No video

Cabdi Muxumad Amiin 🔥Iyo Heesta "DA'DAYDII IGA TAGTEE"

  Рет қаралды 9,297

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa Iyo Laxankaba
A/ Cabdi Muxumad Amiin AHN

Пікірлер: 21
@salmanhaji7085
@salmanhaji7085 3 ай бұрын
Çabdi Muxumad , Ilaahow kuu naxariisto
@Tubeec699
@Tubeec699 3 жыл бұрын
Wallahi waa hadal aad u qiimo badan lkn dhag waxmaqasho aaway hee oo dhugato waxa Laga hadlaayo Somaali dhagalaay wax maqal Aad iyo aad baad umahad santahay (WAAYO WAAYIHII WACNAA) 🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Cabdi Muxamed Aamin AHUN Abwaan Cajiiba Ayuu aha Heesihiisu baraarujin ayay wada ahaayeen Nika dhuumanayee dhabarku muuqdow!
@kamata850
@kamata850 3 жыл бұрын
waayo waayihii waa asiibtay marxalada lagu jiro xiligan iyo mowduucu wa isleeyihiin wa mahadsantahay baraarujintaas iyo midnimo raadinta iyo kafogaanshaha wixii horey noo burburiyey ee yaa kula garanaayo
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 жыл бұрын
allah yaraxma abwaan cabdi maxamuud aamiin iyo intikaloo dhimataba wabari
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 3 жыл бұрын
Heestan maanta iigu horaysa 2021
@Luqmaan608
@Luqmaan608 3 жыл бұрын
Cumaraadan
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii iyo laxankii codkii cabdi muxumed amiin jiibtii hablaha idaacada
@alisalax5279
@alisalax5279 3 жыл бұрын
Wali way taagan tahay wadadeediina lama hayo 🇸🇴
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
MIDNIMA MAAN IYO MURUQ ADAG LAGU HELAYE DADKEYGA IYO DALKEYGU WAX LA KALA QEYBIYO KA YAR!!! NB! AUN FAARAX OOMAAR!!
@axmedbebe7016
@axmedbebe7016 3 жыл бұрын
Waarimayside wanaag: heeso bdn oo aan comment koda aan aqriyay ba kugu arkay wxa thy waaya arag dhamaystiran nin wx bdn og salaama sxp wng oo dhn ba kuu rjyn
@kamata850
@kamata850 3 жыл бұрын
waarimaysid wa mahadsantahay faarax oomaar dhalinyarada qaar baan aqoon ee u sheeg taariikhdiisa kooban
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
@@axmedbebe7016 SAXIBADA QAALIGA AHOW BACDA MAHADIYO MAAMUS BADAN! WAXAYNU WAJAHAYNA GUMEYSI CUSUB O NALA RABA SINJI DHAANIMO! DIIN! DAD! & DALBA!!!
@geediadem5015
@geediadem5015 3 жыл бұрын
Maalintaa way dhoweyd In hore loo socdo Lk maanta xagay soomaali u socotaa halkaysa tahay waxaan qabaa jidka ay soomaali hayso haddii aan la bedelin waxa ay ku danbayn doonto ninkii wax garad ahi waa garanayaa Guuldarooyinka ugu waa weyn iyo abaarta soomaali haysataa waa lack of good leadership Maanta dadka soomaaliyeed waxay u baahan yihiin wax dhiiqada ay kujiraa Ka saara wixii khaldamay saxa oo umaddan dhibaato u dhamaatayee ilaahay ajar kaga doonta waxaan aaminsanahay meesha maanta janadu Ka dhawdahay waa soomaaliya oo qof iimaan leh Allah Ku risiqo qofkii ii maan leh oo umad masuuliyadeed qaaday oo Allah kaga cabsaday waa ehlo janno Kuwa maanta joogaa waxa ay qabanayaan waa wixii maarta lagu galo qof qudha oo daacad oo xalaal quute ah kuma jiro
@Garaad1000
@Garaad1000 3 жыл бұрын
Abwaanku xaguu kasoo jeedaa?
@youngboy5293
@youngboy5293 3 жыл бұрын
Soomaaliya
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
KOLKEYNU QARANKA MILGADA IYO MAAMUSLKA LEH AHAYN! WAXAN DHIHI JIRNEY GOBOLKE IYO DEGMADEBAAD KASO JEEDDA?! ABWAAN CABDI MUXUMUD AUN WUXU KASO JEDA DEGMADA GEBILEY, WAQOOYI GALBEED.! MAHADSANID SAXIB!
@xamseaadanxirsi1776
@xamseaadanxirsi1776 3 жыл бұрын
Qoloma miyaad kawadaa🤣🤣 Gur gure ayuu ahaa Aun
@youngboy5293
@youngboy5293 3 жыл бұрын
@@xamseaadanxirsi1776 qolodiisa waa soomaali
@mohamuddalac2476
@mohamuddalac2476 3 жыл бұрын
Soomaali
Kooxdii Waaberi 🔥Iyo Heesta "TAARIIKHDU DADKAY BARTAA"
12:21
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 16 М.
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 4,6 МЛН
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 18 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 49 МЛН
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 21 МЛН
Ha socoto.flv
7:31
Xildhiban Publications
Рет қаралды 13 М.
Cabdi Muxumad Amiin 🔥Iyo Heesta "NIMAAN DHIDIDIN MA DHERGAYE"
7:51
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 32 М.
أذكار الصباح كاملة بصوت جميل راحة وسكينة 💚 Adkar Sabah HD
1:25:40
Taariikh Faneedkii  Abwaan Cabdi Muxmed Amiin
47:39
Sollas Media
Рет қаралды 181 М.
Bullo | Cabdi Muxumed Amiin | lyrics
8:04
MAADEYS
Рет қаралды 24 М.
Yaasiinka Yaasiinka - Cabdi Muxumad Aamiin (Hees Wadani)
5:09
MASIBADA ADUNYADAA
1:52:30
QAANSO
Рет қаралды 296 М.
Sheikh Abdirahman Bashiir oo Faaleeyey Abwaan Sooraan AUN
16:42
Abdinasir Kuluc
Рет қаралды 15 М.
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 4,6 МЛН