BURBRUKA DIYAARADA MADAXWEYNAHA IIRAN: TURKIGA OO XOG XASAASI AH BIXIYAY + MAREYKANKA OO HADLAY

  Рет қаралды 58,863

HBN Online TV

HBN Online TV

25 күн бұрын

BURBRUKA DIYAARADA MADAXWEYNAHA IIRAN: TURKIGA OO XOG XASAASI AH BIXIYAY + MAREYKANKA OO HADLAY

Пікірлер: 64
@khadrocabdi2985
@khadrocabdi2985 24 күн бұрын
😢😢😢allah unaxaristo Muslimita allah medeyo Amiin amiin
@galool4
@galool4 24 күн бұрын
Waa masiibo wayn ., balse 🇮🇷 ma dal sahlan oo dawladiisa nin keliya oo dhintay darteed u burburi karto. Allah ha u naxariisto dhamaantood
@user-nc5jo3fs1v
@user-nc5jo3fs1v 24 күн бұрын
Xm guul iyo gobonimo Isha alah❤❤❤❤❤❤❤❤
@medidrissIdrissmed
@medidrissIdrissmed 23 күн бұрын
Iran saudiga maha wa dal awood leh waxana utaliya ayatulah ❤❤❤❤
@Dhaqandahir
@Dhaqandahir 24 күн бұрын
Allah ha u naxariisto iiliyaha falastiin waxaan rajeeynaa iney siiwagidoonaan taakeerada falastiin. kuwa badalidoono xilalka ay katakeen.
@UbaxCali-yb6eu
@UbaxCali-yb6eu 24 күн бұрын
Salaam
@abdullahisharif5153
@abdullahisharif5153 24 күн бұрын
Allh unaxaristo raising wuxuu aha nin wanagsan
@user-lj7nr3xi9r
@user-lj7nr3xi9r 24 күн бұрын
Alle ha unaxariisto mxdx weynaha waa geeri xanuunkuluulle
@medidrissIdrissmed
@medidrissIdrissmed 23 күн бұрын
diyaradaha turkiga wa lobogey awooda sirdon ee ay leyihin wana awooda 1aad ee gobolka bariga dhexe wawah ❤❤❤❤❤❤akinci 😊😊😊
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 24 күн бұрын
Allaha u gargaaro falastiin . Allaha u naxariisto mx Ibrahim raizi, iyo ragii la socday .
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 24 күн бұрын
Asc ww waan idin wada salamay M&M habeen wanagsan ilaahey masiibo haku rido Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda
@user-mt2gs6tk1f
@user-mt2gs6tk1f 24 күн бұрын
Toos Waxan uga daawanayaa Hargeisa
@geesabadane7415
@geesabadane7415 24 күн бұрын
Iraan waa wadan hanaanleh aan qof iyo kooxtoona wax unoqonkarin kan jooga iyo kan tagay midna wax kuma soodirikaro
@KhafarBare
@KhafarBare 24 күн бұрын
Allah waan ee qafuru raximka aya raka islamka
@maxamudcali2236
@maxamudcali2236 24 күн бұрын
ilahay haugargaro shacabka falastiin yuhuda iyo kuwa tagerayaba xerarki calamiga ah hadi aya tahay qaramads midobay wax ay xerinayaan majiro marka insha allaah waa burburki iyo tageradeeda iyo guushi falastiin insha allaah
@user-fe6kx1ue5m
@user-fe6kx1ue5m 24 күн бұрын
Ilaahay hawnaxariisto 😭🇮🇷🇸🇴😭
@engahmedelmi6835
@engahmedelmi6835 24 күн бұрын
Marka horeba waxa khalad ahayd in uu isticmalo diyarad u farsameyo maraykanku iyagoo og in uu cadawgooda koobaad yahay waxan leyahay waa in ay ahataa diyarada m. Mid uu wadanku sosaro ama lagu farsamayo dhamanba agabka diyarada iyadoo lamujinayo taxadir dheriya
@bulohus8548
@bulohus8548 24 күн бұрын
GARDARO !!!! Xoog badanaa !!! Maxaa Reer Falastiin! !! & Natanyahu- iska Dambi ka Dhigay !! Cadaalad - Darada Reer Galbeedka !!
@user-mt4dq6se3t
@user-mt4dq6se3t 23 күн бұрын
