Taariikhda Fannaaniintii Horseed Waraysi Abwaan Shube Qaybta 1AAD

  Рет қаралды 132,387

Goobjoog

Goobjoog

Күн бұрын

Пікірлер: 113
@MudugboyMB
@MudugboyMB 6 жыл бұрын
Cumar Seerbiyo aad baad ugu mahadsantahay sidaad noogu soo gudbiso suugaanta iyo dadka suugaan-dhaadhigaa
@CSeerbiya
@CSeerbiya 6 жыл бұрын
Ustaad Mudug boy salaam adiguba door muhiim ah ayaad ka qaadataa fankeena oo dabcan ah waxaynu nahay iyo nolosheenaba omarserbia@gmail.com igala soo xiriir mahadsanid sxb
@amh7737
@amh7737 6 жыл бұрын
Macalim Mudug boy iyo Ustaad Omer seerbiya Labada nin aan ku xiranahay barnaamijyadoda Howl adag baad Umada iyo afka iyo dhaxalkaba u heysaan.
@hashielmi2594
@hashielmi2594 6 жыл бұрын
Mudugboy wadani iga dheh
@mceeri7238
@mceeri7238 4 жыл бұрын
Mudug Salaan Sare Sugaan Yahan
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Hadii sidaan isku garap istaagi la hedeen sida cumar serbiya iyo mudug boy wax baxdan ayaa hagaagi lahaa
@caliciise1776
@caliciise1776 6 жыл бұрын
war dadkii dhexe ee hanti wadaagu malaha ladhiigba maaha dadka maanta wax wadaniyad ah ku arkimeysid allah haku daayo Abwaan Shubbe
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
Abwaanka Illaahay cimri dheer iyo caafimaad haku waaro, waa nin wanaagsan oo asal Somali ah, wanaag ku sifoobay, Somalida isaga oo kale waa ku yaryahay 1/10000, from Somaliland
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 жыл бұрын
Qofka markaad garanayso ayaa la qiimeeyaa. Waa ninkii curiyay Silsiladdii "Ergo Daarood" ee dumisay Soomalinimadii.
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
@@AhmedMohamed-tv6kr somaliya ayadaa dumeyse maxaa la dumiyaaa abwaana sidiisaba reer maahan inta ogow
@daldhisdaljir641
@daldhisdaljir641 6 жыл бұрын
ALLAHA dhowro Abwaan Shube wuxuu ka haray in yar oo waddaninimo xikmad iyo Afsomali aqooni kusii hartay.
@ducaalea1918
@ducaalea1918 6 жыл бұрын
Good program. Abwaanku waa mahadsan yahay iyo wariyuhu sidda professionalism ka ah ee ay u soo gudbiyeen!
@nafisahassan3677
@nafisahassan3677 6 жыл бұрын
Cumar Seerbiya libaax hnow hory usoco walahy wan jeclhy barnaamijyadada iyo taarikha fankeed ka soo gudbiso fananita iyo abwanda abaysha suuganta somalied ani ahaan waxan hay ruux dhuxa ama dhagysta fanka somalied ilaa heesihi 60 kii ilaa 2018 fanka somalia waan dhagysta anoo waliba kamida jiilka 90 kadanbeyay hadana kama xiiso fananintii hore tnx alot ina hoyo hory usocod iyo wariyaha wariyayaasha sanddadn ayaan kuu qirsangt
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Abwaan shube iyo axmed saleeban bide qacda hore wajiga way iskaga soo eegyihiin....
@xafsoxafso3422
@xafsoxafso3422 5 жыл бұрын
Cumar serbiya, mhdsnd wlle...sifiican bad uwaraysatay abwaanka...Dabo iyo dacal...inkastad maryan mursal igaga ciyartay waraysigeedi...
@abshircarab18
@abshircarab18 6 ай бұрын
sx
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 6 жыл бұрын
Niman maanta laga baqayo oon maalintaa laga baqeynin Waa itoobiya Allow noo naxariiso
@mataanfarah7645
@mataanfarah7645 6 жыл бұрын
Maasha allah abwaan shube ilaahay ha ku xifdiyo cimri dheer iyo caafimaadna ha kuugu deeqo maasha allah abwaan qaaliya
@bashiirqalnjo7334
@bashiirqalnjo7334 6 жыл бұрын
Abwaan shube xafidullaah
@bashiirqalnjo7334
@bashiirqalnjo7334 6 жыл бұрын
Hjkkjh
@bashiirqalnjo7334
@bashiirqalnjo7334 6 жыл бұрын
Waaah waah
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Abwaan soomaaliyeed oo sharaf leh noolow.
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 6 жыл бұрын
Waxaa cajiib ah sida Ilaahay xusuustiisa u xifdiyey. Ilaahay cimri caafimaad leh oo janno ka dambayso haku siiyo.
@amiinxirsi6105
@amiinxirsi6105 6 жыл бұрын
abwaan shube waxaad tahey labeentii soomaliya intii ugu danbeysey Alle dhib kuma tuso mahadsanid.
@yuuyu114
@yuuyu114 6 жыл бұрын
Abwaan kaliya Maahan waa usoo dagaalamay Waddanka illaah Cumri dheer iyo Caafimaad haku siiyo Abwaan Shube
@caaqilyare9083
@caaqilyare9083 5 жыл бұрын
Dagaal noocee
@abdiwadudjama761
@abdiwadudjama761 4 жыл бұрын
caaqil Yare soo isaga dhahaya 77kii dadki ragi goday galay ba ka mid ahaa
@maxkamadawareegta6324
@maxkamadawareegta6324 6 жыл бұрын
Abwaan shube salaan sare long live adeer
@mohamedosman3087
@mohamedosman3087 2 жыл бұрын
Dilaagii & tuuggii ugu weynaa & qarribaadda dalkan, waana in leyska qabtaa, wixii uu geystay waan ognahay waana laga qaadi doonaa haddiu uu Alle yiraahdo.
@GareenMedia
@GareenMedia 6 жыл бұрын
Shube....aad baan uga danbeeyaa. Waxaan ku xasuustaa Riwaayadii Qalanjo qaybsami weysay oo aan daawaday! iyo waliba gabayadii isaga iyo Filin isla qaad-qaadan jireen oo runtii wax kale ahaa. Malaha Shube haduuba heesi lahaa isagaaba safka hore ahaan lahaa!
@isakmohamed5132
@isakmohamed5132 5 жыл бұрын
Riwaayadaas hadaad hayso ila wadaag
@sahraahmed2894
@sahraahmed2894 6 жыл бұрын
Abwaan shubay alla waa dadkii hore ee xariirta ahaa
@mustafakhalid5455
@mustafakhalid5455 6 жыл бұрын
Finally Inbadan bn sugayay abwaan shube tarikhdisa Thanks Goobjoog
@Culimocumar101
@Culimocumar101 6 жыл бұрын
MaashAlaah Mahadsanid Cumar Serbia qaybta labaad noola soodhakhso
@MunaAli-wr6ce
@MunaAli-wr6ce 6 күн бұрын
Asc walalayaal ma jiraa dhigaal lagu ururiyay Abwaan Shube suugaantiisa?
@mdhayirmohamud595
@mdhayirmohamud595 6 жыл бұрын
Alaha cimrigiisa barakeyo wa shaqsi dareen somalinimo oo dhaba ku jirto
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Жыл бұрын
❤❤❤ mahadsanid walaal nagu qaaliya cumar sebriye ❤❤❤❤❤
@abdihassan8244
@abdihassan8244 6 жыл бұрын
ABAANKA AADKA AAA AAN U XIISAAYO SIKASTABA UDHAGAAYSTAY KA XIISO DHIICI WAYEY SIDOOKALE WARIYE KHABIIRA ADEEBLEH AYAA WARSIGA KA QAADAY WAARIYAHA DADAYAR EE SOMALIDU AADKA U XISSAYSO QAAYBTA KALE WAAN KAA SUGAYNA INSALLAAH
@abdiwadudjama761
@abdiwadudjama761 4 жыл бұрын
Wlh abwaan shube waa maktabad qarsoonayd waa in dhaxal fcn laga reebaa manshallah waa nin aftahanimo iyo xikmad isku darsaday
@mrjamac
@mrjamac 5 жыл бұрын
waato waayo weeye abwaane shube cimri dheer iyo cafimaad baan ku rajaynayaa tariiq badan waa heysaa nooloow abwaanoow
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 5 жыл бұрын
I like the way he introduce heesta
@bashiirdheere1098
@bashiirdheere1098 6 жыл бұрын
ABWAAN SHUBE WAA NIN DHAN KASTA KA DHISAN DALKANA USOO SHAQEEYAY CUMAR SEERBIYA WAA BALLAN INAN KULA KULMO HADDI AN DALKA IMAADO INSHA ALLAH,,,
@baashie
@baashie 3 жыл бұрын
national treasure...
