Cabdulqaadir Xirsi "Yam-Yam"(AUN) - Gabay

  Рет қаралды 513,914

Mohamed Aden

Mohamed Aden

Күн бұрын

Gabayga Qarannimo oo abwaanku ka tiriyay shirkii Heshisiinta Qabaa'ilka Somaaliyeed ee Addis Abeba 1993dii

Пікірлер: 194
@hafsa147
@hafsa147 4 жыл бұрын
After 27 years still I am watching this and I am carrying 😭😭😭😭
@ilyaasgeelle6054
@ilyaasgeelle6054 3 жыл бұрын
We'll become strong soon bro😥😥
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 2 жыл бұрын
Hasfa waa runtaa
@mohamudkariye8084
@mohamudkariye8084 11 ай бұрын
Me 2😢
@reergaalkacyood9361
@reergaalkacyood9361 3 жыл бұрын
Ninkaan Ilaahayga ina siiyay wuu noogu mana sheegan doonaa.😭😭❤️🙏
@mahadgurey9069
@mahadgurey9069 Жыл бұрын
Wlh been mahan sxb
@madey80
@madey80 10 жыл бұрын
Yamyam wuxuu ka mid ahaa hal abuurada farakutiska ah ee soo maray soomaaliya AALOW JANADII FARDOWSA AHEYD KU GEE OO QABRIGAAGA KUU NUURI AAMIIN
@nasar1020
@nasar1020 16 жыл бұрын
yam- Yam gbaygaan waxa uu yiri waa run.. Yam waa jiraa mawdka dabadiis..waayo murtidiisa ayaa jireysa...Allaha u naxariisto
@suhairshire6606
@suhairshire6606 4 ай бұрын
Amiin alle ha u naxariisto setahay adigu walal after 16years
@3071563
@3071563 13 жыл бұрын
awoowe yam yam ilaah hakuu naxariisto,aadban ugu faraxsana aratidadii iyo wanaagii ,awoowe ilaah hakuu naxariisto adi iyo aabbe falax falax, aamiin ...wadadii aad ku dhimatay ee ku taalay ohio columbus ilaa iyo hada waan nebcahay .
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
Awoowe after 12 years whatchin
@FitaaxNeshin
@FitaaxNeshin 8 ай бұрын
Awoowe after 6 watching ❤
@gacameey007
@gacameey007 15 жыл бұрын
Abti macaan ilaahay waxaan kaaka baryaa in uu ku naxariisto janad al fardoos nah guri kaaka sameeyo amiin amiin ...waxaan jaceyla in aan is argno lakiin ilahay maqorin ...abti yamyam I love u
@rageaden5702
@rageaden5702 5 жыл бұрын
Isma dhamayasha iyo kuwa iga hormuuqdow meel fog bu ka hadlaya yam yam allow ku naxariso ameen
@jamaalyare5268
@jamaalyare5268 4 жыл бұрын
Wlhi waan ilmeeyay yam yamoow jannadii alle haku geeyo warkaagii waan diidnaye
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 8 ай бұрын
Aun runta u shegay karbash xalal ah
@abdulljama4591
@abdulljama4591 8 жыл бұрын
taariikh waa is qoraysa Abwaan qaran Yamyam ilaahaw unaxariiso
@baabacocabdilaahi172
@baabacocabdilaahi172 4 жыл бұрын
Abdull bulbul .
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 5 жыл бұрын
Qalbiga ayaan ka dareemayaa dareen illahow ku naxariiso aabo abwaan yamyam
@Shirwa50
@Shirwa50 14 жыл бұрын
Allah ku NAXARISTO oo janadii fardowsa aheyd hakugu bishareeyo. Mashallah what a great poem.
