GAR QAADO. Eagle Media Pro Classics

  Рет қаралды 179,933

Ibrahim Eagle

Ibrahim Eagle

10 жыл бұрын

GAR QAADO.Eagle Media Pro Classics
Ahmed ali Egal.
Productions of Eagle Media Pro

Пікірлер: 56
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Waa Erayadii iyo Laxankii Abwaan Saciid Xarawo
@dawdarbaawaxismodeytitanic3710
@dawdarbaawaxismodeytitanic3710 6 жыл бұрын
Hees la qaado wa heasti igu horeysay Oo an maqlo ano baadiye joga Oo yar ba rer dariskena ah aros lahayen bariis bn sodontey ano puma yar qaba markan bariski kadhargay ba gaafki la bilabay nin ba intu sokacay hestan qaaday ila habnkas sidan u xifdiyey ila manta was xifdissanahay alla badiyaha wacan jogay maskax miiran bn aha
@soomaaliweyn4647
@soomaaliweyn4647 4 жыл бұрын
😂😂😂
@maxamaddaqare6490
@maxamaddaqare6490 Жыл бұрын
Hhhhh
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
مااجملها كلمات ومااجملها لحن ستظل اغانيك خالده في وجداننا ، مبدع وربنا يعطيك الصحه والعافيه أستادناالكبير أحمد علي عغال.... عِلماً بأن الأغنيه من كلماته والحانه الشاعرسعيد محمد علي الملقب بسعيد حروو
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 жыл бұрын
The best song of Axmed Cali Cigaal 👏🏾
@hassanxidhiidh7546
@hassanxidhiidh7546 7 жыл бұрын
This is one of the best somali singers......The legend.
@hussen753
@hussen753 10 жыл бұрын
Ibrahim waad mahadsantahay. Masoo gelinkartaa heesta ahayd digriga culimadu madaayaan ee cigaal oo dhamaystiran
@saatahaybaalugulatacaamula4460
@saatahaybaalugulatacaamula4460 8 жыл бұрын
axmad cali cigaal ❤ ina ader toobad keen oo katag fanka👍 noqo sidii hiba nuur
@hakimabdi1886
@hakimabdi1886 8 жыл бұрын
Old g the only one at his time champion of champions big up Ahmed ali cigaal
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Ama taan u go'ayee naftu gacalla mooddaa iguhaadinaysee dhibkaan qabo bar gaarsii. Legen cigaal hees caan ah
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 8 жыл бұрын
waah waaah alow cimri dheer ku sii cod macaanaa
@hudasoyan4716
@hudasoyan4716 5 жыл бұрын
Waa xasuus xa xa xa wayo wayo
@hassanabdillahi6654
@hassanabdillahi6654 8 жыл бұрын
axmed cali cigaal runtii waan taageeraa heesihiisa
@user-mw7lo5qf7f
@user-mw7lo5qf7f 4 жыл бұрын
Cimri dheer iyo caafimsad ku waar fanaankeena codka macaan
@abdi7079
@abdi7079 7 жыл бұрын
Mirahii iyo laxankii saciid maxamed xarrawo
@nabadraadshe
@nabadraadshe 6 жыл бұрын
Waa eryadii abwaan Saciid Xarawo.
@Shihaab464
@Shihaab464 Ай бұрын
Cadar Ahmed kaaahin Very good 👍 mother she’s a good woman 👩
@geellegaaboow3853
@geellegaaboow3853 7 жыл бұрын
laxankii abwaan saciid xarawo
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 5 жыл бұрын
Somali Legendry Singer Ahmed Ali Igal🇸🇴☆
@mudugboy593
@mudugboy593 9 жыл бұрын
xasus baa geela lagu xeera galiyaa ader faraxaad kuu nolow
@faysalismail6178
@faysalismail6178 7 жыл бұрын
runtii nikani wuxu iskudarsaday cod macaan iyo heeso macaan
@liibaanjama3905
@liibaanjama3905 10 жыл бұрын
Waaaaaw Caadi Ma Aha Xasuus Waa Hadal Nin Ween lol
@miimiisagar9799
@miimiisagar9799 9 жыл бұрын
waw waka baxsatey
@africaboy2865
@africaboy2865 5 жыл бұрын
Axmed Cali cigaal Waad la garnaqsatay jacaylka Heerkaa wali may gaadhin Fanaaniintan yaryari Gar qaadoo jacayl yahaw Aan gamee idaayoo Garba duub ha ii xidhin Ama taan u go'ayee Naftu gacalka moodaa Igu haadinaysee dhibtaan qabo Bal gaadhsii
@hussen753
@hussen753 10 жыл бұрын
Axmed cali cigaal fanaan wayn cod ilaahay siiyey
@engabdirisaqdiiriye8550
@engabdirisaqdiiriye8550 6 жыл бұрын
Axmed 😁🙌 gacmo Tagay Zhp
@cumartalasha7125
@cumartalasha7125 8 жыл бұрын
waaa sax gar khado jaceloow wey nadiiden gabdhihiiye oo dibad nin jira bey u heelan yihiiiin/&///// gayi laga hayamiyo geri go an salkediyo gaba hirahay dhigin waah waah waxasa kaa runa adin kune gabdhow yaan nala ruurin
@farhiaelmi777
@farhiaelmi777 6 жыл бұрын
Cumar Talasha jj
@faizaabdirahman5223
