No video

C/Naasir Macalim Siciid Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "HA LAALIN"

  Рет қаралды 298,804

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Heestan Waxa Curinteeda laha Iyo Laxankaba
A/ Maxamed Cali Kaariye AHN 1977
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 102
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 3 жыл бұрын
Quruxdii Suugaantii Legendary Maxamed Cali Kaariye. Ilaahay ha unaxariisto
@masaganhersi4269
@masaganhersi4269 3 жыл бұрын
Abdiweli brother riwaayadan waxaa dhameeyey AUN Maxamud Guutaalr.
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 3 жыл бұрын
Ma fahmin dhameeyey 😂. Kaariye IHN ayaa alifay riwaayadan.
@macaashyare
@macaashyare 2 жыл бұрын
@@masaganhersi4269 wax aadan aqoon u lahayn ka gaabso ama dadka weeydii, AUN Maxamed Cali Kaariye suugaantisii ha u saarin meel kale
@omaarmohamed2614
@omaarmohamed2614 2 жыл бұрын
@@masaganhersi4269 q
@amirsheikh691
@amirsheikh691 Жыл бұрын
Fanka oo bilaa kariye ah wuxu ahan lahaa bilaa milix saaxib legend weyn bu ahaa eebbe ha janeeee
@SareyFarah
@SareyFarah 6 ай бұрын
Axsan sowd👏MAXAA KAA LILLAAHIYA❤ C.naasir macalin siciiid iyo Sahra ahmed jaamac❤Fan waa fankii hore wllhi💯27/02/24 Monday 1:50 AM saqdhexe baan dhageysanayaa👏❤
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 жыл бұрын
Waayowaayihii wacnaa saaxiib heesta ha lalin lama yidhaa. Magaca heestu waa (kala leexan mayno). Waa ereyadii maxamed cali kaariye, Riwaayaddii: (Ha waalnaado jacaylkuye aynnu weerarka aadno) ayay ku jirtay heestu. Codadka Cabdinaasir macallin siciid iyo Sahra axmed jaamac.
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Oky qadar wasiddd sheegeeyso mahaffsanid qadar
@aweysabdi8265
@aweysabdi8265 2 ай бұрын
C.naasir Mcln siciid iyo sahra Axmad jaamac iyo Riwaayadii ha waalnaado jaceylka aynu weerarka aadno uu lahaa maxamad cali kaariye aabihii jaceylka waabari 1978dii allaha u wada naxariiso dhamaantood
@abdullahirajaa9577
@abdullahirajaa9577 Жыл бұрын
Abdinasir macalin saciid mucjiso fan ayu ahaa waqti hore ayu geeriyooday
@bulshadacusub
@bulshadacusub 3 жыл бұрын
LOOLII EGEN AHEYDOO LABA GOOR TUSKII HELAY MACNAHA WAA JAR AMA QAR EGEN..DIHAN INKASTA DAD QAAR YIRAAHDAAN EGEN..WAA ENGEGEN AMA QALALAN RIWAAYADII HA WALNAADO JACELKA AYNU WAREERKA AADNO
@ambileh1
@ambileh1 3 жыл бұрын
Egan waa dihan ama dihin midkaad doontaba ka dhig. Qofka qaleyl ku sheegay wuu khladanyahay
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 жыл бұрын
@@ambileh1 wa runta saxib qalayl uma aqano qofka miyi so mary ayunba garan kara
@mohamedabdallekhaalid6794
@mohamedabdallekhaalid6794 2 жыл бұрын
@@ambileh1 Walaal erayga "laqan" maa ii faahfaahin kartaa adoo mahadsan haddaan garanayso heesta waxa uu ugu jiraa "ama laqan maroodiya"
@cawaalekulmiye9883
@cawaalekulmiye9883 2 жыл бұрын
Laqan waa Nin dhalinyaro ah oo qas badan ama Geerida ku timaad qof dhalinyaro ah ama Shaah ama kafee lagu daray cabbitaan kale oo adag. markaan waa micnaha kowaad Cartan : Qaylo iyo wax burburin ay sameeyaan nafleyda qaar marka ay xanaaqaan
@QAAMUUS_PODCAST
@QAAMUUS_PODCAST 3 ай бұрын
Waayo waayihiii Wacnaa mahadsanidiin. Mid ka mid ah heesaha ugu macaan. Laxan, Muusig iyo midho heer sare ah.
