Cabsi Balaadhan oo Muqdisho Ka Taagan iyo Ciidamada Dadka Xasuuqay

  Рет қаралды 15,704

Hashi

Hashi

Күн бұрын

Пікірлер: 110
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 ай бұрын
Waa Runtaa Iney Xildhibanada Diideen in laaluush ay Qaataan Mida kale Xaqiiqdii Walaahi Anigaa la iyiri dhul Raqiisaa kuu heynaa Ma Iibsaneysaa❤❤
@abdirashidjamac5973
@abdirashidjamac5973 2 ай бұрын
Mahadsanid xaanshi waxey ila tahay in allah loo baryo in illah noo badbaadiyo wadan kuwana kuwo ka fiican illah noogu badalo oo wadanka daba qabta
@IsmaelOmar-mi1do
@IsmaelOmar-mi1do 2 ай бұрын
Wa yab waxa Somalia ka socda waligen adunka kama dhicin inta tarikhda adunku jirto wlhiy ilalahy Somalia wan arkaysa
@ashawooo
@ashawooo 2 ай бұрын
illahaya ha uu naxariista umada ku dhimataya rabi ha caafiya kuwa dhawaca ah allahaya adiga uu maqana umadan
@halimohassan3109
@halimohassan3109 2 ай бұрын
Illahay hassan ha ka badbaadiyo wadanka
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487 2 ай бұрын
Inallilah wainaileyhi rajicon rabiyow u wada naxariiso umadas somaliyed ee halakas lagu xasuqaye yaa rabi somalida waxa eye u igtahaye in larabo in Laga tirtiroo geska Africa
@aftaxyassin1265
@aftaxyassin1265 2 ай бұрын
Xaashiyow ummadda soomaaliyeed ilahay culeyska ha ka dulqaado,muqdisho shacabka ku nool waxaan kula talin lahaa iska daaya qabyaaladda iyo unukaa leh muqdisho taas ayaa qaraxa aabe iyo hooyo soomaaliya ha israacdo Idan ilaah
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 2 ай бұрын
@@aftaxyassin1265 😭💔🇸🇴 Walaal Mogadisho Waa magalo Somaliya oo dhan Ledahay ❤🎉👍🇸🇴🤣 Lakiin Waxa Jira Dad Xanuun san 👍 oo Leh unukaa Leh 💔😭
@Dulmidiid-b7x
@Dulmidiid-b7x 2 ай бұрын
Shacadka waxaa u tashtay shabaab iyo dawladu allaa umaqan umadaa
@abdiwahabahmed5926
@abdiwahabahmed5926 2 ай бұрын
Aniga waxaa aminsanagay in ay qabyaalada reer mugadisho ku taageereen Hassan sheekh ayey miraheeda guranaayan
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 2 ай бұрын
Xasssn sheike wa jajuus wadama kale u shaqeeya somalia uma shaqeeyo. I feel sorry for knofur somalia iyo hawiye iyo reer Mogadisho . Dalka 10 sano dhib udigay😢
@IBNIABDALLA
@IBNIABDALLA 2 ай бұрын
May Allah s.w. have mercy on us ...Ameen .Ya Rabi
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 2 ай бұрын
Garguurte Adow baa ushaqeyaa dawodhilif sheyshey uyahy garguurte koxda dhaman wa Shabaab
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 2 ай бұрын
Subxaanallah
@duniyalang1285
@duniyalang1285 2 ай бұрын
Well done! Waxaad summarize garaysay dhibka Somalia ka jira.