@ayaanleabdullahi6308
@ayaanleabdullahi6308 6 жыл бұрын
والله كان ناصحا للصومال رضي الله عنه اللهم اجعل قبره روضة من رياض الجنة ءامين
@TheAbdirahman2012
@TheAbdirahman2012 11 жыл бұрын
A great somali poet and patriotic man - you will be remembred in our history. Allow kuu naxariiso Yamyam. Dr A. Ali
@abdisitar9776
@abdisitar9776 9 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto abwaan yam yam waa abwaan kaan ugu jeclahay hal abuur ka soomaaliyeed
@theundertaker198352
@theundertaker198352 12 жыл бұрын
ABWAAN YAM YAM ALAHA HA U NAXARISTEE WUXU AAH WADANI SOOMAALIYEED
@pharthuzdiamond8870
@pharthuzdiamond8870 4 жыл бұрын
2:45 jira mawdka dabadiii Alle hakuu naxariisto magacagii wuu jiraa mawdka dabadii😭🤲
@ChphertiHniph
@ChphertiHniph 17 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Abwan C/qaadir Xirsi Yam-Yam, Abwan somaliyed
@dulmidiid9350
@dulmidiid9350 4 жыл бұрын
18/6/2020 ma nooshahay
@ahmedmohamud62
@ahmedmohamud62 3 жыл бұрын
@@dulmidiid9350 adigu ma nooshahay 2021
@Osmanabdullahi-t8f
@Osmanabdullahi-t8f 2 ай бұрын
Ninkii ugu dheeraa tacsidii maalinkaas 16 sano kadib maxaa iskakaabadalay walale
@saidojama1170
@saidojama1170 5 жыл бұрын
Ilahay Qabriga haku janeeyo Abwaan Cadiqadir Xirsi Yamyam Armaxaa Rag Labo Xiniinyood Ahaa Ciida Ka Hoismareen
@mohamednourhappy-qeys5805
@mohamednourhappy-qeys5805 6 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢 aabe yamyam Allow kuu naxariiso
@wadanisomali4455
@wadanisomali4455 7 жыл бұрын
ALLAHA HA U NAXARIISTO WUXUU AHAA WADANI SOOMAALIYEED
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 4 жыл бұрын
Mashallah Waa kuwaa Gobtii Somaaliya ee Magaca iyo Maamuuska la'haay,walaahi Nin talin jiray hadaw tago ku aan talin jiray aa Imaada, hada kuwa jooga matalin karaan 30 Sano waxaan wali taaganahay Caasimada Unukaa leh iyo Maqaam baan Rabna, Xaw yahay Maqaam waabo Caasimade ,ma gobolaa mise Tuulo Allow na bixi Adaa weyne.
@gibrielali1784
@gibrielali1784 2 жыл бұрын
Woow Soomalida runta iyo xaqa midna maqiimeeyaan. Waa waraabayaal aan waligood rabeeysmin. Alloow xaqa ina garansii oo soomali dhab ah oo Allah kabaqo inaga dhig
@profgoobdoon4479
@profgoobdoon4479 9 жыл бұрын
alle ha u naxariisto yam yam taarikhda somaliga bal dahab uu uga jiraa gabaygan aabo wax loo dhiga la heleen
@m44366
@m44366 12 жыл бұрын
marxuumka abwaan yam yam naxariist janno alaaha siiyo la heli maayo isaga oo kale waan joogay habeenkaasi oo walibaa waqti dambe bay ahayd ee habeenimo addis abeeba waxuu dhigay wacdaro sugaantiisa ayuu ku aarsaday
@ahmedmohamud62
@ahmedmohamud62 3 жыл бұрын
Hadaad nooshahay reply pls 2021
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Ninkan rabbigii inaga dhaliyey baa Mahad dhamanteed leh.. Allah haku naxariisto Abwan yamyam muxu aragti fogaa
@nasriinmuse7057
@nasriinmuse7057 11 жыл бұрын
Inkaarbaa ku wada dhacday sidii uu kolba abwaan u habaarayay, bismilaahi,dadkan wada qarxaya ileen waa la habaray illahay ha unaxariisto abwaan ka
@AhmedAli-uq6cz
@AhmedAli-uq6cz 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@jaallecabdicasiismmeegaar9729
@jaallecabdicasiismmeegaar9729 6 жыл бұрын
Abwaan alle haku naxariistoo murti culus iyo maamuuska gabayga hibo ulahayde
@Hajji46
@Hajji46 14 жыл бұрын
great poem from a wonderful patriotic. allah u naxariisto ..