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Allahayoow U Naxiiso Cabdinair Iyo Santa Axmed
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 2 жыл бұрын
Riwaayadii hawaalado jacaylku aynu weerarka aadno AHN maxamed cali kaariye
@muxiyadiinibraahimibraahim9439
@muxiyadiinibraahimibraahim9439 2 жыл бұрын
Hesaha jaceylka ee macan maxamad cali kaariye aya iska leeh
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Heestana waa heesta kali aan ka jacelahay fanaaniitaan Rabbi janada fardowso haka waraabsho 🤲
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Soomaaliyeey Midnimo
@abdirahmanhassan9635
@abdirahmanhassan9635 Жыл бұрын
Waayo waayo.anigoo aad uyar baanheestan dhageysan jirey Aroosyadi miyiga ayaanu dhageysan jitney xusuus gooniya 2012 ilaa 2023 wali kama xiiso goyn dhageysigeeda
@Mahuraan979
@Mahuraan979 3 жыл бұрын
Kaariye wuxuu sameeyey baa iska macaan
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Soomaaliyeey Midnimo Guul wacan
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 2 жыл бұрын
Wayo wayihii hore zxb waxan.wayey.cabdinasir..iyo..aaminaa cabdilahi hees ay wada qadan ooo kujirty ruwayadii galbeed walaxoryay
@maxamedilkacase7179
@maxamedilkacase7179 2 жыл бұрын
Heesta midhaheeda sheeg waa la soo qabanayaaye.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Raxmaanku haw naxariisto Labadaba🤲
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Aaamiin yaa rabbi 🤲🤲
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
@@AyaanAbdirashiid4631 Mahadsanid huuno
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 3 ай бұрын
Hees iyo badh allha unaxristo bahdii fanka intii dhimatay 😢
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Proud of Be Soomaali
@aliosman1722
@aliosman1722 2 жыл бұрын
Alla nabadgelyada macaanaa waayowaayo
@ahmedosman5802
@ahmedosman5802 Жыл бұрын
Erayadan macanahood yaa yaqaan dee Ladin= Laab-kac= Laqan= Liito
@mahmetziad3607
@mahmetziad3607 Жыл бұрын
Allaha u Naxariisto labadaba 😔
@alisaid2008
@alisaid2008 10 ай бұрын
Mirihii m.c.kaariye laxankii x.gareyd cadka c.m.siciid iyo sahra axmed jaamac
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 6 ай бұрын
Dhamaantoodba alla ha u naxariisto
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 10 ай бұрын
Laba Legend ahun.
@mohamedabdulqadir9790
@mohamedabdulqadir9790 2 жыл бұрын
Mohamed Ali kaariye, dhaxal ayuu katagay,waxgal ah dhabti,looli waaye heestaan magaceeda,
@HalisTa..22
@HalisTa..22 3 ай бұрын
Saxansaxa lulaysiyo Sida laydha uduga leh Laab qaboojiyaay Maxaa kaa lillaahiya Caashaqa ha laaline🙇‍♂️ Allaha u naxariisto labadodaba fan waa fanki hore❤ dadka hadda heeso islama yaabaan miyaa markay dhageystaan heesaha noocan ah🤔
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Darwish Of Soomaaliya
@maogtahay4999
@maogtahay4999 3 жыл бұрын
Maxa ka lilaahiya axsan midho
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 Жыл бұрын
Ilaahow noo naxariiso
@ahmedabdi6958
@ahmedabdi6958 2 жыл бұрын
Masha Allah maanta jawi degen mirqaan iyo roobki oo da.aya 24.03.2022.
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Xusuus Soomaaliya Heeso
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍 WAA HEESTA SHIMBIRTA MALABKU GOGORKA SHARAFTA USO HOGAMISO !!😃👍👍👍👍
@Kayd953
@Kayd953 6 ай бұрын
13/ 2/ 2024 xasuus qali ah aniga iyo sheekeeya mirqaan wacan iyo shakh a
@aliosman1722
@aliosman1722 2 жыл бұрын
Ilaahoow 5ta soonaali mideey
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 жыл бұрын
masuul sare heestii aan kacod satey aawey cabdi naasir macalin saciid iyo iyo hibo erayada waxaan kaxasuustaah abaayo iiwaran iyo aboowe iiwaran sxbow heestaas ii raadi waayo waayo
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 жыл бұрын
@@waayowaayihiiwacnaa ugaas sare heesta bal ila baadi koob oo dadkle bal weydii pro
@ambileh1
@ambileh1 3 жыл бұрын
Heestaa waxey ku jirtay riwaayadii doob qalanjadii gabay ee tukaale alifay.