@Mohau-kq6yy
@Mohau-kq6yy 2 ай бұрын
Asc. Walalow. Somali. Alaaha. Bad badiyo
@ibro2o2
@ibro2o2 2 ай бұрын
Waxaa lagu samatabixin karayaa iyadoo shacabku isku tashado sida falastiin allahoodana aaminaan. Allows tawfiiqda noo hagaaji insha allah aammiin, thanks
@CismaanAweys-f6l
@CismaanAweys-f6l 2 ай бұрын
Wariye/aadiyoaad ayaad u mahadsantahay balse waxaan kaacodsaneeynaa luqada ingilishkana inaad ku baafiso sicaalamka looguogaado garab garab garab shacabka
@sahromahamud
@sahromahamud 2 ай бұрын
Subxaanallaah Afkii Baan Juunq La gebey😭😭🇸🇴😭
@rocky4066
@rocky4066 2 ай бұрын
Xasan sheekh waa Inuu is CASILAA
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 2 ай бұрын
Qof damiiir iyo damqasho leh ayaa iscasilaan, qof qubuuraha soo faqday miyaa xishood leh 😂😂😂😂😂😂😂
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 2 ай бұрын
💔😭😠🇸🇴 Xasan iyo kooxdiisa 😭💔 Waxaa loo adeegsatay in ay bur buriyaaan Somaliya 😭💔 Waa masiibo 😭😭💔😭 xasan ilahay ha n'a dhaafiyo 🤲💔😭💔😭💔 ou
@FardussYussuf
@FardussYussuf 2 ай бұрын
Amiin INSHAALLAHA walaal
@-xu9nd
@-xu9nd 2 ай бұрын
Xasan sheekh iyo kooxdiisa waa in xilka laga tuuraa war aaway dadkii dalkaan lahaa ee u naxaya dadkaan la xasuuqayo maalin Walba
@XamdiXaabsey-rl2ok
@XamdiXaabsey-rl2ok 2 ай бұрын
Shacabka waxaa u tashtay dowlad iyo dad kale oo danaystey , waxaa rajeyn in wax badan laga qaban karo dhibaayooyinkaas , dowlad kheyr allaha noo dhaliyo .
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 2 ай бұрын
Hawiye moriyaan 😊
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 2 ай бұрын
Fikirkaaga si sax ah u dhiibo adoon dad u gafin
@mukhtaradan64
@mukhtaradan64 2 ай бұрын
Hadal malaha. Nin ragina waa og yahay doqona loo sheegi maayo ayuu geel jirahu! Inshaa Allah dawlad wacan ayaa ka dan biin
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 2 ай бұрын
😭💔😠🇸🇴Qos kasta oo Xamar joogo Waxaa u Taal Tacsi 😭💔😠🇸🇴Waa Lugu Gablamay OOYIN ayaa IS Qabsatay😭💔🇸🇴
@dahabohusseinhaashi1907
@dahabohusseinhaashi1907 2 ай бұрын
Iskutashi umaded dal iyo dabad umada somaliyeed ha iskutashadeen
@CabdirashiidAxmed-lx3qu
@CabdirashiidAxmed-lx3qu 2 ай бұрын
Nasiibdaro halkuu dawladiisa ukutageerilahaa ayuu ushaqaynayaa shisheeye
@ahmedfaarah9677
@ahmedfaarah9677 2 ай бұрын
MOORYAAN DALKA DHACAYSA OO SHISHEEYE USHAQEEYA AYAA DALKA XUKUMA OO XASAN SHIIKH UWAYN YAHAY MUNAAFAQ TUUG AH WEEYE XASAN SHEEKH
@Mogadishu23
@Mogadishu23 2 ай бұрын
SOMALIA, WAXAY UEGTAHAY INAY QABRI KUJIRTO!
@طوبىللغرباء-ذ8و
@طوبىللغرباء-ذ8و 2 ай бұрын
*Anigu somalia habeenkii farmaajo la diray baan calooshaydda ka laabtay xattaa warkoodda ma dhagaysto jinsiyad dalkalena waan qaatay khalaas ilaa isbedel yimaado.*
@شيخبسامالجرار
@شيخبسامالجرار 2 ай бұрын
نا الله وأنا إله راجعون
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 2 ай бұрын
Xukuumada manta joogtaayi Wa danbigii umada somaliyed Natiijadii ka dhalatey oo La inagu karbaashayo????
@SaedCade
@SaedCade 2 ай бұрын
Soomaalia waxaa dabiin u iyadoo caasimadan xuurtada lagu haysto laga wareejiyo muqdisho,reer muqdishona markaas waa nabad gellayaan.
