*Cabdi Bacalwan Ahun & Caasha Bisle | Faraskaagi Laga Badi

  Рет қаралды 194,580

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

Пікірлер: 122
@yussufasmer7561
@yussufasmer7561 2 жыл бұрын
Adigaa fidnada wadaaa fin jaceel ma guuree😪😭nabarkaagii feex noqoy 😪firdhisayee jaceelkii soow adigaa ka fara baxay😭
@mahamudmilik2300
@mahamudmilik2300 Жыл бұрын
goormaaaaaa fagaaraha....fulimaaa colaadeeed faraskaygii lagatagayy??? adigaan fayoobeyn
@josef718
@josef718 Жыл бұрын
😢😢😢😢 xasuus dadkn wada dhagaysny garabahayga majoogan mna jogto old isgold🥺❤️
@abdirisakcabdillahi713
@abdirisakcabdillahi713 5 жыл бұрын
Axyaa yaa hees wallaahi fanaaniinteenii hore dahab la aslay bay ahayeen alloow sabanka noo hagaaji oo kuwa maanta jooga xikmadda iyo xishoodkii hore noo gali aamiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@aweysabdi8265
@aweysabdi8265 5 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Yaa Rabi
@ReerHawd
@ReerHawd 4 жыл бұрын
Amiin Aamiin Abwaanada ayaa kaalinta koowaad ah sxp. Sida Hadraawi, Sangub Axmed Saleebaan Bidde. Huryo iyo qaar kaloo badan fanaanaduna libaaxyay ahaayeen
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Ай бұрын
Heestan waxa Curiyey Abwaan Hassan Xaaji Cabdilaahi Hassan GANNEY 1974 Laxanka wax saaray Cabdi Cali Bacalwaan AHUN #Kabanka waxa Tumaya Ustaad Saalax Qaasim Naaji Darmoogada Ama Durbaanka waxa Tumaya Aways Goobe AHUN Luuqda Cabdi Cali Bacalwaan iyo Khadra Daahir Cigge Raxmaanku haw naxariisto Labadaba. امين يارب العالمين امين
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Sxb meesha kaban la tumayee koox dhan oo waaberi iyo 4ta Mars (Jabuuti) ah tumaysa, waxaan umalayn inaadadn daawan. Meeshuna waa jawaabt, Saalax Qaasna ka muuqdo.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Ай бұрын
@@caweyskadalmar Kkkk sxb waan arkaa koox ayaa musica tumaysa lkn heesta Original keeda ayaan ka hadlayaa.
@davidgossey2531
@davidgossey2531 3 жыл бұрын
Sahta axmed iyo bacalwaan ba qadi jiray wana riwayadi dab jacayl kari waa ee xasan ganey gabadhani wa hada ayay la qaday ee heestan asalkeda sahra axmed bay wada qaadi jiren cabdi bacalwaan
@abdullahimahamud5259
@abdullahimahamud5259 11 ай бұрын
Non other than casha bisle did best on this song I liked her style and voice
@MahmudMilik
@MahmudMilik Жыл бұрын
Loved it back in 2010s nd 2011 kajiado kenya Xasuuus❤❤
@abdinajahofficial4589
@abdinajahofficial4589 5 жыл бұрын
yaa salaam my favourite song
@CalinurCsalam
@CalinurCsalam 3 ай бұрын
Ilaahey ha u naxariisto Bacalwaan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 ай бұрын
Aamin
@inagulled9048
@inagulled9048 3 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto ader bacalwaa xalay jarmalka ku geeriyooday.😓😭😭😭😭
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@canabsoomaali3285
@canabsoomaali3285 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto. Jannaadii Allaha ugu bishaareeyo
@khadaryaasiincaliverrti5101
@khadaryaasiincaliverrti5101 6 ай бұрын
The legend tageero weyn ayaan u ahaa a.h.n😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 ай бұрын
Aamin
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 6 күн бұрын
Alaha unaxariisto dadkaan qaaliga ah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 күн бұрын
Aamin
@abdirsachirsi8322
@abdirsachirsi8322 2 жыл бұрын
Allah haw naxariisto axyaa fanaan cabdi cali bacalwaan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@saxanesayid2262
@saxanesayid2262 Жыл бұрын
ereyadii xasan xaji cabdilaahi xasan ganey laxanka Alaah AUN cabdi cali bacalwan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
Waabari abdi ali bacalwaan allah yaah raxmah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@abdikarimmohamed6977
@abdikarimmohamed6977 4 жыл бұрын
Walaaloow dalmarkani ma dalmar yare Horta oo isaga chanelkan iska leh mise waa shaqsi ka da,a wayn oo murtidii fankii hore wanaagsanayd fahansan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Walaal ma ahi dalmar yare. Waxaan nin da’a wayn soo joogay wakhti badan. Si fiican baad u qiyaastay da’dayda mahadsanid
@abdikarimmohamed6977
@abdikarimmohamed6977 4 жыл бұрын
Caweyska Dalmar mahadsanid wlky aadbaana u jeclahay fankeeni hore waloow aanan la da,a ahayn hadana waxa kasii carfiya inaan dowlad sharaf leh iyo fan sharaflehba oo meel walba laga yaqaan lahayn balse labadaba cudurka ugu xun ee qabiilka ayaa ku duminay ilaahayoow waa bil barakaysanee cududii sharafta lahayn nagu Soo celi dalka nabad nooga yeel soomaali oo dhana calooshada Burcad isku mari xanuunada jirana naga badbaadi amiin🤲
