No video

Taariikhda Fannaaniintii Horseed Waraysi Abwaan Shube Qaybta 2AAD

  Рет қаралды 41,491

Goobjoog

Goobjoog

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@alleubaahanefarhan6598
@alleubaahanefarhan6598 4 жыл бұрын
Run ahaantii waraysigan aad ayaa lagu farayaraystay mahaddana waa wariyaha sida hufan oo farshaxanka qorxoon u tabiyey,guulayso ayaan kuleenahay horana usoco. Run ahaantii waraysigan 100 jeer in leeg ayaan dhagaystay ilaa haddana xiisihii ayaan uhayaaaaaa.....
@umuqeyr1949
@umuqeyr1949 5 жыл бұрын
Wariyahan waa nin aqoon fiican u leh habka wareysiga suaala dagan oo wanaagsan iyo inuu qofka hadalka ka sugo aad baan kuu taageeraa waa wariya aad u fiican horay u soco br.
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 5 жыл бұрын
umu qeyr maasha Allah
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 5 жыл бұрын
William yar mashaalaah he must be from good family.. waa abab
@ragemsaid8697
@ragemsaid8697 5 жыл бұрын
umu qeyr thank u umu kheyr
@ifka2877
@ifka2877 2 ай бұрын
Muxubaay muxuba maxabaay jaceeylkeebi sakabay sodon iyo labuu jiray waana soosocdaa wali Jah qurux iyo aqoon yahan nimo abwaanka allow barakeey❤❤❤
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
Abwaanka inta uu nool yahay Buug halaga qoro, waa nin bulshaawi ah , iskuna darsaday hibooyin fara badan, Allah cimriga hakuu dheereeyo, najax iyo nolol wanaagsan kunoolow, waa oday Somaaliyeed oo mudan in meesha uu taariikhda ka galay loo asteeyo. Xataa kooxdii horseed ayuu wax ka qori lahaa
@saidojama1170
@saidojama1170 6 жыл бұрын
Alle run badanaa abwaan shoobe ileen qabiil looma heesi karo oo looma gabyi karo hada ka hor ayaan ka maqlay abwaan kale yaa riwaayad loo sameeyaa yaa laga samee yt a xagee lagu sameyaa waa ayo cida sameyneysa iyo cida dawaneysa oo macnaheedu yahay saan u fahmy kala qeeyb sanaanta ummada
@saidojama1170
@saidojama1170 6 жыл бұрын
Alla adeerow meeshu qurux badneede gaar ahaan zahra Ahmed jamac midabkeeda dahabka u ekaa ilahay janadiisa ha ka waraabiyo inti dhimatay
@cadecilmi4003
@cadecilmi4003 4 жыл бұрын
abwaan shube waa abwaan dhameystirn lkn waxaan mahad gaara u celinayaa cumar seerbiya oo ah Wadani dhaba
@gamayare2767
@gamayare2767 5 жыл бұрын
Abwaan shubi wadanimo iyo waxu isku darsaday aragti dheer oo fanaded alla ya dib uso celiyo dadisa
@mtrmareye5710
@mtrmareye5710 4 жыл бұрын
Beenta ma aha sxb ala yaa dib u so celiya da.disa
@qooryarestudio
@qooryarestudio 6 жыл бұрын
cumar seerbiya waa maskax shiil dadkan wariyayasha noqonaya waa inay c.serbiya wax ka bartan waa qof uqalma
@Timir104
@Timir104 Жыл бұрын
Waa abwaan aad uqiima badan iyo wariye qaaliya Mashaa Allaah
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 5 жыл бұрын
Shube xayaa kallah
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 5 жыл бұрын
Layla omar mashaalaah waa Wabash reer Puntland at galkaio ugaasyada tanade
@korwaayeel4257
@korwaayeel4257 4 жыл бұрын
Leelkase yey katahay sxb
@Ubahdahir1229
@Ubahdahir1229 6 жыл бұрын
Abwaanka isagaaba fanaan aj runtii
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
Wuu heesa sow mahan Hhhh karaadi youtube Anigu waxanku arki jiray isagoo koox wata uu baro music live iyo heesaha bosaaso wagii danbe garowe u wareegay Qalab dhamaystiran wey wateen
@derejocarte9593
@derejocarte9593 6 жыл бұрын
Waar ninkaan xaguu ku qarsoonaa waa abwaan dhaba runtii
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 5 жыл бұрын
Intaa ku nashquulsayd reerkaagii
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 5 жыл бұрын
Waa nin reer Puntland state of Somalia ka soo need a hadda somalinimo u baro xayndaabka soo dhaafa
@ahmednoor4129
@ahmednoor4129 5 жыл бұрын
Asagu meel kuma qarsoomin waligiis dalkana wuu dhex tagnaaye adaa dhalinyare dheh da'daydaan gaarin.
@ciiseali5411
@ciiseali5411 4 жыл бұрын
Abwanka caadi ma ahan waya arag
@xafsoxafso3422