@fadumohasan3897
@fadumohasan3897 2 ай бұрын
As we aragtideed waa in xasan iyo dowladiisa lacasilo oo meesha lagay saaro oo dowlad kale la dhiso waato tani waxa rajo ah malahan waa in aliisti laga qaadaah xasan xilka malahan dawo kale ascw😢😢😢😢😢😢
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 2 ай бұрын
1: horta magaalada Mogadishu caasimada inlaga wareejiyo, 2: in dhalinyaradu somaliyed ay si xoog ah isku abaabulaan oo koleyba way dhimanayaane ay dalkooda iyo diintooda u dhintaan, taas hadey dhici waydo waxkale uma jeedi ani ahaan teyda😢
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 2 ай бұрын
Xasan tuug ha dhaco
@lovely-e3r
@lovely-e3r 2 ай бұрын
Calaacalka jojiya
@Amir-Muse
@Amir-Muse 2 ай бұрын
​@@lovely-e3rorom xun ka ahow arimaha somalia dhiladi ku dhashey was nacas jaahil ah😂
@Amir-Muse
@Amir-Muse 2 ай бұрын
​@@lovely-e3rbacaac neef Kkkkk
@Aseftre
@Aseftre 2 ай бұрын
Dr 0:50 😮😮
@HassanAlas-v3u
@HassanAlas-v3u 2 ай бұрын
Xasan sheekh wuxu yahay in somali kala geeyo😢
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 2 ай бұрын
XASAN SHEEKH SHAKI KUMA JIRO INUU YAHAY ALSHABAAB. SOOMAALIYEY DALKA DAWLAD KAMA JIRTO EE IS ILAALIYA. XASAN TUUG DALKII IYO DADKII WUU BAABIYEY.
@MahamedMisaari
@MahamedMisaari 2 ай бұрын
isbadel dhab ah xadii la helo wax walba sidii laga rabay ayay nogonayan midakale uga horeen dhanman huteelada ilada waa in laga badelaa oo asagar boliis losameeyaa
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 2 ай бұрын
Asc soomaaliya waxa lagu daba qaban kara in lagu xukumo diinta islamka ugu horeyo kitabaka quranka & mabdi ii gumaystaha meesha laga saro dadka galada raacsana caadi diyaarad losaro kabacdina dalka amnigisa lasugo &dalka in lasaxo lona dhaqaqo tabac berid cagarin biyo xidheeno shidal qufid macdan raadin &bada somaliya in canshuur adag lagu soorogo wixi maraya lagana faa iidaysto bada dhaxdeda warshado laga harero qotomiyo wax dhoofinta dalkana saa id laga dhigo cadaladuna lanbar wan ayay katahay mar kitabku hadu xukumayo maso koobi karo hindisa baaxada leh ee aan uhayo dalkena lakin xasan maxamud &cilmaniyiinta daba dhilfka mujrimiinta ah dadkaygu kahadhi waa wana jahliga diimeed& midka dadnimo xumo ee haysta dalkan😭
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 ай бұрын
Tuuga isbiirsaday oo ah dawlad ku sheega iyo maafiyo ganacsato kuwo isku sheega dhaqatiir kuwo kalo baaburta aabalasaha shabaab kuwey dilen iyo intey dileenku waas ayaabadan
@abusharma9221
@abusharma9221 2 ай бұрын
Xaqiiqatan hada fakarkayga kadhibta aniga wax qaba in xassan moshin lagakeno kaso meshasaya xassan dhiiqa io koxdisa islajudhiibo lasodhisa dowlad xilgarsiin ah wadan Dorasha qabta.