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 4 жыл бұрын
@@caweyskadalmar Walaale Heestaan Waxaa lahaaa Sahro Axmad Jaamac iyo Axmad Ali Cigaal Goormee qaadeen kooxdaane
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Safiya Lowra haa kolay riwayadaha marba qof la wareegi jiray. Heestan waxay Jabuuti
@MCX6244
@MCX6244 4 жыл бұрын
@@caweyskadalmar ruwaayade ku jirtay heestaan
@davidgossey2531
@davidgossey2531 3 жыл бұрын
Fooraha wajiinaha reer waqooyi murti iyo hal abuur u daa wa ereyadi xasan xaaji candilaahi xasan ganey riwayadi dab jacayl kariwaa ayay heestanu ku jirtay sahra axmed iyo cabdi cali bacalwaan ba wada qadi jiray asaljeeda markan ay gabadhanu la qadaysa wa dhawqan wa jabuuti heesta asalkeda sahra axmed ba la qaadi jirtay wanay duubantay yutube na way ku jirta
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Waala ogyahay
@abdulleabdullahi4506
@abdulleabdullahi4506 4 жыл бұрын
Great Somalis ... Great hit...love them ...always..
@jaambiir8
@jaambiir8 4 жыл бұрын
Axyaa waayo waayo maxay wakhti soo qaateen macaan
@yusuf-nabadaxmed262
@yusuf-nabadaxmed262 7 ай бұрын
Faraskaagii laga badi Erayada: Xassan X. Cabdillaahi Ganay Codadka: Cabdi C. Bacalwaan iyo Sahra A. Jaamac
@Abdullahifiigaay
@Abdullahifiigaay Жыл бұрын
Old is gold Masha allaah
@guleid1936
@guleid1936 4 жыл бұрын
heestan waxa jecel hooyaday Alle cimriga iyo caafimadkaba ha u dheereye 1973 fooxlaha islaamaha faraqooda baadhe fasaqayo diinta waar ma faaliyad tahay
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 7 ай бұрын
Gabadhani ma aha fannaaniintii hore ee kooxihii qaranka ku jiray.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 ай бұрын
Gabadhan Waa reer Jabuuti ma aha waaberi
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 2 жыл бұрын
look at that girl dress in 70's the Great somalia free without fear of anything and we are missing "jalle maxamed siad Bare"
@missjano8249
@missjano8249 2 жыл бұрын
It is djibouti not somalia
@Gamourjr
@Gamourjr 10 ай бұрын
Ma faraaci Baa tahay❤
@Cartan7
@Cartan7 5 жыл бұрын
somali waqooyi aa sameyay miraha heesta xasan-ganey xaaji cabdulahi 1973
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Soomaali Waa Soomaali..thanks.
@jablibaax
@jablibaax 4 жыл бұрын
Cajab !!tolow gabadhaas pianoda tumaysa ma nooshahay ??
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Jab Libaax waa Muslimo Qaasim ay walaalo yihiin aun Fadumo Qaasim. Waxaa umaleynayaa inay nooshahay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Jab Libaax waa tan video wareysi 2017 kzbin.info/www/bejne/eZfLoaOhlrRkeJo
@musekhadir4233
@musekhadir4233 4 жыл бұрын
Waad iisku qaldeysan gabadhani waa reer jabuuti oo koxda 4 mars iyey ku jiirtey
@Degaliah
@Degaliah 3 жыл бұрын
Wa geelo 4 mars
@suugaanyahan2704
@suugaanyahan2704 3 жыл бұрын
@@caweyskadalmar Walaal anaa Fanaan ah oo reer Jabuuti ha qaldamin Gabadha Piano ha tumaysa waxaa la yidhaa geelo waa fanaanad reer jabuuti ah hadana majaajilada reer jabuuti matashaa waa dadkii aan wax soo wada tunay
@SaadaNour-g9y
@SaadaNour-g9y 9 ай бұрын
waaw.❤❤❤😂🎉🎉,,,😊🇩🇯
@altovldamir4719
@altovldamir4719 4 жыл бұрын
Ku dhifasha khaliif Ahmed elmi ayaan weligeed la keeni karayn inanka tumaya saxophoneka
@davidgossey2531
@davidgossey2531 3 жыл бұрын
Xasan ganey ba laha ereyadan foore wajiine wa xilyo jilaalka ka mida oo reer waqooyiga afkooda ah
@daoudandareele7009
@daoudandareele7009 2 жыл бұрын
Wellcome
@SuperKahin
@SuperKahin 2 ай бұрын
Riwayadi dab jacayl kari wayay xasan ganay baaleh riwayadi lkn hestani laxanka isaga leh fananka AHUN
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Aamin
@daahiryare3103
@daahiryare3103 3 жыл бұрын
Yaasalaam
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Liked
@nurawale5694
@nurawale5694 3 жыл бұрын
Alle yaaraxma aamii
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@davidgossey2531
@davidgossey2531 3 жыл бұрын
Heestan waxa qadi jiray cabdi bacalwaan iyo sahra axmed asalkedi riwayadi casan ganey bay ku jirtay ee dab jacyl kariwaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Waa la ogyahay, live ba waan ku dawaday 1972-3 Beerta Xoriyada Hargeysa
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LikedS
@maxmediimaan9897
@maxmediimaan9897 4 жыл бұрын
Waa heesihi cajibka ahaa heso Kama danbeyan
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Love
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 2 жыл бұрын
bad ass girl 1970, Somalia .
