Shaaha matcha timaha muu u fiican yahay mise fiicnaan wow dhaafay waa cajiib, intaas isku qas marso!

  Рет қаралды 22,164

Hussein Alje

Hussein Alje

2 ай бұрын

#tea #matcha
faaidooyinka shaahi maycha uu u leeyahay timaha
Woxo kurdheya caafimaadka timaha Shaaha Matcha wuxuu hagajeya caafimaadka timaha. Sababtoo ah waxay ka kooban yahay dhowr fiitamiino oo muhiim u ah caafimaadka timaha iyo salamada timha, halahaas fiitamiin waxa ugu muheemsan waa: Vitamin C. Vitamin E. Shaaha Matcha wuxuu sidoo kale timaha ka ilaaliya ashicada qorraxda oo timaha haleso.
Timaha aa ilaali haysaa Faa’iidooyinka uu shaaha matcha u leeyahay timaha waxaa ka mid ah timaha o ka ilaaliya in ay daataan eyo in ay jajaban ,maxaa yeelay shaaha matcha waxa uu ka kooban yahay maadooyin badan oo Antioxidant ah iyo macdan.
Shaaha Matcha waxa uu sidoo kale ilaaliyaa maqaarka madaxa, maadaama uu dib u dhigo oo uu yareeyo waxyaalaha oo maqarka madaxa in oo gabowo oo keno, sidoo kale wuxuu siinayaa timaha dhalaal iyo qurux.
Woxo Xoojiya ama atkeena timaha Shaaha Matcha waxaa ku jira fitamiin B5 (Panthenol), kaas oo ah nooc ka mid ah majmocada fiitamiinnada B . Faytamiin B5 woxo xoojina timaha, gaar ahaan timaha oo dilldelaacayo iyo timaha jajabayo.
-------------------------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud.
WALAALHEY SOMALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA, SIDA UGU DHAQSI BADAN JIRKAAGA IYO CAAFIMAADKAAGA BADASHO OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO WAAD ILA SOO XARIIRI KARTAA.
WEBSIDE : husseinalje.com
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY.
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO.
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINI DOONAA.
LKM SUAALO CAADI INTA IGU DHAAF OO MUUQAALADA KU SAABSAN.
------------------------------------------------
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page :
/ somali.onlinecoach
my Instagram :
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 120
@user-kv9qs3xv1w
@user-kv9qs3xv1w 2 ай бұрын
jazaakalahu qeyr wllkey
@rodajamayusuf6282
@rodajamayusuf6282 2 ай бұрын
Masha allah jzk kher
@xaawoyacquub8860
@xaawoyacquub8860 Ай бұрын
Masha Allah jazakallah khayr
@idilbiibaaye6319
@idilbiibaaye6319 Ай бұрын
Asc xuseen al jay waan ku salaamay walaal naag uur leh ma is ticmaali kartaa
@faizamohamed5072
@faizamohamed5072 Ай бұрын
Jizakalaah qeer
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak Ай бұрын
Mahadsanidi walaale ❤🎉
@khayrsheegmedia4311
@khayrsheegmedia4311 2 ай бұрын
Thanks brother
@foosmuke6029
@foosmuke6029 2 ай бұрын
Masha alaah ❤️ ♥️
@bushracadeey4355
@bushracadeey4355 Ай бұрын
Masha alh
@KhdoojAbdulQadir
@KhdoojAbdulQadir Ай бұрын
ما شاء الله ❤❤❤❤
@munahussein9687
@munahussein9687 Ай бұрын
Masha Allah
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 2 ай бұрын
Asc masha Allah
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
wcs wr wb wll
@Anab-de7dr
@Anab-de7dr Ай бұрын
Mashalah
@SaynabAbdulaahi-bx7ln
@SaynabAbdulaahi-bx7ln Ай бұрын
Macalin
@IqraAbdulahi-dv1tl
@IqraAbdulahi-dv1tl Ай бұрын
Shugran
@mirrisaden8935
@mirrisaden8935 2 ай бұрын
Timaha baa ba'ay ayuu xoojiyaa wuuna qurxiyaa ama dhalaliyaa shining
@xaliimoxaliimo1782
@xaliimoxaliimo1782 Ай бұрын
mala cabaa misee waa la marsadaa
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
lawadabe walo isticmaala
@idilomar3051
@idilomar3051 Ай бұрын
Jazaakullahu khayran, waad noo fasiidaysay waanan soo tijaabinaayas inshaa Allah
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
Insha allah
@salmaabukar273
@salmaabukar273 2 ай бұрын
Masha allah waxaan aad ugu faraxsanahay inaad somaligaga uu aad u isku badalay
