Cabdi nuur alaale iyo Faadumo Axmed dhimbiil Maxay dantu Ciishay wiiloo LYRICS

  Рет қаралды 82,155

Costa  Production

Costa Production

Күн бұрын

Erayadii ibraahim gadhle
Laxankii Cabdi nuur alaale
Kabankii: Axmed X Xudeydi

Пікірлер: 36
@caddeeye
@caddeeye 3 жыл бұрын
Waa 1974 djibouti ,cabdi nuur iyo faadumo....ibraahin gadhle ilaahay ha kuu naxariisto,erayo wanaagsanaa
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
Wa sax Ibraahim gadhle ba alifay lkn wall amey ka qaldantay qofkii markii hore qadey
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 Жыл бұрын
Eraydii abwaan ibraahim gadhle
@mohamedhirsi9775
@mohamedhirsi9775 2 жыл бұрын
Abdinuur Alaale Iyo Faadumo Fanaaniin Legend Ah Erayadii Abwaan Ibraahim Gadhle Illaahay Naxariistii Janno Hasiiyo
@issackhussein8449
@issackhussein8449 2 жыл бұрын
Maxay dantu cishay wiloo dulqadh iyo deq lahayo dadkuna doqon modayan
@ahmedosmanabdibuute4770
@ahmedosmanabdibuute4770 2 жыл бұрын
Ahmed Osman Abdi qeer badan ayaan idin rajeynayaa insha Allah afkaaga caano macaan lagu qawey
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒: 𝔻𝕌𝔾𝕊𝕀𝕀𝕐𝔼 Maxaa dayr cad Geel Halaaboo Dib jiray uu cunay dugaagoo Ninkii Lahaa day dayaa Maxay dantu ciishay wiiloo Dulqaad iyo deeq Lahaayoo Dadkuna doqon moodayaa Wakhtigu wuu is daba socdaa Adoo deganaa ah baa Mar buu Dirir kuu da'aayoo Xareed ku dabaalataa Intay deeq EEBE maqan tahay Ha diidin hana iga dagaaline Dubkaa iigu yaalee Wadnahayga damqashada kadaa 𝐅𝐀𝐀𝐃𝐔𝐌𝐎 Maxaa DUNI Lagu Lu'go'ayoo Inaba Nabad Lagu dagaynoo Sidaad doonaysay Noqonayn Maxaa Laba ruux is doortoo Dab Hogan dusha Looga mariyoo Kuwii xigay Loogu daw galay Adoo dayr adag dhistaa ILLAAHAY kaa dunshaa Danayso adoo Leh Marbaad dacar qooshataayoo Dhunkaal ku dur duurataa Intay DOQONIIMADAA tahay Ha diidin waa Loo dulqaataa Naca𝐬 baa dabcaayee Miyaan dakharkaba Ogahay 𝐃𝐔𝐆𝐒𝐈𝐈𝐘𝐄 Habeenka Oo dam yidhiyoo Gudcurku daahiisa rogayoo Dabayluhu Foor ya yaan Halkii adi kuu darayd ILLAAH waa kaa duwaayoo Dib baad uga Joogsataa Adiga Doonistaada iyo Dareemada Jiidhi Laa Mar buu DAYAX soo baxaayoo Abeesada Duuban iyo Daluunta Ka weecataa Intay deeq EEBE maqan tahay Ha diidin hana iga dagaalin Dubkaa iigu kaa yaale Wadnahayga damqashada Kadaa 𝐅𝐀𝐀𝐃𝐔𝐌𝐎 Ruuxaad doonaysa Oo Daraadii u Liidatoo Adiga kuu Dahab ah baa Dunjiga Ruuxiisa iyo Dubkiisa La dooriyaayoo Dadkuna kugu CAAYA YAAN Wixii daawadaa ah Aadmigu kuu diidayaan Danyare waa Laga dhaqaaqoo Miyaa Laysku raacayaayoo Dariiqaa La Oodayaa Intay doqoniimadaa Tahay Intuu Doogii abaar yahay Ha diidin waa Loo dulqaataa Nacas baa dabcaayee Miyaan dakharkaba Ogahay Wadnahayga damqashada kadaa Miyaan dakharkaba Ogahay. ======================END. Raxmaanku haw naxariiato Labadaba.
@cabdirisaaqmaxamedhurde8834