@misterniceguy67
@misterniceguy67 3 күн бұрын
This recording (Bacalwaan & Caasha Bisle) was from the 90s (Djibouti), after the Somali civil war. The original song was recorded in early 1970s.
@davidgossey2531
@davidgossey2531 3 жыл бұрын
Reer waqooyi waxay aligeen iyo murtida reer waqooyi uun ba somsli u murti ah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Somali badan aan ahay reer waqooyi baa iyana murti badan, uu ku jiro ihn Maxamuud Cabdilaahi Ciise Sangub, ihn Maxamed Cali Kaariye iyo qaar kale.
@ibraahimabdi8395
@ibraahimabdi8395 Жыл бұрын
Abraham abdi
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 4 жыл бұрын
Oo heesta Khadra Daahir baan ku aqaanaye
@taatikocade5612
@taatikocade5612 4 жыл бұрын
heesta waxaa qaday sahro Axmed iyo bacalwaan lkn abwaanka heesta leh wuxuu markale heesta u dhiibay qadro daahir cige sxb SAS u okow
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 4 жыл бұрын
@@taatikocade5612 aaad iyo aad sxo mahadsanid
@sayidali4216
@sayidali4216 6 жыл бұрын
war Jubba maahan waa CABDI CALI BACALWAAN...
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
FacebookS
@Umbilal271
@Umbilal271 6 жыл бұрын
Heeso waa kuwii hore
@ijabosiyat6021
@ijabosiyat6021 5 жыл бұрын
Dadna wa kuwi hore
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Share
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
ShareS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LagataS
@naimohirs2591
@naimohirs2591 4 жыл бұрын
Heestaan. Orjinaalkeedu. Waxaaleh. Cadi. Call. Bacalwaa iyo. Sahra. Axmed. Jaamac. Wana. Riwaayadii. Dabjaceylkariwaa. Axmed. Cali. Cigaal. Bahor. Muut. Ka. Ah.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Bahor maxay tahay Walaal
@naimohirs2591
@naimohirs2591 4 жыл бұрын
Haaa. Kkkkkk. Waxaan. Kawadaa. Bahormuud. Ka. Ahaaa. Macnaha. Altar. Ka. Ahaaa. Axmed. Cali. Cigaal. Iyo. Sahra. Axmed. Jaamac.
@naimohirs2591
@naimohirs2591 4 жыл бұрын
Riwaayaduna. Waa. Dabjaceyl. Kariwaa.
@jjjcali3589
@jjjcali3589 8 жыл бұрын
axsan hees dad waa kuwi hore
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Li fetimeS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Liked
Faraskagi Laga Badi By Cabdi Holand Iyo Farixya Fiska
9:51
Somali Tiyaatar Films
Рет қаралды 102 М.
Cabdi Cali Bacalwan aun | Heestii Adigoon Tacliin Baran
4:27
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 34 М.
小丑揭穿坏人的阴谋 #小丑 #天使 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 8 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 15 МЛН
Try Not To Laugh 😅 the Best of BoxtoxTv 👌
00:18
boxtoxtv
Рет қаралды 3,7 МЛН
HEREERI IYO GERMANY - WARAYSI GAAR AH fanaan BACLAWAAN
33:08
Universal Somali TV
Рет қаралды 266 М.
FOSIYA RINDAI VS ALI KABAN          heesti faraskaadi laga badi
7:12
AHMED QAN OFFICIEL
Рет қаралды 15 М.
Cabdi Cali Bacalwan  Ahun | Heesta Nabadgalyo-Nugaal @@
5:06
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 68 М.
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "GUURKA HA CEEBEYN"
7:11
MAXAMUUD CALI BURCO HEESTA DHAKHTAR CAWEYSKA CIIDA HCTV 2017
8:23
Horn Cable Tv
Рет қаралды 3,1 МЛН
Khadija Foodey & Cabdi Cali Bacalwan Ahun | Heestii Jacayl Geeseleh
7:28
bacalwaan iyo sahra axmed heestii mood
11:27
Cawayska
Рет қаралды 113 М.