Somalidu waxartu waxay hooyadeed dabada uga nuugtaa waa isku halayn markaa yuhuudi reer galbeedka ayay halaynaysaa lkn illaahay baa awood leh.Guul 🇪🇭🤲🙏💪❤🇪🇭
@muxumedamir
@muxumedamir 24 күн бұрын
❤❤❤✌✌✌
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 24 күн бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 23 күн бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf 24 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@Maftuuxmahdi
@Maftuuxmahdi 23 күн бұрын
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
@user-wp9rq7oh4m
@user-wp9rq7oh4m 24 күн бұрын
Wxn war maHa nio
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 23 күн бұрын
Guul xamas ansarullah iyo iran inshallah
@user-pd7fk4lo6w
@user-pd7fk4lo6w 24 күн бұрын
😢😢😢😢
@nestehamohame
@nestehamohame 23 күн бұрын
Thank you 🙏 ❤❤ m m cade iyo mawliid
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 24 күн бұрын
Fadlan walaal 🇸🇴 xayeysinta miyad uu sameysan chanel gar ah 🙏🙏🙏
@cabdicali8952
@cabdicali8952 24 күн бұрын
Maxkamad xagee lagu arksy dhibane. Iyo dhibgayste. Labadaba xukun laga soo saato
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 24 күн бұрын
Allaah ha u naxariisto cidaa islaam ah ee geeriyonasa ka maqlimaysid hbn tv ?
@MokrarMed
@MokrarMed 23 күн бұрын
Inalilah wa ina ileyhi raji un président iran
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 24 күн бұрын
ma wadaniyiinta ayaa loo Adeg sadey bukawadaa
@cabdicali8952
@cabdicali8952 24 күн бұрын
Maxakamadan iyo qaramada midoobay ee la sheega. Way fashilmeen. Waa maqaaxi uu leeyahay maraykanku ...
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 24 күн бұрын
Sc ustaad warka hbn waa baarixi waayo tviiyada kale ayaa kaoreeya akshinada iyo faafaahintaba??
@hasanmuse4007
@hasanmuse4007 24 күн бұрын
Oo hadi qalabka diyarada laga iibiin wayo may iska dhafana isticmalka diyarada
@markcaa2942
@markcaa2942 24 күн бұрын
Meeday saynduuqdii madoobayd ee diyaarada burburtay
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 24 күн бұрын
Britain waa munaafuqiinta ku aburay shayadiinta Israel ilaahey dhulgariir haku rido Britain
@nimanfarah4309
@nimanfarah4309 24 күн бұрын
Mawlid waku salamay diyarada Signal of Emergency ga wa laga damiyay cida Ka damisayna wad taqana Maxa kale 🎉
@tawakalcallalah3861
@tawakalcallalah3861 24 күн бұрын
Niyaw Waan ku hurdoodaa Wariyahan!
@WaxaanahayninGarabWaayay
@WaxaanahayninGarabWaayay 23 күн бұрын
Maxaad ula jeedaa waan ku hurdoodaa wariyayhaan yacnii miyaad ku caajistaa
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 23 күн бұрын
Iran 🇮🇷 maxay diyaaradaheeda u isticmaali wayday?? Maxaa sababay in madaxweynaha Iran raaco diyaaradaha cadawga koobaad ee Iran???
@Alfaatix.media200
@Alfaatix.media200 24 күн бұрын
Walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir 😂😂😂😂😂
@AbdirahmanAbdirahman-gq1zr
@AbdirahmanAbdirahman-gq1zr 24 күн бұрын
Hilka alrahisi wax nobadalo Allah nososaro qeybtisi
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 23 күн бұрын
