“Beeshayda waxaan leeyay Dabagale Burco-na wuu joogaa” Xildhibaan Khadar Guun.

  Рет қаралды 17,122

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 44
@ahmedhabarjeclo7354
@ahmedhabarjeclo7354 Жыл бұрын
Mmtv Ciil qabayal , umada isku dirta😢
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
mm tv wuu fiican kan waalan muxu aha nagnagta haya raga ka wawayn sidan walan ula daglamaya
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Жыл бұрын
Garxajis waa Xudunta Qaranka Somaliland Madaxweynaha Lixaad ee Somaliland Dr.Gaboose.
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 Жыл бұрын
Reer Hebel baanu nahay madaxwenyne lagu noqon maayo.
@saynabxiisxiis7248
@saynabxiisxiis7248 Жыл бұрын
Noocan wariye kuma wacna
@djamagorgor6357
@djamagorgor6357 Жыл бұрын
inankan yar hortay waa inu soo barto saxafada oo uu iska dhafo caadifada Adigu noqo dhexdhexad
@said1498ify
@said1498ify Жыл бұрын
Waa runtiiyoo reerku ma inamada abtiga ay u yihiin uun bay mucaaridaan dadka kale waa iska ogol.
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 Жыл бұрын
Xildhibaane,kan weriyihi waa nacas aan si dhexdhaada aan wax wereysiga u qaadayaa,yaa siiyay aqoonsiga saxafinimo
@awil849
@awil849 Жыл бұрын
Waxa kuleyahay xildjbane sidi faqashta.Ciyalkan suxufiyinta is ku dheegya .
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 Жыл бұрын
{وَلَتُسْئَلُنَّ} يوم القيامة Asc wr waxaa na rogay odayaal marba meel u socda odayaashaa qaar ayaa joogay shirkiii buurta gacanlibaax marka mashalay ayay sax sanaayeen mise maanta maxaa odayaasha badalay You know kkkk $$$$$$$ Waxaan layaabay madaxwayne hantidii umada u isticmaalaya sidii uu beelo shir qabsanaya ugu burburin lahaa waar muusoow lacagtaa waa lagu waydiin {ولتسألن عما كنتم تعملون} من الأعمال في الدنيا، واللام في {وليبيننّ لكم} وفي {ولتسألنّ} هما الموطئتان للقسم Please aan ka gudubno shir beeleed iyo oday maalinba af ku hadla doorashada aan qabano waqtigeeda please 🙏 november/13/22 Gaariye gabaygiisii (Aankaguurno reernimo qarankaad kutahay Gobe From Borama Awdal somaliland
@mohamudidan4184
@mohamudidan4184 Жыл бұрын
Digsi xagatadii hantaatac baa ka soo hadhay
@skaba6390
@skaba6390 Жыл бұрын
Xildhibaan jira
@aliwaays3501
@aliwaays3501 Жыл бұрын
Saxaafadaay xaal qaado. Mikirifoonow cid waliba KU qaadatey.
@MOALI886
@MOALI886 Жыл бұрын
waxasa weriye lagusheegayaa.
@g..3619
@g..3619 Жыл бұрын
Hadaa ma siilki hoyadaa baa noqon Lahaa hoyadaa hadalka jilicsan ka wase
@MOALI886
@MOALI886 Жыл бұрын
@@g..3619 cuqdad iyo aqoon la'aan baa caloosha kutaagtay! Wax sidaada liitaa beryahan way inaguso bateen . Imika waxad isleedahay ninkaas aragtidiida cabiray kuna saleeyay waxa uu arko waad cayday balse imaad caayine hoyada baad caydan jaahilyahow bilaa jihada ah...
@g..3619
@g..3619 Жыл бұрын
@@MOALI886 cay hadaa wax ku qaadanayso abaarso iyo barwaaqo wax kumaad barateen ina coopraw
@MOALI886
@MOALI886 Жыл бұрын
@@g..3619 malaha reernimaa kaa dhex hadlaysa, agoon iyo rajaybaad katahay waxkasto rag isku sidka. Hadu illahay kaa arad-tiriwaayay intaasba ma biniaadamkalaa kuu hagarbixi kara. Hadal baan laguu sarin abid e waxad tahay nooci haddi lataabsiyana aan tabyn! Raggi kabaha afka aad ugu qaadan calankooda sidaa habaasyahow...
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 Жыл бұрын
gob hadaad maqasho waa ciidagale
@aryanali6527
@aryanali6527 Жыл бұрын
Dadka haysku dirina ilmaadeerayaal
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Жыл бұрын
Besha Isxaaq waxay ka tirsan yihiin xisbiga kulmiye
@abdihayd2924
@abdihayd2924 Жыл бұрын
WEY KUQASAARTEY. BEESHII. XILDHIBAANKA. UDOORATEY. WAA. IGUSHUBO. IYO. JAJABAN. XAALKIISU. ALLOW NA ASTUR. ALAAHU MA AAMIIN.
