Booyaaso. | Shaqada ugu Adag caalamka | Maxaa ka jiro heshiiska gabdhaha khadaamado looga dhigaayo ?

  Рет қаралды 10,512

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 225
@AbdiWeliQaxiye
@AbdiWeliQaxiye 3 сағат бұрын
Nebi muxmd ku salli wll scw
@CumarFaaruuq-o2t
@CumarFaaruuq-o2t 3 сағат бұрын
Gabdhaheena sharaftaleh ha iska diidaan gumeysigaan
@AzerAzer-y6f
@AzerAzer-y6f 3 сағат бұрын
Shaqada ugu adag caalamka, poyaaso😮 Waa murtida mawduuca. Mahadsanid Istaad Cumar.
@Edbashir
@Edbashir 3 сағат бұрын
Xasan Sh. Dadka qurbaha reer galbeedka jooga ayuu doonayaa in uu soo celsho…gabdhahana u dirayo carabta in ay guumeystaan… subhanallah
@AbukarCadde-p1h
@AbukarCadde-p1h 2 сағат бұрын
Adi shaqo ma,u heesa laga yaaba gabadhas in ee ka sharaf badan thy oo guri hoyada ina fadhido aya laga yaba oo shaqo la,an Aad thy waa la,dhiiri gali hadu wax xatooyo Aanan sameynaynin
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r Сағат бұрын
​@@AbukarCadde-p1h waxaan day abgaal ahaan ayuu ku difaacaa waryaa bax yamen tag baloog talaada darbiga waxaa ku qoran arag ha siigeysan siil qabil shegi maayo ogsonow dumarka sharafta dalka waaye mar hadii banaanka lo diro ceebta raga la qabil ah ayaa qaadanaayo shuubaa dhashee xasan iyo wixii raacsan nacalada m
@muussagal2719
@muussagal2719 Сағат бұрын
Xoole iyaad tahay diintu kuyartahay iyo dadnimodu ​@@AbukarCadde-p1h
@EngYounis
@EngYounis 40 минут бұрын
​@@AbukarCadde-p1h wxan maqli jiray qofku Tamarta ama emergy giisa ayu dadka u hogaamiyo utransfer greeyaa... ilaah bn kugu dhaarshee adoo nin wayn ah miyad sharaf u aragta in aad gabdho somaliyed rag caraba oon wax diin iyo akhlaaq lahayn aad dhahdo ushaqee... adiga iyo xsan sh maxmud oo kle dalkaan uma qalman
@MaymunIbrahim-n3t
@MaymunIbrahim-n3t 3 сағат бұрын
Ogansho walal an wax bdan ka faiday jazakallah ❤
@Zahro-x3u
@Zahro-x3u Сағат бұрын
Wallaahi ogaansho waa sidaad u sheegtay qadaamo way ka faanaan Carabta wayna yasaan
@Deeq23
@Deeq23 2 сағат бұрын
Xasan Sh iimaanka Allah ka qaada wadankaan wuu duleeyay wlhi
@Best_27
@Best_27 36 минут бұрын
Inuu madax kuu yahy umaba aqoonsanidee mxaa ku eedeenee mrka meeshaas qabiil lee ku dhigay Allah ha ku caafiyo
@siradm
@siradm 5 минут бұрын
Aamiin, qofwalba habeenka la doorto ookiyaalka qabiilka ee hore noogu jiray ban ku eegaynaa, Farmaajo marki la doortay dad baa mucaarad ku ahaa, waxan waydiiyay, maxaad ku mucaaradday hadda? Maba shaqaynine, jawaab ma helin, marka duulkaan wixi ladax u noqda dhib baa haysta​@Best_27
@ramlaabdi4775
@ramlaabdi4775 9 минут бұрын
Ilahay hanokeeno dowlad dadka iyo dalka, diinta iyo sumcadeena gor uqaada😢🤲
@sumayoali2172
@sumayoali2172 2 сағат бұрын
Subxanallah ilah ayan ka magan galnay
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 3 сағат бұрын
hassaan sheikh term walba uu qabta xilka hbalaa somaliyeed buu ka ganacsadaa subhanalah.