@faizaabdirahman5223 6 жыл бұрын
😂😂😂
@ubaxcarab1028
@ubaxcarab1028 7 жыл бұрын
waaaaw axyaa hees
@khalafyare1260
@khalafyare1260 6 жыл бұрын
cigal nin daraan laxaan iyo cod kaban macan nolow aabe
@abdiwahabsml
@abdiwahabsml 8 жыл бұрын
Ma halkiii dharaartiiii dad hargeiza soo maray hadyad iigu dhiibaa aabo maxaad ka garanaysaa kani baad iska leedahay waa ahmed ali egal xasuusbaa lagu xergeeyaa waa hoboladii waberi ee qarankii dumay ee somalia
@dhaladkiitogdheer3650
@dhaladkiitogdheer3650 7 жыл бұрын
abdiwahab Ismail run waayeeeee hhhhhhhh qaranii dumay
@abdiahmed744
@abdiahmed744 6 жыл бұрын
Ambasador Abdiwahab Guy Salmon and
@fadumomahamud7595
@fadumomahamud7595 8 жыл бұрын
waayo waayo iyo qayaali lasodhafay woow one of my all time favourite calacal son
@liibaanalcadala8033
@liibaanalcadala8033 8 жыл бұрын
waxii lasoo dhaafay hadii ay qayaali yihiin maxa dhab ah
@maxamudaadenibraahim8437
@maxamudaadenibraahim8437 7 жыл бұрын
so Ido
@apdywalikarama5768
@apdywalikarama5768 6 жыл бұрын
Geyi Laga Hayaamiyo Waah WaaH
@abdifatahhashi4526
@abdifatahhashi4526 4 жыл бұрын
Caruurtaada iyo aniga naga dhex bax
@abdulrahmanadan
@abdulrahmanadan Жыл бұрын
Legend
@aliabdullahi185
@aliabdullahi185 7 жыл бұрын
Berigii Hore wuxuu Page-ka Danbe Oran jirey, Ama Taan u Go'ayee Naftu Gacalka Moodaa, Lama Galaan i Taagtee Dhibkaan Qabo bal gaarsii, Markaa waxaan Jeclaan Jirey Habkuu ugu Qeylinayo Lama Galaan i Taagteeee, ninkan Heesihiisiyu Codkiisuba waa Cajiib wlh
@libanmohamedli
@libanmohamedli 8 жыл бұрын
hees macan
@suldaaninaguray582
@suldaaninaguray582 7 жыл бұрын
geedba geedka ugu dheer
@bulbulwaberi446
@bulbulwaberi446 2 жыл бұрын
Very good
@jablibaax
@jablibaax 6 жыл бұрын
Waligii jacaylku gar-qaade mabuu noqon
@boqorkhaakh1260
@boqorkhaakh1260 4 жыл бұрын
Cool
@jablibaax
@jablibaax 6 жыл бұрын
Cadar way ku wregaysay odeyga
@ahmedjama6990
@ahmedjama6990 5 жыл бұрын
Haaa
@mustafeMS
@mustafeMS 2 жыл бұрын
Cadar Axmed Kaahin Baala taagan
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 2 ай бұрын
Erayadii iyo laxankii Abwaan Siciid Maxamed Harawo
@quunasmacinshaarasmoindhoj8885
@quunasmacinshaarasmoindhoj8885 6 жыл бұрын
Waleee heeso waa kuwii hore lkn qarnigeena wax jiro mahan
@nabadraadshe
@nabadraadshe 8 жыл бұрын
Sida Samatar ayuu kani codkiisa isbaddelay.. Labaduba cokoodu wuu xumaaday!!
@aliabdullahi185
@aliabdullahi185 7 жыл бұрын
walahi maantay ayeyba sii cod macaan yihiin labadaba balse ma haystaan ragii music kabanka iyo microphone-ka ka habeyn lahaa oo ka Check gareyn lahaa, Cigaal hadeer codkiisu waa gaaban yahay musicna Sidoo kale waana khafiif Sidaasoo ay Tahay Life buu u qaadayaa, iyo sidii originalka ahayd, Halka Fanaaniinta maanta jiraa ay Qol isku soo xiraan Codkoodana Ay Mixer saaraan oo Computer ay ku habeeyaan, Xitaa Xafladaha markay ka Heesayaan afka uun bay Dhaqdhaqaajiyaan oo way ciyaaraane waxaa Shidan waa CD waxaana Hagaya oo Heesba Heeska kale ku badalaya rag
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 5 жыл бұрын
iga siib gantalada aangam'ee iidaayo garbo duub ha iixidhin
Ahmed Cali Cigaal HEESTII  SacDiyO
6:19
Kulmiyaha Wararka
Рет қаралды 281 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 103 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 15 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 166 МЛН
ilowsha dhawida Abaayo -Maxamed Cabdow & Cadey Cali Axmed
11:11
Daud Maxamud ( Bakac )
Рет қаралды 15 М.
Gar Qaado Jacaylyohow - Abdixakiin Xaashi
5:17
Madaale Productions
Рет қаралды 84 М.
WARAYSI XIISO BADAN l AXMED CALI CIGAAL IYO HABOON UGAAS l 2018
53:09
Axmed Cali Cigaal | Heestii Garqaado Jacaylyahow | Audio Only W/Lyrics
6:14
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
14:50
Madiix Official
Рет қаралды 87 М.
Зловив цю істоту в себе на городі
0:26
РІКАРДО
Рет қаралды 2,1 МЛН
tom and Jerry 😱🆕 #trending
0:23
Nemi Shorts
Рет қаралды 19 МЛН