Boqor Buurmadow oo Raali Gelin siiyay Madaxweynaha Jabuuti

  Рет қаралды 66,979

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

4 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 381
@narsiomar2590
@narsiomar2590 4 жыл бұрын
Uu naa cebeyay BoQorkaYaGi lkn anaku waxaaN kaga kalsoonahay faysal kaa beel ahaaN kan boqor allah nooga dhiigi maayo
@mohamedrobben1683
@mohamedrobben1683 4 жыл бұрын
Buurmadow gurigaagii Baa gubanaya markaasad ka sheekaynaysaa jabuti Arinkani waa arin siyaasadeed Arinka ceel afwayn baa lagaga fadhiyaa
@munirkh
@munirkh 4 жыл бұрын
Afkaaga caano lagu qabey, intan islahaa qor adaa qorey mahadsanid.
@yahyeharey6798
@yahyeharey6798 4 жыл бұрын
OdaY dhaqameedad somaliyed waa Lafdhabarta dalkeena.
@mohamedrobben1683
@mohamedrobben1683 4 жыл бұрын
@@yahyeharey6798 Wash iimaan baa😂😂
@xadiyocise6769
@xadiyocise6769 4 жыл бұрын
Idoorku.mid Waa.Ku.qaninaa.midna.ku Afuufaa.yaab
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 2 жыл бұрын
Adigu kaalay qori karid
@cigesoma5549
@cigesoma5549 4 жыл бұрын
Buurmadow haduu naf lee yahay ceel afwayn ayuu qoriga dabka ee uu la dhex waregayo jojin lahaa
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 2 жыл бұрын
Kaalay ceel afweyn qori karid adigu!! Miiskiin
@HardTalk1
@HardTalk1 4 жыл бұрын
Inna lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, anaka ka beel ahaan ayuu ku leeyahay, waar waxan anbadka ah Wadanka yaa ka qabta, calooshiiste u shaqaysta ha ah. ee magacii wadanka ka dilay. Faysal waa wadani adna shaqsi baa tahay calooshiisa ka hadlaya ma miyaad is fahmi karaysaan.
@mustafeabdi485
@mustafeabdi485 4 жыл бұрын
@Somaliland_Hardliner Anaa kuwasa 🖕🖕🖕 Boqorbuur madow fifa
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
Viv faysal
@aziiz94
@aziiz94 4 жыл бұрын
Kii idinku caaqilsan caloshiis u shaqeeste aya ku tilmamtan mantana ina waraabe o doqon nimadiisa ku doora wayseen aya wadani nimo ku tilmaamesan wxina wa munafaq nimo + afaaro qabiil , riyoland waligiina ictiraaf ma halesaan , ismaciil cumar geele ne wa ki passport kisa madaxdiina ku duulan ileyn maamul goboleed walan ba tihin
@abdiismail6805
@abdiismail6805 4 жыл бұрын
Ha,kuwaso, ina geele. Buur madow waa basaas. Qaranimo ayaa laga hadlayaa. Jabuuti waa cawga
@houmedmohamed1923
@houmedmohamed1923 4 жыл бұрын
Mahadsanid boqor burmadow waad na daweysey hadaa nahay reer jabuuti meshaad naga jirto nin boqora naga jira
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 4 жыл бұрын
Iska aamus nacasyahow boqor matihid ilaahey baa boqorah.
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 4 жыл бұрын
Boqor arinkaasu waa run jabuuti waa cadowga somaliland Markaaa Faysal Cali waraabe markasta wuu sxnyahay
@yahyaelmi8435
@yahyaelmi8435 4 жыл бұрын
Hoohad Channel ina adeer feysal cali waraabe waa jaajuus somali waa walaalo konfur iyo wogooyi neh midnimo ayii shaley wax ku noqoney , manta neh hadaa midowbi weyne labadeen masi jireeno
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 4 жыл бұрын
@@yahyaelmi8435 Yaxya Dalkaaga iyo dadkaaga iimaanso. Somaliland has gone away. If you can't stand alone, you can join Kenya or Ethiopia. The choice is yours.