@skaba6390
@skaba6390 Жыл бұрын
Hala kala saaro Siyaasada iyo jiritaanka qaranka
@samsammaxamed2279
@samsammaxamed2279 Жыл бұрын
Yaa kudirsaday Miyaanad weli dhergin Cidna ma matashide caloosha ushaqayso
@abdirisaakjeesto4903
@abdirisaakjeesto4903 Жыл бұрын
Caaaac
@wabarkawanaaga292
@wabarkawanaaga292 Жыл бұрын
Nin rageed bad tahay wlhi adeer
@FarahAbdul
@FarahAbdul Жыл бұрын
Ninkan laba wajiile ka wayn majiro horta ma qurba joog ayuu ahaa waa xoole socdo dib danbe ha u dooranina waa xaar socda.😡😡😡😡😡
@cabdidigaale8903
@cabdidigaale8903 Жыл бұрын
Madabagale baa noqday nin habaryoonis lagu cabsiiyo
@cxxaashi4544
@cxxaashi4544 Жыл бұрын
Wariyexumo
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Жыл бұрын
Wuu sakhraasan yahay faro ayey ka hayaan miskiin.
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Waxaasaa wariye lagu sheegayaa haduu waxaan jirin waydiiyo ama munaasab ahayn miyaan lagu odhan karin xageed ka keentay warkaa
@sidiiqcaydiid6783
@sidiiqcaydiid6783 Жыл бұрын
Dame hadu ciyiyo waxula ciya waa aaa hadu amusana wa dhuuso
@anwarcabdi7504
@anwarcabdi7504 Жыл бұрын
Xildhibaan khadar guun waa runtii CIGAAL Iyo muuse cid kale reer abtigay KU dheen jirto marka ma awal aragtaaba ooda Soo jabibaa kkkkkkkkkk
@laraahmed6592
@laraahmed6592 Жыл бұрын
markay qabyalado maskaxda idnka gasho wax kale maa argtaan walaal wakhtigu wuu is badalay dhulkeenuna waa amaan calamku dhan waxa isku xidhay midiiyaha ictraaf iyo dawlad ayaa himlo loo leeyhay manta hdu muuse doorashda qabto xor iyo xalaal wanu raacayna bila hadal lakin maqaaxi oo isgu iskaa leeyahay ayo kaa dhiga soomaliyana doora sho halaga dhigu halkana dadka hala laayo jeelasho halagu goro yaa ku ictraafaya laakin ila meerayso iyo cabudhin waa soomaliland burburkeedi
@g..3619
@g..3619 Жыл бұрын
Wariye kan muuse cabdi dameer ayaa ka dhex hadLaya haku daalin ama xiniiyaha ha u salaaxo ama siilki hoyadi haka shekeyo 13 nov nin waliba meeshu gobolada waqooyi ka dago waa La yaqaanaa ee nin waliba intiisa boqor ha u noqdo
@abdihayd2924
@abdihayd2924 Жыл бұрын
KAN HEEGO AYAA KADHEX HADLEYSA.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
waa nin reer Hargeisoo pure ah
@wabarkawanaaga292
@wabarkawanaaga292 Жыл бұрын
Hh wa nin si logic ah ku fikiraya maaha nin qabyalad dishay
@g..3619
@g..3619 Жыл бұрын
@@wabarkawanaaga292 marka taad rabto uu ku shaqeeye ayuu caadi u fikirayaa ka taad wado kuLa wada na waa qaran dumis iLmo cabdi dameeraw ma caqligay biyo idin kaga jiraan
@AhmedJigga
@AhmedJigga Жыл бұрын
Mr. Muse Bihi Abdi behavior shows that he checked out from reality along ago. Remove him please !
@farhanaidid7200
@farhanaidid7200 Жыл бұрын
Walle khadar guun kaa aarsey mucaaridnimadu meel waba wey kula gashay qeyb reebo sidaa laguma soo caan baxo muuse arimihiisa ka bax
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
Xildhibaan Khadar Guun oo ka sheekeeyey dhacdooyin xasaasi ah.
1:19:04
Qorshihii Xasan Sheekh ma u burburi karaa bixitaanka Axmed Madoobe?
9:28
SAWAARIIQDA KU DHACAYSA LAFTAGAREEN MAANTA (4744)
47:21
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,6 М.
" Cabdirisaaq Khaliif waa Al Shabaab " Xildhibaan Xasan Shaadh
5:17
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН