Cabdi-Qaadir Cabdi Shube

  Рет қаралды 84,541

MJ Duran

MJ Duran

Күн бұрын

Waraysi TV-ga RTD-ga Jabuuti Ka qabtay C/Qaadir Cabdi Shube oo ay hal abyyrkiisa wax laga waydiiyey

Пікірлер: 28
@maxamadjaamac9637
@maxamadjaamac9637 4 жыл бұрын
masha Allah abwaankaan waa talented waalhi wankugu faanaa as we are somalise. 💪💪💪💪
@zahramahadalle5849
@zahramahadalle5849 6 жыл бұрын
Maansha-allah shube xikmad iyo hibo dhaqan. Ilaahay ha KU xafido.Soomaali Dhab ah oo aan KU faano.
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Abwaan shube ala.ku jecliyaaa
@zainabali8821
@zainabali8821 4 жыл бұрын
somaliya hanoolato 💪💪🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ganiabdi3019
@ganiabdi3019 5 жыл бұрын
Maansha allaah waa dadkii sharafta badnaa ma aha rag la mood ee waa rag rag dhalay maansha allaah baaraka laah
@husseinyomechanel8393
@husseinyomechanel8393 3 жыл бұрын
Alle haw naxaristo
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Akhrud
@abdirizakrasaas2214
@abdirizakrasaas2214 5 жыл бұрын
Shooki aan cidi joogin.shariirad aan duxlahayn.shaah aan shaahba ahayn.sheydaan aaan la,arkeyn
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Sxp isku shube maaha kaasu waa cabdulaahi cabdi shube aun
@AxzaabCqaadir-nq7rv
@AxzaabCqaadir-nq7rv 3 ай бұрын
@@nuuxckaafi-su4iq ma isla dhasheen
@abdirizakrasaas2214
@abdirizakrasaas2214 5 жыл бұрын
Reer magaale gaboobay wallahuu ku raftaa.
@sayidcabdalla2824
@sayidcabdalla2824 3 жыл бұрын
Kaasi waa cabdilaahi cabdi shube Laba nin bay kala yihiin Labada magac ee dambey isaga eg yihiin dhalasho aan ahayn soomaalinimada ma wadaagaan.
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 6 жыл бұрын
Shube abwaan sharafle alle ku ciseey
@engmarwan6505
@engmarwan6505 5 жыл бұрын
gabaygaan isagoo qoraal ah ciddii haysa manala wadaagi kartaa.
@Dancingpizza2015
@Dancingpizza2015 5 жыл бұрын
Eng Marwan anba walal waan raadinayaa si aan caruurta wurbaha uga caawiyo
@engmarwan6505
@engmarwan6505 5 жыл бұрын
@@Dancingpizza2015 malaha wa gabaygii ugu horreeyay oo Abwaan shube ka dhawaajiyay.
@engmarwan6505
@engmarwan6505 5 жыл бұрын
@@Dancingpizza2015 mida kale googlaha iyo barta bulshada intaba waan ka waayay.
@Dancingpizza2015
@Dancingpizza2015 5 жыл бұрын
Eng Marwan haaa walal waxaan u malaynayaa in aanu kaydka google ku jirin balse kolay radio mogdishu laga heli lahaa balse dadka masuulka ka ah waxaad modaa inay ka gaabiyeen faafinta afka somaliga.
@engmarwan6505
@engmarwan6505 5 жыл бұрын
@@Dancingpizza2015 haddaad xiisaynayso maansooyin carabi ah boggayga KZbin waad ka dheehankartaa. Mahadsanid😊
@hasanahmed5176
@hasanahmed5176 7 жыл бұрын
Anshaz laawe waaye kan iska wufacayaa uffff kaas baa gobaga u nacay
@Tiimbare
@Tiimbare 6 жыл бұрын
Hasan Ahmed walaal waa tuma cidda aad la hadleysid
@Tiimbare
@Tiimbare 6 жыл бұрын
Ma abwaan ka ayaad ujeeddaa
@mustafeMS
@mustafeMS 6 жыл бұрын
Hasan Ahmed Qof bukaaa tahay alla ku cfiyo
@amiinxirsi6105
@amiinxirsi6105 6 жыл бұрын
Waa abwaan somaliyed oon ka qeyb qaadan dagaaladii sokeeye wadani ah nooloow baan kuleeyahay anigoo ah nin kasoo jeeda magaalada Dhuusomareeb.
@bootancawil8360
@bootancawil8360 5 жыл бұрын
Nin ka abwaan shube wax kasheegay ama diidan tolow muxuu doonayaa horta waa nin wanaaga somaliyeed dhibayo lakiin qof somalia ah inuu ka xumado wanaga somalia laba arimod mid kood weye 1. Inuu yahay doqon damiir laawa ah oo sax iyo khalad aan kala aqoon 2.inuu yahay calooshi u shaqayste shisheeye so kiraystay xooga sandareerta ku qaata sxb labadaas mid kood weeye.
Mustafe SH Cilmi 1
59:06
abdi qani
Рет қаралды 86 М.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 26 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
siinleey hadraawi iyo cabdiqays@XULKAXIKMADAHA
1:15:31
XULKA XIKMADAHA
Рет қаралды 17 М.
Wareysi | Ahun Cabdiqadir Xirsi Yamyam Qaybta 1aad
43:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 83 М.
SHUBE,,,,,Gabaygii Giraan......by Arrowtail
8:56
Abdulwahed Salah
Рет қаралды 80 М.
Maguuraan 2 (Qaybta 4aad)
13:12
MJ Duran
Рет қаралды 10 М.
Waraysi Abwaan Shube Awooda Afkeena Hooyo & Dhaqanka Isbedelay Xog Badan | Dhulmar
37:54
DOORKA SUUGAANTA IYO NABADDA: ABWAAN C/QAADIR CABDI SHUBE
43:15
Somali National Television
Рет қаралды 184 М.
Maguuraan 2 (Qaybta 2aad)
15:49
MJ Duran
Рет қаралды 17 М.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 26 МЛН