Samatar iyo Magool AHUN Caashaqa ha baayicin.

  Рет қаралды 393,082

fanka soomaaliyeed

fanka soomaaliyeed

Күн бұрын

Samatar,2011,Magool alaha u naxariistee,Samatar iyo magool,Caashaqa ha baayicin,Ma og tahay Cuuryaankuba, caga looma waayine,

Пікірлер: 122
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 3 ай бұрын
Heestan inta alban ee laga sameeyay tan ayaa ugu music macaan gaar ahaan ninka afuufaya 1st🎷
@khadarmahdi1776
@khadarmahdi1776 2 жыл бұрын
The biggest singegr's of the somali 💥🥰 xasan xaaji cabdulaahi xasan ganay legend💥
@Daadirabdi121
@Daadirabdi121 6 ай бұрын
Alla maxad sameysay daaud cali masxafow 😅😅😅 laacib guitarku ka amar qaatoo what a legend inti ila fahamtay wa salamaya
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 3 ай бұрын
Heestan music keda ayaba ugu socda gaar ahaydkan siiba da,ud masxaf iyo ninka 🎷kan afufaya
@mohammed-jama
@mohammed-jama 5 жыл бұрын
*Hooyaday way iga nasiib bacan tahay waayo waxat toos u daawatay xasan aadan iyo magool oo heesaya 😭😭 wana waxaan ka nasiib badanahay kuwaan dhalaayo tolow macay dhagaysan doonan? Rabbiyow fankii somaliyeed noo hagaaji* 🤲
@mahamedabdi4151
@mahamedabdi4151 2 жыл бұрын
Fatb
@binoof1324
@binoof1324 12 жыл бұрын
fan somaliyeed magool iyo waxaa la dhintay cumar dhuule ilaahey danbigooda ha dhaafo hanau naxariisto of course the the legend nuur eebo
@suldaanxaayow1807
@suldaanxaayow1807 8 жыл бұрын
woooooow axsan fanaaniin hada weliba waa ilmaadeer.laandheere habargidir.cayr.carole axmed.cabsiye Allah ya cizak sharaf
@mohamedhusseinfarah7517
@mohamedhusseinfarah7517 8 жыл бұрын
habar gidir laandheer laguma oga eee isbaaro dheh ceeb
@munaali8527
@munaali8527 6 жыл бұрын
yahuu qaraar alaw yaa ku ogaada gun ,baatahay
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 3 жыл бұрын
Xasan haku khaldamin iljeex mayaqaane,anaa gaari ku geeyey diinsoor,intaan Baydhabo ka qaaday
@alibuku9951
@alibuku9951 Жыл бұрын
Viva cayr
@dr.abdikanihassan859
@dr.abdikanihassan859 5 жыл бұрын
ilahy ha u naxariisto xalima khaliif magool. waa hees aan weliged duugoobyn
@ashkarapdilahi560
@ashkarapdilahi560 5 жыл бұрын
heestan miraheeda waxaaa leh abwaankii waynaaa xasan ganay
@aabiaab1942
@aabiaab1942 8 жыл бұрын
wlee laguma haysan cod iyo xayinimo ilahow unaxariiso aamiin yaa allah
@shubbeshiil3430
@shubbeshiil3430 4 жыл бұрын
Fadlan waxaan codsanayaa inaad soo galisaan heesta doog iyo abaarbaa hadba midiidanbaysaa cidii hysaa
@alibuku9951
@alibuku9951 Жыл бұрын
My mam
@faysalismail6178
@faysalismail6178 7 жыл бұрын
nagu laan dheere waxan unaqaanaa nin ilaahay kuxidhan bili aadam lagu sheegi maayo laandheere lkn kajanada lagu arko ayaa landheere ah
@Janno190
@Janno190 5 жыл бұрын
Illahay haw naxariisto magool
@AhmedOsman-rg1fy
@AhmedOsman-rg1fy 5 жыл бұрын
