba 👉👉👉👉👉😗😗😗😗
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 Жыл бұрын
"Aniguna cir ii da'ay markii aan cab idhi saw ceeryaamo muu noqon"❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
AHUN Ustaad M M Liibaan
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 3 жыл бұрын
Kabanka Waa Xadhkihii Xudaydi
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Alle yrxm ustaad mooge heestaan waan qaybay waa hore
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 4 жыл бұрын
caqli datan naftayday carancar imarisaye sidan cawayela irayadani wax badan ayay xambarsanyiin & ujedo alle haw naxariisto mujahid maxamed moge
@maxamuuddaacad5296
@maxamuuddaacad5296 2 жыл бұрын
Inaa mooge iyo sahraba hadaaan dhagaysty labdaba ALLE HA UNAXARIISTO labadaba codkoodu wlahi macaan xasusus waqti wacnaaa commitigan qory 2021
@DARMAANMEDIA
@DARMAANMEDIA 3 жыл бұрын
waxaan dhegyasan 2021 habeen xaaskaygi iga tagtay welib cadho igaga maqan tahy ax yaa aduun
@mumtazqalanjo2300
@mumtazqalanjo2300 9 ай бұрын
Ilaahay ha idin mideeyo makuu soo l😊abatay
@ahmedlangaryahamedahmed4822
@ahmedlangaryahamedahmed4822 4 жыл бұрын
Wa erayadii abwaan muse cali waxy kujirty riwayadii agon abaleh
@XamseJamac-mf4zr
@XamseJamac-mf4zr 4 ай бұрын
oky ilaah ha unaxaristo
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 3 жыл бұрын
Erayadii muuse cali faruur
@ibarhimali7317
@ibarhimali7317 Жыл бұрын
Aniguna cir iida'y marki aan cabiro sow ceryaamo mu noqon 🥺
@alimdualeh
@alimdualeh 3 ай бұрын
Caqli daran naftaydaay Carcaraaf imarisaye Sideebaan caawa yeelaa
@mohamoudsalah8171
@mohamoudsalah8171 4 жыл бұрын
Balwo lyrics saaxiibayaal soo badaiya heesaha qaraamka ah ee ay qaadaan fanaaniinta w/weyn ee Soomaaliyeed sida Mohamed Moge,Ahmed Moge,Faysal Omar Mushteek,Mohamed Yusuf,Cigaal iyo kuwa kale faraha badan. tankale waad la daahdaan hal hees baad maalin soo gelisaan kadib 7 casho baad mid kale soo gelisaan dadka fanka la jaarka ahina waa idinku xidhan yihiin iyagoo u ooman qaraamkaa mahadsanid.
@madarauchiha2557
@madarauchiha2557 4 жыл бұрын
MaXaMeD MOOGE aYa iNaGa BaDaN
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 3 ай бұрын
Ereyada hesta waxaleh abwan muse cali faruur Waxana qaaday ahun m.mooge liibaan
@suganta.dahson
@suganta.dahson 2 жыл бұрын
Sida xaqiiqdaa hesaha maxamad mooge dadku ma wada fahmaan lkn qof walbaa qalbiga wuu ka dareemi karaa lagend allow kuu naxariiiso
@mumtazqalanjo2300
@mumtazqalanjo2300 9 ай бұрын
Maxay tahay sababta
@ibraahinmaxamuud3711
@ibraahinmaxamuud3711 4 ай бұрын
@@mumtazqalanjo2300wll sababta isagaa sheegay AUH mar waraysi laga qaaday wuxuu yidhi waxaan heesahayga codka ugu qariyaa si aan looga xiiso dhicin dhagaysigooda
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 3 жыл бұрын
waxan dawady 12 20 2020
@me-iu5ex
@me-iu5ex 4 жыл бұрын
Aniguna cir ii da'ay Markii aan cab idhi sow Ceeryaamo muu noqon 💔
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
Balwo lyrics one love Anakama caloool go'o Cashadaan is aragnee Dhaqsa ii cajabisee
@yasinahmed931
@yasinahmed931 3 жыл бұрын
Xusuus walleee😓
@mohamedmaslah3606
@mohamedmaslah3606 4 жыл бұрын
Heestan waxa hore u qaaday Sahra Ahmed waxanay ku jirtay riwayadii la odhan jiray Agoon Aabo la' oo uu hal abuuray Muuse Cali Faruur sanadkii 1973 kii
@cabdokariinaadan8216
@cabdokariinaadan8216 3 жыл бұрын
Mahadsanidiin balwo.