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 4 жыл бұрын
@@AhmedMohamed-tv6kr allah yaa cisik halyay waad asiibtay
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 4 жыл бұрын
@@yahyaelmi8435 minimadaaa 1991 baanu kansalay dibna uma dhici doonto in somaliland iyo somalia isracaan insha allahu tacalaaa
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
@@yahyaelmi8435midnimo kuteh waxaas 40 ka hor ayay ahayd edo riyaada ka toos faysal waa maskaxdayada waana Calan sida somalilnd kolba halku farta Ku fiiqo waa Ku saxsanyhy
@mukhtarawil2754
@mukhtarawil2754 4 жыл бұрын
Buur madaw dantada kahadashay ee danta s/land kamad hadal
@sahraibrahim1758
@sahraibrahim1758 4 жыл бұрын
Balaayo Madow orodoo ceel Afweyn ka shaqee reeraha aad isku dirayso Faysal wuu kaa fariidsan yahay
@sacdiyaabdiweli1723
@sacdiyaabdiweli1723 4 жыл бұрын
Hadalkas mahubta wll
@abdulahiosman8054
@abdulahiosman8054 4 жыл бұрын
kaagan ku leh Faysal baa Boqorka ka Fariidsan ayaan la yaabay.Waar balanbaalista kolba dhinac uboodaysa ha ag dhigin nin rageedka Boqor Buur-madow
@Bskvka
@Bskvka 4 жыл бұрын
@@abdulahiosman8054 Kan adoontii xabuusha tafiirteeda ah bad nin rageed ku sheegin
@ibrahimafeel9885
@ibrahimafeel9885 4 жыл бұрын
@@Bskvka nin ciilan hoyadaa dhafoorka kawas cadha udhimo
@Bskvka
@Bskvka 4 жыл бұрын
@@ibrahimafeel9885 Ma runtaad ciil ku sheegin dashii addoontay😂😂😂😂
@eitrashit7042
@eitrashit7042 4 жыл бұрын
DoQon Madaw Wlhi Waxba Yaxay Ayaad Tay Ceel Afwayn Ayaa kuu Bahan Nio Prosper ayad ubahantaY Nio Ee Qiro Nio GuulaYzto Faysal 🙎‍♂️🙎‍♂️🙎‍♂️
@engyasiin6382
@engyasiin6382 4 жыл бұрын
Boqor buur madaoow alfa mabruug boqor jira aftahana soomaali jecel nooloow💪💪💪💪👆👏👍
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 4 жыл бұрын
Anigu shakhsi ahaan faysal calivwaraabe waa run sheeg waliba aan ka gaban runta de boqor hadad naleedahay runtu waxbay dishaa madishaan kuleeyahay khadri waa edadayo lkin dantayada ma matasho waa maamo reer u dhaxday e ciyarta wadanka halaga daayo
@samiiraraaxo3686
@samiiraraaxo3686 4 жыл бұрын
Boqor buur madaw caqligaan kugu tageeraa commentiga habar jeclo hayska cayntanto inta kalaa naga badan💟💟💟💟💟💟💟💟💟
@zackawil4762
@zackawil4762 4 жыл бұрын
S/Land Wax duminaya Waa Odey dHaqamed iminka Ayay u darn yiHin oo Ziyazadi zo galeen in layz dilayo ayey moden lkn Wax Aya la dhalilaya odayazha waxn Ugu baQi laHa iney coladaha damiyan ( ceel afweyn oo kale)
@saracabdi5020
@saracabdi5020 4 жыл бұрын
Kan yare wariyaha ah ayaa si fican su.aala u waydiyay odayga yaa ila arky eshcalaa wariye
@bashirfarah2195
@bashirfarah2195 4 жыл бұрын
Boqor buur madow shafbaad leedahaye siwanagsanna waad uhadashay masha allaah horay usoco nolow
@axmedqawdhan5987
@axmedqawdhan5987 4 жыл бұрын
Hortaa ninkan markii buur madow loo bixinaayey looma jeedin madawga midabkiisa ee waxa loo jeedey xaqiiqada ayuu mugdi Iyo madaw galiyaa si aan xaqiiqada loo ogaan haddii cid ogaatana markay soo bandhigto ayuu cida loo soo bandhigayo ee shacabka reer Somaliland shaki galiya munaafaqada modoobi xal ma wado ee xaqiiqo qaris ayuu wadaa
@mariogujis372
@mariogujis372 3 жыл бұрын
waa xaqiiq taasi kula arkay
@ibraahincaydiid4172
@ibraahincaydiid4172 4 жыл бұрын
Orod Cel Afweyn wax ka qabo
@cabdiraxmaanxasan978
@cabdiraxmaanxasan978 4 жыл бұрын
Faysla cali waarbe waa nin rageedka
@mustafaaden736
@mustafaaden736 4 жыл бұрын
Buurmadaw, waxa aad tahay cadoqaate aan calooshiisa mooyee wax kale oo uu ka fekeraa aanay jirin. Weriyuhu wuu mahadsanyahay. Ragganimo iyo caqli fayow baaku jira.