@AbukarCadde-p1h
@AbukarCadde-p1h 2 сағат бұрын
Majnuunka farjayo aya ka daran oo kaligis talis ween weyan oo umad somaliyeed xabasha u gacan gilin jiray
@EngYounis
@EngYounis 38 минут бұрын
​@@AbukarCadde-p1h lacnatulaah adiga iyo inta fikrkaa qabta.. war ma ninka shalay dadkiisa dhibaateysan u faanaayay ee lahaa caruurtaydu kuigood waxby barteen una faanaayay umadan dhibaatysan miyaad qabiil kudifaaci... duli
@cabdifataaxMaxamud
@cabdifataaxMaxamud 3 сағат бұрын
Cumarow waa run shaqadaas waa shaqo dhib badan
@IsmailPoi-k3e
@IsmailPoi-k3e 2 сағат бұрын
صلو على النبي صلى الله عليه وسلم
@Young-Mo
@Young-Mo 2 сағат бұрын
40min eeku qaadatay Moowduuca😢 kaliya si aan ugu digno hablaheena Soomaaliyed ❤WALIGIIN XUR AHAADA , dhibaatada marba waalaga baxaa INSHALLAH 🎉🎉 Mahadsanid Waqtigaga Omar Anshar
@miskoo1333
@miskoo1333 3 сағат бұрын
Habalaha soomaliyed ee sharafta leh awalba khadaamado waa ka ahaayen sucuudiga xasan shekh ba kadhiibay oo ibiyay iyagoo badankoda shaqo adag loo diro qaarna kufsi iyo tacadiyo loogu gaysto mustaqbalkoda iyo cafimadkoda hablahaan alla umaqan lkn aaway fmilykodi korsaday habalahan. Mise duruufaha loga faidaysanayaa.
@Best_27
@Best_27 35 минут бұрын
Allah hakaa cafiyo wll madaxwaynaha haku been abuuran
@InaaliMohamed
@InaaliMohamed 2 сағат бұрын
Mahadsanid ustaad 👍
@MustafAxmedibraahin
@MustafAxmedibraahin 3 сағат бұрын
Soo qor scw scw namaste ❤❤
@muussagal2719
@muussagal2719 Сағат бұрын
Cumar inshaar jasakalah khayar waa shaqo gumaysi udhiganta karamada qofka iyaa hoosudhacaysa adoonsigii oo sikale loodhigay
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 3 сағат бұрын
Wallaahi Waa Silic. Mida Sacuudiga. Derbiyada guriga iyo Musqulaha. Colorin lagu dhaqaa. Naqaska kugu xirmaa. Bishiii. Halmar aa reerkaaga soo salaamee. Waaa Gumaysi Saxanka Waxku Cunayso. Meesha. Xayawaanka laguu dhigaaa😭😭
@fatumayussuf5255
@fatumayussuf5255 2 сағат бұрын
Wllhi waxan sheego magaranayo dulinimadas in ey muteystan waa wax laga xumado
@C.kariin
@C.kariin 2 сағат бұрын
Dhibtaas md la kulantey 😢
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 2 сағат бұрын
@ maya ee wasn’t deganaaa. Gandho badan oo asxaabteyda. Iiga sheekeyn jiray. Bishii Dhan 150 dolar aalasiin jiray
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 Сағат бұрын
SubxanaAllah , war xasn sanadkii hore ayuu ku ceeboobay arintaan mala masoo celiyay hadana , xasan xaraashle .