@sakandar31
@sakandar31 4 жыл бұрын
Tii aan calmadaye Carra edeg ka doortaa ii marisay ceebtee Aqli daran naftaydaay Carcaraaf i marisaye Sideen caawa yeelaa
@jamalaadanabdi2219
@jamalaadanabdi2219 4 жыл бұрын
qofka ugu danbayey 2020 heesta
@mohamoudaden7882
@mohamoudaden7882 4 жыл бұрын
Caro-edeg-globalisation ayay English ku tahy baan uwadaa. Dunidan caw ku wada huruda. Hal TV ayaad kawada daawan. Ama dhawr duulimaad baad kuwada gaadhi. Caro-dhulka Edeg-xadhkaha goobada usamaysan ee waxaraha qoorta loogeliyo dhagax ama qori adagna ku xidhan. Si aanay ubaxsan
@maxamedcisman4343
@maxamedcisman4343 4 жыл бұрын
Carro edeg waa aduunka sax weeye hada meehsaas ayuu kawadaa
@iamhaleel
@iamhaleel 4 жыл бұрын
Edeg=xerada lagu xareeyo waxaraha ama nirgaha yaryar ee ku dhex-yaala xera-adhiga ama xera-geela.✔ Carro-edeg= aduunka oo dhan ayay somalidu carro-edeg ugu yeedhaan.
@ismailjama178
@ismailjama178 3 жыл бұрын
Xadhkaha maqasha lagu xidhxidho mareeg baa la yidhaa.
@sheikhsoomali6652
@sheikhsoomali6652 4 жыл бұрын
Mahadsanidiin Balwo Samatar Noogu Soo Dadaala Iyo Baynaada Jiim
@khadarmohamedhurre6163
@khadarmohamedhurre6163 2 ай бұрын
Codka M Mooge eyada Muuse Cali Faruur
@axmedcumer73
@axmedcumer73 4 жыл бұрын
Wa chanel aan ugu riyaaqey waxan ka helay dhaman heesihii aan aadka u jeclaa wa mahadsantiin balwo lyrics ✋
@xayadxayd9293
@xayadxayd9293 4 жыл бұрын
Waaaw aadbad umahadsantin sida nogu dadashen
@najaxgodane4693
@najaxgodane4693 7 ай бұрын
Ssdf kadibna kubiray snm mujaahidbu ahaaaa +fanaan
@awilabdi3427
@awilabdi3427 4 жыл бұрын
Caqli daran naftaydaay Carcaraaf marisaye Sideen caawa yeelaaaaaa
@abdimohamed8851
@abdimohamed8851 3 жыл бұрын
Sixid. Bayjka u dabaya. Waxaweeye rag cadaaday baa yidhi hadaad ii cug badan tahay cadho waayi may side.! Ana kama. Calool go o casho midaan argnayoo naftaydii cajebiseye. E. Ma aha cashadiyan isbaranay waa casho midan is aragnayo naftaydii cajebiseye
@ahmedhussein660
@ahmedhussein660 4 жыл бұрын
Waa hees aad u macaan
@abdirisakhusseingallaydh3965
@abdirisakhusseingallaydh3965 2 жыл бұрын
ERayadii musse cali faruur & Riwaayadii Agoon indho la.a codkii m mooge
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 4 жыл бұрын
Rag Cadaaday Baa idhi Hadaad i cug Badan tahay Cadho waayi maysid Macnaha hadii Suuqaagu Xaami yahay mid ka cadhaysisa waysi maysid alla Dadkii hore maxaa xikmad la god galeen allow idin naxariisto
@mumtazqalanjo2300
@mumtazqalanjo2300 9 ай бұрын
Hadaad cuqdad badan tahay miyaa laga wadaa adoo raali ah
@abdiaziizxaajiga4101
@abdiaziizxaajiga4101 3 ай бұрын
​@@mumtazqalanjo2300maya walaal waxa weeye hadaad dookh badantahay tacniyii xeryaha dawlada iska galaysid qofkastana la hadlaysid wax kaa jiidha waayi maysid
@mustafexirsi
@mustafexirsi Жыл бұрын
Yaa salaam!
@iidfarax5320
@iidfarax5320 Жыл бұрын
Heestan waxaa midhaha sameeyay muuse cali faruur codka mar sahra axmed marna maxamed moogee Ayaa kuluuqeeyay
@Bakeeri3
@Bakeeri3 2 жыл бұрын
Qinta u haysata heesta inay sahra orgunal u qaado.. Waxaan usheegayaa sahro inuu M. Mooge AHU uu uga horeeyay..
@cumaraxmed4525
@cumaraxmed4525 4 жыл бұрын
Alle haydinka abaaliyo sida togan ee farshaxnka ah ee aad nooga haqab tirteen. Codsi: waxaad soo galisaan iyada oo qoraala heesta Max'ed mooge ee ah "Naftu orod bay kugu aamintaa" Mahadsenidin!
@suldaanm.abdulaahi887
@suldaanm.abdulaahi887 4 жыл бұрын
Anna ciilka kama koro Mana daayo caashaqa Cabashana ma waayoo. Tolow ma anuu i sheegayaa😑
@mohajabir58
@mohajabir58 3 жыл бұрын
😂😂😂
@waafiqaraam5953
@waafiqaraam5953 3 жыл бұрын
Wllky waa aduunyada sorry dhip lagama wayee wada qaxar soxo aya weeye 😭
@abdirahmanaadan2835
@abdirahmanaadan2835 4 жыл бұрын
Erayadii abwaan muuse cali faruur
@guuleedaxmed2926
@guuleedaxmed2926 4 жыл бұрын
Mooge best one
@mustafe2230
@mustafe2230 3 жыл бұрын
Mooge best
@dolaalxoogsade6428
@dolaalxoogsade6428 3 жыл бұрын
Daqiiqadii ugu danbeeyey ayaan dhegaysanayey
@mumtazqalanjo2300
@mumtazqalanjo2300 9 ай бұрын
Sidee
@mubarikahmed812
@mubarikahmed812 Жыл бұрын
Cabdi iidaan baa lahaa heesta
@KORNEIL-TRAVELER2
@KORNEIL-TRAVELER2 4 жыл бұрын
(Hadii aad cug badan tahay) Macna ahaan maxey tahay
@haykalsoofeofficials
@haykalsoofeofficials 4 жыл бұрын
Waa hadii aad dookh badantahay
@cabdiqaadirjaamac4559
@cabdiqaadirjaamac4559 8 ай бұрын
Waa hadii aad kolba mid kahesho ama jeclaato
@sayidalih34
@sayidalih34 4 жыл бұрын
8/1/2020 Qofkiii ugu dambeyay ee dawada
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac 11 ай бұрын
🌠caro/edeg🏍🏍🏍🚀👈
@sadam1318
@sadam1318 2 жыл бұрын
Aduun dib looma soo celiyo 😢😢😢😢😢😢
@abdullkeybashane8661
@abdullkeybashane8661 Жыл бұрын
🥲🥲💔
@axmedcumer73
@axmedcumer73 4 жыл бұрын
Aniguba cir iida ay markii aan cab idhi saw ceeryaamo muunoqon Cajiib
@Daauuddaauudmohamed
@Daauuddaauudmohamed Жыл бұрын
Tii aan calmadayeen carro edegka doortaa I marisay ceebyee caqli daran naftaydaay carcaraaf I marisayee sideen caawa yeelaa ?S? Tariikhda 12 30 2022 habenka khamiis sacada 4:59pm
@maooassad5726
@maooassad5726 4 жыл бұрын
Cuudka yaa tumaya ma Mohamed moogaa mise waa qofkale
@aminbotan2210
@aminbotan2210 3 жыл бұрын
Haa sxb maxamed mooge weeye Isaaga tumanayaa kaban
@abdikarimdigaale8811
@abdikarimdigaale8811 2 жыл бұрын
Waaa kiisii maxmed moige gacantiisii weeeye ufiirso
@cabdiqaadirjaamac4559
@cabdiqaadirjaamac4559 8 ай бұрын
Kamanku waa maxamed mooge
@omashinho9194
@omashinho9194 2 жыл бұрын
Maalin jimco 15 October 2021 Belgium 🇧🇪, Antwerpen sacadu waa 23:31 , 💔 N S D Xasus
@fathihaipesaid
@fathihaipesaid 2 жыл бұрын
Heestan waxaa ereyada sameeyay abwaan muuse cali faruur waxaanay ku jirtay riwaayadii carro edeg
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 Жыл бұрын
Midhaha wax iska leh muuse cali faruur Sahra axmed iyo maxamed mooge labaduba way qaadaan
@hamzeahmed6411
@hamzeahmed6411 2 жыл бұрын
2022 qofkii ila daawaday liketa
@mubarakabdullahi7994
@mubarakabdullahi7994 4 жыл бұрын
ilahay haw maxriisto
@ayanlaeleyeh8699
@ayanlaeleyeh8699 4 жыл бұрын
Balwo chanel runtii wax loobaahna ayaad samaysen mahad balaadhan ayaan idiin hayaa waan jeclaan lahaa hadii aad soo galisaan heesta maxamed mooge qaado “soomaalidu ma huruddaa “ .