@jamaalmohamoud1887
@jamaalmohamoud1887 4 жыл бұрын
Warbal ninkan wayn firiya dacawo iyo caqliged weye gabadh maxa mesha keney langab nimada weye
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 4 жыл бұрын
basabor aya lagu siiyay ayad uhad laysa faysalna dalkisa ayu uhadlaya wa kaf iyo kala dheeri qadiyada somalilaan qofki didani wu iska tagaya isago basasa oo taqabaw iyo takulul ba kula ciyara ayad shicibka somalilaan niyada kadilaysa abalkaga wa in lagu mariya
@mrdaljir6630
@mrdaljir6630 4 жыл бұрын
Faysal waa Fataal fataal dhalay oo munaafaq ah
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 4 жыл бұрын
@@mrdaljir6630sxb cayda iska da rayigaga adigo kukalson kahadal qofka caytama waxan u arka qof jahila biriti kolka an aqoon oo waqtigisa cay kudhamaysta oo an kafa idaysan janiskiisa qofka waxa loqanciya si bili adannimo
@aamiinmukhtaar3681
@aamiinmukhtaar3681 4 жыл бұрын
@@mrdaljir6630 *Ragganimo* iyo *geesinimo* uu leeyahy ayad ku caayaysa Lkn ogow ninkan aad *reer* nimada ku difaacaysaa *bacadkaad* U wadhantay *neefow* 😎
@husseinhaji9746
@husseinhaji9746 4 жыл бұрын
Dhuuni raac bad tahay mushahar ka qaata gacan ku dhiigalaha Djibouti ee kaligii taliye Geele
@dhacdooyinka3151
@dhacdooyinka3151 4 жыл бұрын
Hooyadiin lawas ii dooroow awlba afar xabo ayaad ahaydeen daaya boqokiina awalba oromo ayaad ahaydeen
@amishaomar5413
@amishaomar5413 4 жыл бұрын
Caaaac
@abdirahmanhussain8629
@abdirahmanhussain8629 4 жыл бұрын
Waar ninkanu madhuuni raacbaa
@Shamsudin01
@Shamsudin01 4 жыл бұрын
Ka beel ahaan mar hadduu yidhi caqligaa loo qadhiidhay doqonkan, passport-kana anu maan maqalbe horta yaa weli ka qaatay sida lagu galo jabuuti waa La adkeeyayba.
@eitrashit7042
@eitrashit7042 4 жыл бұрын
Waar Wariyuh Waa nin Rageed wlhi 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@obsiiyemedia8299
@obsiiyemedia8299 4 жыл бұрын
PASSAPORT buu Karabaa Djabuuti iyo Magan Galyo Munaafaqa laguu Sheegaa Waakan Qabyaalada uun Sidaa U Hadal Hya
@mrdaljir6630
@mrdaljir6630 4 жыл бұрын
Faysal waa Fataal fataal dhalay oo munaafaq ah oo Maqnuud aha kaleexo Boqorka NasaBADAADA WAS
@camelcamel6495
@camelcamel6495 4 жыл бұрын
Dibnuu la haliilayaa. Dalquu wax ku eegayaa.
@yaxyemuxumed6206
@yaxyemuxumed6206 4 жыл бұрын
Beenaale ma lacagbuu kusoo siiyey . ninka Somaliland NACA ma jeclin anagu
@houmedmohamed1923
@houmedmohamed1923 4 жыл бұрын
Walee inaad dhaqankii boqortoyada leedahay nolow boqorow
@maxedsal5102
@maxedsal5102 4 жыл бұрын
faysalna wuu caayey oo muwaadin ah beede hargeysa yimidna wuu difaacay dawarsigu qofka weyn noocaas ayuu ka dhigaa bal wax uu cuno uu haystaaye muxu la dawarsanayaa subxaan allaha ninkan waxanu leenahay reerkii boqorka ka dhigtay qof aan dawarsaneyn ha boqradan walahi uu idin ceebeyey tolkayow
@hosseinelhosseinel3445
@hosseinelhosseinel3445 4 жыл бұрын
Tano kale weligay ma arag, Yaab badana...Madax-dhaqamdeed-ku-sheeg ka awood badan xisbiyada, ka awood badan Madaxweynaha Islmarkaana taageersan Soomaliya....Kulaha wasiiro inoo soo diray! Maxaynu ka faaiidnayn wasiirada! Dadkan yaa ka qabta waddanka siyaasadiisa
@abdirahmanabdilahi8763
@abdirahmanabdilahi8763 4 жыл бұрын
buurmadow ,marka hore degaankaaaga iyo umada degan eed boqorka u tahay ee colaadu dhextaala ka shaqee sidaad u heshiisiin lahayd.. markas bad melaha kale ka hadli doontaa
@khalillegaal66
@khalillegaal66 4 жыл бұрын
Waar aamus wax ku hadli maysid bal sheeg wuxuu taray .reer somalind .faisal waa geesi runta aan ka gaban
@fuadmahamud9660
@fuadmahamud9660 4 жыл бұрын
Adeer ceelafwayn nabadee siyaasada xisbiyada u dhaaf hogaamiyaha ruuxiga jamjuuriyada alxaaji faysal cali waa runtii odayga xeebta yar kufadhiyaa waa cadaw
@fahiimae7336
@fahiimae7336 4 жыл бұрын
Great respect for the reporter 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan 4 жыл бұрын
Waar hala xidho kan...walahay waa faqash...
@sahraibrahim1758
@sahraibrahim1758 4 жыл бұрын
Beenaale jabouti waa cadowga Somaliland
@saidhassan3576
@saidhassan3576 4 жыл бұрын
Walaal somalidu waa wada walaalo. Jabuti iyo Somaliland dadka way iska sii xigaan oo Sacad Muuse Subeer iyo Makahil & Maxamed Case, Mabaasan iyo Odaxgob-ku waa dad wada dega geedka Cabdi geedi ilaa lughaya iyo "ceel lahelay" ilaa Geerisa. Markaa dadku cadow iskuma aha ee dadka ha isku dirin.
@saidhassan3576
@saidhassan3576 4 жыл бұрын
Sahra Ibraahim Anaga qaraabo ayaa labada dhinacba noo jooga.
@saidhassan3576
@saidhassan3576 4 жыл бұрын
Sahra Ibrahim Hadaad leedahay Jabuti waa cadow oo Somaliland bay aqoonsan wayday...dee markaa aduunka oo dhan baa Somaliland cadow ku ah. Waayo dal kaliya oo aqoonsani ma jiro.
@gudgudestudio7568
@gudgudestudio7568 4 жыл бұрын
Anigo Ah Afhayeenka Beesha H.jeclo Waxan halkan Ka Canbaaraynayaa Boqor Buurmadow oo Saliida iyo biyaha isku daray una hadlay sidii Loda Gebilay
@aamiinmukhtaar3681
@aamiinmukhtaar3681 4 жыл бұрын
Ninkaga wayni *afkaga* kala xishood *qabyaalada* sxp
@simonshafie7289
@simonshafie7289 4 жыл бұрын
Uraaaye uraaaye
@craxamanttsom8649
@craxamanttsom8649 4 жыл бұрын
Boqor buur madow cid mama talo wayo somalia ayuu raabaa
@mahamoudaydiid1598
@mahamoudaydiid1598 4 жыл бұрын
Doqon madow oo maraan ah oo gacan ku dhiigle ah oo beelo walalo ah hub izugu dhiiba ilaahay cadaabta kugu fogee kolaypa ifka ayd ku cadaabanty akhirana hadlkeeda daaa khadra xaydna u raxleee ileeeen wxa ku waza oo aad dawrsata ina geele dhakh madow oo mujrim ah
@awoguled2623
@awoguled2623 2 жыл бұрын
👑👑👑👑👏🏽
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Jabuuti Waa Cadawgeena 1
@hosseinelhosseinel3445
@hosseinelhosseinel3445 4 жыл бұрын
Markale kulaha " Inannu niraahno ismailow naga goo, waa arrin khaldan" ma khaldana ee waa fikrad beelo ah wuuna kaa go'nkara haddii uu COURAGE leeyahay. Interest baa labadaba kadhexeynkara...Dal dalkale wuu ictiraafaa isagoo Perspectives ka arkaya...Everytime aad Boqorkusheegan analyse gareyso hadalkiisa, wuu khaldanyahay
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 жыл бұрын
I agree halaga xidhoodo dumarka iyo umada djibouti jaarka ah lakiin ismaciil geele dhex kama aha arinka Somaliland iyo somalia markasta xarmaju u hiiliya kala sara idinkuna xaskiisa iyo masakinta umada shciibka Djibouti coladu waxa ma tarto inaga daya Djibouti nac nac wa bila micne odey weyn o qabyalad washay
@faraseriammaan3465
@faraseriammaan3465 4 жыл бұрын
Waa maxay farqiga u dhexeeya Farmaajo iyo Geelle.😂
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 4 жыл бұрын
Faraseri Ammaan waa kaaf iyo kala dheer jaahilyohow
@faraseriammaan3465
@faraseriammaan3465 4 жыл бұрын
@@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 yaa jaahil ah na?😂
@bonez8246
@bonez8246 4 жыл бұрын
Viva king 👑 of the black mountain 🏔
@abdiismail6805
@abdiismail6805 4 жыл бұрын
Buurmadow waa farmaajo iyo geele dhigooda. Beesha habar jeclo anagaa ah, haseyeeshee waanu ku biraynaynaa , HCTV waa tv wacan Haseyeeshee Kan oo kale ha waraysanina. A
@canabmuhumed3779
@canabmuhumed3779 4 жыл бұрын
Kan ha waraysan waa danayste faysal iyo ragii kale ayaa ayaa danta soomaliland ka hadlayay kani dadkale ayuu waji ka raba way iska muqta u tag dheh oo na dhaaf waxad taraysa yara
@bellarota8044
@bellarota8044 4 жыл бұрын
Viva Feisal
@dthunder180
@dthunder180 4 жыл бұрын
Waxani muxuu ku hadlayaa, waxaney ku sheegaan boqol Illahay baa boqor'ah, waxanoo miidhan baa dilaya magaca Somaliland. Kolley isaguna waxbuu qacanta kula jiraa. Haddii sidan loo hadlayo Somaliland wey u dhamaatay.
@mrdaljir6630
@mrdaljir6630 4 жыл бұрын
Faysal waa Fataal fataal dhalay oo munaafaq ah oo Maqnuud aha kaleexo Boqorka NasaBADAADA WAS
@salmanozil8950
@salmanozil8950 4 жыл бұрын
Nacas madow Anaka boqor noma tihid ka beel Ahaan Faysal runbuuu shegay Jabuuti wa cadowga Somaliland
@raagedirir9171
@raagedirir9171 4 жыл бұрын
horta geele iyo farmaajo siyaasad ahaan Somaliland uma kala sokeeyaan lkn waxaan boqorka ku raacsanay marka Ina geela iyo djibouti la maagayo waa qalad in marwadiisa lagu daro
@azizmandela9113
@azizmandela9113 4 жыл бұрын
Faysal marna muu so hadal gaadin marwada madaxweyne Ismaciil.
@hassanelmi7289
@hassanelmi7289 4 жыл бұрын
Waarkani buurmadoow waa munaafaq munaafaq dhalay faysal cali waraabe xaqbuu ka hadlay ee munaafaqoow dantaada
@Shortstories59
@Shortstories59 4 жыл бұрын
Tag tuugyaw tuugu dhalay waa lagugu shaqaystaaayr waar waxani haday dawladi jirto power aanu lahaynbu isasiiyay nio
@abdirisaqguray3956
@abdirisaqguray3956 4 жыл бұрын
Gurigaga hagaaji bro
@dhaladkasomaliland7185
@dhaladkasomaliland7185 4 жыл бұрын
Tuuug shaqadiisa garan la reerkina ku bahan inad qoryaha ka dhgtid cel afwyn ku babay ismail omar geele kuma aqan wxna idinkama dhexeyan reerka subeer awal ayey utal shut up adu tuug yahaw pssprt ku radinayah
@houmedmohamed1923
@houmedmohamed1923 4 жыл бұрын
Boqor buur madow haday taladiisa qaadan lahayeen reer somaliland bari horey heli lagayeen aqonsi 😂😂😂😂
@ayanlekhadar8278
@ayanlekhadar8278 4 жыл бұрын
Manta xaarbu matagay boqorki, allaylehe isaga dhiqo dhex qaday meel an loga fadhiyine ka hadlay wax aan laga filanyna shegag somaliland ayu Somalia hoos geyay sidan hadalkisa ka fahmay xadhig bu mutaystay boqor xaarmadawe.