@Nuurah951
@Nuurah951 Сағат бұрын
Kaas ma xishoodo waa nin walaashii qadaamadnimo kushaqayn jirtay
@Somalestine
@Somalestine 3 сағат бұрын
Subxana Allah 😢 Irzaqada Allah waasiciyo😢Saudi Arabia 💔
@hanefa283
@hanefa283 2 сағат бұрын
Kan Madaxweyne maahee wadanka ALLH kaqabto asad ALLAH raaciyo hada kahor ayuugabdho Shaqaalo ah gatay sharafteenii ayuu hoos u dhigay
@AbukarCadde-p1h
@AbukarCadde-p1h Сағат бұрын
Kan habashada u iib geen jiray shacab somaliyeed qalbi dhagax ina Adeer keega kaas la,ilaawi karin io kaligis talis nimo
@jaamacmaxamed1401
@jaamacmaxamed1401 Сағат бұрын
Wlhi inta somaliya xasan bakhti u sujuude madaxweyne ka yahy inayna bahdilka dhamaanayn diid ama qaado warkayga
@DAUDMFILE
@DAUDMFILE 3 сағат бұрын
SAXIB MA,AHA MARKII UGU HOREYSAY! MARKASTA OO MADAXWEYNO X,SH,M YIMAADO WAA DHACDAA DIBUBAAR
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii Сағат бұрын
🥺.🥺 . 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@mohamedsaciid3119
@mohamedsaciid3119 3 сағат бұрын
Mowduuc loo baahnaa waaye guuleyso sxb gabdhaheena iyagoo is dhahaayo qoyskaaga u shaqey bey dabin ku dhacayaan😢
@AMIINYAZIIN
@AMIINYAZIIN 3 сағат бұрын
JAARIYAD KHADAAMAD BOOYAASE SHAQAALE LKN ANIGA DEEGAANKA AAN JOOGO KELMADA JAARIYAD AYAA LOOGA ADEEGSADAA.
@hanadabbas3035
@hanadabbas3035 3 сағат бұрын
Booyaaso ayaa afsomali ah jaariyad Waa af Carabi
@LiibaancumarKoosaar
@LiibaancumarKoosaar 3 сағат бұрын
@@hanadabbas3035 booyaaso ma afsoomaali ah waa talyaani saan filayo jaariyadna carabi shaqaalaa afsoomaali udhaw
@cadkayaremaxamed4133
@cadkayaremaxamed4133 3 сағат бұрын
​@@hanadabbas3035 waa talyani boyaso shaqale waye somali
@IDK-rs9ks
@IDK-rs9ks 3 сағат бұрын
Sad 😞😞😞😞
@User7654suy
@User7654suy 3 сағат бұрын
‏الرائد لا يكذب أهله.❤
@Zahro-x3u
@Zahro-x3u Сағат бұрын
Markuu asaga joogo xasan sheeq uun bay Carabtu ka faaiideystaan ee hablaha Soomaaliyeed waxan leeyahay ha aadina oo karaamadiina ilaashada .
@Barcelonafan2_41
@Barcelonafan2_41 3 сағат бұрын
My teacher Omar indhaar Waad ku mahadsantahay swto ah wax badan ayaan kaa faa idnay❤❤
@جميلةجبريل
@جميلةجبريل 3 сағат бұрын
Waa runtaa wll qadamo waa sidas
@NazuuJr
@NazuuJr 2 сағат бұрын
Xasan mujrim dalkan iyo dadka umada soomaaliyeed Alle hakaqabto
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 3 сағат бұрын
Xasan sheekh ayaa ka macaasha dhiiga iyo sharafta hablaha soomaaliyeed 😢😢
@AbukarCadde-p1h
@AbukarCadde-p1h 2 сағат бұрын
Majnunka farmajo kwrn oo habashada ka iibin jirey shacab shacabka somaliyeed qalbi dhagax io dad bdn oo kle kaas aya ugu daran Alle ha,cadaabo
@jaamacmaxamed1401
@jaamacmaxamed1401 Сағат бұрын
​@@AbukarCadde-p1hxasan shiikh wll sharaf maleh bakhti u sujuude aya la dhaha wax u sheeg oo is hagaaji ku dheh
@AGUUN
@AGUUN 2 сағат бұрын
Waa wax laga xumaado in aad qof kale aad u shaqeyso
@bushracadeey4355
@bushracadeey4355 2 сағат бұрын
Haa walaal sax waaye
@rashiidkhadar4928
@rashiidkhadar4928 Сағат бұрын
Tebinta tooska ustaad inaga daa, waayo waxa aad kusoo celcelinaysaa erayada iyo hadallo aad hore u tidhi. Thanks waa mawduuc wngsn
@zakariamoallimomarisiyaase4333
@zakariamoallimomarisiyaase4333 41 минут бұрын
Anoo dhagayzan aa xanaaqay wllhi
@User7654suy
