Caashaqa ha baayicin - 1976, Magool iyo Samatar Erayada Xasan Ganey

  Рет қаралды 25,418

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

Күн бұрын

Пікірлер: 25
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 жыл бұрын
Xasan x.cabdilaahi geney aun suugaantiisa waan jeclahay hal-abuurkii midhaha cuddoonaa
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Abwn dhaqanka xasan ganeey geerudu ha ilowdo abwn
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Hees aan inaba caadi ahay. Oo ku jirtay riwaayadii Dumistii Aqalkeyga iyo Arooskii Inankeyga. Naaxyada ama muyuusikadana waa Aun tee Nuur Jaangow. Mahadsanid Seerbiya
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 4 жыл бұрын
Allh unaristo magool iyo Musliminta kale
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 9 ай бұрын
Waah waah old is gold Xasan aadn smatar Xaliimo khalif magol.❤
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
Caashaqa Ha Baayicin Lyrics Samatar 1aad Cishaduu Illaahay Cirka Taagay Udubli'i Ciidana Ka Dhigay Gogol Wabiyada Cartamayiyo Cidhifyada Bad Kaga Xidhay Iyo Buuraahaa Culus Cimrigeed Aduunyadaa Waxa Jiraa Col Iyo Nabadee Caydhiyo Nin Xoola Leh Iyo Laba Is Caashaqay Caawana Kamay Tagin Caynkaynu Ku Ogeyn Adna Calafka Kuu Qoran Cuuna Seegi Maayee Caashaqa Ha Baayicin Magool 1aad Cadadkuu Ilaahay Caradeena Joojee Aadan Ciida Ka Alkumay Xaawana Cadkiisiyo Feedh Calaanta Laga Dhigay Cishadaa Ma Uuneyd Caawana Ma Nooshahay Caqliga Sidaa Hadalkuye Carab Dalab La Sheegee Ceeryaamo Iyo Boodh Ciiro Ha Isku Qarinine Noloshayda Caydhiyo Cilmi Guraan Ku Faadhiyin Ku Caar Caari Maaye Caashaqa Iska Illoow Samatar 2aad Xalaytaba Caweyskii Canabay Daruuruuhu Cimidh Bay Ahaayeen Caawana Laguma Oga Wakhtigii Ku Ciiliyo Cisigiyo Wanaaguna Way Is Daba Carraabaan Waxana Kuu Cadayn Kara Caamiyaha Indhahaliyo Ma Ogtahay Curyaankaba Cago Looma Waayine Caynkaa Wax Loo Yidhi Kuwa Cararayee Ladan Ineey Ku Cibro Qataan Caashaqa Ha Baayicin Magool 2aad Badda Caarid Maalmaha Cawa Daranta Fiidkiyo Caddadaa Walaalaa Cadceeddii Timaadana Dadka Ruux Caddibanoo Waayhuu Ku Ciiriyoo Mid Caruusayaa Jiroo Caad Igama Saarnee Ee Cilmiyada Illaahay Anigoo Aan Caasiyin Cabsi Ha Igu Galinine Adigoo Aan Cuud Dhaqan Caashaqan Ku Taabtaan Cudurdaar U Yeelee Ceeb Kale Miyaan Dhimay Lyrics By Juge Qaaraami Music Sxb Pinka Igu Qabo, DEE IDINKUNA ISOO BOOQDA ASXAABEEY, MAHADSANIDIIN👍👍 ❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 9 күн бұрын
Laxaanka.waa.jaangooow
@SareyFarah
@SareyFarah Жыл бұрын
Axsan sowd ❤codadkii dahabka kaqaalisanaa😊 the queen of sound ❤Maama Halima Khalifa magool iyo legend Hassan adan Samatar ❤ 14-6-2023 ❤Wednesday❤14:13 pm❤
@nadiifohassan
@nadiifohassan Жыл бұрын
Aad iyo aad dad waa dadkii hore
@kinghaliye1995
@kinghaliye1995 4 жыл бұрын
Allha uraxmado. Xalimo khalif. Sawtu raxma
@mohyadinceelhaye8843
@mohyadinceelhaye8843 4 жыл бұрын
Axyaaa Hees💯 Cashaqa habaayicin
@aopiht25
@aopiht25 4 жыл бұрын
Waxay ka mid tahay heesaha aan ugu jeclahay heesaha talantaaliga ah iyada iyo heesta xasan aadan samatar iyo khadra daahir ee liibaantu waa ma is afgaranaa.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Gitaarka billowga ah wuu culus yahay. Heer sare.
@jamakarshe7132
@jamakarshe7132 Жыл бұрын
The words of this song has been created by omar cagoole (Omar-the -Handicap) Not for Hassan ganey.
@xuseenabuukar5877
@xuseenabuukar5877 4 жыл бұрын
Cajiib Hassan Ganey waa Boqorka eray bixinta afka Somalia, Samatar iyo Magool iyo RW Dumistii Aqalgeyga iyo arooskii Inankeyga waxee eheed RW micnoweyne ugu fadhiso dhamaan inta afsomaliga ku hadasho
@DowladYuusufMuxammad
@DowladYuusufMuxammad 4 жыл бұрын
Waaaw Eesh calaa hees
@osmangaaxnuug7469
@osmangaaxnuug7469 Жыл бұрын
Yaa heesay
@theqodax
@theqodax 4 жыл бұрын
Laxanka yaa lahaa? Waxyaabaha uu fankii hore ku bilnaa waxaa ka mid ah dhexyarta(Violin)
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Kitaara hoosena ka warran? Boongaha hagayana?
@abdullahidahirhassan1842
@abdullahidahirhassan1842 4 жыл бұрын
Tnhe first perso
@mohamedabdi9201
@mohamedabdi9201 Жыл бұрын
Erayada waxaa lahaa cabdiraxman cagoole nin curtaan ahaa oo reer Luuq ga aan ah maxaa xasan ganey loo siiyay yaaab
@CSeerbiya
@CSeerbiya Жыл бұрын
Heestan haddaad ka waddo waa Xasan Ganey Riwaayaddii “ Jin iyo Jaceyl” 1976
@hassahilowle-nh7nj3ru5s
@hassahilowle-nh7nj3ru5s Жыл бұрын
Baayaca.
XASAN AADAN SAMATAR & XALIIMA KHALIIF MAGOOL. " DALSAN :
13:50
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 2,5 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 31 МЛН
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,1 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 558 М.
Samatar iyo Magool AHUN Caashaqa ha baayicin.
8:53
fanka soomaaliyeed
Рет қаралды 393 М.
1 KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS   YouTube
10:21
Xasan Adam Samatar Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "CAASHAQA ISKA ILOW"
11:16
Xafladii xassan adan samatar iyo shamsa cumar 1985 Abu dhabi
9:48
MAQAL AMA MUQAAL
Рет қаралды 1,9 М.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 165 М.
Daawo: Heesta caashaqa ha baayicin
11:16
khadar muuse
Рет қаралды 98
Dooq xasan aadan samatar iyo magool
13:49
kaaraan official
Рет қаралды 184 М.
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 5 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН