CabdiNuur Allaale | Maxay Dantu Ciishay Wiiloo | With Lyrics

  Рет қаралды 79,024

SHOKANA FILMS

SHOKANA FILMS

3 жыл бұрын

CabdiNuur Allaale | Maxay Dantu Ciishay Wiiloo | With Lyrics
Codkii: CabdiNuur Allaale
Heestii:Maxay Dantu Ciishay Wiiloo
please Subscribe!!!
like Share & Comment
#MaxayDantuCiishayWiiloo#Shokanafilms

Пікірлер: 22
@user-wf2di3cv2x
@user-wf2di3cv2x 3 ай бұрын
Heetan ma anay iga hadlaysaa say u socotay unbay aniga isoo gashay 19/4/2024
@NajiibDarwish
@NajiibDarwish 3 ай бұрын
2008 ilaa hadda waa dhagaysanayaa❤
@khalidromeo9386
@khalidromeo9386 3 ай бұрын
2024😢😢😢😢 Xalada Cawa An Ku Jiro Aya Ixasuusiyay😢😢😢😢
@abdirahmanalteso3941
@abdirahmanalteso3941 2 ай бұрын
May 04 2024 1:05 am Habeenkii labaad baan soo jeed ahay kampala baan ku qayilayaa howluhuna waa iska taagtaaganyihiin lkn waxaas nimay dhibto ma ihi oo noloshaa waligayba yeeke ii dhacaysay kkk
@ahmedsulub8435
@ahmedsulub8435 3 ай бұрын
10/4/2024/ Hbn khamis ah scdu waa 11.10 pm 😊
@Yahyekaldaweye
@Yahyekaldaweye 3 ай бұрын
KZbinradu waa badaw xuquuqda codku waa abdi casiis jarmal heestana abdi nuur alaake ayaa lahaa lkn codku waa abdi casiis jarmal best fanaaan
@lt2528
@lt2528 2 ай бұрын
2021 aad u dhaheesan jiray heestaan Maxee dantu ciishay wiilow dadkuna doqon modayaan.
@MohamoudGoodir-ph4gd
@MohamoudGoodir-ph4gd 8 ай бұрын
Waa C.casiis Jarmal maaha abdinur.
@user-iy4cw4ov9w
@user-iy4cw4ov9w 4 ай бұрын
Bro wa c.nur alele
@addatnigaup9303
@addatnigaup9303 5 ай бұрын
Old school banger
@abdihakimali3424
@abdihakimali3424 5 ай бұрын
Codkan waa abdi asiis germal dadka so galiyoow iska saxa heesaha
@fuaad-rg6nt
@fuaad-rg6nt 6 ай бұрын
Wah wah ❤❤❤
@NaasirJaamaca
@NaasirJaamaca 20 күн бұрын
Waxay ka tarjumaysa❤
@cabdiwaasacmaxamad470
@cabdiwaasacmaxamad470 8 ай бұрын
Al nuur❤❤❤❤
@Ciidle1
@Ciidle1 15 күн бұрын
Caawa ma sidiina comanti bixiya waar asxaabta qaraamka weheshata salamaya. Heestan waa cibro qaado lagu lagu leyahey suuganteenu waa hodan aniga maalmaha ku qurxista labo goraba.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
#LyricsSongLyricsSong #MohamedADugsiiye 00:01 Maxaa dayr cad 00:01Geel Halaaboo 00:01 Dib jiray uu cunay dugaagoo 00:01 Ninkii Lahaa day dayaa 00:1 Maxay dantu ciishay wiiloo 00:01 Dulqaad iyo deeq Lahaayoo 00:01 Dadkuna doqon moodayaa 00:01 Wakhtigu wuu is daba socdaa 00:01 Adoo degganaa ah baa 00:01 Mar buu Dirir kuu da'aayoo 00:01 Xareed ku dabaalataa 00:01 Intay deeq EEBE maqan tahay 00:01 Ha diidin hana iga dagaaline 00:01 Dubkaa iigu yaalee 00:01 Wadnahayga damqashada kadaa #FaadumoADhimbiiL 00:01 Maxaa DUNI Lagu Lu'go'ayoo 00:01 Inaba Nabad Lagu dagaynoo 00:01 Sidaad doonaysay Noqonayn 00:01 Maxaa Laba ruux is doortoo 00:01 Dab Hogan dusha Looga mariyoo 00:01 Kuwii xigay Loogu daw galay 00:01 Adoo dayr adag dhistaa 00:01 ILLAAHAY kaa dunshaa 00:01 Danayso adoo Leh 00:01 Marbaad dacar qooshataayoo 00:01 Dhunkaal ku dur duurataa 00:01 Intay DOQONIIMADAA tahay 00:01 Ha diidin waa Loo dulqaataa 00:01 Naca𝐬 baa dabcaayee 00:01 Miyaan dakharkaba Ogahay #MohamedADugsiiye 00:01 Habeenka Oo dam yidhiyoo 00:01 Gudcurku daahiisa rogayoo 00:01 Dabayluhu Foor ya yaan 00:01 Halkii adi kuu darayd 00:01 ILLAAH waa kaa duwaayoo 00:01 Dib baad uga Joogsataa 00:01 Adiga Doonistaada iyo 00:01 Dareemada Jiidhi Laa 00:01 Mar buu DAYAX soo baxaayoo 00:01 Abeesada Duuban iyo 00:01 Daluunta Ka weecataa 00:01 Intay deeq EEBE maqan tahay 00:01 Ha diidin hana iga dagaalin 00:01 Dubkaa iigu kaa yaale 00:01 Wadnahayga damqashada Kadaa #FaadumoADhimbiiL 00:01 Ruuxaad doonaysa Oo 00:01 Daraadii u Liidatoo 00:01 Adiga kuu Dahab ah baa 00:01 Dunjiga Ruuxiisa iyo 00:01 Dubkiisa La dooriyaayoo 00:01 Dadkuna kugu CAAYA YAAN 00:01 Wixii daawadaa ah 00:01 Aadmigu kuu diidayaan 00:01 Danyare waa Laga dhaqaaqoo 00:01 Miyaa Laysku raacayaayoo 00:01 Dariiqaa La Oodayaa 00:01 Intay doqoniimadaa Tahay 00:01 Intuu Doogii abaar yahay 00:01 Ha diidin waa Loo dulqaataa 00:01 Nacas baa dabcaayee 00:01 Miyaan dakharkaba Ogahay 00:01 Wadnahayga damqashada kadaa 00:01 Miyaan dakharkaba Ogahay. ======================END. ORIGINALLY POSTED 📫 ABW Gadhle AHUN Erayadii Abwaan Ibraahim Gadhle AHUN 1975 Melody Laxanka CABDI NUUR ALLAALE.
@saidmohamed745
@saidmohamed745 5 ай бұрын
Codkaa waa maxamed moogee
@AxmedjoyiAbdiraxman
@AxmedjoyiAbdiraxman 7 ай бұрын
❤❤
@Yahyekaldaweye
@Yahyekaldaweye 3 ай бұрын
Xuquuqda codka hada heesayo waa abdi casiis jarmal oranginalka heesta abdinuur allaaleh ayaa leh
@ayzarahmet1873
@ayzarahmet1873 8 ай бұрын
Golden voice
@user-ju8fi5fb5i
@user-ju8fi5fb5i 4 ай бұрын
Waxaa heestaan qaadayo codkaan leh cabdicasiis jarmal iskasaxa cabdinuur allaale Mahan kabankana isla cabdicasiis jarmal Ayaa kabankana tumayo
@Khadarmahadmaxamuud9475
@Khadarmahadmaxamuud9475 4 ай бұрын
Been baad sheegtay ee waa cabdinuur allaale
Cabditahlil & Heesta Ugaaso lyrics
10:10
SIR YAASKA
Рет қаралды 1,2 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 40 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
AbdinUr Allaleh iyo Habiba Abdillahi BalBalaf Hesstii Gahira
10:42
Hibo nuura liibaanteed aduunyada Lyrics Qaraami
9:04
Qaraami Channel
Рет қаралды 18 М.
Nimco Yassin Iyo Abdinuur Alaale Jaceel Lama Mosi karo
9:51
ISHA CAAlAMKA
Рет қаралды 387 М.
Xasan Aadan Samatar hestii Lulumaha biyaha gala with lyrics 2021
4:33
RASAMAAL PRODUCTION
Рет қаралды 1,9 МЛН
CABDINUUR ALLALE (( RIYO )) by Somali Music Store
4:53
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 166 М.
Catow
10:43
Abdinuur Jazz - Topic
Рет қаралды 26 М.
Wardheer || Kaban Daggan || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics
7:51
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Abdi Nour Allaleh Heestii Salmadhiga
6:41
Assajog Studio
Рет қаралды 111 М.
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 353 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 40 МЛН