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 3 жыл бұрын
Masha true sentences
@ABDIRIZAKSUGULLE
@ABDIRIZAKSUGULLE 8 ай бұрын
Allah[s.w.t] ha udambi dhaafo hana unaxariisto qabrigiisana hakadhigo beer beeraha janada kamid ah kamana dhigo xorfad xorfadaha naarta kamid ah Allahuma amin ❤❤❤❤
@mohamedtahliil2378
@mohamedtahliil2378 11 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto waan jeclaa gabayadiisa qiirada leh
@Hawlomediapro
@Hawlomediapro 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Abwaan C/qaadir xirsi yam-yam
@mariahonest2642
@mariahonest2642 3 жыл бұрын
😭😭 abwaan yamyam Allaha kuunaxariiso markasta oon dhagaysto tixdaan ilinta maceshankaro ,, waxaad moodaa maanta inuu tiriyay , 13sano kadib Ayaan daawanayaa lkn,, somali waykuu baahnayd lkn qadartaa jacaylkeena kawayn
@Layla6793
@Layla6793 5 жыл бұрын
Allaha u naxariistii wuu uuga tagey hadal mug leh su, aashu se waxay tahay yaa ka dhaadhin Somali is ma maqasho
@husein724
@husein724 14 жыл бұрын
this is best poem that i ever heard
@adamo5287
@adamo5287 14 жыл бұрын
masha allah. allaha ha u naristo abwaanka walle gabeyi qaayo weyin ku fadhiyo oo tarikhi ah ayuu dhaxal nooga tageyi (mooge moogeyaal weli ma warmoogyihiin)waa cajiib............???
@Acmk_
@Acmk_ 4 жыл бұрын
13 years ago Emotional video I'm crying 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@allabaribajaaj
@allabaribajaaj 8 жыл бұрын
yamyam ilahay janatul firdowsa ha ugudeeqo amin
@maryamamaryama-tt8op
@maryamamaryama-tt8op Жыл бұрын
Rabi ha unaxaristo aderkey 😢
@xeratul4162
@xeratul4162 12 жыл бұрын
HE IS FROM GREECE.. HE IS PRETTY TALENTED!
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 6 жыл бұрын
Somali my uncle
@mascuudfarah5198
@mascuudfarah5198 Жыл бұрын
Laxaw soo mikaaciyo dareenkoodu ma qanaa. Manta wili waa sidii 😢
@AbdullahiOogLoverBoy
@AbdullahiOogLoverBoy 10 жыл бұрын
AUN abwaan Cabdiqaadir yamyam wuxuu ahaa nin wadani ah
@engcosoble174
@engcosoble174 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariiso yaa rabbi Wllhi kuwaan caadi maana
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
@TG2:“Yamyam baa wax soo tirin Taladaba kumaan darin. Ninka maad taqaanaan Tooraduu la kowsaday Yamyam tuutahaa dhalay Hadaa tayga (tie) loo xidhay”
@bileduuble167
@bileduuble167 7 жыл бұрын
alaha unaxariisto wlh waaan laqiirooday alaha janada ugu bishaareeyo wadani ayuuu ahaaaa
@guledmohamedhasen
@guledmohamedhasen Жыл бұрын
Bayd-kan baan la tacajabay Waxaa timid mar xalad adag Oo maamul sarre iyo ninka Madax u ciil-qaba masuuliyad Uu qaadiyo kaw dhaar la mariyaa Tahay miiska soo gado musuqana Dil baad tahay mushaaq malihid Shaqaduna maqrib iyo ilaa subax Ilaa qaranka maydka ah lagu Hubiyo meel wacan Maansadan waa maanso qaaliya Maxayse ku taala dadkuu la hadlaya waa wax ma garatay e Alle ha,u naxariisto Abwaan cabdi qadir xirsi (yam yam)
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 6 ай бұрын
ALLAHA u naxariisto abwaanka weyn ❤
@AJYahye
@AJYahye Жыл бұрын
Masha Allah, Allaha u naxariisto, Abwaan, Abdulqadir Yamyam
@tamaanxareed7000
@tamaanxareed7000 8 жыл бұрын
Alloow u naxariiso Geesi wadani ah buu ahaa
@abdihakiin1971
@abdihakiin1971 4 жыл бұрын
Abwaan somaliyeed alle haku naxariisto
@shamhadmaxamed777
@shamhadmaxamed777 8 жыл бұрын
allaya raxma raximiin waxa manta tagaan ayu kahadlayaa
@ABDIRIZAKSUGULLE
@ABDIRIZAKSUGULLE 2 ай бұрын
اَللّٰھُمَّ اغْفِرْ لَهُ وَ ارْحَمْهُ وَ عَافِهِ وَ اعْفُ عَنْهُ وَ أکْرِمْ نُزُلَهُ وَ وَسِّعْ مُدْخَلَهُ وَ اغْسِلْهُ بِالْمَاءِ وَ الثَّلْجِ وَ الْبَرَدِ وَ نَقِّهِ مِنَ الْخَطَایَا کَمَا نَقَّیْتَ الثَّوْبَ الأبْیَضَ مِنَ الدَّنَسِ وَ أبْدِلْهُ دَارًا خَیْرًا مِّنْ دَارِهِ وَ أھْلًا خَیْرًا مِّنْ أھْلِهِ وَ أدْخِلْهُ الْجَنَّةَ وَ أعِذْهُ مِنْ عَذَابِ الْقَبْرِ وَ مِنْ عَذَابِ النَّارِ
@nabadraadshe
@nabadraadshe 17 жыл бұрын
The late Yam-Yam, the Shakespear of Somalia. It is unusual for a Somali poet to refer to a letter! I am just a pit surprised.