Axmed Ali Osman Xasan (Axmed Dhego from Oslo Norway living Birmingham.Uk waah waah Boqoraddii Codka Baxsanayd Xaliimo khaliuf Magool Iyo Fanaanka Caanka Xasan Adan Samatar waaawoow waawoow waxaasaa Fanaan codad Dahabi leh iyo Suugaan Murti Xanbaarsam Holadda Soomàliyeed Codad baxsan
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 10 ай бұрын
Sxp waxan ku dawaday National theater hargeysa
@axamedmaxamedcrahaman1345
@axamedmaxamedcrahaman1345 Жыл бұрын
Saaliwarsame
@DelPiero-us7su
@DelPiero-us7su 5 жыл бұрын
Who's watching in 2019🤔🤔🤔
@ijoadan2061
@ijoadan2061 5 жыл бұрын
Hawiye hiil iyo Hotona ma laha waxaan sidaa u leeyahay nin taariikhdii magool ururiya waa laga waayay Bal may daarood ka dhalato taalo ayay u taagi lahaayeen, maxay heeso wadani ah KU luuqaysay alaayaa raxma raaximiin
@geelle6169
@geelle6169 5 жыл бұрын
Taariikhdeeda waa la hayaa. Sadar muuqda su'aal ka dhan. Hawiyana maahi balse Magool iney hooyo Soomaaliyeed tahay waan u qirsanahay. Anigoo og in dagaaladii Sokeeya ay codkeeda uga qeyb qaadatey, hadana kuma nacsani waayo waagaas Soomaali badankeed caadhifad qabiil ayaa wada gashey. Wanaageesaase ayaa ka badan. Qabrigeeda Alle ha u waasiciyo. Soomaali oo dhanna janada Alle haku wada kulmiyo maadaama ay ehlul towxiid yihiin. Anagoo barkimo cagaaran ku sindaacsan aan ka sheekeeysanee dhibtii aan is gaarsiiney.
@abuyaxya3301
@abuyaxya3301 5 жыл бұрын
Waryaa dadka iska daa hawiye wa dad wangn sidaa ha oran huuno
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 4 жыл бұрын
Taariikhdeeda hadaad doonayso, waxaa qabi jiray ama ay ahayd xaaska general Maxamed Nuur Galaal, hooyadeed waa Murusadd
@qalpinuura9091
@qalpinuura9091 4 жыл бұрын
Taarikhdedi waa la aruuriyey inkstoo ay iska wasakhysay markay qayb ka qaadatay dagalki sokeye waa fanaanada kaliyee qayb lixaadleh ka ahayd dagaaladi sokeye cod&cududba
@somalitv9331
@somalitv9331 4 жыл бұрын
@@qalpinuura9091 hee ma waxad sugeysay dadkedo la lynaayo iney aamusto caqli xumidaa
@khadarmahdikhadar7452
@khadarmahdikhadar7452 11 ай бұрын
Waxan soo booqday heeskan anigoo culaysyo I haystaan aabahay labo casho ayuu dhakhtar ku jiraa xaalad caafimaad Daro anagoon hayn wax aan meel ku gaynoo 😢 Cimrigeed aduunyada Waxa jira col iyo nabad Caydh iyo nin xoolo leh
@alibuku9951
@alibuku9951 Жыл бұрын
Xasan baashe
@mohamedjama6333
@mohamedjama6333 8 жыл бұрын
kkkk walee waxbaa kadhacay allow unaxariiiso xaliimo qaliif magool
@alibuku9951
@alibuku9951 Жыл бұрын
Cayr
@Barkhadd
@Barkhadd 13 жыл бұрын
heestii, erayadii iyo riwaayadii abwaankii iidoor ee xasan cabdilahi ganay
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Aun magol mamo qaran heskan c.nasir macalin sacid la qaday ruwayada
@aliismail770
@aliismail770 8 жыл бұрын
waana heestii ugu horaysay riwayada hees laga qaado
@zamzamabdullahi3757
@zamzamabdullahi3757 Жыл бұрын
Aanìinb yaarabuyo.
@isaackkuusow5647
@isaackkuusow5647 4 жыл бұрын
Allaw u naxriiso
@alibuku9951
@alibuku9951 Жыл бұрын
Xasan baashe iyo magool
@saadsuleiman3750
@saadsuleiman3750 6 жыл бұрын
Samatar Cishadu ilaahay cirka taagay udubli ciidana ka dhigay gogol wabiyada cartamayiyo cidhifyada bad kaga xidhay iyo buuraahaa culus cimrigeed aduunyadaa waxa jiraa col iyo nabadee caydhiyo nin xoola leh iyo laba is caashaqay caawana kamay tagin caynkaynu ku ogeyn adna calafka kuu qoran cunna seegi maayee caashaqa ha baayicin Magool Cadadkuu ilaahay caradeena joojee aadan ciida ka alkumay xaawana cadkiisiyo feedh calaanta laga dhigay cishadaa ma uuneyd caawana ma nooshahay caqliga sidaa hadalkuye carab dalab la sheegee ceeryaamo iyo boodh ciiro ha isku qarinine noloshayda caydh iyo cilmi guraan ku fadhiyin ku caar caari maaye caashaqa iska ilow ... Samatar Xalaytaba caweyskii canabay daruuruuhu cimidh bay ahaayeen caawana lagu ma oga wakhtigii ku ciiliyo cisigiyo wanaaguna way is daba caraabaan waxana kuu cadayn kara caamiyaha indhaha lihiyo ma ogtahay curyaankaba cago loo ma waayine caynkaa wax loo yidhi kuwa cararayee ladan inay ku cibro qataan caashaqa ha baayicin Magool Bada caarid maalmaha cawa daranta fiidkiyo caddadaa walaala cadcedii timaadana dadka ruux cadibanoo waayhuu ku ciiriyo mid caruusa ayaa jiroo caad iga ma saarnee cilmiyada ilaahay anigoon aan caasiyin cabsi ha igu galine adiga oon cuud dhaqan caashaqan ku taabtaan cudurdaar u yeelee ceeb kale miyaan dhigay.
@mubasharabdulkadir996
@mubasharabdulkadir996 5 жыл бұрын
Haday musica lahan lahayn duco ayey ahan lahayd heestan amiinta badan lahayd
@dacaddulqad8116
@dacaddulqad8116 4 жыл бұрын
H
@AmRaNist
@AmRaNist 13 жыл бұрын
viiiiiiva samatar ALLOW u naxariiso Magool
@Barkhadd
@Barkhadd 13 жыл бұрын
heestani waxay ku jirtay riwaayadii "dumistii aqalkayga iyo arooskii inankayga" 1970's abwaan caanka ah ee xasan cabdilahi ganay from Somaliland
@zakariyeqalocoow6037
@zakariyeqalocoow6037 6 жыл бұрын
mix
@zakariyeqalocoow6037
@zakariyeqalocoow6037 6 жыл бұрын
mix g
@zakariyeqalocoow6037
@zakariyeqalocoow6037 6 жыл бұрын
sadaba
@abdirizakfarahahmed178
@abdirizakfarahahmed178 4 жыл бұрын
Hhh garaad jaama xasan adan 1970 fanka maba kujirin
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 4 жыл бұрын
Abdirisak 70s oo s la raaciyey it can be 71,, ***********77
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 10 ай бұрын
Waxana ku dawadey National theater hargeysa wayo wayo iyo wayhii wacan ee Na so marey
@ahmedzakifouzi3757
@ahmedzakifouzi3757 6 жыл бұрын
abwaano isaaq ugu kaalay👌
@qaaliali4741
@qaaliali4741 6 жыл бұрын
Ahmed Zaki Fouzi hhh codna hawiye ugu kaaley 👑
@farxaanwadani8201
@farxaanwadani8201 5 жыл бұрын
waraa heesta aan ka daawano isaaq ku wasye
@cabdifitaaxindhayare4456
@cabdifitaaxindhayare4456 5 жыл бұрын
walee magol &samatar mesha cano la. iskumaqasin
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii x.ganey laxankii a.n.jaangow codka x.a.samatar iyo magool
@MrDalka
@MrDalka 13 жыл бұрын
@Abdulaahi thnks sxb waa taariikh aad heysid oo wanaagsan
@addull1
@addull1 12 жыл бұрын
@Garad7 waa runtaa heestan waxaa leh abwaan hassan hage abdullahi ganney.
@mohamedallahi3756
@mohamedallahi3756 8 жыл бұрын
AXSAN SOOWD MMAMADA FANKA XALIIMOQALIIF IYO XASAN AADAN IYO WAAYO WAAYO BARISAADKII
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
Halkan iminkan ey ka dhigayan waa dalke
@aabiaab1942
@aabiaab1942 8 жыл бұрын
allah unaxariisto
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 4 жыл бұрын
Laxanka heesta jaangow?
@farxaanabdi3522
@farxaanabdi3522 5 жыл бұрын
I'm still watching Up 2009________to 18 10 2019
@signjetgalkaciyo6285
@signjetgalkaciyo6285 8 жыл бұрын
Abwaan xasan aadan samater
@barrygolden6873
@barrygolden6873 Жыл бұрын
Magool boqoradii codka AUN.
@siciidcabdilahi1007
@siciidcabdilahi1007 Жыл бұрын
wadad ayaa maalin jimce ah asago khudbadii jimca ku jira heestan soo qaatay asagi yidhi hadi musiga lag reeb waa xadiis
@abdimohamedcilmi8646
@abdimohamedcilmi8646 7 жыл бұрын
Samatar qabiilkiisa Waa Somali waayo laajad kasta Waa ku heesaa
@zakariyeqalocoow6037
@zakariyeqalocoow6037 6 жыл бұрын
sad
@zakariyeqalocoow6037
@zakariyeqalocoow6037 6 жыл бұрын
sal.dab
@abdikariinahmed729
@abdikariinahmed729 5 жыл бұрын
Magool & Samata Xiligaas Carrur cml bey a haayeen hhh. Yaaa ila arkey?
@alibuku9951
@alibuku9951 Жыл бұрын
Live toosho
@xawo234dhahir7
@xawo234dhahir7 10 жыл бұрын
Allah magool uu naxariso
@cinderallamuse3173
@cinderallamuse3173 8 жыл бұрын
dhalinyarow waaagaaas lama aqoon waqooyi galbed bari toona somali kaliya by ahyd caadi kadhig nimankii hees iskalahaaa baad kala gabolaynaysaaan hesta dhagysta bas
@osmansufi4066
@osmansufi4066 5 жыл бұрын
Waa la yaqaaney cida xikmada iyo murtida lehi iney waqooyi yihiin ma bakar bakar baabuurka ii jooji iyo diiq baa yidhi kuuku iyo liin iyo caano ayaa la kala leexiyaabaa xikmad iyo murti ah
@geelle6169
@geelle6169 5 жыл бұрын
@@osmansufi4066 Ha ilaawin iyo halkudhiga fanka Soomaaliyeed uu ahaa Murti iyo Madadaalo. Diiq maxaas yiri iyo bakar bakar qeybta madadaalada ayey ka mid ahaayeen. Xasan Aadan Samatar reer Waqooyi maaha ee waa nin Hawiye ah kuna dhashey deegaanka Raxanweynta. Magoolna sidoo kale waa gabar Hawiye ah. Soomaalinimo ayeyna aminsanaayeen oo dad maanta reer hebel dartiis u hees ku heesaayey maaheen. Qalbigaaga nadiifi qabiil waxba kuma tarayee. Adigoo Muslim Soomaali ah nooloow taasna ku dhimo.
@mahamedcali6447
@mahamedcali6447 5 жыл бұрын
baro fanka soomali noqo soomaali buyuur
@Cartan7
@Cartan7 12 жыл бұрын
wacyi galinta bulshada somali farayo hal abuurku miraha heesta alifay
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 6 жыл бұрын
xasan ganey ayaa sameeyey Reer hargeysa ayaa sameeyey heesta
@alibuku9951
@alibuku9951 Жыл бұрын
Eedo
@osmansufi4066
@osmansufi4066 5 жыл бұрын
Ereyadii xasan cabdillahi ganey riwaayadii arooskii inantayda iyo dumistii aqalkayga xamar hal habeen laga dhigey 1978kii hargeysana 10 habeen laga dhigey waqooyi yaa murti iyo xikmad ku gaadhi kara
@osmansufi4066
@osmansufi4066 5 жыл бұрын
1976kii ayaan u jeedaa not 1978kii
@bisharsheikh8221
@bisharsheikh8221 5 жыл бұрын
O ah markaati u ciilana.xilka.o wabasete.afaan oromo.kusoqorijiray.mucaarada.all.in all waxaakadambeeyey.inay.oromo.dhulkisomaliyeed.wada sheegato.thanks.dhagaystayaal
@abdifatahmohamedshardiyare2887
@abdifatahmohamedshardiyare2887 5 жыл бұрын
mahad asan
@daadproduction6574
@daadproduction6574 3 жыл бұрын
@@osmansufi4066 maaha zxb waa 1976 riwayadani wana runta wa xasan ganey 1978 waxa la dhigay galbeed waa la xoreeyee waarsaa gaagixisay iyadana waxa laha isla hasan ganey
@ismailadam4648
@ismailadam4648 2 жыл бұрын
Sax sxb waxay wada socdeen sidaa ma isku qabnaa mise wa qasanaa 76 or 77 baan moodayaa theater ka hargiesa wuu cusbaa barigaa.
@mohaahajihamari9046
@mohaahajihamari9046 9 жыл бұрын
Runtii cadi ma aha heestan
@Garad7
@Garad7 12 жыл бұрын
@addull1 erayadii/mirihii lyrics abwaankii reer waqooyi ee xasan cabdilaahi Ganaay
@ilyas9555
@ilyas9555 5 жыл бұрын
waxkasta isaaq hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@bisharsheikh8221
@bisharsheikh8221 5 жыл бұрын
Nimco.nimco.please.adigagan.admodey.inaad.wajaqdey.ayaan.arkey.aabo.idmaael.bishaar.weeye.fahan.laxanka.an.kagaraacayo.digfeer.baad.iiga baxdey.kadib.dad.wahore rawaxay.codkod.ayaan.maqlay.anyway.fankaaga.wanjeclahay.excuse.excuse.inaad.djabuuti.joogto.ayaan.moodayey
@bisharsheikh8221
@bisharsheikh8221 5 жыл бұрын
Wanjeclahay.heesbankudhiibaya.anigu.ardeyban.ahay.wali.wll.you got me me .my point.plz ana dhahay. Ano jigjiga joga tolxumaha.ciise ayaan lamidoobay.gabash.way
@alibuku9951
@alibuku9951 9 ай бұрын
Shud afrika
@alibuku9951
@alibuku9951 Жыл бұрын
Xaluo
@ibaraahinali1344
@ibaraahinali1344 7 жыл бұрын
Xasan ganey
@JamhadKing
@JamhadKing 12 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk me tooo cml
@mahamudmohamed430
@mahamudmohamed430 4 жыл бұрын
Daadaha
@aliismail770
@aliismail770 8 жыл бұрын
kkk GARAD JAMAAC waad iga qoslisey kulhaa waxa la riwaayadaa 1970 waxa kale oo dhan waad saxday lkn waxaad qalday xiligab la dhigay waxa la dhigay riwayadaa 1977kii horantiisii dumistii aqalkaygiyo arooskii inankayga
