Waa su'aal weyn oo culus oo u baahan in aynu dhinacyo badan iska taagno. Barnaamijyo ayaynu ka samayn doonaa bal xaaladdan.
@bukharicalayr168 Жыл бұрын
Xoog iyadoon la isla gaarin bay qaadan kartaa. Waxaa kuugu filan inaad eegto Jubbaland iyo S/land xeebahooda. Anagoo taa kaliya ka fiirinayn waxaa fiicnaan lahayd inaa meelo badan ka fiirino. Tani waa ra'yigayga.
@mohamednur1696 Жыл бұрын
@@bukharicalayr168DAGAAL IYO DHIIG BADAN AYAA KU DAADANAYA XABASHINA KARTIDA SOOMAALIDA OO KALE MALEH,
@SNAcomando Жыл бұрын
Insha allah allah soo aruuriyo waa dagalka ay somali ku midowi lahayen qabyaladana laga guri laha waa huba i.n dhul somaliyed marekan xita ma qadan karan ethopia maxay tahay marka wlh waan huba somalia wey ku aada ethopia weyna dhacsan karta dhulka somaliyed part2 ayaan sugeyna
@mohmedosman1895 Жыл бұрын
Asc waan kuu xiisnay xagee ka baxday
@QAAMUUS_PODCAST Жыл бұрын
@Mohamed-Osman walaal mahadsanid anaa in badan idiin xiisay. Walaal marka hawshu igu badato ayaan inta badan ka mashquulaa maadaama aanu KZbin ku shaqo ii ahayn. taasaa keentay in aan marmar aad uga mashquulo waanse ku dadaali doonaa in aan maqaalo joogto ah dhawrkii maalmoodba soo galiyo Insha Allah
@cabdullahishaafici6928 Жыл бұрын
Mr Qaamuus warqadaha aad akhriday iyo buugaagta laga tixraaco dhallinyarada
@sayidjaamac1724 Жыл бұрын
Wallee way eedi oo dhaba
@cabdullahishaafici6928 Жыл бұрын
Qaxaad soo nookaysay taariikhda iyo damacii Abasiiniya ee Saliibiyiintu ku garab taagnaayeen kaniisadaha Yurub, Waa in ay ku baraarugaan dhallinyarada Soomaaliya.
Sxb waraaqadaha ama xogtaan buugga aad ka heshay ma ii sheegi kartaa adoo mahadsan sxb
@alisaid4515 Жыл бұрын
Aad baan u jeclaan lahaa inaad ilasoo xiriirto si aan wax badan kaala hadlo wall
@cabdulahiciiro Жыл бұрын
Waa damaci aad iyo aad U foolxun
@alisaid4515 Жыл бұрын
Asc wwwall aad baan kuu salaamay marka hore aad baadna ugu mahadsan tahay tilmaanta aad umadaada tusaysid waxaa kaa dhiman marka ay xabashi qabsanaysay magaalada harar waxay qaadatay oo ay gumaystihii reer yurub la qaybsatay dhulka ay harar ugu sokayso ilaa dhulka shawa iyo gobolka kafa ay xabashidu u taqaano hada waxaase Kaloo jirtay in dadkii soomaaliyeed ee dhulkaas daganaa baaxadaas leh in lagu khasbay inay ku hadlaan af xabashiga waana inta ilaa adisababa ka sokayso si fiican u aqri faaladaan oo soodaa taariikhda waxaa hada nool oo aan anigu lakulmay ninkii xiligii dadkaas soomaaliyeed laga mabnuucaayay afkoodi hooyo magaratay
@Khalid sax baad tahay anna ma odhan soomaali ayay imaaraddiisu ahayd oo kali ah. waa sidaa aad sheegtay ummado kale ayaa ku jiray.
@xamsexikmaawi7570 Жыл бұрын
Sxb ma dadka la khaday ayaad thy mise dadka afkeena bartay runtu waxay thy soomaali baa lahayd iyagaana aas aasay ee taariikhda baro
@khalidoday8943 Жыл бұрын
@@xamsexikmaawi7570 Somali walaal maamul bay ka ahayd haba aasaasto lkn dawlad qoomiyad ma ahayn ee dawlad islaamka geeskoo dhan maamulaysa oo katurjumaysay ahayd oo dawlad Islam bay ahayd mida kale arinkan qoomiyadaha inlakala sheegto guumaystaha kama horayn oo caalamka islaamka lagama aqoon qoomiyad ee dawladuhu cid walboo muslimaa matalaysay qof walboo Muslimana dal iyo dhul walboo Muslim keeyahay lagama xigin
@HMK880 Жыл бұрын
Keep up the good work ustad
@goodman435 Жыл бұрын
First
@alimohamed9107 Жыл бұрын
Soomaalida saxaafiintu ha deeso had iyo jeer lambarka xabishida shaqdeena ma aha markaa yaan loo ogolaan dekedaheena . Somalida ha toosto
Xoolo an cid ilaalinysa anlahyn in Layska qaato waa caadi,xeebaha somaliyeed Hali's bay kujiraan Laanlaan wax mataryso warhooy khatar baa soo fooleh !!!