@cabdirisaaqmaxamedhurde8834 2 жыл бұрын
Legend cabdi nuur alaale fanaanka ugu heesaha badnaa somali
@abdirahmanismail347
@abdirahmanismail347 2 жыл бұрын
Maxaa laba ruux is doortoo Daguugan dusha looga qariyoo Kuwii xigay loogu daw-galay Maxaa duni lagu luggo'ayoo Inaba nabad lagu degaynoo Sidaad doonayso noqonayn Adigoo deyr adag dhistay baa Ilaahay kaa dunshaa Danayso adoo lahaa Mar baad dacar qooshataayoo Dhunkaal ku durduurataa Ha diidin waa loo dulqaataa Nacas baa debcaayee Miyaan dakharkaba ogahay
@Cartan7
@Cartan7 3 жыл бұрын
waqoyi somali cabdi nuur alaale codka iyo ibrahin gadhle alifay miraha heesta
@aayeh64
@aayeh64 2 жыл бұрын
heestan waxaa qaaday Abdinuor Alaaleh yo Fadumo Ahmed 1974 intii aanu ina Mooge dib u Qaadin
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
M HANAD MEDIA mahad sanid wllo lkn tolow hesta laxankeda ya laha yase garanayo no shegikara saxib yal
@Newheesocusub
@Newheesocusub 3 жыл бұрын
Adaa Mudan zxp qali Cabdi nuur alaale ayaa Sameeyey laxanka Description ka eeg zxp isaga iyo Faadumo ayaa ugu Hor qaaday Heesta 1972 maxamed Aadan dugsiiye ayaa mardanbe la qaaday Faadumo Maxamed Mooge isna Marbuu kaligii qaaday
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@Newheesocusub wllo mahad sanid mahad sanid in badan 👍 🤝 👊
@Newheesocusub
@Newheesocusub 3 жыл бұрын
@@buuxciise2167 adaa Mudan zxpky👍👍🙌🙏🙏
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
Waa ereyadii AUN abwaan Ibrahim Gadhle. Inta kale waa sidaa sheegtay mahadsanid
@cabdilaahi6540
@cabdilaahi6540 3 жыл бұрын
Erayadii jigjigaawi weeyi
@ahmedosmanabdibuute4770
@ahmedosmanabdibuute4770 2 жыл бұрын
Ahmed Osman Abdi
@faraxqare2557
@faraxqare2557 2 жыл бұрын
Axsanheesqaaraamiwaankahelaa
@saharobare123
@saharobare123 Жыл бұрын
W
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LOVE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LOVES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LagataS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
FacebookS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Facebook
@faraxqare2557
@faraxqare2557 2 жыл бұрын
Axsanheesqaaraamiwaankahelaa
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,8 МЛН
SAHRA AXMAD//SUUGAAN DA'WEYNOO WITH LYRICS ORIGINAL
13:46
SUPER EAGLE
Рет қаралды 353 М.
CabdiNuur Allaale | Maxay Dantu Ciishay Wiiloo | With Lyrics
6:59
SHOKANA FILMS
Рет қаралды 111 М.
M. Dugsiiye & Fadumo Ahmed - Maxay dantu cishay wiil
10:24
Jabuuti TV
Рет қаралды 388 М.
Aun Sahra Axmed jaamac _ Heesta  _Ramaso_Kaban_LYRICS
8:42
Costa Production
Рет қаралды 266 М.
Maxay Dantu Ciishay Wiiloo  Maxamed Mooge Liibaan HALYEEY
8:11
Duul Media
Рет қаралды 596 М.
Faadumo Axmed Dhimbiil|| Qaniinyada Abeesada|| Carwo Lyrics.
9:02
Carwo LYRICS
Рет қаралды 61 М.