@kynaanful
@kynaanful 6 жыл бұрын
Abwaan wayn weeye abdikadir abdi shube. Wa dadka aan u baahanahy inaan ka daa,idaysano run ahaanti
@hassanyare3919
@hassanyare3919 4 жыл бұрын
Masha alah abwane ilahey HA kufido
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
Abwaan shube✔😍🇸🇴
@kahinfarxan3423
@kahinfarxan3423 6 жыл бұрын
Niman maanta laga baqayo oo wagas laga baqayn? waa aduunyo
@mawlidosman1574
@mawlidosman1574 5 жыл бұрын
Hadalkaasi wuu ixanuuniyay wll😥
@huhaahi3976
@huhaahi3976 6 жыл бұрын
abwaan shube cimrigaada allaha dheereeyo
@yuuyu114
@yuuyu114 6 жыл бұрын
Goobjood Mahadsanidiin Barnaamij kaliya Maahan waa Taariikh reeb Dhaxal ah waaya aragnimo
@CSeerbiya
@CSeerbiya 6 жыл бұрын
Mahadsanid walala Waddani Dahsoon
@KAYDKA-HAG
@KAYDKA-HAG 3 жыл бұрын
Abwaanku siduu heesaha u wada xasuusto baa cajaaib ah ilaahay maskaxda hau daayo
@NimcoAarshe92
@NimcoAarshe92 4 жыл бұрын
Alle ha dhawro abwaaan shube
@KAYDKA-HAG
@KAYDKA-HAG 3 жыл бұрын
Abwaan Shube ilaahaw cimriga iyo caqligaba u daa alle ha daayo
@sidiqsaeedmohamoud7327
@sidiqsaeedmohamoud7327 6 жыл бұрын
Shube waa taariikh soomaaliyeed oo iskeed u taagan.
@saidojama1170
@saidojama1170 6 жыл бұрын
Adeerkey abwaan shube saldano weeyn oo wadadaninmo ku dhehantahay ayuu salka ku hayaa noolow in badan insha'allah
@mohaazad7765
@mohaazad7765 6 жыл бұрын
odayga qudhayda aderbu i yahaye kuwa sidenoo kale ehelku ay wadagaan ee kula sugan nugaal hadiwangaliyaan gabayadisii iyo murtidisiba ina ader
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 5 жыл бұрын
@@mohaazad7765 amba wa adeeerkay ruma idinku waad isla sheeganaysaan
@mohamoudomarasawe.
@mohamoudomarasawe. 5 жыл бұрын
Idinka waa aderkiin dhanka hooyo baan malay nayaa🤷‍♀️! ani waa aderkay ruma.
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
Adeerkaa hadduu yhy abaayo waa kaa soo doonan nooh
@abdirazakyare3911
@abdirazakyare3911 4 жыл бұрын
Omar seerbia sxb tariikhda Saalax qaasim bal noogasoo waran hadaad waraysan Kartid waa fanaan aan taageero
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 5 жыл бұрын
Wariyaha omar Sweeny waa nin yar oo Degan he is on vibe waxaan kula dardaarmayaa wariyaasha inay wax ka bartaan nin gu' ama waYeyn ka war dhawr
@ferdosashino3134
@ferdosashino3134 5 жыл бұрын
Shube heesta aad u Maxaan iyo milaano ilaahay ha ku dhawro
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 жыл бұрын
Asagaba ka fiican siyasiyiinta tuugtaa
@salahkooreeye4171
@salahkooreeye4171 6 жыл бұрын
barnaamij aad u xiisaleh, qabta labaad ayaan sugeynaa. AUN Axmed Nuur Jaango riwaayaddii Walbahaarka Jacaylka iyo War la'aan baa col hoddey 1974. ayuu kabanka tumayey. Fannaaniinta kale sida AUN Kinsi Xaaji Aadan iyo Cabdisalaan dheere ayaa ka mid ahaa.