@macruufsheikh4449
@macruufsheikh4449 2 ай бұрын
Dhiiqa iga dheh
@fowziyosiidow792
@fowziyosiidow792 2 ай бұрын
Waadaxa
@MahamedOsman-t3q
@MahamedOsman-t3q 2 ай бұрын
Hassan waa tug waligis ayu tug ahaaa
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 2 ай бұрын
Asc mudane
@foodhicabdiraxman9615
@foodhicabdiraxman9615 2 ай бұрын
Hees baa waxay ahayd maxaa igaa gaalay Daan yaaree nin aan duunyaabaa lahaayn miiyuu daadkaa igaa xiigaa hadaanuu soomaalinahay muqdiisho waa heesstaa
@ahmedfaarah9677
@ahmedfaarah9677 2 ай бұрын
Xasan shiikh dalka wuu ka shaqaystaa ee inu ushaqeeyo uma iman waa nin calooshisa ushaqsyste ah
@Amir-Muse
@Amir-Muse 2 ай бұрын
Xasan dhiiqo dalki god dheer buu ku ridey ciidankii dhisana ee ugu tayada ficna wax uu xasuqey iyo wax alshabab ku mashimey bee noqden😂
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 2 ай бұрын
ilahey hanaga qabto waa is ogyahiin all shacabka ku ba ba ay uun
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 2 ай бұрын
Wax hormaar kofur ka socda ma jiro farmajo ka dhib 10 sano ayay Mogadisho u dacday
@MohamedHassan-d5w
@MohamedHassan-d5w 2 ай бұрын
Dabiib keedu waa isagaguura
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 2 ай бұрын
Ilaa Laga Qabto Wadanka Xasan Dhiiqo Xasan Ma Dharge & Odaygaan Weyn Ee Garm gramka Ah 80 Jir ka Ah Ee Fadhiya Parlement Ku Sheega Asaga & Xasan Dhiiqo Wadankaan & Dadkiisaba Bohasha Dheer Ka Tuuray Somalia 🇸🇴 & Soomali ba & Midka Nisa Haysta Ee Ethiopian ka U Shaqeeya Ee Qabyaaladiistaha Ee Loogu Yeero San Balooshe Ilaa Kooxdaan Qowleeystada Ah Ee Juhalada Ah Ee aan Lahyn Aqoon Mid Diineed & Mid Meecadi ba Waa In Wadanka Laga Qabto Ee Meel La Iska Dhigo Kala Qaybsanaanta Ku Saleeysan Qabiilka Waa Waxa Ay Doonaayaan Xasan Dhiiqo Xasan Ma Dharge & Kooxdiisa Mooryaanta Ah Ee La Haray Wadanka Si Juhaladaan Dawladnimada Isku Sheegaysa Si Uga Faaideeysan Dadka Waa In Midnimo Soomaliyeed La Sameeyo Si Looga Hor Tago Oo Wadanka & Shacabka Soomaliyeed Ee Tarab Tarabka Moqdisho Ugu Dhimanaaya Si Qowleeysatada Uu Hogaansho Xasan Dhiiqo Looga Qabto Wadanka Waa In Midnimo Soomaliyeed Oo Ku Saleeysan Only Soomalinimo Kaliyah Iyo In La Wada Yahay Xigto & Xigaal Ummad Soomaliyeed Oo Walaalo Ah La Wada Yahay !! Si aan Cadowgaan Isku Keen Biirsaday Uga Hortagno Waa La Xoojiyo Midnimo Weyn Ee Soomali Only Ku Saleeysan La Sameeyo??? Si aan U Badbaadino Wadankeena & Shacabkeena Soomaliyeed ba !! Somalia 🇸🇴 Soomali Muhammad Baa Leh Waa In Aan U Kacno Wadankeena Kacdoon Weyn Oo Ka Dhan Ah Kuwa Wadankeena La Haray ?? Oo Laga Bilaabo Dawlad Ku Sheegta & Tuugadaan Ka Baacmushtarta Dhiiga Shacabka Soomaliyeed!!!
@HindiyaHussein
@HindiyaHussein 2 ай бұрын
👍👍👍👍👍
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 2 ай бұрын
@@HindiyaHussein 💔😭🇸🇴 Hawiye oo dhan Ceebta ma la ha 😂 ee dhaf Qabiil ka Fadlan
@fatumanoor3261
@fatumanoor3261 2 ай бұрын
Dawada ama dabiibku waa xasan garguurte oo kacdoon shacab lagu tuuro dadka iyo dalkana la badbaadiyo😭
@rocky4066
@rocky4066 2 ай бұрын
Bal eega shacaboow waxa ciidan laga dhigtay iyagoo qoriga garbaha saarta sida markii ay geela hogaaminaayaan malahan dhaqan ciidan iyo bannaan ciidan loogutalagalay waa garabrarato khattartooda wata allaahayoow dalka an inoo. Adbaadi
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 2 ай бұрын
Anika way ilayzhay in magalo madaxa lahararo xamar ilay moriyaanto way garan waayeen dawlaad nimada mada
@Omarlibaax
@Omarlibaax 2 ай бұрын
2 sano iyo bar ka hor moqdisho oo dhismeysa oo dawlad ka jirto oo nabad kuwa hada ooyaya baa sacanka u tumaayey
@imanahassan7990
@imanahassan7990 2 ай бұрын
Waxa la inlirirakaro waxa ka socda dalki hooyo , inti ku geriyotey ilahay ha u naxaristo inta kalana ilahay ha ka caafiyo dhawaca ka so garey weerarki bahalnimada EE lagu layey nabad geelyo ku qadaney waqtigoda
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd 2 ай бұрын
ALE HAYNO GARGARO WALE HALIS AYAYNU TAGANAHAY
@MostafeAbdi201
@MostafeAbdi201 2 ай бұрын
Xashi yoow waxan u bahanahay inaad gacama isqabsano dalkana aan badbaadsano iniga ayaa ku jira social.media ah ee ha la.isku waco magaaalooyinka aminiga ah sida garawe oo kale shirka aan kaga tashana dalka
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 2 ай бұрын
Hasan munaafaq waa in loogu galaa vilada..