@axmedsayid9508 Жыл бұрын
Nacladii li dhashey was dheh gaalo
@IsmailIsmail-on3pb Жыл бұрын
Xogta iska sax. Xageed ka keentay xogta tirada dadka Itoobiya inay tahay ka 120milyan?!
@ismailomer9523 Жыл бұрын
Ma ogtahay in dakhligii jaadka deegaanku qaadijiray oromada loo wareejiyey
@nerez1485 Жыл бұрын
xeebaha somalida ma ehe xeebaha somaaliya dheh si qeyaxan udheh waliga ma maqashay xeebaha kenyatiga iyo xeebaha hindida , u have to say xeebaha somalia wadan ahaan aya xeebaha loo sheegtaa maha umad ahaan
Somaliyey wa ino dagaal dhimashanka xignaa in dhulkeena hawlyaraan lgu qaato weliba xeebehena wa sharaf inaad dagalanto oo lgaa qaado dhulkaga oo lgaa xogbato se hawlyaran iyo hadyad ahaan dhulkena loma qaadankro dhiigbanku daadineynaa wxii damiirleh somalida dhimasho diyar ino ah dhulkena wan udhimaneynaa
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Mahad sanid
@maslahaaladilib4144 Жыл бұрын
Wax kale mahayo aan ahayn inan iska ooyo waayo marki cadawgeeni sidaa u fakarayo wali inana saaan aan unaallo maxaad isleedahay somaaliyow
@abdirahmanwaber Жыл бұрын
HALLOO KKK taariikh beena ayaan la idinku sheekeeya haday u nahay somaali Wayne iska rumaystaan midayan ogayn in taariikh cidii qorataa siday iyagu doonan ka dhigtaan tani itoobiyana waa la mid ha rumaysanina waligiin waa inaad waxkasta oo jiritaanka umada SOMALIYEED dhulkooga diintooda taariikhdooda ku saabsan la difaaca. Loomana baahna in la xayeysiiyo KZbin Iyo TV yada somalida waa I aan laga soo dayn. Waayo cadowgu cadawgu wuxuu isku arkayaa inuu saxsan yahay. Teeda kale itoobiya marnaba uma suurtoobayso inay ku hamido xeebaha somalida awoodna umalaha dhul wadan kale inay xoog ku qaadato.markaa waxba yaan laga walwalin itoopia xadbaa inoo dhexeeya kama soo gudbi karto.
@dailycontent3955 Жыл бұрын
Wll youtubeka muqalakaan la soo giliyay waa wacyi gilin iyo baraarujin umada in ay hurdada ka kacaan qabiilka niyada kadikay Wll qurbaha maa ku nooshahay ? Wazaa dhahday Ethiopia xuduud noo dhaxayso sax lkn waa xuduud beenaad hhhhh teeda kale war gedo xuduuda ka sooo gudbaan ayagoo ciidan ah iyo hiiran Cid la hadashaane jirin gobolka gedo dhibaato badan ku haayaan Kaaga sii daran ciidamadooda ciidmada nabad ilaalinta somalia loo yaqaan kamid yihiin dalka way mana ahane waa lugooyee waxay joogaan gobolada ayee ka mid yihiin Ta kale maxaa tariiq been ethopia waligeed saas udamci jirtay xeebaha iyo barigaba Marka maxaa isku sheegnaa marka
@difaacqaran8181 Жыл бұрын
adigaa yiri itoobiyo malaha bad xoog baa looga qaataya mana awoodaano in ay xataa ka had laano somalidii hore majoogto waase been in aad tiri bad malaha aqliyaradiisa waa uu ka arkaya kuweenaan iyga is neceb oo isku maqan xaab waa leeyahiin ha dhihin mar kale waayo somaliyo waa wadan kale kama mid nihin itoobiyo iygoo dhul ey naga haastaano miyeey hadane keenee elatariya waa wadan ka awood badan itobiyada somalid lagu cab siiyo waxee markasto u wacdaan gaaladooda marka anagaa is neceb