@User7654suy 2 сағат бұрын
Walal 🇸🇴haddaba booyaaso waa ka jiraan bishii waxay qaataan $100❤
@ridwaan2524
@ridwaan2524 2 сағат бұрын
saxiix wllhi wll taas anaa xadir uah 2023 ayaan imaaday taruuf umaa imaanin anoo wax baranayo ayaa gabdha baxaayo soo raacay cimra ayee eheen wllhi waan ku bahdilmay wax lasharxi karo ma aha
@Hani-v9j
@Hani-v9j 2 сағат бұрын
😢😢😢😢
@aanahmed1023
@aanahmed1023 3 сағат бұрын
Waxaan noqonay hadaan somaali nahay dad siwalbe loobahdilay,oo ay heleen bahalo waraabayaal ah,oo qawsaaro ay heleen,ilahay hanaga qabto kuwaan dowlad ma ahee
@Ayuu-wd8mh
@Ayuu-wd8mh 2 сағат бұрын
Ninka hishiiska saxiixay io madaxweynaha gabartooda hala diro 😂
@WticfFyjnh
@WticfFyjnh 2 сағат бұрын
Shugran wllo ogaansho 🎉
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim 2 сағат бұрын
Ogaansho mowduucan xog badan kama haysid , gabdho badan oo Soomali da'yar ah oo noqolaal ah aya horay loo geyey qaliijka siiba sacuudiga dowlada iyo rag ka ganacsado ayana jiro , hablo badan oo Airport ka lagu qabtay aya lasi dhofinayo na in badan aya la qabtay , qaar badan aya hada bahdilkas ku jirto oo silic ku haysta qaliijka waliba kuwa muqalo laga duubo aya jiro ayaga laceynayo ,caku ciil badan 😢
@asadabdullahi511
@asadabdullahi511 Сағат бұрын
Carab wa dhaqan xunyihiin aniga suuriyaanka aad ula yaabay aso ku tuugsanaya hadaad wax ma haayo tiraahdo wuuba ku caynayaa kuwaas oo lacag intay yeesheen ushaqee lagu dhahay ka warn waa howl adag ilaahay carab nooma baahiyo
@c-series777
@c-series777 3 сағат бұрын
Abtigaa Jacfar😅😅😂😂😂 2:45
@farahdahir8554
@farahdahir8554 Сағат бұрын
XASAN SHEEKH WAA MARKII LABAAD UU GABDHO KA IIBINAYO CARABTA.
@farhiaali3873
@farhiaali3873 2 сағат бұрын
Subuxaanlaahi carab loo ma shaqeeyen Karo
@HuseenCabdi
@HuseenCabdi 3 сағат бұрын
Wakusalamay sxb cumarow❤❤❤❤
@mcguled5038
@mcguled5038 57 минут бұрын
Qadaamo wax hurumar ah malaha waa cun iyo cab iyo waqti dhumis
@SiciidMuxamud
@SiciidMuxamud 52 минут бұрын
waxan arkay muqaal khadamayaal sida adoomadii lugu shaqaysto xata sidoo kale waxaa jira kabdho😢 ladilay oo dhinteen subxanallah kabdhaha soomaliyeed waxan uga digayaa khadaaminimo
@HaaruunSuusle
@HaaruunSuusle 3 сағат бұрын
Thanking mr cumar inshaar❤❤
@kidas7860
@kidas7860 3 сағат бұрын
hablaha Somaliyeed waa hablaha aduunka uugu sharafta badan ❤ shaqada uma qalman
@najmoabukra1995
@najmoabukra1995 2 сағат бұрын
Hablo ha qaadanaha gumeysi 😢
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 2 сағат бұрын
Cabarbtu wabay kufsadan gabdhaha
@AweizyJubba
@AweizyJubba 3 сағат бұрын
سبحا ن الله❤❤
@bishiali1671
@bishiali1671 2 сағат бұрын
cumar puntland aad baa shaqaalaha looga isticmaala iyo wixii waqooyi ka sii jiro
@roodanuur461
@roodanuur461 2 сағат бұрын
Yaawaye raagan somaliyed ee xiiligan qaadamqda laarabq gaadha somaliyed
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 2 сағат бұрын
Waa kuwo mashruuc ku qaatay sidii gabadh somaliyeed suuq ugu iibsan lahayeen
@ShineMohamed-n2r
@ShineMohamed-n2r 3 сағат бұрын
Subhanallah
@TheIdea2999
@TheIdea2999 3 сағат бұрын
Guul somaliland❤❤❤❤
@AroundUs-2024
@AroundUs-2024 3 сағат бұрын
maxa guul ah, Sacuudiga somali buu kuu arkaa ,mana kala saarayo Somalia iyo Somalilandba.