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 4 жыл бұрын
Waar wuu saxan yahay 70 meeyadii ayuu yiri oo S buu raaciyey saa u fahan thanks
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 10 ай бұрын
1981kii ayan ku dawaday National theater hargeysa
@alibuku9951
@alibuku9951 7 ай бұрын
Mom
@cabdiclaahi2421
@cabdiclaahi2421 8 жыл бұрын
aluw unxariisa xalima Qaliif mogool
@faraxcabdiwahab6315
@faraxcabdiwahab6315 3 жыл бұрын
Jimce
@alibuku9951
@alibuku9951 Жыл бұрын
Be lake lion
@samatarilyas1715
@samatarilyas1715 8 жыл бұрын
woooof
@addull1
@addull1 12 жыл бұрын
sorry barkhad (dumistee aqalkeyga iyo arooskee inankeyga ) waxaa alefay AHUN.MOHAMED ALI KAARIYE
@abdirisakxaaji1619
@abdirisakxaaji1619 5 жыл бұрын
Heestan waxa lahaa Xasan ganay
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 Жыл бұрын
@ addull1 laxeey dumistii aqalkayga waxa aliay xasan ganey heestanina riwaayaddaas ayay ka mid ahayd.
@JamhadKing
@JamhadKing 12 жыл бұрын
ale halaga baqo dhaaman umada qasatan soomali ween ybbbbbbbbbbbbbbbbbbbb
@nourayousuf8678
@nourayousuf8678 6 жыл бұрын
Mohamed Hassan Hee
@halimomaxamed7747
@halimomaxamed7747 6 жыл бұрын
qabyaald nag daaye waayo in teey noogeey setey ayan LA qiyaasi karin
@foosmuxudin8488
@foosmuxudin8488 6 жыл бұрын
eaaaa
@farhiyosheik387
@farhiyosheik387 6 жыл бұрын
Ilahow unaxarisa mgool
@bisharsheikh8221
@bisharsheikh8221 5 жыл бұрын
1977.somaalia iyo mingist.of.lion.africa.etio wacdaro.ayaakalagaadhay.lkn.maxaakadambeeyey.in maxaabiistii markii farmaajo o katurjumaya Somalia.iyo abbey.o ah ethio iyo mustafe
@jama8947
@jama8947 Жыл бұрын
Ĺq
@alibuku9951
@alibuku9951 7 ай бұрын
Viva cayr
@alibuku9951
@alibuku9951 Жыл бұрын
My mam
@alibuku9951
@alibuku9951 Жыл бұрын
Be lake lion
@alibuku9951
@alibuku9951 7 ай бұрын
Viva cayr
Samatar iyo Magool AHUN Raxmad.m4v
8:56
fanka soomaaliyeed
Рет қаралды 368 М.
Caashaqa ha baayicin - 1976, Magool iyo Samatar  Erayada Xasan Ganey
11:18
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
Samatar Ayaamaha Ilaaheey.Lyrics
8:06
fanka soomaaliyeed
Рет қаралды 79 М.
Nimco Jaamac Migil iyo Laxanka Subcis. #qaraami
7:06
Khadar Hogad
Рет қаралды 16 М.
Geesguud.com-Heeso Xul ah.Magool-Dalees iyo.wmv
10:15
shiino1000
Рет қаралды 104 М.
**Kaltuun Bacado* & Xasan Adan Samatar  |  Heesta Caashaqa Ha Bacayin
9:28
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,1 МЛН
XASAN AADAN SAMATAR & XALIIMA KHALIIF MAGOOL. " DALSAN :
13:50
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 2,5 МЛН
Xasan Adam Samatar Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "CAASHAQA ISKA ILOW"
11:16
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН