CADAYN: Ninkii Caruurta Gaalaysiinayay oo Noqday Taageero Hassan Sheikh Mohamud!!

  Рет қаралды 36,839

Hussein Jama

Hussein Jama

Күн бұрын

Пікірлер: 279
@bby6
@bby6 Жыл бұрын
Hassan munaafaq ilahay umada and wadanka ha kaqabto inshallah
@Hamda-yasiin
@Hamda-yasiin 4 ай бұрын
Jazakallah ilahy Ajar haku siiyo hana ku xifdiyo diintaad u tagan tahay dad hurda baynu nahay
@Adanjkahin
@Adanjkahin Жыл бұрын
Mr Hussein aad baad u mahadsantahay shaqa fiican baad qabatay oo waliba Wadani ah. Well done.
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Xasbunallahi wanicmal wakiil Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Allahuma Amiin
@farhiaabdulleahmed8539
@farhiaabdulleahmed8539 Жыл бұрын
Allaahuma Aaaamiin
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Rabbiyoow hadaad. Kan kugu galoobay hanuun uqortay soo hanuuni shartuu umadaada muslimiinta ah kula dhex jirana RABBIYOOW nagaqabo yaa Rabbi Aamiin yaa Rabbi.
@Aaliyah-2t5
@Aaliyah-2t5 Жыл бұрын
Xasbunallah wanicmal wakiil. Somalia iyo shacabka Soomaaleed waa u dhamaatay. 1881 waa generations aga. Ilahayoow nagasoogaar daalimiintaan wadanka madaxada u ah.
@mohammedalichannel7293
@mohammedalichannel7293 Жыл бұрын
Waa waray waa laysasoo galay ilaahow diintada nagusug aduun waxba maaha qofka diintiisa haday kakacdo, waa qasaaro. Allow kusali nabi maxamed iyo anbiyada iyo nabi ibrahim. Wallahi waa akhiru zaman. Wasiduu nabiga noo shegay oo yiri dad baa galinka hore muslim ah galinka dambana gooloobaya.
@SaidMohamud-b7r
@SaidMohamud-b7r Ай бұрын
You did good job we need more people like you bro
@ruqiyomamhd2302
@ruqiyomamhd2302 6 ай бұрын
Thank you brother Hassan good job Mashallah
@nasroali2077
@nasroali2077 Жыл бұрын
بارك الله فيك يا حسين احسنت
@awooweabdullah522
@awooweabdullah522 7 ай бұрын
xasan sheekh faatoco 4 Afara umar si allah dalka iyo diinta kabadbaadiyo .dhibaatada iyo beecinta iyo qabyaalada iyo koixaysiga damuljadiid ,alahayow waa kubarinaye nadhaafifitnadooda.
@Caliya7
@Caliya7 2 ай бұрын
Maasha Allaah Husein dadaalkaaga hajoojin umada soomaliyed oo muslimka ah kuwa kudhexdhumanaya ee ilmaha iyo kuwa caqligayar duufsanaya naga soo dhexsaar.
@burhanhassan524
@burhanhassan524 Жыл бұрын
ELALAHAY hakugarab galo waa inan fadhiga kakacnaa kuwan diintena dalkena iyo awladena usoo dhigtay waa inaan dilno deentena nafaraysa inladilo, somaliya hanolato hana gulaysato ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@crqvss4227
@crqvss4227 7 ай бұрын
Maansho Alaah Walaal xog mihiima ayaad soo ban dhigtay ee hore u soco Somali dana dad badan baa ku soo weeraraya iyagoo aan hubsan ujeedka ama qabiil ku socda ee haw shan ka gun gaadh please 🙏 waayo? Alaah baa kugu kaal maynaya ee u shaqee diinta Islaaka 🙏🙏👍👍
@mohamedmohamud909
@mohamedmohamud909 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا وجعل في ميزان حسناتك
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Жыл бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@malyunukash2975
@malyunukash2975 11 ай бұрын
Xasbiyalaah wa nicmal wakiil. Ilaahayow awoodaada nagu caawin. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.
