Axmed Cali Cigaal - Barisamaad (Hees Kaban Solo) Ereyadii Abwaan Cabdulqaadir Cali Cigaal Cirro

  Рет қаралды 283,629

Ik Hajji

Ik Hajji

6 жыл бұрын

Axmed Cali Cigaal - Barisamaad (Hees Kaban Solo)
Ereyadii Abwaan Cabdulqaadir Cali Cigaal Cirro

Пікірлер: 42
@nadiirbuux7987
@nadiirbuux7987 4 ай бұрын
Heestan waxaa dhagaysan jiray nin sxp aanu ahayn oo da ahaan iga waynaa wakhtigaa wlhi markaan maqlaba waxaan xasuustaa sxpkay waxay ahayd 2013 mantana waa 2024/2/27😢 wakhtigu wuu socdaa wlhi😢
@osmanaden2779
@osmanaden2779 3 жыл бұрын
Erayadii abwaan Maxamed Cumar Huryo,laxankii Axmed Cali Cigaal 1982.
@FarahBarud
@FarahBarud Жыл бұрын
Huryo maaha sxb heestu raali noqo waa Cirro Cali Cigaal
@ahmedmahfoud3471
@ahmedmahfoud3471 Жыл бұрын
@@FarahBarud Wll Farah Fanaanka walaalkii ma abwaan buu ahaa Mahadsanid
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 Жыл бұрын
@@ahmedmahfoud3471 Haa Nin walaalkiis oo Abwaan ah ayaa jiray AUN. Aamiin
@gamasb8222
@gamasb8222 7 ай бұрын
Heestu waa miduu fanka kusoo galay walaalki Ina Ali Egal ah baa udhiibay
@shaakirmuse
@shaakirmuse 3 ай бұрын
​@@ahmedmahfoud3471 Wllkiis wuxuu ahaa abwaan weyn oo sameeyey heeso badan oo fanaaniinqaadaan sida Axmed cali cigaal Maxamed saleebaan Xaliimo khaliif magool Sahra axmed Bacalwaan Maandeeq Cabdikhadar xasan Khadra daahir Iyo qaar kaloo badan
@muxyadincllaahimuxyadin938
@muxyadincllaahimuxyadin938 Жыл бұрын
Masha allah fanaan qaran allha swc cimriga haku siyadiyo
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 6 күн бұрын
Legend 👍🏽
@shaaficicumarmaxamuud6168
@shaaficicumarmaxamuud6168 Жыл бұрын
Wadnahaad labeydhaa ku baafinayee Mabari samaatey yasalaam waxasaa kaa jacayle yasalaam Alfanaan Axmed cali cigaal fananiintu kaladuwan cimri dheer
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 5 жыл бұрын
Wayo waayo Al fanaan A/C/Cigaal
@abdulahibashiir6172
@abdulahibashiir6172 5 жыл бұрын
Msha allah axmed caligaal barbarkaad jirtaa baan bisinka uhayaa
@goodirmedia
@goodirmedia 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭 I miss 😢 my Motherland
@AhmedSahal1
@AhmedSahal1 3 жыл бұрын
😂 ooo hubtah abti
@nnnnwowo9164
@nnnnwowo9164 Жыл бұрын
😢😢😢 xasuusbaan galay berisamdkii
@iidbilefaarah5117
@iidbilefaarah5117 Жыл бұрын
heesta waxan kuxasuusta wakhti jeebku iifiicna yurubna joogay xaafada 21 floridsdof stamesdorf gurigii qoorsheel 2017 ilaa 18 ala maxaan qurbaha ku farxay ku naxay miyaan sheekaynkaraaba beri samaad badnaa
@maxamuudaaxan7777
@maxamuudaaxan7777 6 жыл бұрын
masha Allah
@cismaanmaxamed7590
@cismaanmaxamed7590 2 жыл бұрын
Hees qliya iga dheh oon aad ujeclahay
@abuubakarali7535
@abuubakarali7535 3 жыл бұрын
Qoraal kasoo dhig adoo mahadsan wall
@dacadibnuismaciil118
@dacadibnuismaciil118 3 жыл бұрын
Ab iyo ab barisamaadiii
@adnanjanuzaj8154
@adnanjanuzaj8154 4 ай бұрын
Qooqaaa
@cabdiganacsade8647
@cabdiganacsade8647 Жыл бұрын
Axmed cali cigal
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
احمد علي عغال قامه فنيه وثقافه فنيه وموسيقيه حفظك الله يا اسطوره
@mohamadboodhle7478
@mohamadboodhle7478 Жыл бұрын
ASC CSW 👋🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎 THEN S.SARE BOQORKA CIGAAL
@mubarakfarahkedie6128
@mubarakfarahkedie6128 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
LIKE
@shariif3040
@shariif3040 Жыл бұрын
waxa tahay waan iska yamada ah
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 2 жыл бұрын
Maxay tahay berisamaadkii heeska Magaciisa mad qorrtiid
@mjjariiban
@mjjariiban Жыл бұрын
Magaca heesta waxaa ladhahaa “wadnahaad la’bayrtaa Ku baafinaayee”
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Shares
@zamzamduran5629
@zamzamduran5629 Жыл бұрын
Cilad eebakeena
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
LIVES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
SHARE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Facebook'S
@xasanjaamac7408
@xasanjaamac7408 Жыл бұрын
Waaaw yaaa salaami habeenad aaan waxa dareemo Ayaan dugusadaa Heestan bisinka uhayaa
@maxamuudaaxan7777
@maxamuudaaxan7777 6 жыл бұрын
maadnahad labaydh ubafiinaye wabarisamad tagay
@sirhiis9764
@sirhiis9764 4 жыл бұрын
Barbaarkaad jirbaaan bisinkaw hayaaa😘
@abdiqaadirhassan8380
@abdiqaadirhassan8380 2 жыл бұрын
b
@nimcaanmahad9025
@nimcaanmahad9025 2 жыл бұрын
Kunciil
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 81 М.
Axmed Cali Cigaal   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:42:42
ahmed nur adan
Рет қаралды 110 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 72 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 121 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 55 МЛН
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
14:50
Madiix Official
Рет қаралды 87 М.
HEESAHA QARAMIGA AH EE LOGU JECELYAHAY AXMED CALI CIGAAL
6:42
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 536 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,2 МЛН
Axmed Cali Cigaal - Ma Dayaxaad Degtaayoo (Hees Kaban)
9:43
Ik Hajji
Рет қаралды 138 М.
Axmed cali cigaal &heeskii Candaliibka la hadloo
9:56
Qarami Media Pro
Рет қаралды 294 М.
Qaraami Alfanaan Axmed Cali Cigaal Hees Subcis
6:24
Qaaci iyo Qaraami
Рет қаралды 306 М.
AHMED ALI CIGAAL
9:40
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 62 М.
小丑冒险给天使带回玫瑰花#short #angel #clown
0:56
Super Beauty team
Рет қаралды 7 МЛН
القطة الشجاعة 😭😭🐱 #shorts
0:35
7amoda Gaming
Рет қаралды 33 МЛН
Всегда проверяйте зеркала
0:19
Up Your Brains
Рет қаралды 16 МЛН
Лайфхак с лейкой 🚿
0:37
Сан Тан
Рет қаралды 3,1 МЛН