@xafsoxafso3422 5 жыл бұрын
Cumar serbiya,, wa ka ceebla'dahay...barnaamij dhmystiran..mhdsnd
@abdiraxmaanbarrecismaan1211
@abdiraxmaanbarrecismaan1211 6 жыл бұрын
Waxan ladhacay heesta dhulka hooya waan jeclahay
@dahirmowled4956
@dahirmowled4956 5 жыл бұрын
Adoo mahadsan wllkey heestaa qaadaya mudan baan raadis keeda ku jiraa welina maanan heline
@badridualle
@badridualle 6 жыл бұрын
Omar sxb hambalyo in badan baan dhagaysta barbaamijyadaada
@qaliosman1614
@qaliosman1614 6 жыл бұрын
Abwaan waxaad tiri bulsha ha,iswaydiiso ?anaga waan iswaydiinay ?waxaan noqonay kuwii ladulmiyay illaa iyo hadda dulman wax u hiiliyana haysan kii runta ugu hiililahayna dulman kuwaasoo kamid ah abwaaniinta,fannaaniinta,odayaasha,culumada,haweenka,dhalinyarada,cuqaasha salaadiinta,boqorada,malaaqiinta,iyo siyaasadiinta nadiifka ah inta nabada jecel iyo bulshada nadiifka ah soo,iskama celikaraan inta xun marka waxaan qaladka saarayaa inta aan soomagacaabay iyo suxuufiyiinta qaarkood marka hurdada kakaca ee iska celiya kuwa qabyaalada ku qaraabta iyo diinta beenta iyo kuwa tuugada ah oo xaaraant cuna waamoorayaan. Guul iyo gobanimo ayaan idiin rajaynayaa.nafta halmarbay badaa ee kobanimada u dhimo.
@deeqaluul9499
@deeqaluul9499 6 жыл бұрын
Wallal qadra daahir wareesi ka so qaad wareesi dhameestiran plz hadaa owoodid
@mahadsaid9762
@mahadsaid9762 4 жыл бұрын
Abwaan shube waxaan ka jeclahy heestii dhawaan uu sameeyey ah diidi maayo geerida qorigu garabka ii suran
@mohamedabdirazack4853
@mohamedabdirazack4853 6 жыл бұрын
Daawashada waraysigaan kama daalo
@nimconalka7551
@nimconalka7551 Жыл бұрын
Maanshaa allaa abwaan shube
@updallamohamuud7263
@updallamohamuud7263 6 жыл бұрын
Cumar serbiya qaab wanagsan ba u waraysatay oday mahad sanid wll
@maxamedaadam3354
@maxamedaadam3354 4 жыл бұрын
Cumar sxb heesta aad sheegtay oo ah hadaaana dhulkeygow dhuux cadaawo kuuhurin AHMED saleemaan Bidde miyaaa leh mase ABWAAN SHUBE?
@abdisamednourjama1637
@abdisamednourjama1637 6 жыл бұрын
alla yaacisak hawl qaran ayaad haysaa cumar
@cabdirisaaqdhamme2932
@cabdirisaaqdhamme2932 6 жыл бұрын
Abwaan.abdiqadir.abdi shube waxan ku xasuustaa heestaa markaad u baqooshay waajib maxan kaa daba baroortay waxana qada layla abdilahi omar iyo xasan ismaacil.uurcade oo hada kamida kooxda goder ee policeka somaliland waana gaashaanle lkn layla waxay jogta hargaysa heestana waxa layidhaahda (bishaaro.iyo.waa aroos)
@CSeerbiya
@CSeerbiya 6 жыл бұрын
Leylo Xamar ayey ku nooshahay walaal
@cabdirisaaqdhamme2932
@cabdirisaaqdhamme2932 6 жыл бұрын
cumar seerbiya Mahadsanid wlo wan kugu hanbalyeynaa shaqada fiican aaad hayso tariikho lumay ayaad soo ururinaysaa lkn maxad u waraysan.wayday fanankii waynaa cumar xasan rooraaye
@mohammed-jama
@mohammed-jama 6 жыл бұрын
@@CSeerbiya muqdhiso ayaa ku ogaa markii iigu danbaysay
@isakmohamed5132
@isakmohamed5132 5 жыл бұрын
@@cabdirisaaqdhamme2932 Sxb adoo raali ah heesta laylo iyo fanaanka kale eed hada sheegtay xageen ka helayaa fadlan iisoo sheeg.
@sadikmohamedali7905
@sadikmohamedali7905 6 жыл бұрын
ciida hooyo ciida hooy lz hadaa heysid link geda ee reeb
@husseinsidiiqhamshari5819
@husseinsidiiqhamshari5819 6 жыл бұрын
👂
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 6 жыл бұрын
Abwaan shube waa jokar
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 12 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 24 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 489 М.
Abwaaan Shube iyo Xigmadda Hees hawleedka  dhaqanka Soomaaliyeed
5:46
Meeraysane News
Рет қаралды 34 М.
Cali Sugulle, Dararamle & Xudeydi
34:42
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 86 М.
Waraysi Abwaan Shube Awooda Afkeena Hooyo & Dhaqanka Isbedelay Xog Badan | Dhulmar
37:54
Gabay : Abwaan Shube - Qabyaaladda iyo Dib u heshiisiinta.
10:29
Yusuf Abdi Shire
Рет қаралды 64 М.
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 12 МЛН