@hosseinelhosseinel3445
@hosseinelhosseinel3445 4 жыл бұрын
100 jeer aan Iri: Burburiyaasha Somaliland waa madax-dhaqameedyadan xun xun ee siyaasada dhexgeleya iyagoo waxay sheegayaana Dhabarjebin ku yahay Siyasada
@Mr.Nuradin
@Mr.Nuradin 4 жыл бұрын
Kani waa duli iska hadla uun. Ma isagaa dhaqan yaqaana waa munaafaqa umadu ka degi wayday ee isku dir uun ku shaqaysta. Tuug aan cidna wax udiran oo qaylo meelkasta la taagan.
@abdirisaaktube7627
@abdirisaaktube7627 4 жыл бұрын
macha allah buurmadow ciyaalada caytamaya madax lacaayo madax lacaayo bay laydahay buurmadow gaadhimayso
@mohamedabdilahi6449
@mohamedabdilahi6449 4 жыл бұрын
ÌNAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN GURIGAAGA AYAA GUBANAAYA EE SOO SAX LAGU QAAD BÒQOROW XAAL QAADO WAARUN
@bulshaawioogle9114
@bulshaawioogle9114 4 жыл бұрын
jabuuti qaranka hadimooyin badan ayey gaadhsiisay markaa inaadeer naga daa hadalka ceeb iyo nacdiir weeye
@asaldhalad4503
@asaldhalad4503 4 жыл бұрын
bar madoow iska asmus gurigaagii baa gubanaya markaasaad cidkale iska dhadhicinaysaa maxaad ugu Hadla weyday raguu xoolo hoodii dhacay ee weliba laraadinayo
@adengoumaneh5232
@adengoumaneh5232 4 жыл бұрын
Macha Allah waa dhab somali dhab ah dheh
@craxiin_key797
@craxiin_key797 4 жыл бұрын
😁😁😁HORNCABLE. wariyayshoodu waa habaar wlhi yaad matasha ku laha hore u socda
@MubYus
@MubYus 4 жыл бұрын
Xaar madow. waa duqsi ku dhacay fuuud.. wax aanu shaqo ku lahayn ayuu daf iska yidhaa.
@mrdaljir6630
@mrdaljir6630 4 жыл бұрын
Faysal waa Fataal fataal dhalay oo munaafaq ah oo Maqnuud aha kaleexo Boqorka NasaBADAADA WAS
@qaysgafo9458
@qaysgafo9458 4 жыл бұрын
Passport bu doonayaa buurmadow lkn ka dayran adeero
@hamsehussein1885
@hamsehussein1885 4 жыл бұрын
buur madoow waa ninka keliya ee yiqaan sida jifadiisa loogu daneeyo, waana ninka keliya ee kasoo baxa waajibkiisa dhaqannimo . somaliland uma hadal , lkn danta jifadiisa waa yiqaan. taasuunbaana isaga loo diray, waana ku amaananyahay.