@OsmanMohamed-k5w
@OsmanMohamed-k5w 16 күн бұрын
Jira. Mowdka. Dabadii. Magacaaga. Wuu jiraa. Cabdul qaadir yam. Yam Nin. Qaran
@caaqil201
@caaqil201 12 жыл бұрын
mashaa allah that is the best gabay i have ever hear
@maxamadqadiibmacalin1707
@maxamadqadiibmacalin1707 Жыл бұрын
Waxni muriti ka badan waa miid Aun yamyam😢
@ibrahimnur3449
@ibrahimnur3449 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto abwaan Yamyam
@khadijahali252
@khadijahali252 7 жыл бұрын
Alaahu akbar ninkaas ayaa wax isku dherershay. Abdi good aduunyo xaalka ba Waa duni akhir samaan anaga samir waynee tani dhamaatay yaa rabi yaarahman
@bashirwadani1
@bashirwadani1 4 жыл бұрын
Marka hore Fadlan Subscribe Ii saar adiga Oo mahadsan Ninkani waa abwaan sharaf Iyo Karamo Somalia kala tagay Dalkeena ayaa u baahna laakiin eebe ha u naxariisto
@mustafefarah9434
@mustafefarah9434 2 жыл бұрын
Alle naxariistii janatul firdowsa haka warabsho
@odayjama1829
@odayjama1829 Жыл бұрын
Cabdulqadir xirsi YAMYAM ilaah qabriga how nuursho waxuu kategay dhaxal qofkii in yar oo dareenka kanool uu dib uqiiroon
@mohahareri4508
@mohahareri4508 6 жыл бұрын
Allah kuu naxariisto abwaane
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
Allah kunaxariisto😍Wan kuxiisney
@unknow1871
@unknow1871 7 ай бұрын
Adi comment walbo wa jogta mii😂😂
@lieutenant101
@lieutenant101 4 жыл бұрын
Allah ya raxmah!
@oskatarey533
@oskatarey533 8 жыл бұрын
Allaha u naxariisto abwaan yamyam
@amiirgarafuun6634
@amiirgarafuun6634 7 жыл бұрын
alla yarxm wlhi cilmi ad o weyn ba kududna rsbi haku naxrsto
@Abdullahi-oo6dr
@Abdullahi-oo6dr 4 ай бұрын
Abwn Abdi Kadir xirsi siyad yamyam abwan çalalım diinta islamka qabiirku aha wadanimo damiir ilahy haunaxariato
@AarMudug
@AarMudug 16 жыл бұрын
We surely lost one of the best. May Allah give him Jannah. He, without doubt, will be remembered long after his death. (ALLA XIGMAD BADANAA....) Isma dhaamayaashii iyo kuwa iga hor muuqdoow -- Alla muxuu runta sheegay- Sxb Sayid Gedo, ma haysaa gabayo kale uu tishay Yam Yam. Please share with us if you have more. Many thanks.
@somsaid2116
@somsaid2116 3 жыл бұрын
Ilahay haw naxariisto
@abdoulkader3543
@abdoulkader3543 Жыл бұрын
Dadwaynaha soomaaliyeedoow ma is tidhaahdeen habaarkaasi Somali madaxdeeda wuu ku dhacay
@kawtharabdi9967
@kawtharabdi9967 6 жыл бұрын
Allaha ha ku abwaan yamyam abaawn qaran
@aminkafi1059
@aminkafi1059 8 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@tixmaalmedia6881
@tixmaalmedia6881 3 жыл бұрын
Ilaahow dembigiosa dhaaf Ilaahow Qabriga u waasici Ilaahow beeraha jannada ku gee
@mkyser64
@mkyser64 Жыл бұрын
AUN Abdiqadir xirsi yamyam Hadii ay ku muusaan Kartaa la isku muujaa
@abdifatahsheikhahmed
@abdifatahsheikhahmed 9 жыл бұрын
allah unaxariisto yam yam.