@nuurkeyccm
@nuurkeyccm 3 сағат бұрын
Muuqaalkaan wqxaa rajeynaa inuu gaaro gabar walboo ku fikaraysa inee shaqalo noqdaan
@libanmohamed4690
@libanmohamed4690 3 сағат бұрын
Waa maxay Project blue beam soobaar Ustaad.
@guulSO250
@guulSO250 3 сағат бұрын
Mideda kle gabdhaha somalida waa kibir badanyihoin qab bay leeyihiin yeysan isku aadin
@ramlaabdi4775
@ramlaabdi4775 41 минут бұрын
Wlahi kuwan weyna bahdileen😢🤕
@bluesomaliaofficial4180
@bluesomaliaofficial4180 2 сағат бұрын
aniga si live u arkay mar aan cumro utagay dalka sacudiga kadib usi gudbay Madina ilay tuloyin dhoowr ah runti gabdhas waxaan kuqiyasa in aykso jeedo dalka kenya waaan lailmeyay cabashada ay tawaneysay xitaa dharka ay xirantahay moye Dhar kle maheysanin jismi ahaana wey udhimatay kadib ayaa laradiyay qoyskeda waana udirnay ugu dambeyn al.x
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 2 сағат бұрын
M.a
@Mujaahid11
@Mujaahid11 3 сағат бұрын
Umad markii ay hanti hesho waa fasahaadan Khaliijka sida galbeedka oo kle ma,ahan aad maxkamad la tagyso kii ku dulmiya waa daalimin lacag hely raba inay dadka adoonsadan. Alle ha uma gargaaro daalimiintaas
@maanamayoow8408
@maanamayoow8408 2 сағат бұрын
Waligey shaqaalo nimo majecleysan wana ka faana inaa qof ila mida rerkeygana ehen inaan madaxa hoos ugeeyo ama an cunto ukariyo axsan waa axsan lkn lacag darted iskuma bahdilayo
@Libaxbaded
@Libaxbaded 3 сағат бұрын
Nolosha dadkena ku nool gobalada aad ayey u hosesa beeraha wax kuma haayan xoolo dhaqashada abaaro ka babisay 80% dadkena wax ay ku noolyihin dadki qurbaha u qaxay wax ay so diran shaqaale in carab laga noqdo aniga og in risk ay tahay hadana uma arko wax xun Cidi ka faidesa karto Allah u fududeyo Rabigada talo zaaro Aad
@m-12flix73
@m-12flix73 9 минут бұрын
OGAANSHO KASOO HADAL IN MUASASAD EY GEYSAY SHAQADAAN OO LACAGTA IYAGA QAYB LEEYIHIIN MUSHAHARKA
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 2 сағат бұрын
Walal gadhaha Somaliyeed in khamaado noqdan anaga sabab u ah qaxooti ka dhignay intaa tahriibi lahaayen oo kufsi iyo dil arki lahayen cml sidas u fiican in dowlad loo diiwan galiyo mar xaddii dowlad shaqo siisto wadanka ka helaynin cml Somalia dal faqri waye oo nasiib daran dadkiisa meelkasto ku dhibeysan khadaamo ma ficno lkn sharci daro ka xun
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 27 минут бұрын
Horta masuuliyada dumarka yaa la saaray illahay miyuuna raga masuul uga dhigin illahay dumarka ay murximka u yahiin Waxan oo kale waa qalad raga aduunkq e muslimka ah wax hablahoda khadaamad u dira ma arag waana qalad e idinku u shaqeeya hablahiina inta carab iyo dad bila naxariis ah u diraysan
@AbdinoorMoha-k1q
@AbdinoorMoha-k1q 3 сағат бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@Somalestine
