Yaa dee militarigu waa dagaal iyo dhiig booliskuna waa kala celinta dumarka iyo caruurta wax kala garo markaa ader😂😂😂
@SaluglaSicid11 сағат бұрын
Ee lacagbay dadka waydiistaan qofka aan lacagbin waxba uma qabtaane laaluushka kawacdi
@user-sr86ui3xsuexi12 сағат бұрын
COLAADA magaalada CEERIGAABO waa in laga hortago oo dadka NABAD lakala dhex dhigo...waa qalad in fikir Iyo CALAN dhiig islaam loo daadiyo
@dhashisheekhisaxaq951411 сағат бұрын
Ceerigabo waa nabad dadki lahana waay joogan lakin dad wax ma garata iya dadkoodi magalada dadka leh la dagana ee ka ganacsanayay mashruuc ku so qaatay loga so dhiibay xamar marka dadka dadki iska difaca xaq iyu uu leeyay wayo dadka dhulkoodi wa loga so baxay hadi anigo isaaqi aan boorame guryo ka dhisto aan ganacsi ka sameysto anigo meel 120km uu jirta ka imi oo hareeraheedana dagin xaq uma lihi inaan kibir dadka ugu duulo marka dadka dhagaxa loo so dhiibay ina iyaga lagu qaraca xaaran ma aha wayo guri aay lahay iya laga yeelay inay dagan iyagu maka yeelayan isaaq inu lascanod dago wayo dagamadoodu intay isaaq lasac uu jiran iyaay cerigabo uu jirane marka dadka gobri markay ku so dhaweeystan ma aha inaad qaniintid