"Waan ka imid Xisbigaygii Waddani waxaan dhisayaa Kulmiye" Xildhibaan Mukhtaar Maydhane

  Рет қаралды 15,564

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Noolow Mukhtaar Geesi Sidee Mayor mooge Qiiro oo qabyaalad ku wata adeerkiisii shalay dhabarka ka tooganayayeee madaxwaynuhu ka riday isagoo cabaadaya kuu odhan xisbiga Awdal haw codayne kaayaga u codee. Thanks cabdikariim Qiiro Inaad sacad muuse iyo samaroonba baraarujisay
@nimonimco3063
@nimonimco3063 2 ай бұрын
Hilaac iyo Kulmiye iyo Horseed guul🎉 Reeraha Samaroon iyo isaaq waa Dad Walala ah oo sokeeya ah. Allah ayaa mahad leh🎉🎉
@mudanibrahim9089
@mudanibrahim9089 2 ай бұрын
Mukhtaar Meydhane wa qof qalbi fiican 😊
@nimonimco3063
@nimonimco3063 2 ай бұрын
Hilaac iyo Kulmiye iyo Horseed guul🎉
@SakariyeCumar999
@SakariyeCumar999 2 ай бұрын
🎉welcome mudane🎉🎉🎉🎉
@CraxmaanSheikh
@CraxmaanSheikh 2 ай бұрын
Horaa loo soconayaa Somali land guul
@CawomahamudJamac
@CawomahamudJamac 2 ай бұрын
Kulmiye guuul guuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🌊🌊
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 2 ай бұрын
Maydhane waad ka maydhatsy xisbigii siyaasadda xumaa ..guulayso...
@anabhassan8361
@anabhassan8361 2 ай бұрын
Masha Allah
@bakarelmi6112
@bakarelmi6112 2 ай бұрын
Guul Guul Xildban Guul Somaliland 🎉🎉🔥👏💪🏼💪🏼
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e 2 ай бұрын
Wow gull kulmiye iyo hilaac❤❤❤❤❤❤
@guuleedabdi3329
@guuleedabdi3329 2 ай бұрын
Xildhibaan Mukhtaar Maydhane , Waa Waayo Arag, Aragti Dheer Danta Guud iyo Ta Gobolka Awdal Og . 🎉 🎉 🎉
@CawomahamudJamac
@CawomahamudJamac 2 ай бұрын
Mukhtar geesi geesi dhaley❤🇬🇫
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e 2 ай бұрын
Gull kulmiye❤❤❤❤❤❤
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk 2 ай бұрын
Xildhiban hunguri xumbo ayaad qabsatey waa waxad ka hesho waa inoo doorashada insha allah
@CawomahamudJamac
@CawomahamudJamac 2 ай бұрын
Guuuuulguuul kulmiye
@axmedyuusuf9082
@axmedyuusuf9082 2 ай бұрын
xildhibaanada qaran guul
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 2 ай бұрын
Xildhibaan Maydhane waa nin wax garad ah oo aan dhacdhac lahayn intii uu ku jiray mawjadihii u jeedo badanta ahayd iyo golihii lagu hungoobay, Waxaanan qabaa in Doorashada ka dib ay xildhbaano badan ay wax fahmi doon,oo aanay dib u dhici doonin xildhibaan nin u xeraysan ,
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 2 ай бұрын
2025cida_villada🇬🇫💸🦅
@axmedyuusuf9082
@axmedyuusuf9082 2 ай бұрын
maansha alaah
@ismacil9022
@ismacil9022 2 ай бұрын
Raganimo reer boorama kuliye iyo hilaac guul
@RoobleIsmaaciil
@RoobleIsmaaciil 2 ай бұрын
Waankugu taageersanahay hadalkaa xildhibaan balanteenu waa hilaac
@AsmahDhamac
@AsmahDhamac 2 ай бұрын
Mukhtaar maydhne genesi maalintay adkaatau Tolkii utaliayay
@dhamme0
@dhamme0 2 ай бұрын
Aniga Horsed iyo Waddani ayaa codkeyga leh
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 2 ай бұрын
Maydhane nin liita weeeye
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 2 ай бұрын
Muxu ku liitaa waligiiba shaqsi nadiifu ahaa nin dhacdhacana maaha
@MohamedBile-l6t
@MohamedBile-l6t 2 ай бұрын
Gabay ba aha (hilbo qudhun ah gada bursigi hursan jira leh ) wa kan o kale
@CabdiidirissheekhXaashi
@CabdiidirissheekhXaashi 2 ай бұрын
Caydu waa ceeb waana waxa wadani lagu nacay
@HamdaMahamed-z5i
@HamdaMahamed-z5i 2 ай бұрын
Sax sifican ayuu u hadlay
@h.a.baazka9861
@h.a.baazka9861 2 ай бұрын
Waanku fahanay mukhtaaraw intii jibriil joonis waad hadshay ee riyaale kuu la qimay
@Nameless-i5v
@Nameless-i5v 2 ай бұрын
Waxa Wadani la yidhaa waa laga yaacay.
@cabdicasiismaxamed6458
@cabdicasiismaxamed6458 2 ай бұрын
Reer awdalow abtiyaal hadaad maanta soo saari waydaan hilaac dib waxaba linkup xisaabtamimaayo yaan inma yaryari wadada inkaduwin
@hodancige7233
@hodancige7233 2 ай бұрын
Kulmiye dabjir uma baahna yaa jaajuus
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 ай бұрын
Ceebeey tacaal reer Awdal waa dad liita 😂
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Raggu Ooyaaye ma wada aha
@ismailhussein805
@ismailhussein805 2 ай бұрын
Reerkii samaroon niman niikinaya ayaa u soo baxay biidhi qaate miidhan inta aad xisbi kale daba cararaysaan miyaydaan badheedhi karin oo aydaan dhihi karin xisbi ayaan leenahay la yidhaahdo hilaac inta maalin kasta laydiin arkayo idinka oo laydiin ku soo shubtay cibaaradii way idinka muuqataa,mid timuhu cadaadeen,mid timuhu daateen,mid ooya 24 saac,mid xisbi nin leeyahay ku qabsada duf ku baxa maxaanu idin nacnay.
@KIDSONTHEBED-ks8qr
@KIDSONTHEBED-ks8qr 2 ай бұрын
ducaanu kugu darnay 🥱
@zakirboss143
@zakirboss143 2 ай бұрын
Xildhibaan miyey ku maydheeen 😂😂
@calibarud9917
@calibarud9917 2 ай бұрын
O welba waxba maad tareyn Ma abiib ayaad ismoday
@MuuseSheekhmaxamuud
@MuuseSheekhmaxamuud 2 ай бұрын
Waxaa taraysaa yaraa
@ibrahimnour4221
@ibrahimnour4221 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢
Trump oo amray weerar laga fuliyey Soomaaliya | Qubanaha VOA
29:46
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
Taksiilayaasha Hargaysa oo isu soo bax sameeyay.
9:46
MM Somali TV
Рет қаралды 15 М.
TOOS:- Suuqa idaacadda oo gubanay
19:54
MM Somali TV
Рет қаралды 6 М.
Xaaladda dabka xoogan ee ka kacay suuqa idaacadda
16:35
MM Somali TV
Рет қаралды 2,7 М.