Took me over 20 years to find the name of this song always knew who sang it...Ahmed Ali egal legend...great beats
@hewho79934 жыл бұрын
Heestaan waxeey isoo xasuusisay back in 97, 98. Waxaan ku dhex dhageysan jiray baabuurka aabaheey especially markuu I dhaho iisoo dhaq. The whole album was great.
@abdullahiguled Жыл бұрын
Fanaan dhamaystiran ILaahay cimriga hakuu barakeeyo legend Ahmed Ali Egal
@safarmaxamedcali66076 ай бұрын
sacdiyo waa qoftii ugu horeysey aan jeclaado markaan madaxa soo qaadaayey oo soo qaan gaarey 2002 taasoo goan ku gaarey haadii aan calfan waayo inaan iskaga soo tago magaalada ay ku nooshahay runtii jaceylkeeda waxan kala kulmey xanuun aad u daran taasoo laga wada dareemey dhaaman xafada aan ku nooleen runtii mar arko sacdiyo waxan u gariiri jirey sidii qof qof diley oo kale waxay igu abuurtey jaceyl aan indho laheyn oo sariir aan u korey xitaa dhaqtar kastoo la ii geeyo wax waa ka soo sheegi waayey cuntadii wuu iga jarey hurdadii waa ii diiidey isgedgedis mooye iyo inaan magaceeda qofkii loogu waco aan ayada umoodey balse nasiib waan u yeelan waayey qofta aan silaca iyo saxariirta aan u maraayey xitaa markii dambe la igu yiri aooskeeda macmacaankiisa gacantaada ku samey oo aan la ilmeeyey markan maqley in la aroosi rabo xanuunkii iqabtey waligey ma iloowi doono noloshaas heer waxay igaarsiisey buugaagta aan schoolka ku aadayo cashar walbo aan magaceeda ka hormariyo hada aan idinla hadlaayo ilin ayaa iga qubaneysoo sorry
@fowziajamac17815 ай бұрын
😢😢😢😢😢 ax waankula danqaday wlh jcyl waaki hore xaqiiqdi wall qalbiga Allah ku adkeyo xasuusaha qaar waa xanuune
@siciidoelmi508111 жыл бұрын
waaaaaaaaaaw Axmed cali cigaal Asal fanaan mnsha,llaah sadiyo hees mcn iga dheh
Back in day xusuus 2003 ❤❤ one of the best song so dir so dir tellophonka
@wiilkaReerCigalle11 ай бұрын
Waa albumkii Ligan ee kasoo baxay Toronto canada Music - Abdiwahab cantar naaji
@badriyaomar17165 жыл бұрын
Waw axmad cali cigal agwaan laxaamistee fanan somaliyeed ,,,,,intaba isracsaday walee waxan ku tilmamo garanmayo ee nolow kkk
@mohammeddahir49815 жыл бұрын
Xaaskeyga aan jeclahay ayaa Sacdiya ladhahaa
@cadnan236 ай бұрын
Anigana xaaskayga an jeclhy ba ladhaha Allah I dayo❤
@boodka38 жыл бұрын
I used to listen when I was in love with girl named Sacdiyo kkkkkkk long time remembrance.
@faycalabdi24256 жыл бұрын
Ohh bro, great wlhi , but i take the second part the game and i am with a girl named Sadia now and she is muuuuah.com no talk , and i hoop for you that you got her changement.com kkk
@khayrqabe74976 жыл бұрын
Heestan. Cadi maha. Wan dhegaysta. Markasta. Gabadhan. Jecla. Ba. Ladheha. Sacdiya.