@fuaadcaraale6326
@fuaadcaraale6326 7 ай бұрын
Imanka alle inka qaad Mel walba lacag bey ka raadin
@AliAli-lx5fl
@AliAli-lx5fl Жыл бұрын
Somaali waa loo tashaday ismana oga ----badbaado allah
@DrAli28-Y
@DrAli28-Y 23 күн бұрын
You did good job Mr Jama, waad mahadsan tahay in aad soo babdhigto Gaalada is qarineysa oo diinta iyo dalka duulaan ku ah
@katraabdi7778
@katraabdi7778 4 ай бұрын
Khayr allaha ku siiyo walalkayow dadka dalka iyo dadka dhibatada kuhayo soo gudbi ❤❤mahadsanid
@famin8374
@famin8374 Жыл бұрын
Mashallah noolow waxaad tahay wadani dhab ah
@barlinabdi9579
@barlinabdi9579 Жыл бұрын
Alaal hadii arintaan aad soo xaqiijiso waxaad la wadaagtaa culimada soomaaliyeed alaha ku barakeeyee la socodsii culimada
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 Жыл бұрын
Waa sax culumada hadalkoodu meel fog buu gaarayaa waana la maqlaa waa in la gaarsiiyaa
@safiyo4178
@safiyo4178 2 ай бұрын
Keep going my brother maasha Allah Allah bless
@sahroali1196
@sahroali1196 8 ай бұрын
Huden.xafidulaaha.mashaAlaaha
@xalimoxirsi5476
@xalimoxirsi5476 Жыл бұрын
Xasan Iyo xirtiisa dalka waxbo kama tagayaan alle ha Ka badbaadiyo
@nadifoahmed5210
@nadifoahmed5210 6 ай бұрын
Diinta iyo Dalka iyo Dadkaba Allaha illaaliyo abowe
@fatihyassin6547
@fatihyassin6547 Ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@aliquunbax319
@aliquunbax319 Жыл бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay kheyr badan Alaah ha ku siiyo Dalaalka wad
@boolocadey4661
@boolocadey4661 Жыл бұрын
ILAAHAAY BAA NOOGA FILAN WAA MAALIN JIMCA AHE WIXII DIINTA IYO DADKA DHIB KU HAYA INSHAA'ALAAH GUULAYSAN MAAYAAN TACABKOODA ILAAHAAY BAA KHASAARINAAYA.
@AminaSalah-s2l
@AminaSalah-s2l 4 ай бұрын
Rabi hakaa abaal mariyo
@seed3966
@seed3966 Жыл бұрын
Asc khayr allaah haku siiyo 😮 waxaase yaab ah garoonka aadan cadde yey cafiis kuleeyihiiin waaa masiiiibo😮
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Жыл бұрын
Ilaahow ku ilaali hooyo jama garabkaaga naga qabta adiga iyo kuwa diinta jecel Aamiin 🤲🤲🤲
@casalasal6466
@casalasal6466 Жыл бұрын
Habo xusen jamac ayaa la yiraahdaa
@WasiirAli
@WasiirAli 2 ай бұрын
Horay usoco Wllo guul iyo gobanimo ayan ku rajinaya caqliga iyo cimriga allaha ku dayo
@JabirIbrahim-b8x
@JabirIbrahim-b8x Жыл бұрын
Illahay xassan munaafaq bakhti usujude illahay haynaga qabo
@AbdirashidAydid
@AbdirashidAydid Жыл бұрын
Brother, let's fight against this infidel, but let's not politicize the issue because people will defend him because of Hassan Sheikh. Also, I paid attention to his Twitter and he used to support Farmajo. So it seems that he is a man with a specific purpose who is working with whoever is in the presidency. So let's make sure we focus on him.
@cabdisaamow9869
@cabdisaamow9869 Жыл бұрын
Maashaa Allaah Alle haku barakeeyo shaqadaadii waad gudatey
@hodanmohamedahmed703
@hodanmohamedahmed703 Жыл бұрын
Allow nabadbaadi adaa jiree
@KhadiijoApdirizak
@KhadiijoApdirizak 2 ай бұрын
Masha alaah ilaahay haku xafido waaruntaa awalba waanu ogayn xasan gaal inuu yahay
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o Ай бұрын
Hussein Khayr Alle haku siyo Ilahay
@farhiyamahamud35
@farhiyamahamud35 Жыл бұрын
Subxanllah 😭😭 yarbi 🤲🤲
@Liki972
@Liki972 Жыл бұрын
Walaal allah ku xafido noo ilaaliya dalka
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 Жыл бұрын
Acuudu Billaahi Minasheydhaani Rajiim Allaan kamagangalnay
@AliIdrissyacin
@AliIdrissyacin Жыл бұрын
Jazaka Allah husen jamac. Hada waxey shaqo u talaa dawlada Hasan sheikh iyo culimada somaliyed
@halimayusuf4989
@halimayusuf4989 Жыл бұрын
mujrimka gaalkaa Allaha ka qabto umada Xasan dhiiqo wax uu wato oo khayir leh majiro mahadsanid Hussein
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 4 ай бұрын
Allahuma najinaa sharal daalimiin
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 3 ай бұрын
Wcs wr wbt Thnk U for shering keep Goin wll
@mossgaming
@mossgaming Жыл бұрын
Soomaali abaalkeedaa ah✅gaalnimo iyo qaniisnimo✅maxaa yeelay waxaa uga daran QABYAALADA✅✅✅xataa marka loosheego masiinayaan muhiimad ee markiiba waxay ka bilaabayaan yuu yahay? Kadibna qaarbaa qabiil ku difaacaya ✅✅✅😭😭😭😭
@Abdirahmanmohamed9114
@Abdirahmanmohamed9114 21 күн бұрын
Mahadsanid
@MrSheikh778
@MrSheikh778 Жыл бұрын
Xassan Xaabsade lacag ayaa u daran dal iyo dad kalama jecla, baahi aan dhamaaneen ayaa haysa
@kabxanley8499
@kabxanley8499 Жыл бұрын
Asalamu Calaykum. Akhii aad iyo aad baad ugu mahadsan tahay sida aad ummada Soomaaliyeed ugu baraarujinayso duruufaha adag ee ay wajaheyso. Wax la difaacdo waxaa ugu muhiinsan diinta, saa waa aas aaska ummada ee aduun iyo aakhiroba. Diin la'aan, dad iyo dal ba meesha wey ka baxayaan, waana waxa ay gaaladu weerar ugu tahay ubad keena. Marka walaala yaal aan ku baraarugno qeylo-dhaanta uu na soo dhex dhigay walaal keen oo aan bal hoos u eegno guryaheena inay ku nool yihiin 171 kun ee caruurta u badan ee ay leeyihiin waan kirishtaameynay?
@umusumaya-mq5ms
@umusumaya-mq5ms Жыл бұрын
Waa runtaa walaalo
@toknownow
@toknownow Жыл бұрын
Hassan Sheikh meel walba hunguri
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Жыл бұрын
Haddii ay runtahay sheekadaas, ninkaas dadka diinta kasaara iyo alsheydaankii umadda qarxiya, waxba ismadhamaan. Garoonka waa meesha ugudhow ee qofka marka urabo in u wadanka kacararo ama katago waa meesha ugudhow diyaaradaha ugabixikara. Mahadsanid, H.J
@SaidMohamud-b7r
@SaidMohamud-b7r Ай бұрын
Thank you bro ❤
@ShamsaShamsa-o4x
@ShamsaShamsa-o4x 4 ай бұрын
((( MASHA. ALLAAH. XUSEN. ALLE. HAKU. XIFDIYO. HANA. KU. LIIBAANO. GUULAYSO. WAQTI. WALBA. SIDAAD. UGU. TAAGAN TAHAY. ((( DADKAAGA. IYO. DALKAAGA. ALLAHA. AJAR. IYO. XSANAAD. BADAN. HAKU. SIIYO. AMIIN. YRYA. AMIIN. GUUL. IYO. GOBANIMO. ((( CIDNA. HA. OGA. HIBAYSN. XAQA. IYO. ILAALINTA. DADKEENA IYO. DALKEENA. DIINTEENA. WAA. WAAJIB. ((( MUQADAS. AH. IN. LA. ILAALIYO. GUULAYSO. ALLAHA. NOO. BADIYO. ADOO. KALE. AMIIN YRYA. YDJWIRM. AMIIN❤❤❤❤❤
@safihasan9987
@safihasan9987 Жыл бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل في كل من ساهم وساعد مثل هذه الهيئات التي تنشر الكفر والفساد بين الناس
@Canada-1958
@Canada-1958 Жыл бұрын
JAMAC xussei fadlan ii la so Xariir
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Жыл бұрын
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤❤
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk Жыл бұрын
Asc mudane❤❤❤
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Жыл бұрын
Illaahay umada islaamka kaaqabey gaalkiiyow illaahow masaaibo dhan nagaqabo yaarabi🤲🤲😭😭😭😭😭😭
@waterofficial251
@waterofficial251 Жыл бұрын
Waxad Haysaa Shaqo ilahy Rali Ka yahay Khayr alle haku siiyo
@KadarMahamed-o6q
@KadarMahamed-o6q Ай бұрын
Horay usoco hussen jamac
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 10 ай бұрын
Inalilah wainaileyhirajicun
@khadramuse4012
@khadramuse4012 Жыл бұрын
Aac walaal inteenkaala soo xirira
@maryananshur5732
@maryananshur5732 Жыл бұрын
Ilaahay sharkiisa dadka haka qabto
@AyaanJaamac-c8e
@AyaanJaamac-c8e 2 ай бұрын
Allah ku xafitdo
@siciidcawil
@siciidcawil Жыл бұрын
waad ku mahad san tahay shaqada aad u hayso umada soomaliyeed xuseenow
@SaharoFamily
@SaharoFamily 2 ай бұрын
❤❤❤❤ ربي يحفظه اخي وربي يحفظه بلدنا صومال❤
@gutalejama7589
@gutalejama7589 10 ай бұрын
Hussein jama please bro arinta aad shegeyso waa arin fcn . Balse si bulshada uga wada qeyb samin kala saar arimaha diinta iyo siyasada guud.