@c-damal8197
@c-damal8197 8 ай бұрын
Allow kuu naxariiso.
@Seki-Saed21
@Seki-Saed21 5 жыл бұрын
Allaylee moodka dabadii waad jirtaa abwaan.
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 6 жыл бұрын
Markan dhagestaba ilinba iso dhafta ilahow unaxariiso
@MaxamednuurXuseen
@MaxamednuurXuseen 10 ай бұрын
Intaas uu abwaanku sheegay 2000 Weli way joogaan ayagoo intaas ka badan 2023 11 14
@sakariyekhadar4646
@sakariyekhadar4646 6 жыл бұрын
Allow u naxariiso Abwaan yam yam
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Very talented ilaahay ha unaxariistee
@boqordeeqcabdi6989
@boqordeeqcabdi6989 8 жыл бұрын
alahaunaxariisto abwan yamyam
@yasosaed988
@yasosaed988 11 жыл бұрын
alle ha u narxriisto abwaanka
@maalin51
@maalin51 11 жыл бұрын
Yam Allah u naxariisto
@dhagax
@dhagax 17 жыл бұрын
Maashallah, ilaahay ha unaxariisto.
@dhagax
@dhagax 15 жыл бұрын
Ilaahayoow kuu naxariiso!
@cabdirzqcabdala3635
@cabdirzqcabdala3635 6 жыл бұрын
Alla hau naxaristo dhaman abwanadii somaliyed gar ahan yamyam iyo lodkiisi
@darajeydalkaga5725
@darajeydalkaga5725 11 жыл бұрын
Allahow u naxariiso
@sirmedi9378
@sirmedi9378 2 жыл бұрын
Marwalbo waqti doorasho wan dhageesta alloow wadanka noo xasili.
@ladanqaali4634
@ladanqaali4634 4 жыл бұрын
Qabriga rabbi kuu nuuri Duca kuu awooda ader
@saynabmahamed8229
@saynabmahamed8229 5 жыл бұрын
Allaha u naxariisto marxuumka
@ileonardo5587
@ileonardo5587 5 жыл бұрын
Allah yarxamak yamyam
@RaaqiyaH
@RaaqiyaH 2 ай бұрын
Naxariis waarta adeero❤
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 10 ай бұрын
its a good lecture.
@BigMusicVibes
@BigMusicVibes 13 жыл бұрын
YAM YAM THANK YOU MAM!
@anascabdirisaaq8710
@anascabdirisaaq8710 5 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@mysalah06
@mysalah06 15 жыл бұрын
Allaah ya arxamu
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 4 жыл бұрын
Abwaanku waa dhintay miya Allaha u Naxariisto Jano Fardowso Allaha ugu Bishareeyo Amiin yaa Rabi.
@abdiali1911
@abdiali1911 8 жыл бұрын
abwaan wadaniya alahakoonaxariisto
@abdullahiyare9019
@abdullahiyare9019 5 жыл бұрын
Ilahow kuu naxariiso waxuu ahaa abwaan qaran
@Updirizak7
@Updirizak7 9 ай бұрын
Allow kuu naxriiso
@mohamedabdulahi6889
@mohamedabdulahi6889 10 жыл бұрын
Ilaahow kuu nayariiso aaamin
Abwaan Yam Yam Gabaygii Doofaaar Jilbaha Aastay iyo Jajab
15:42
Ali Yasin
Рет қаралды 131 М.
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
GABAYADII AUN SAYID MAXAMED CABDALLA XASSAN
58:00
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 251 М.
shirkii Carta iyo abwaanadii kaqeeyb galay
10:09
NABAD TV
Рет қаралды 94 М.
A.U.N Cabdiqaadir xirsi yam yam & Cabdullaahi Cabdi Shube JACBUR
4:19
Abwaan Hadraawi Maansada Dibedyaal
20:01
Nayruush Media
Рет қаралды 73 М.
CAKU GEELU MUU DIDO- C.X. YamYam
23:13
Bartamaha
Рет қаралды 60 М.
Hadraawi___ Maansaddii DIBADYAAL
31:42
Tixraac
Рет қаралды 416 М.