@ahmedabdi84867 жыл бұрын
iska hees maahe waa inaad hibo uleedahay Ahmed ali cigaal qof badalaya majiro cod laxan masrax fanaan buuxa oo dhamaystiran tolow dib Malo helaya waaberidi waayo waayo
@MohamedAAbdi-gg2rg6 жыл бұрын
Mohamed mooge , juba , dhuule ragaaz ma aragtay
@user-oe6ul9fj6n2 ай бұрын
Ma kala dhacan lkn ninkan wuxu dheeraa laxanka Dadka heesaha so badala iskuma dayi Karan laxanka ninkan
@trumpppl20246 жыл бұрын
Woooow hees macaan oo dareen leh. Alfanaan ahmed ali cigaal
@awrdabre50127 жыл бұрын
Axyaa fanaan jir oo joog Ahmed Ali igaal. until 2017 i listen for you🙄 I m nt daarod 😁but I like your gold voice ✍
@elahmedyyasini45417 жыл бұрын
Fanaan qabiil maleh wll
@khalifmohamed24073 жыл бұрын
He is somali only
@dullahiayoub24329 жыл бұрын
caadi maaha waa fanaankii weynaa axmed cigaal 2004 ayaan dhageysan jiray heestaa anigo Qaba xanuun jaceel waayo jaceelka waa Two __mit gala in dhaha _2 iyo mit gala Qalbiga waa kaa kala baro One mitka gala indhaha waa mit aan sidaa ubuurneyn waxaw ku qabtaa xiliga aad aragto Qofka aad uqaaday jaceelka lkn mitka gala Qalbiga waa mit kugu xanuunjiya xasuus tira badhan kamana harsan kartid xasuus iyo sahwi ayaa ku waalaayo ilaa aad hesho cidaad u Qaaday ama aad kalaciifto adigo awoodin in aad aaminta shaqsi kale ilaa aad kano qoto sida duur joogta
@@Shihaab464 😂😂Alahu akbar aqon miyad iledahay tan kale awowaha qofwalba iskama dhaho darajadasna cidwalba masiiyo ninkan waa awowgey mahadal aan iska qoreybad moodin 🤔yaab
@Shihaab464Ай бұрын
@@sacdiyodiriye9282 mar hadii aaad you tube leedhahay kolay 30 years waaad soo xirty only waa iga Qiyaaas. Hadii aaad ka yartahayne waa ok Ceeb ma jirto hadii aaad kawey tahay Waa Barako Aaan laheli karin
@khalidahmedhassan57646 жыл бұрын
Ruug cadaagii soo rogaal celi. al-fanaan axmed Cali cigaal
@mhassan01632 жыл бұрын
Midho + Music + cod
@zakariyejama7759 жыл бұрын
thumps up is up if you still listening this song in 2015 man i was 15 years old when this album come up
@abdikarinmohamed65228 жыл бұрын
lol iskimid baan nahay i was 14 markaan dhageeysanayay markasaa iigu dambeeysay maantaa dib u maqlay
@habibamohamud87988 жыл бұрын
I still lisning
@mohammedhussen4265 Жыл бұрын
Still listing 2023
@inventoralimahad88744 жыл бұрын
Axmed cali cigaal Fanaankayga 1aad Aadbaan ujeclahay
@mahamoudgeedoow39065 жыл бұрын
Yaa heeestan 2019 ila dhageysnaya
@saadiahappy71733 жыл бұрын
MaashaAllah my swrti name
@faycalabdi24256 жыл бұрын
Salaan, akhyaarta ana inta nasib-ka leh baan ahay oo xaskeyga aan guursan doono ba la dhaha ee ducaada amiin-ta ii dhaha , any way waan idin salaamay
@cabdiraxman673111 жыл бұрын
axmed cigal wa fanan cod qurxoon
@husseinisse49253 жыл бұрын
Sacdiya 💯❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedosman18153 жыл бұрын
Hees iyo bar waaye
@elahmedyyasini45417 жыл бұрын
War heestaan zxp Kay bYba gaar utaha aduun
@mohakariye20654 жыл бұрын
Oh I'm sorry xskeyg ilhy haku naxariisto heestaan baa u qaadi jiray marke iga xanaqdo
@nurali18663 жыл бұрын
Insha'allah janadda waad ku kulmi doontaan.
@naasircabdi40284 жыл бұрын
Waayo Waayo
@mapleleafhitman179610 ай бұрын
1996 Toronto Canada
@salmaumulkhayr47623 жыл бұрын
Sheer
@sadiasulieman75967 ай бұрын
Sacdeyo❤
@muscabcabdimaxamad5194 Жыл бұрын
Ok
@abdifitahmoalim6872 Жыл бұрын
❤❤❤❤ legend
@ibrahimhassan17485 жыл бұрын
Heestii way iga gadantahay
@ibrahimhassan17485 жыл бұрын
1998 iyo
@filsanboqortoyo94599 жыл бұрын
Waa ka baxsate
@bilebulsho8 жыл бұрын
Waa heesaha raga qaboowga dilay lagu waab sado heestaan kkkkk