@ahmedkaarshe1207
@ahmedkaarshe1207 4 жыл бұрын
buuuur madow wlhy waa bahal. ana mantan.tageray buurta
@dahirdaud8568
@dahirdaud8568 4 жыл бұрын
buurmadaw xooluhu way waahore malas zanawibaan isarkaynaa sidani mabarakaa
@rashiidsaleban8019
@rashiidsaleban8019 4 жыл бұрын
Hadaad lee dahay waxaan ahay madax dhaqameed gurigaaga hanfigu leefayo ayaa lagaga fadhiyaa inaad arinkiisa gashid Tiisaba ma daryeelaa tu kale ku Dara Nidaamka diblomasiyadeed maaha beelo Shaqadaada gudo buurmadow
@cshakuurmawliid8915
@cshakuurmawliid8915 4 жыл бұрын
maanta ayaan si dhab ah u bartay nin aan masuul i aqaanay subxaana llaah commentiga lagaa bixiyay uun akhriso intaasbaa cibro qaadasho kuugu filane ka dibna shaashad dambe ha soo hor fadhiisan gacantaada ayaad isku gawracdaye kkkkkk
@mubarakaxmed9767
@mubarakaxmed9767 4 жыл бұрын
faysal waa an tagersanhy sababto ah waa nin rag ah o mawqifkis cadyahy caado qaato ma ahan malin ba mesha ay ka gasho u ololeeeya
@cabdisamedaadan2999
@cabdisamedaadan2999 4 жыл бұрын
naac naac Dhalay iska hadle
@abaasxalane6116
@abaasxalane6116 4 жыл бұрын
Waaa sax santahay miyaa hada
@hosseinelhosseinel3445
@hosseinelhosseinel3445 4 жыл бұрын
@Horncable: waxay fiicnaanlahayd inaadaaan soo Report gareeyn kuwani oo kale....Somaliweyn raacsan una hiilanyaa CADAWGA Somaliland
@mohamedismail2074
@mohamedismail2074 4 жыл бұрын
adeer anigu jabouti cadaw uma arko
@hosseinelhosseinel3445
@hosseinelhosseinel3445 4 жыл бұрын
@@mohamedismail2074 Low IQ baad leedahay hadaanad arkaynin Qaab xumahay ay kula deal gareyson Somaliland
@mohamedismail2074
@mohamedismail2074 4 жыл бұрын
@@hosseinelhosseinel3445 sxb hort IQ meesha lama cabirayo IQ waxa lagu cabiro waan aqaan, hal mar baa la itijaabiyay IQ gayga Adis ababa aad baan u fiicnaa arday baa ahaa markaas hada anigii baa double master ah 10 sano jaamacado dhigayay waanad igaranayne anigaa dhalinyarada maanta soo dhex galee hada hargaysaan joogaaye, waxna ma comment gareeyo maanta way isaartay adeer anigu hadaba aqoontayta master of Governance and leadership waxa ay isiinaysaa in aan jabouti laga go i karin lakiin siyaasada madaxdeeno inaanay ka gaabin odayga ladlaan siyaasadu waa galaan gal maaha cadho hadaan gor grtami waydo oo aad saaqido sida muuse waad cabn deenna waxa hadli nin aan mandate aan lahay oo aan shaqadiisa ahayn sida faysal hada maxay xukuumadu uga hadli waydayday? faysal marka uu leeyahay anaa diiday isagoo ayo ah ? ma isaoo ucid mise magaca xukuumada ayuuaf hayeen u yahay? xusein sxb aqoon kuuma lihi lakiin wax yar sug ninkaa siyaasiga ee manta dhaliilaya barito afkiisuu ku amaani taa iga qor gabo gabo somalilnd wey ku qas banthay djibouti, xataa haday usoo jeesan waydo that is the facto hadal se waxa aan iska oran karnaa jabouti wa cadaw waan ka go' nay lakiin been baan isku sheegaynaa wabilahi tawfiiq
@shucaybsuldaan4203
@shucaybsuldaan4203 4 жыл бұрын
Waar celafwaynbaad gubtay ee arimaha siyaasada kabax oodhaqankii ulaabo ooreeraha tolka iyo xididka ahaa ee aad kaladishay
@maxamedclahinuux2921
@maxamedclahinuux2921 4 жыл бұрын
Hhh boqor buur madaw arin aanu melna ka soo galin ayuu sidii dukhsi shaah ku dhacay Isku tuura
@engyasiin6382
@engyasiin6382 4 жыл бұрын
Waa taageersanahay boqorkayag faysal afka,ha hagaajisto maalinwalba dhiiqo ku jiraaye
@xamdaaxmed8290
@xamdaaxmed8290 4 жыл бұрын
wariyayashan iyaga dadka isu diraya bal intey nin masuula socdan eeg sln waxa rogaya waa wariye
@2plus2equals59
@2plus2equals59 4 жыл бұрын
Intii isku calool eg ha is taageerto boowe😂
@haaruunmacruuf8905
@haaruunmacruuf8905 4 жыл бұрын
Buurmadow waxan leeyahay hoos isueeg yay meelwalba kulagelin
@maxamedxasan7262
@maxamedxasan7262 4 жыл бұрын
Runtii wax yaab leh ayaan arkayaa!!! Marka hore cayda faraha badan oo boqorka loogeysanayo aad baan ulayaabayaa, tankale soomaali haddii lacaawiyo oo dadkaasi dhibaateysan lagucaawiyo sidii ay burburka kagabixilahaayeen miyaa lagaxumaanayaa!!! Alle iimaankii rasuulka sheegay hanasiiyo.