@lovely-e3r
@lovely-e3r 2 ай бұрын
Hassan shiiq habar Lagu Kari waa 😂😂😂
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 2 ай бұрын
Kuwa xalane fadhiya iska sara dowladi ma jirtee laya doofarta
@rocky4066
@rocky4066 2 ай бұрын
Askari baazuki la dhacaya qol ka mid ah qololka hotelka waa yaab waa hubkii loogu talagalay taankiyada in lagu burburiyo.
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 2 ай бұрын
Hassan dal xaraaashe somalia god dheerbuu ku riday
@adonallah2302
@adonallah2302 2 ай бұрын
Magaaladaan cadawga utash tey mayaro shacabkiina Afkii baa juuqda gabey qarax la Aanta dad bey dhib kooda tahey sida Siieydhida Ambalaasta isbitaala laxariiro
@FarxaanAxmed-jf5vq
@FarxaanAxmed-jf5vq 2 ай бұрын
Waxaan ku Talin lahaa meesha lagu hal qabsanayo soomaaliya in xamar oo kaliya lagu hal qabsado sababtoo ah meesha balaayadu ka holcayso aay tahay xamar??????
@Mcc-y7m
@Mcc-y7m 2 ай бұрын
Markii farmaajo madaxweynaha ahaa sawdigii wadaniyadda ka sheekayn jiray Adigii baa dalkii dacaayadaynaya
@Silver-Murphy
@Silver-Murphy 2 ай бұрын
Wax ma garato. Wax yar sug ninkan aad difaacaysaai markuu meelaha kale soo dhameeyo, ee uu adi nolosha kugu iibgeeyo.
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 2 ай бұрын
Xassan munafaq tuuga WA qof Bahan an dhargayn cadowgii khawarijta dadka masakinta xasuuqayna iyo shisheeyaha xalane fadhiya dowladnimadii way U dhamatay😮😮
@lovely-e3r
@lovely-e3r 2 ай бұрын
Hate farmaajo miyaad rabtaa hee Hassan calaacal Iyo habar wax Laga qadi waa
@lovely-e3r
@lovely-e3r 2 ай бұрын
No caaaaaaaaacda mesha Kala tag wadanka isaga ayaa waligis jogaye ninka madaxa ka guuxaya ee farmaajo so laban maayo ee ISKA quuso
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 2 ай бұрын
@@lovely-e3r hooyadadii xassan duufle wasi jiray wase miyad na garanaysa kuma BA naqane xage Nagala qaday asalda aabaha wase amus
@lovely-e3r
@lovely-e3r 2 ай бұрын
@@SharmakeJamac-k7qcayda Iyo calaacalka waxaa Lagu yaqanaa langaabka aniga ma caytamo ee wax ayaan bahdilaa dr Hassan shiiq habaar Lagu Kari waaa
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 2 ай бұрын
@@lovely-e3r in lagu caayo wad mudan tahy tuug iyo tuug kalkaak batahy adigii Aya gaajo U bakhtyay qof an waxa tahy Ku ogayn ayad difacaya qof ducufa ah Aya Aya tahy oo liita
@Omarlibaax
@Omarlibaax 2 ай бұрын
Farmaajo aaaa mareexaan maxaa laga dheefey? Viladaan galaah tiibidho ha. I disho aaa galaa maxaa laga faaiidey?