@Somalestine 3 сағат бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته 😊
@sawdosiman
@sawdosiman 3 сағат бұрын
Ilahy ha no kargaro wllhi dhib wye
@FalisAli-yh8jn
@FalisAli-yh8jn Сағат бұрын
12:26 layaab walhi 😅
@hazankaafi4473
@hazankaafi4473 21 минут бұрын
Gabdhehena😢
@AktaloonFarid
@AktaloonFarid 2 сағат бұрын
Djibouti oromo uun baa shaqaysa 7-20:00 ayay shaqeyan jimcahana waa fasax
@Baraarug-11584
@Baraarug-11584 Сағат бұрын
Ogo hade cumar jaamacada carabta wadamada kujira waa kamamnuuc inay khadamad wadan carbeed ka noqoto lakin dawladeenu way gadatay
@IsmailPoi-k3e
@IsmailPoi-k3e 2 сағат бұрын
اللهم ارحم في بيجنا الؤكان شو
@mohammedmohammed-jc9re
@mohammedmohammed-jc9re 27 минут бұрын
Asc Sh Cumarow 100 gabdhood oo qaddaamado Soomaali ah ayaa Sucuudiga lageeyey Xiligii Xasan Sheekh uu madax weynaha ahaa mar garan karo xiligan iyo xiligiisii hore mid uu yahay xaaladoodana wax ka hadlayo ma arag in kastoo dad badan ay ka qeyliyeen laakiin dheg looma dhigin waanad ku mahadsan tahay wacyi gelintaada aadan ka daaleynin ajar iyo xasanaad Allaha kaa siiyo Asc
@mustafe2718
@mustafe2718 2 сағат бұрын
Ethiopian heshiis lasoo galaya sucuudiga uunban arki jiray si booyeesoyin loogu keeno.
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 22 минут бұрын
Itoobiya waa wadan gaalo ah niinka gaalka ah masuul illahay ugama dhigin dumarka uu murximka u yahay sida niinka muslim ka ah masuuliyad loo saray marka wa qalad in waddan gaalo lagu daysado oo anaga oo hablo muslim ah la dhaho carab usoo shaqeeya iyada oo ragi nala dhashay ama na qabay dalkii joogan waa qalad wayn Anaga illahay masuuliyad ah reerka usoo shaqee nama saarin hadaan haween nahay niinka murximka gabadh kasta u ah ayaa masuuliyada leh
@MohadMagafe
@MohadMagafe 3 сағат бұрын
Ale haku. Sharfo wllo❤❤
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 2 сағат бұрын
Xasan shakh aya masuliyadeda qadaya
@hargaysamanta6690
@hargaysamanta6690 3 сағат бұрын
Libax ayad thy wll ilahay ayaan cimri dheer iyo cafimad u waydinaya meeshad ka fikiraysa hadii dadkenu arki lahayen wax Hal qof dhinaca uma dhaqaqeen wakhti ayad galisay arinkani xita sharafka dadka dalka midna uma fiicna ilahay somalida waxa hos ka socda ha tuso wll tariikh anad ogyn kula wadagaya gmailka igaso qabo
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 Сағат бұрын
Kaalay Xasan guurguurte cuqubo qabe teeramkiisa umbaa la arkaa gabar somaali ah booyaasanimo la safrinayo waa dowlad bahdil jookta ah gabdhihii boqol halaad iyo qori laga bixin jiray
@ShaakirSaadaq
@ShaakirSaadaq 3 сағат бұрын
Nice
@sayidka.6122
@sayidka.6122 2 сағат бұрын
Hanti waa lahelaa lkn karaamadaad weligaa haka tanaasulin, inaad shaqaale kanoqoto guri dad kale waxay kadhigantahay inaad raali kunoqotay oo aad aqbashay adoonsi, waxaa leyraa adoonsiga casriga ah.
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 2 сағат бұрын
Gabdha somaliyed inay carab gadanad unoqoto waa arinta ugu xun
@MuscababdullahiMustaf
@MuscababdullahiMustaf 3 сағат бұрын
Awal ❤❤🎉😂
@SAHALABDINASIRSAHALABDINAS-b8v
@SAHALABDINASIRSAHALABDINAS-b8v Сағат бұрын
Waxan joogaa nairobi badanaa waxa guryaha shaqaale ka ah gabdho kenyanti gabdhaha somalida waa ganacsato ka shaqeesta suuqa iyo mehradaha cuntada
@hirsi8905
@hirsi8905 2 сағат бұрын
Waa wax laga xumaado laakiin dadka maamulka haya ayaa dhibaatadaa u horseedaya hablohooda anigu waxan ahay gabadh somali ah hada ka soo jeeda Somaliland Ilahay uu naga fadilay in khadaama wadamo nalooga raadiyo, kolay waxad u fahmi kartaa in aan ku caayayo hablahayaga somaliyeed ee ka soo jeeda koonfurta somalia xaasha sidaa ha u fahmin ee runta ayaan sheegayaa
@miskoo1333
@miskoo1333 2 сағат бұрын
Masar xagaa heshiis difaac kala saxiixanayno sucudigu heshiis shaqaale ayu naga saxiixday carabaha khalijka dega wax kadhaqan xun ma arag weli😅
@Gooh_axmed_Aar
@Gooh_axmed_Aar 3 сағат бұрын
Gabdhihii boqolka geelah iyo faras aan ka bixin jiray Xassan bustaa gatay, Ninkani waa dulli basaasa Oo dalka rogaya.
@Young-Mo
@Young-Mo 3 сағат бұрын
❤❤
@amiinmaxadjamac6463
@amiinmaxadjamac6463 2 сағат бұрын
Ogaansho kaso hadaL baddi la iibiyey😂
@Nuurah951
@Nuurah951 Сағат бұрын
Xasan duli muxuu dalka iyo dadka bahdilka ularabaa, tolow xasan somali ma aha miyaa?😢😢, illaahow iimaanka hanaga qaadin adaa irsaaqda bixiyee.
@hawakiin6410
@hawakiin6410 2 сағат бұрын
Carab qofki u shaqo tago kufsi jirdil waabu diyaar
@User7654suy
@User7654suy 3 сағат бұрын
Nanny ayaa looga yaqaan 🇺🇸
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 25 минут бұрын
Nanny waa murabiya carabta waa mida caruurta yaryar uun haysa so maha Shaqaale ama khadaamo waa guriga oo dhan shaqadiisa aad ayaay u adagtahay
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 2 сағат бұрын
Haday noqonayan cumarow
@yesserahmed
@yesserahmed 2 сағат бұрын
Atigaa jacfur😂😂
@AbukarCadde-p1h
@AbukarCadde-p1h 2 сағат бұрын
Waxa laga yaaba in adiga lagu so koriyey boyaasanimo ama hoyada jaarka dharka u dhaqi jirtay oo inta ku so dhamatay
@capitanoburuno
@capitanoburuno 3 сағат бұрын
War damiirki somalinimo meeh masaas baa no danpeysey in maanta saxafada aduunka qorto inan qalin usidano gabdhehena booyasado in la gadhigo
@WardaYusuf-x6r
@WardaYusuf-x6r 3 сағат бұрын
Xanuunka ukulele adag 😢😢
When Rosé has a fake Fun Bot music box 😁
00:23
BigSchool
Рет қаралды 6 МЛН
How Many Balloons To Make A Store Fly?
00:22
MrBeast
Рет қаралды 197 МЛН
Macquul Miyaa in aad mar kale gacanta ugu dhigto noloshaada ?
21:55
Waa Kuma Sh Abdirahman Bashir, Jacaylkiisa, Noloshiisa, iyo Siyaasadda
1:32:31
MUXAADARO CUSUB 2024 | Xaalada Ummada & Imtixaankii Nabi Ibraahiim Cs -Mustafe Xaaji ismaaciil
53:57
Taariikhdii Tataarka qaybtii 1aad Sh Mustafe
1:11:13
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 394 М.
When Rosé has a fake Fun Bot music box 😁
00:23
BigSchool
Рет қаралды 6 МЛН