waad mhdsanthy abyo wlhi wax badan kaafaaidy jazakhallh cunugeyga 5 bil u bilaabty waana cunuga iigu horeyay adiga wax bdan kaafaaidy❤ abyo waxn rba ina ku weediiyo 6bil markuu ii gaaro cunto nafaqo leh oo aan siiyo ila wadaag oo caloosha aan ka xirerinin, goormeena fa dhiisiya shukran laki ❤
asc wllo wxn rama inad iso faidyso wxn yasta 13bil wxay rata cunto cadiya oy cadi u cunto cunto kasta o an u shido had ma cunyso marki ay yarayd ay cunysay lkn had ma iga cunyso iso sheg cunto an cadi ogu samynkaro plz iso jawb
Abaayo xamar kulel zaid ah baa ka jiro maxa sameya 16 malin buu dhalan yahy nunaheyga bishihisa qalel waye kadi badan ma lahn
@sucadabdi8516 Жыл бұрын
Mansha Allah jasakallahu khayran wll plz ka so hadal caruurta xafayada ku casaada
@saraali9768 Жыл бұрын
Saliida Qumbaha u mari wllo mnsha allah waa uu ka biinaya
@hibaaqhappy5976 Жыл бұрын
Asc abaayo waku salamay gabdheyda waa 3 bilood saaaid ayey caato uthy caano s26 baan siiyaa iyo naaska marka xulbada caanaha ma ugu karkarinkaraa iso jawaab❤
@qisahchanel6485 Жыл бұрын
Thanks a bayo sidaad noogu faideeso mar walba😮
@maqdiscabdulle8432 Жыл бұрын
Asc abaayo sthy ani waxaan ahy hooyo cusub abaayo waxa ijoogo babyad yaris ah o jirto 6 month cunta markan sinayo wey hunqacataa o weymatagta marki hore wey ficnan jirte hada ayey bilawde Marka iso jwb abaayo
@ubah7578 Жыл бұрын
Xabibti nabarkad intey Kahila Wan raba plz iso jwb😢😢
@aishaabdiaishaabdi3055 Жыл бұрын
Gabadhan masha Allah waaye wax xigmadaysan baykahadasha
@koritaankacaruurtachannel7329 Жыл бұрын
😊😊
@farxiyomuuse7788 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@rasmiaadan7406 Жыл бұрын
Asc wllo Shukrn ❤ Su aal wllo gabadh 11 bil jirtaan haystaa laba iligoo hoosaa usoobaxay cuntadii wali wan u shiidaa wax aan yara bururiyay dhan igamacunayso way ku matagaysaa maxaan sameeyaa Dadkuna waxay leeyihiin ma walibaan ilko usoobixin
@nafisoomar5679 Жыл бұрын
Ani 11 bil jirnaah hada le ilko no so baxoyaan wa cadi
@nimcaanmahamud9549 Жыл бұрын
Waad mahad san tahay wll
@Love-oi1hy Жыл бұрын
Abyo Thnks kun jeer ale khyr Haa ku siyo Wxbdn waaa ku dawada Abyo wiilkyga Waa 11 bil Hadan hal number ka bdn ma cabo malinti marbo Mx ku sameya 😢😢😢