@CabdiqaniSheeqroone
@CabdiqaniSheeqroone 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@abdifatahmahamed8207
@abdifatahmahamed8207 2 ай бұрын
Dalkan mooryan ayaa masuul loo dhigey marka wixii soo hadha uunban arkayna
@MahdiSamatar-jt1ng
@MahdiSamatar-jt1ng 2 ай бұрын
Waxun shege
@aminaali8263
@aminaali8263 2 ай бұрын
War bax beenale mesha habaqbaqleyenine siid haber cajuse eehe wadankaga udagalen qaawarijita Xassan isago 70 jir aha ayuu dagalamoyaye
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 ай бұрын
Damal jidid waa mooryan aan dowladnimo Waxba ka aqoon Keliya sida loo tuugsada ayey aqaanin ee ha iskaga tagto meesha
@God-p5x
@God-p5x 2 ай бұрын
Hasan.tugaxabalamedka.hada.sirdonkiwadanka.hagebayjogene.isbadhomee..wahalalaye.wacarur.mustaqbalkawadanka.rajamale.konfurtu.hawiye.wadankisa.34.dhigaa.dadineyehilkaamaqadikaartaan.hagelangahaystaa???????????????
@burhanabdulahihasan
@burhanabdulahihasan 2 ай бұрын
Afku shabable Aya tahay
@rakbah.c
@rakbah.c 2 ай бұрын
Dadka rasasta ku dhintay wxy maren wadadi re caabud waaq ee hub aan sharci ahy dartii sida barbarada loo xasuqay.
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 2 ай бұрын
xaashi beenaale CBB afkoodii baad ku waramaysaa,qarixii ugu waynaa waa kii soobe oo farmaajo iyo fahad yaasiin lagu eedaynayay ,intii uu faraajo joogayna waa wakhtiga ay argagixisada isku balaadhisay ,
@salaancabdiduule3567
@salaancabdiduule3567 2 ай бұрын
adigu mawaxaad rabtaa inay soomaaliya burburto maxaad rajobeelka soomaaliya uun usheegtaa malacag ayaad karabtay ilayin dhamaantiin yuu tuubaradu waxay rabaan kaliya fadlan kacag shubo balse markii hore waad igalawayinayid fadlan lacag kushubo balse hadaad kusoobiirtay qawlayisatadii dalka beenta kasheegayay
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 ай бұрын
Qaraxan iyo xasuqan dhacayba wamid lagudabolayay kacdonkii barlaman Ekadhanka ahaa MD xasan shiiq hada hadayhadlan xildhibanadu waxahortan shabab baykadifacayan udiyargarawga lagaga argudanayo!!!! Ujeedku intasuahaa dadka loxasuqay
@lovely-e3r
@lovely-e3r 2 ай бұрын
Been been reer muqdisho ma cabsano anga joogna magalada intee cabsida adigu ka keentay 😂😂😂 iyadoo kal kaas xabado ka socoto ayaa magalka la iska ganac sanayay mid Kale Reer CBB waa qarax gaad muqdisho jawigadu waa dagan yahay saxiib
@Amir-Muse
@Amir-Muse 2 ай бұрын
Runta wa xanuun badan tahey ader kaa xasan gargurte qabiil ku tager jaahil baad awal ahed
@abdifatahali6431
@abdifatahali6431 2 ай бұрын
@@Amir-Muse 🦮
@Amir-Muse
@Amir-Muse 2 ай бұрын
@@abdifatahali6431 🐖👈💀
@lovely-e3r
@lovely-e3r 2 ай бұрын
@@Amir-Muse adiga Hassan shiiq waxad ku diidan yahay so qabiol Mahan
@Bilekhyr
@Bilekhyr 2 ай бұрын
34sano bililiqada kascotaa Iyo boobka macadibaa ddka Marka xaarantu kubadato Markadanbe wey shaqo yey unoqon .maxaad FAA iido Waa Kaas xaalku qubuuraha laqaxinayo xasan shiikh ilaahey wax dhaamo ilaahey hakeno Maha oo tuug aheyn welga qabiilka u jiranoow
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 11 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 94 МЛН
Dilkii Yahya Sinwar Kadib Qadiyada Falastiin Siday u Ekaan Doontaa?
58:16
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 391 М.
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 11 МЛН