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 жыл бұрын
@@ambileh1 haad iyo aad baad umadah santhy pro lkn heesihii kale waal heley lkn heestaas waan kawaayey
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 жыл бұрын
@@ambileh1 haad iyo aad baad umadah santhy pro lkn heesihii kale waal heley lkn heestaas waan kawaayey
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 жыл бұрын
Waa riwaayaddii doob qalanjadiisii gabay heestaad doonaysid bedel cabi
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Soomaaliyeey Midooba
@mohamedabdallekhaalid6794
@mohamedabdallekhaalid6794 2 жыл бұрын
Sida laqan maroodiya, eray laqan ciddi aqoon uleh ha ii faahfaahiso dadow
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta Ай бұрын
@@mohamedabdallekhaalid6794 Erayga Laqan Waa Moroodiga Kiisa Labka Ah Walaalo
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta 22 күн бұрын
Laqan Maroodiya Waa Maroodiga Kiisa LABKA AH AMA NINKA AH
@talokeen259
@talokeen259 3 жыл бұрын
Xasuus 2002 iyo rikoorkeygiii
@drfanax1807
@drfanax1807 3 жыл бұрын
Waqti tagay tiigsamad maleh
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Ssc Guulwacan of Soomaalia
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Heesta magaceed waa Looli
@abdirashidmohamed1992
@abdirashidmohamed1992 4 ай бұрын
Waaya waayihii wacnaa ilaahoow noosoo celi Lugtii jeeni dhaaftaa Laftu wey jabtaa waaw
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Viva Shacabka Soomaaleed Guulwacan Lkn Laascaanood Libdhimayso Of Soomaalia
@axkaanshaaficabdiraxmaan1764
@axkaanshaaficabdiraxmaan1764 2 жыл бұрын
Sahra Axmad ino cabdinaasir macalin
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Waayo waayo zhp dadka hada joogo ma u malenaayi qof fanka kaaka aqoon badan lkn laxanka waxa iskaleh xasan gareet wareesi uu ka qaaday sadiiq burmad oo Bbc da u shaqeeyo ayaa kaqaday wareesi una ku sheegay hesta laxanka in uu saray wll Sidaas ayaan kuu shegayaa aaad ayaa umahad santahay sidaa fanka usoo noolesay
@maxamedcllaahi5722
@maxamedcllaahi5722 6 ай бұрын
Heestan iyo heestale aroosgeni saldhigayee sidaa ugaroo lasocye iyo baxnaano iyo shangaron qaato intaba laxang waxaa lahaa xasan great wax oo kala okyahay malahan midkaan ayaan dhaweydna heesa uu laxnag lahaa xasan aadan samar ayaa waxooo dhahay cigaal baa leh heestasi waxaa qaadayo samatar iyo aamino hesta mageceda waxaa layirahdaa googa xitaa cigaal guma jiro riwaayad gulahaa laxnag waa cigaal waliba heestan ayeey isku ruwaayad yihiin
@maxamuudjamac-boykin
@maxamuudjamac-boykin 9 ай бұрын
maxamud jamac cali
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Laascaanood Libdhimayso Guulwacan of ssc Of Soomaalia
@yahyajama8319
@yahyajama8319 3 ай бұрын
Erayga: Laqan= Maroodiga kisa lab
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Iidooroow Wagaashe you Must ship up
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 Жыл бұрын
Waxaasaan ahayn mana hayno😊
@mahamedaadan9834
@mahamedaadan9834 3 жыл бұрын
Abdinaasir m siciid weeye
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 Жыл бұрын
Waaow
@abdulleabdullahi4506
@abdulleabdullahi4506 3 жыл бұрын
💙💛❤ LOVE IT
@mandeeqyusuf2674
@mandeeqyusuf2674 2 жыл бұрын
Love ❤️ ❤️ ❤️
@osmanaden2779
@osmanaden2779 2 жыл бұрын
Laxanku waa Xasan Gareet,iska hubsada markaad soo qoraysaan.