Xayeysiintan le ma naga dhaftan aad nagu warerisen wati go'an laheyn mase wan iska deyna inan nii dawano wararkiina
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 23 күн бұрын
Allaw yaa ogaada hab cyber ah ayan diyaarada iiran loo qarxiyey
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 24 күн бұрын
Sahuuniyada iyo marykanka hadii ayku cadaato dilkii loo gaystay madxweynhii iraan waa in sideg deg ah Talbot waajibku ah lagqaado
@AboubakarAli-hk4rb
@AboubakarAli-hk4rb 23 күн бұрын
@user-xq2hf3ws4h
@user-xq2hf3ws4h 24 күн бұрын
Ee ee ee ee waar wax,kabedela Faalada waayo gudbintiino waa ee ee ee ee .
@mahamudfarahali2280
@mahamudfarahali2280 23 күн бұрын
Cid aan ahayn USA mayna fulinin falkaa axmaqnimada leh
@abdikadirsalat6841
@abdikadirsalat6841 23 күн бұрын
DIYARADAS LESER ATTACK AYA LAGU GUBEY LABADA KALE DAN LAGAMA LAHAIN
@ashaomer4235
@ashaomer4235 24 күн бұрын
Golaysda falastine insha Allah Allah 😢
@user-jd6bh4lv7n
@user-jd6bh4lv7n 24 күн бұрын
Wasiirka hore iran uu degdegay xaalada taagan wax ciladi kuma iman diyaarada oo wax signal ah may dirin taa micnahedu waa kedis .toogasho ama qarax asiibay Ayuu ka hadlay sparepart iyo asqo kale Iran iyadaa lagu dhex jiraa ma is tidhi ??
@mahamudfarahali2280
@mahamudfarahali2280 23 күн бұрын
Tabtii mw Pakistan diyaaul xaq ayaa loo fuliyey gumaadka madaxda Iran USA ayaana fulisay
@CumarMuxumad-ve8wm
@CumarMuxumad-ve8wm 24 күн бұрын
❤🎉😂😂😂❤❤❤❤
@awaysmaxamed7045
@awaysmaxamed7045 22 күн бұрын
Hadalka iska soo dhis nio
@hiaduqaadsamesomalilander3640
@hiaduqaadsamesomalilander3640 24 күн бұрын
Wararka iiraan ee rasmiga keena
@KhafarBare
@KhafarBare 24 күн бұрын
Allah ha naxaristo ibraahi raasi madaxwaynihi iraan
@CrashidSalebaan
@CrashidSalebaan 23 күн бұрын
Samgarab
@user-jd6bh4lv7n
@user-jd6bh4lv7n 24 күн бұрын
Waxa layaab ah wadamada xubnaha ka ah qaramada midoobay ee waxay ka hadlamba Veto la odhanayo tanina maxkamad u tahay ee iska yuurura meesha Aqoonsiga hadii noocan lagu biirayo haynaga maqnaado inta islamku Veto ku yeelanayo Magac xumadeeda
@muxumedamir
@muxumedamir 24 күн бұрын
❤❤❤✌✌✌
@CumarMuxumad-ve8wm
@CumarMuxumad-ve8wm 24 күн бұрын
❤❤❤😅
@CumarMuxumad-ve8wm
@CumarMuxumad-ve8wm 24 күн бұрын
❤❤❤😂😂😂❤❤
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Salafmedia
Рет қаралды 125 М.
ТАМАЕВ vs ВЕНГАЛБИ. Самая Быстрая BMW M5 vs CLS 63
1:15:39
Асхаб Тамаев
Рет қаралды 3,2 МЛН
Which one is the best? #katebrush #shorts
00:12
Kate Brush
Рет қаралды 18 МЛН
A pack of chips with a surprise 🤣😍❤️ #demariki
00:14
Demariki
Рет қаралды 31 МЛН
Interpretation at the European Parliament
44:56
DGLINC
Рет қаралды 175 М.
Ilhan Omar - Debate Makes a Difference
0:58
MNUDL Videos
Рет қаралды 114 М.
Все забыли о его дне рождения 😢
0:19
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 2 МЛН
Её Старший Брат Настоящий Джентельмен ❤️
0:18
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 7 МЛН
Озвучка @patrickzeinali  Тюремная еда  Часть 2 @ChefRush
0:52
BigXep. Канал озвучки
Рет қаралды 4 МЛН
ЗНАКОМСТВА С ЛУЧШИМ ЗЯТЕМ 😂😂 #копы
0:42