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Waayo waayo
@liishaaninvestigation6641
@liishaaninvestigation6641 10 ай бұрын
Sahra axmed baa kaga fiicnahay
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 3 жыл бұрын
Cosob raadso geeluba Mar buu ciinka daaqaa Caaliyo xadhaadhuge Anna ciilka kama koro Mana daayo caashaqa Cabashana ma waayee Tii aan calmadayeen😍 Carro-eddeg ka doortaa I marisay ceebtee😭😭 Caqli daran naftaydaay Carcaraaf i marisayee🤕 Sideen baa caawa yeelaa?🙄 Allow godka ku jannee Mujaahidka
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 22 күн бұрын
CalaYk CalaYk Yaa Mooge 😞 Cuudkuba dharaarbuu 😞 Jiilaal CadaatiYa 😞 Afka Caws la waaYaa 🤦Aniguna Cir ii da'aY 🤦 Markii aan Cab idhi sow 🤦 CeerYaamo muu noqon
@jamalharun8211
@jamalharun8211 2 жыл бұрын
16 /9/2021
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 3 жыл бұрын
Tii aan calmadayeen Carro-edeg ka doortaa I marisay ceebtee😰😇 Caqli daran naftaydaay🤕 Carcaraaf i marisaye😳 Sidee baan caawa yeelaa?😥 😭😭😭😭CARCARAAF😭😭😭😭😭😭😭
@abdirisaq3105
@abdirisaq3105 2 жыл бұрын
Ish calaa qiyaas wey igu socotaa heestu tii aan calmadayeey cara edeg kadoortaa cebtaa imarisay
@kooshinmuuse3
@kooshinmuuse3 4 жыл бұрын
ana kama colool go'o cisho midaan is aragnayo nafta ii cajabisee
@sharmakehamari7233
@sharmakehamari7233 4 жыл бұрын
Heesta waxaa la dhaha , sidaan caawa yeela waxaana ku aqaanay sahra axmed jaamac..
@mumtazqalanjo2300
@mumtazqalanjo2300 9 ай бұрын
Carro edeg lama dhaho miyaa
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Lifetime'S
@maanmohamed
@maanmohamed Жыл бұрын
Rag cadaaday baa yiri Hadaa ii cug badan tahay Caro waayi meyside
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
Cal iyo xaraarke soo sidaa maha
@faaranseed5681
@faaranseed5681 3 жыл бұрын
xadhaadhe weeyan sxp waa xanuun geela ku dhaca
@abdirisaq3105
@abdirisaq3105 2 жыл бұрын
Aqli daran nafteydaay carcaraaf ima risay sideen caawa yeelaa
@axmedmuxumed7920
@axmedmuxumed7920 Жыл бұрын
Hibo.maxamediyomaxamedmooge.caro edeg
@mursalabdirahman4127
@mursalabdirahman4127 3 жыл бұрын
Ana kama calool go o cishadaan is aragnayoo dhaqsaad ii cajabisee
Beerdillaacshe Qaraam| Maxamed Mooge| Balwo Lyrics
11:18
Balwo Lyrics
Рет қаралды 51 М.
MAXAMED MOOGE LIIBAAN AHN IYO HEESTII SHABCAAN (LYRICS)
8:57
Hamse Naaji media
Рет қаралды 32 М.
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 43 МЛН
sahra axmad jamaca |hees caro edeg
6:35
Dhaal Media
Рет қаралды 191 М.
Best Axmed Mooge & Maxamed Mooge, Heeso kaban Macaan by Somali Literature Media.
2:21:17
Hees: Madheedhaaliyo Hawd| Maxmed Mooge| Balwo Lyrics
3:11
Balwo Lyrics
Рет қаралды 77 М.
Tolla'ay reer hargaysow || maxamed mooge || lyric's
5:21
ciiro warsame
Рет қаралды 518 М.
meecaad miigane
10:54
Abdi Agalab
Рет қаралды 712 М.
Hees: Dhayal Looma Heesee| Maxamed Mooge| Balwo Lyrics
7:32
Balwo Lyrics
Рет қаралды 729 М.
maxamed mooge liibaan HEESTII: caano diid (lyrics kaban)
9:55
jibo qaraami media
Рет қаралды 219 М.
Xulka heesaha cumar dhuule cali qaybti 3aad kaban iyo cod Aad u macaan
1:52:22
LYRICS | Heestii waayeelka jaqafsada | Maxammed Mooge Liibaan
8:11
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 468 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,8 МЛН
V $ X V PRiNCE, Shulamah - Jai Jatpaimyz (2024)
2:38
Студия СОЮЗ
Рет қаралды 103 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 1,3 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 563 М.