@AnissAnisa-d3d
@AnissAnisa-d3d 4 ай бұрын
Subxanalha 😢😢😢
@Abuelema.
@Abuelema. Жыл бұрын
Expose enemies. Thank you for doing great job
@MKAD114
@MKAD114 Жыл бұрын
Asc walaale maa na jeyna miyaadan maqli jirin radio oo masiixiga aminsan oo kenya la sheegi jirey in ay deganyihiin.
@jawahirweyrah8153
@jawahirweyrah8153 Жыл бұрын
Subxaanallah
@jawahirweyrah8153
@jawahirweyrah8153 Жыл бұрын
War kansas city anigaa dagan Subxaanallah
@NimoAliaboubakar-bj3gr
@NimoAliaboubakar-bj3gr Жыл бұрын
Rabi hanoo xafido madaxweyne xasan Dalxoreeye 🌹🌹 Saad uso socoteen xasheekh ba somali galeynaya miyaa keenteen Alle ha iidin so hanuuniyo nin laga adkaaday oo ciilan ayaa caytamah iska caytama ilaa qiyaamaha naceybka idinka buuxa adinka umbu dhib idinku hayaa xasan maba oga wxn ad dal daleysan guul Dawladeena inta caafimaadka qabtah
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Жыл бұрын
Horta nimcoow anigu khaatumo state ayaan ahay Somali waanu jecel nahay waana ISUGU kaaya Mid FARMAAJO Jilibka Dhalay baan ahay Aad iyo Aad baanu u neceb NAHAY I UU SOO NOQDAAN MA RABNO MANA taageerno, horta SIDAA ku ogoow in AANAN ahayn Nin QABIILAYSTE AH, XASAN SHIIKH NIN DIIN U NAXA MAAHA NIN SOMALINIMO U NAXA MAAHA NIN HAWIYE INUU KURSI KU GAARO MOOYEE U NAXAYA MAAHA, ABGAAL OO IS DILAYA AYUU KALA CELIN WAAYAY OO SAN KAMA LEH, MARKAAN NINKAA QIIMEEYAY WAXAA II SOO BAXDAY, IN YARAANTIISII GAALO BEDESHAY OO UU IS QARINAYO, TUSAALE AHAAN MARKUU XUKUNKA DOONAYAY UMA DHAQMIN NIN MADAXWEYNE SOO NOQDAY OO WUXUU DOONO AYUU KU HADLI JIRAY, TEEDA KALE TAARIKHDIISII HORE WUXUU KA SHAQAYN JIRAY NGO NIN YAXYE LA ORAN JIRAY AYAA MADAX U AHAA NINKAAS MARKII LA DILAY, GAALO OO DHAN BAA QAYLISAY ILAA WAXAN XASUUSTAA KOFO ANA OO UNKA MADAX KA AHAA BAA KA HADLAY, HALKAA WAXAA LAGA FAHMAY IN AY GAALADA CILAAQAAD DHEER LA LEEYIHIIN
@siciidcawil
@siciidcawil Жыл бұрын
damujadiid dal iyo dad iyo diin midana dan kama leh shilimo ayaa dan u aha
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 Жыл бұрын
Asc. Xusseen Jaamac ma'adaa aruurinaya qaaraanka GADO loo aruurinayo? Hadii jawaabtu haa tahay fadlan soo qor telkaaga.
