Caleenta miisaanka lagu dhimo, sirta ku jirto 14days slimming detox tea maxa waye! aniga ku jaclahay

  Рет қаралды 11,310

Hussein Alje

Hussein Alje

3 ай бұрын

#MIISAANKA#DHIMIDA#KORDHINTA
Videogan waxaan ka hadlaa faaidoyeenka:
shaha 14days slimming detox
waxa ku jiro lotus leaf :
Datka sokorta qabo ayeey u fiicantahy
Beerka difinta leh ayeey daaweyneesa
Stresska iyo hurda laanta ayeey uficantahy
Calool maroojiska ayeey uficantahy
Ashitada calosha ayeey yareeneysaa iyo gaaska
2-Cassia seed ama semen cassia
waxa loo isticmalaa dhiig karka indhaha ilimaayo ama bararsan waxay tahay qabojyo macnaha waxay leedahy hurdo calosha adagna waa loo isticmala iyo beerka ayeey ku caawineysaa inuu sunta dhiiga ka nadiifiyo
3-Hemp kerenal
Waxa ku jira omega 3s iyo omega 6s oo ah anti oxidant wuxuu ka hortagaa cudoro badan woxo Zaaidiyaa cafimadka wadnaha maqarka iyo xubnaha waxana ku jiro vitaminaat badan iyo macaadin oo ka mid ah vitamin e vitamin b magniisiyam fasfooris botaasiyam waxaana ku jiro fiber badan qofkana haduu fiber badan maalintii helo abatiitka ayuu ka yareenaa yacnii cuntada zaaidka ah aad cuneysid ayuu kaa yareynaa
4-Mulberry
Sokorta dhiiga ayeey yarayneysaa
Cafimadka wadnaha ayeey kordhineysaa
Iltihaabaatka ayeey ka hortagey
maqaarka ayeey hal kalar ka dhigey dadka wijgooda calaamadaha ama kalarada kale leh ayeey isku saxeysaa maqaarkana weey soo nuurineesaa
Miisaanka ayeey naaqusineysaa caleenteeda waxay kordhineey gubooga difinta jirka
5 Waxaa kale muhiim ah oo ku jiro green tea green tea ama shaasha cagaaran waa ka so hadli inoo faaidoyin badan leyahy iyo sida loo isticmaalo
-------------------------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud.
WALAALHEY SOMALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA, SIDA UGU DHAQSI BADAN JIRKAAGA IYO CAAFIMAADKAAGA BADASHO OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO WAAD ILA SOO XARIIRI KARTAA.
WEBSIDE : husseinalje.com
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY.
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO.
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINI DOONAA.
LKM SUAALO CAADI INTA IGU DHAAF OO MUUQAALADA KU SAABSAN.
------------------------------------------------
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page :
/ somali.onlinecoach
my Instagram :
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 214
@saidamursal7085
@saidamursal7085
Jazakallahu qeyr bro
@latifamussa4979
@latifamussa4979
جدا كلا خير كثر امثلاك شكرا
@mulkihaji9454
@mulkihaji9454
Masha Allaah tabarak jazakalaahu kheir walaal
@fadumomohammednour21
@fadumomohammednour21
Jazakumulaah qeyr 💖💖💖💖💖
@YoonisCali-lx8iq
@YoonisCali-lx8iq
شكرا
@ashamohamed689
@ashamohamed689
Shukran
@fadumomohammednour21
@fadumomohammednour21
Mahadsanid walaal
@faadumoabdullahiibrahim5006
@faadumoabdullahiibrahim5006
Mahadsanid hoyo
@umcadil5660
@umcadil5660
بارك الله فيك
@zamzamomar8118
@zamzamomar8118
Masha’allah tabaraka Allah ku barakeeyo wall 🎉🎉
@abdidahir9365
@abdidahir9365
Mahadsanid ❤
@fariidoxaaji8738
@fariidoxaaji8738
Maasha Allaah walaalo mahadsanid
@idmanahmed7719
@idmanahmed7719
Waad mahadsanid
@nimcoali58
@nimcoali58
Masha allaah allaha kuxifdiyo typ2 ayan qabaa habeen iyo maalin kaniin ayan cuna waan kaaga mahad celinaya nosogali shukran jasakumullaahu qeyr jazza
@LolyOpppy-it5qs
@LolyOpppy-it5qs
Masha Allh Shugran Wllo qali Alle hano ka xafido ❤❤
@najmadirieadan1625
@najmadirieadan1625
Wsc shukran walal xuse ❤❤
@fardowsaosman2253
@fardowsaosman2253
MashaAllah tabarakaAllah fii miisani xasanaad
@shamsaalihassan1475
@shamsaalihassan1475
Mahadsanid
@user-qd7yc6rs4o
@user-qd7yc6rs4o
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أخي عجيب احسن شاي أعشاب ا اجد في مقديشو walaal cagaarshow dawo ma uheysaa
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828
Mashallah mahasanid walalkey
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 3,2 МЛН
HADII AAD SIDAAN SAMEYSO
7:52
Team rajo
Рет қаралды 44 М.
7 waxyaalo oo aadan ka ogeyn kaffeega ama qaxwada
5:58
Hussein Alje
Рет қаралды 20 М.