@mohamudaliabdullahi9301
@mohamudaliabdullahi9301 5 жыл бұрын
Waa xusuusi
@daahircadced4475
@daahircadced4475 2 жыл бұрын
Waayo waayo
@mohamoodibrahim30
@mohamoodibrahim30 6 жыл бұрын
macalin shube iga daba gee/ Ruug cadaa yaasha, fanaaniinta Reer suudaan, ee ka warama Fanka Reer Sudan,
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 6 жыл бұрын
BASHIIR ,kama aaney hadlin sababtu garan maayo kooxduna xidigahuu ka mid ahaa weliba wuxuu ahaa SAYGA Xaliimo muuse millaano
@Hassenshukri
@Hassenshukri 15 күн бұрын
🎉
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 6 жыл бұрын
Qacda aragtida hore Abwaan Shube iyo Abwaan Axmed Saleebaan Bidde ma isu eg yihiin mise anaa mooday?????????
@ahmedbarre3617
@ahmedbarre3617 6 жыл бұрын
Abdiaziz Said sxb heesta Gorayooy gabal kuu dhac Abwaankee samyeeyay hadaad garanayso?
@alihersi5974
@alihersi5974 5 жыл бұрын
Goroyooy gabal kuu dhac waxaa sameeyey xasan ganey
@abshircarab18
@abshircarab18 4 жыл бұрын
@@alihersi5974 sxb xasan ganey iyo xasan garet labo nin miyee kala yihiin
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
@@abshircarab18 haa walaL waa kala labo nin...m
@ferdosashino3134
@ferdosashino3134 5 жыл бұрын
Waa dadka tirada yar ee soomaalida ku hadhay ilaahow ku dhowr
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 6 жыл бұрын
manshallah abwaan shube alle hakuxifdiyo
@somsaid8416
@somsaid8416 6 жыл бұрын
Soomaalidi hore qayme, sharaf bay lahayd
@mohamedjamaahmed1501
@mohamedjamaahmed1501 5 жыл бұрын
horta somalidu sadex bay ahayd dadkii hore waxay ahaayen wax iska celi yaan lagaatala fiicnaan farax kaaga iyo hashaadu amuuqdeen dadkii dhexe dowladu ama kacaankii waxay ahaayen dad wadaniyadu waxay tahay labarayo oo waano iyo hanuunin laguwado dadka maanta een kujirnan waxay kujiraan timaha kala dheerw musuq iyo wadaniyad la,aan. maashaysay
@mohamedarab1031
@mohamedarab1031 5 жыл бұрын
awbwaan shube waa nin xigmad badan
@deeqaali9899
@deeqaali9899 5 жыл бұрын
Abwaanku wuu maqlay geerida xaliimo muuse ilaahay ha u naxariistee lkn jigjiga nawaaxigeeda kuma dhimane wuxuu gaari kula rogmay dulesdka Degmada Luuq ee gobolka Gedo laguna aasay waxaa yaable 10neeyo sano kadib in bashiir ibraahin cabdi oo ahaa xaajoga milano isagana tii rabi ugu tinid doolow Soomaaliya waa degmo luuq u jirta masaafo dhan70km dhanka galbeed ilaahay qabrigooda ha waasiciyo
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 5 жыл бұрын
Aamiin
@AhmedGagale
@AhmedGagale 4 жыл бұрын
Jigjigay ku dhimatay muu dhihin ABWANKU wxu dhahay jigjigay ayey ka yimadeen
@mohamedhassnaden2678
@mohamedhassnaden2678 6 жыл бұрын
Qeybta 2aad wareysiga la soo dhaqsada
@amiinali2228
@amiinali2228 2 жыл бұрын
beentii iyo FAANKII majeerteenka kkkkkkkkkkkkk
@saalaxsoona2250
@saalaxsoona2250 3 жыл бұрын
Masha allh
@abdimahadmuhumed517
@abdimahadmuhumed517 6 жыл бұрын
Omar seerbiyo horay u soco walal
@Timir104
@Timir104 Жыл бұрын
War ninkan soomaali makujirey waa nin abwaan aftahanimo, iyo wadaniyad isku darsaday
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Markab kii miyuu baxaY ... Birtii toosinaYsiyo ma baroosinkaa go aY...
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 Жыл бұрын
ale. umanaxariisto
@mirejr484
@mirejr484 Жыл бұрын
Gabaygaan xarfaha xaggaan Ka helaa
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 жыл бұрын
War odagaan haloo dhiibo wadanka
@cabdisamedcaliclaahi3158
@cabdisamedcaliclaahi3158 5 жыл бұрын
Tuse wa hada waa sarkaal ka tirsan taliska boliska somaliland
@Timir104
@Timir104 Жыл бұрын
Qabyaaladu hadhacdo, qabyaaladu waa diin la,aan,Aqoon,la,aan,Aqli,la,aan Aynu ka faa,iidno,dadka fara kutiriska ah, ee alle hibada inoo siiyay, hadaynu nahay, da,yarta, somaaliyed.