@alishalove4959
@alishalove4959 4 жыл бұрын
Suldaanka faysal ayaa kuu jawaabi buurmadow eyga geele
@abdulahiabuker5183
@abdulahiabuker5183 4 жыл бұрын
Mashaa Allah ilahey umada oo dhan saan Allah kadhigo
@cabdiqanifaarax949
@cabdiqanifaarax949 4 жыл бұрын
Boqoku dhaqankii wuu katagy Ee dhaqanka kunoqo kudhaha Viva faysal Somaliland
@nzsomalitv3775
@nzsomalitv3775 4 жыл бұрын
Tuug hadad iyo imaan la.aan donayso waa tano kale....alla muxu kumabay lacag uu qaato iyo dilal nimo wayn
@salwaahmed2649
@salwaahmed2649 4 жыл бұрын
hhhh oo doqon madoow ma waxad garatay hadal faysal waxuu ka hadlay mada garan ee iska amu jabuti wax ba kamataqanid waxba kamad hadli faysal waa talyani rooma joga buru madawo dhica iskugu badh ka miyo
@Sir21Goals
@Sir21Goals 4 жыл бұрын
warayada abalmalihidina dufarin batihinis over no more mirqanland in Djibouti reer habar please stay where u at Djibouti will be close their border mirqanland eat ur qad and leave us alone and thank Mr defender we accept ur appoligize
@calimaxamud4874
@calimaxamud4874 4 жыл бұрын
Umada soomaaliyed alaha caafiyo waanaga isku jacel alaha
@omarabdi4181
@omarabdi4181 4 жыл бұрын
Ceel afwayn ayaa kaaga baahan rali galine, haku daalin jeedaal.
@muxiyadiinabiibakar4205
@muxiyadiinabiibakar4205 4 жыл бұрын
Yaad mateshaa ?!!!!
@abdiismail6805
@abdiismail6805 4 жыл бұрын
Citiraaf kii caqlixumadaada futada iska geli basaas.basaas.
@mohamedbile8534
@mohamedbile8534 4 жыл бұрын
Waa cadawo ismaciil cumar geele Wuxuu qabaa ku manaan Somalian ayuu qabaa
@sahalfarah5762
@sahalfarah5762 4 жыл бұрын
Buurmadow rageedii cheque waanu qornay ku tuf faysal faaruq guri ayaan djibouti kaa siinaynaa buurmadow boqorka geeska africa dadka ka qabo Faysal futada faraha kula jira
@libaanabdiofficial2700
@libaanabdiofficial2700 4 жыл бұрын
Niow horta ma dadki ha hadlin la odhan jiray ayaa imika mid walba yidhi suldanban ahay iyo boqorban ahay markasu hadalku la dhacdhacaya adeer ceel afweyn hoos u eeg jabouti intad isledahay ismail haku yara wanajoyo aar faysalba hadad shaxado wuu kuu dhiibiye isaga taageer
@abdishakur1942
@abdishakur1942 4 жыл бұрын
Kani hargeysa in uu laaji ku yahay miyaanu isogeyn waar waxan hala garaaco wuu kibre
@caashadraamatigdheer7648
@caashadraamatigdheer7648 3 жыл бұрын
Siilka hooyadaa
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 4 жыл бұрын
Dhamantiin kuwa coment ka qorayaa way cadifad hadleen cadifaduna waa waxa halkaa ina dhigay waaa waxa qayrkeen inaga reebay walahi been idiin sheegi maayeee sharaftii abaheen sheikh isaxaaq oo ahaa sheekh iyo mumin ilahay maaha in fafiirtiisu cay iyo aflagaado looga barto maha
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 78 М.
GARAAD LAGU QABTAY SANAAG IMIKA ARIN YAAB LEH
12:22
waridaad TV
Рет қаралды 6 М.
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 16 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
Dhagax Dhiga Wado Isku Xidhi Doonta Boorama Iyo Dharwanaje.
4:30
Horn Cable Tv
Рет қаралды 11 М.
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27