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
Ninkan begka iskale ee wax soo galiya waa mid ka mida ragii wax ka tumay heesahan iyo kuwo kaloo badan markaa wax uusan hubin masoo galiyo lasoco cid ku qabsan kartaa majirto
@maxamedcllaahi5722
@maxamedcllaahi5722 6 ай бұрын
​@@ahmedcabdirisaaq2402wax oo kala okyahay ruwaayadin laxmada ugu badan waxaa lahaa xasan great wareysi laga qaaday wuxuu yiri heestan iyo arooskin saldhig sidaa u garo lasocey iyo baxnoo iyo mida shangaroon intaba laxanga xasan great
@mursalmohamedhassan4525
@mursalmohamedhassan4525 2 жыл бұрын
2010 boosaso anigo joga ayan aad u dhageysan jirey markan hada maqlo xasuus iyo waaya wayo xaalku igu adka ban xasuusta
@maxamedcllaahi5722
@maxamedcllaahi5722 6 ай бұрын
Marka wax soo qoreyso iska laxnag waxaa leh xasan great 😂
@axmednuur3920
@axmednuur3920 3 жыл бұрын
Axmednuur
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Soaaliyeey Gobanimo
@mostafezhaficiofficial9026
@mostafezhaficiofficial9026 3 жыл бұрын
Zxp inoo soo padi heesaha walipa oyadooo qoraal ah ma lyrics
@mosesdirik7172
@mosesdirik7172 2 жыл бұрын
Loolii Eagan aheeydo micnahee baa fahmin
@yaasiinaburaas5205
@yaasiinaburaas5205 2 жыл бұрын
dhagalaan..mayaqaanaan.kan.u..ilmeynaaya.jececel.naftiisa..u.huraaya.balse.nin.dhuuni.ugu.dhaadhacey..bolshadeenu.haqiimeyso..isgab.taagto..ka.garato.dadka.dhexdiisa.inta.umudan.hiilka.muujisa.usahamisa.maqaam..sare..yaasiin.aburaas. .....TO...raadyow...Hargeysa
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 3 жыл бұрын
Ado shaqada fasax ka ah oo meel sidaa u dheereen gaari ku aaday Ma is kaga soo ceshatay heestan. Saacado kadib saxibada ex Asc Ma kaaga soo dirty facebookaga inta fiirisay heessta Ma iska sii wadatay cajiib
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 3 жыл бұрын
Wey dhacdaa hhhh
@abdullahirajaa9577
@abdullahirajaa9577 Жыл бұрын
Laandhere wan qoslay wlh ex asc ku dhageysatay aa😅
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 Жыл бұрын
@@abdullahirajaa9577 sxb ,mararka qaar danta kugu qasbaysa. 😂😂 dumarku waa balaayo loo baahan yahay
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Laascaanood Libdhimayso of Maamulka Hargeysa Garoowe of Puntland of Soomaalia
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 2 жыл бұрын
LA YEEN DAB JACAYL KARI WAA!! QABYALADI QARANIMO RIXI WEYDEY!! MIDNIMADU WA MUQADAS! QURANKA QIREY!!
@ahmedosman5802
@ahmedosman5802 Жыл бұрын
Maba aanay lulanine Bal maxay ka leeftaa
@haleelo1613
@haleelo1613 3 жыл бұрын
M.H
@abdiqaliqismail4541
@abdiqaliqismail4541 2 жыл бұрын
Waaw
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "NABAD GELYO"
9:03
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 698 М.
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 11 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН
Axmed Cali Cigaal Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "GORAYA CAWL"
9:12
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 449 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "DARDAARAN"
7:39
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 130 М.
Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "CAASHAQA I SOO RIDAY"
8:25
Masciideed by Aamina Cabdullahi & Cabdi Naasir Macallin w. lyrics
7:46
HEESTA XAMDI, AUN M AXMED KULUC IYO AUN SAADO A WARSAME
11:15
Arrale Media Production
Рет қаралды 52 М.
Aun Axmed N Jaago & Aun Sahra Axmed Heesta Yaa Garayska Kaa Fura Lyrics
11:00
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 11 МЛН