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 5 ай бұрын
Odaygii ergo daarood iyo qabyaalad
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Xalimo muse milaano kuma hil maami doono codkaaka
@Awaale
@Awaale 3 жыл бұрын
Nimanka barigaas laga baqi jirin lknsi manta xukuumadi timaadaba cunaha qabta oo laga baqo waa Itoobiya balo idinku dhacdey
@KAYDKA-HAG
@KAYDKA-HAG 3 жыл бұрын
Xasan Uurcadde hada asagoo ciidanka Somaliland ka mid ahaa baa iigu danbaysay alle ha daayo haduu noolyahay
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 4 жыл бұрын
niman maanta laga baqayo oo aan maanta laga baqeyn
@abshircarab18
@abshircarab18 4 жыл бұрын
Niman maanta laga baqaayo ayaa malintaas ka baqeynin dheh sxb
@updallamohamuud7263
@updallamohamuud7263 6 жыл бұрын
Cumar Seerbiya mahad sanid io goobjoog ah
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
Ma majeten baa nooh cidaas wax kaste waa laga helaa nooh
@abdiwadudjama761
@abdiwadudjama761 4 жыл бұрын
ugaas raage haa wuu yahay Lkn waa nin fankiisa somali oo dhan ay xiiseyso marka qabilkisa muhim maha
@Za07Editz
@Za07Editz 6 жыл бұрын
Abwaan abdiqadir abdi shube Hada muqdisho ayuu ku nool Yahay miyaa cumar seerbiya miyaa?
@dahirmohamedhashi9859
@dahirmohamedhashi9859 4 жыл бұрын
Maareeyaha tiyaatarka muqdisho
@abdimahadmuhumed517
@abdimahadmuhumed517 6 жыл бұрын
Shaqo fican ayad haysaa
@shafihussein4433
@shafihussein4433 6 жыл бұрын
colenel harag shabeel waa aqaanaa ilimihiisa sxb aheyn waxaa ladhihi jirey abdi hasasan harag shabeel allah yarxamhu.
@munasarsaamir3842
@munasarsaamir3842 6 жыл бұрын
haragshabeel xagow ku dhintay wll
@yahyedahirmohamed1470
@yahyedahirmohamed1470 5 жыл бұрын
Cabdi kaahiye harag shabeel weeyaan ma ahan cabdi xasan waa ninka loogu magac daray dugsiga janaraal kaahiye
@abdrizakabdalla8884
@abdrizakabdalla8884 5 жыл бұрын
Waa sax harag shabeel shabaab ayaa dileen shayadintu,waqtigi cabdillahi yusuf
@arahmanhassan6055
@arahmanhassan6055 6 жыл бұрын
mhd sanid
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 жыл бұрын
waxa somalida shrka ku wada ee qabiilka wadaba wa reer garoowe miskiin hadaay calacaylaysa marki dictatorkii dalaka duminayay way taageeren hoosay kaga wada jiren ha wadhlayso
@ELMANSSON
@ELMANSSON 6 жыл бұрын
Muntaz Issa Adoo dictatorka la qayila ninkii ugu horreeyey ee xabbad ku ridaa yuu ahaa walaalleey? reerkaasi weligood iyagoo jifo ah bay soomaali isku dhererisaaye maad ictiraafka iyaga waydiisataan?
Taariikh Faneedka Abwaan Axmed  Bidde’Qaybta 1AAD
50:13
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 47 М.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 23 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 11 МЛН
Waraysi Abwaan Shube Awooda Afkeena Hooyo & Dhaqanka Isbedelay Xog Badan | Dhulmar
37:54
Wareysi | Ahun Cabdiqadir Xirsi Yamyam Qaybta 1aad
43:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 84 М.
RAGGAAN YAA UGU KABAN GARAACIS MACAANAA@bulshadacusub
15:36
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 16 М.
Baaqa Bulshada oo waraysi cajiiba la yeeshay Abwaan Xasan Ganey
1:06:48
Star Media Corporation
Рет қаралды 148 М.
Sooyaalka fanka Soomaaliyeed Abwaan Yuusuf ShaacirI Qaybta 1AAD
27:21
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 18 М.
Cabdi-Qaadir Cabdi Shube
18:35
MJ Duran
Рет қаралды 84 М.