@HusseinJama
@HusseinJama Жыл бұрын
Magaca lacagta lagu diraayo waa Hussein Abdidahir jama: waxan kuso diri kartaa EVC +252771620636 ama xawaalada taaj ayaad caadi usoo dhigi kartaan ama Acount no: 37091440 Salaam bank
@AminaHussein-m6z
@AminaHussein-m6z Жыл бұрын
Subxanallah subxanallah xubxanallah . ilahow nacawi yarabi 🤲. Soomaali wadhunte 😢😢
@AHH677
@AHH677 Жыл бұрын
Xalane Haddii aan la xirin Ama Gaalada laga eryin, Waa laga sheekayn doonaa Wallee gaalnimo ayaa u dambayn
@deeqocabdisalanwarsame6444
@deeqocabdisalanwarsame6444 Жыл бұрын
Waa run ani wan arkay twitter ayan kuso arkay magaciisa iyo sawirkisa lkn wax yabo badan oo dowlada quseya ayuu kahadla
@yamaanial-yamaani8713
@yamaanial-yamaani8713 Жыл бұрын
Xuseen waad mahadsan tahay cida uu soomaali ka yahana nala wadaag
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
Hahhhhhha! Belo kugu dhacday!! Englishka si wacan Uma yaqaan!! Ufff (RABBI) sharkaaga hanaga qabto(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ashamohamed689
@ashamohamed689 Жыл бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn dalkeena iyo dadkeenaba
@basraali7318
@basraali7318 Жыл бұрын
Xasbunalaah ilaahay hanaga qabto faataxadana u mara qofkastoo diinta islaamka hoos u dhigaayo oo qashin kastaaba keenaayo wadankeena
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 4 ай бұрын
Subxaanallaah
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
War hooy ALLAH KA XISHOO MAXAMED DENOZ WAA MUSLIM
@kayhass2510
@kayhass2510 Жыл бұрын
Xasan asagaa siiyay xafiiska airport muqdisho kuyaalo 😢 inta gaal noqotay xasan ka masuula
@laylajamac8945
@laylajamac8945 Жыл бұрын
Illahay ha na amaan sado.😢
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 Жыл бұрын
Xasan sheekh laftirkiisa u baahan baaris waa madaxweyne isku sheeg qashin kasta urursada.
@Canada-1958
@Canada-1958 Жыл бұрын
He is a member of Somali 🇸🇴 #JAREERWWYNE Who enrolled at EASTLEIGH BIBLE COLLEGE RUN BY AN AMERICAN elderly couple Mr. & MRS #SPITLER OF #SUDAN_INTERIOR_MISSION In #Nairobi Kenya 🇰🇪 1974_5
@SacidoAxmed-yb3zd
@SacidoAxmed-yb3zd 8 ай бұрын
Ilaahay ha ka qabto umada masaakiinta ah walaakay xuseen waad mahadsan tahay
@SafiyoAbdiRaage-i2s
@SafiyoAbdiRaage-i2s Ай бұрын
Wayaab🙉🙈🙊😭😭😭🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 11 ай бұрын
Cara ilaahey kugu dhacday wll qiima kasta ha ku baxdee waan ku garab taaganayahye codkaaga gaarsii, wadaada isku sheegana waa inaan xisaabino nal waxay magacaas ula bexeen
@hodanmohamedahmed703
@hodanmohamedahmed703 Жыл бұрын
Allow naga qabo waa.gaalwayn
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu Жыл бұрын
😅😅😅 VIEW XAARAAN AYUU RAADINA WAR ALLAH mucaaead lacgo xaaraan raadinaayo wa kanaa
@MohamuudaadanShariif
@MohamuudaadanShariif 8 ай бұрын
Sharaf korkaga ha ahato wll umadana ilahay habad badiyo😮
@abuukaralasow8403
@abuukaralasow8403 Жыл бұрын
Waa mahasantahay Dadka soomaaliyeed Cidii gaaleesiineeso waa In leeskaqabtaa
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@abdullahiAden-y1u
@abdullahiAden-y1u 15 күн бұрын
Wallaal Ninkaan Somaali Maaha waa Nin Cabasha oo afsomaaliga Bartey. Bisiq Saraan
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 4 ай бұрын
WALAAL SALAAN LAMID AH 👋
Sir Culus: Hadal Xasan Sheekh afkiisa ka fakatay ayaa la isku heystaa.
19:14
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Candle reading : Waa habka ugu fudud ee faaiido looga helo forex
24:59
HAYAAY! SIRTII ABID UGU CUSLAYD OO DIBADDA LASOO DHIGAY iPHONE
13:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 77 М.
SHEEKO CAJIIB AH MW XASAN SHEEKH DADKU AAN OGEYN (5147)
59:09
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 21 М.
Qorshaha Hassan Sheikh & Mustaqbalka Soomaliya!!
13:16
Hussein Jama
Рет қаралды 15 М.
Baqtiga Hawiye waa nala cunee maxaa loo takoori waayay?!
14:27
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 11 М.