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
mahadsanid wll
@umcadil5660
@umcadil5660 2 ай бұрын
بارك الله فيك وجزاك الله خيرا
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
wa iyaki wll
@AbditatahSaid-uf3mz
@AbditatahSaid-uf3mz 2 ай бұрын
America 🇺🇸 meesha laga helo maad sheegin bro Thanks
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
Nambarkan la xariir +44 7947 638231
@khadraali5890
@khadraali5890 Ай бұрын
Mashallah walal xusen aad ayadumahad santahay shahiga wankahelay jazakalah qeyr
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
adiga mudan wll wa iyaki
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e Ай бұрын
@@husseinaljexussen sidee loo cabaya qiyaasta wll
@user-ge4fq9mp5r
@user-ge4fq9mp5r Ай бұрын
Asc c la 2eme reponse
@qadrokeyf001
@qadrokeyf001 Ай бұрын
Jazaakumulaah wallkey muqdisho makahelaa ado mahadsan
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
haa wll +252770873757 nambarka kaas kala xariir
@HappyKittens-mq1hd
@HappyKittens-mq1hd Ай бұрын
Wllo hargaysa maka heli karaa
@shukrinur2814
@shukrinur2814 Ай бұрын
Mashalah intee laga helaa
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
+252770873757 nambarka kaas kala xariir wll
@shukrinur2814
@shukrinur2814 Ай бұрын
@@husseinalje ok Uk malaga helaa
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
haa wll +44 7947 638231 nambarka kaas kala xariir
@fawsiyohundur3075
@fawsiyohundur3075 3 күн бұрын
Intee laga helaa
@zeinabhassan4104
@zeinabhassan4104 2 ай бұрын
😂maskaxdii cagaar ka dhigaa❤
@sadiyoabdi1461
@sadiyoabdi1461 Ай бұрын
Walaal uur aan leeyahay ee ma isticmaali karaa?
@user-fd5yc7py6r
@user-fd5yc7py6r Ай бұрын
Qaabka ugu saxsan oo loo sameeyo noo sheeg walaalo ❤
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
Saliid ku qas lamo nooc oo timaha uufican
@SaynabAbdulaahi-bx7ln
@SaynabAbdulaahi-bx7ln Ай бұрын
Shaahiga maaji xageelagahalikara wan ubaahanhae
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
maku fahmin wll matcha maat ka wada
@kadradjamakadra710
@kadradjamakadra710 2 ай бұрын
Asc macalimo waxan jooga Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯 halken k helaa 😊😊😊😊😊
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
wcswrwb wll +252770873757 nambarkaas laxariir insha allah
@user-ke6gx6kt2l
@user-ke6gx6kt2l 2 ай бұрын
Intee.kahelaa
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
+252770873757 nambarkaas laxariir wll
@user-hp5bl9du4f
@user-hp5bl9du4f Ай бұрын
Hargeisa ayaan joga years xage kaa heelay huno qali
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
+252770873757 nambarkaas laxariir wll
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 Ай бұрын
Abowe please in lagu catoobayo iso sheeg adigo rali ah
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
Haa wll
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 Ай бұрын
@@husseinalje Allah ku sharfo abowe waa waxan u bahna ad bay i anfacaysa Wllhi🤩🤩🤩🤩
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
Sidoo kale walal amiin
@Malyuncabdixashi
@Malyuncabdixashi Ай бұрын
Walalkey holland ayaan kula jooga ,holland and barret maka heli karaa, Mahadsanid
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
magaranaayo wll
@Malyuncabdixashi
@Malyuncabdixashi Ай бұрын
@@husseinalje OK mahadsanid wlalkey
@nasraahmed1706
@nasraahmed1706 2 ай бұрын
Asc hussein kenya malaga helaa please iisoojawaab
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Waad ku mahadsan tahay inaad na la soo xiriirto (Tillend Nutrition)🤝 Waxaan Kuu Heynaa Wax Kasto oo Caafimaadkaaga O Fiican💪💪 Fadlan nala soo socodsii sidee kuu caawin karnaa whatsapp&call +252770873757 +447947638231 +31639256050
@khadijaelmi9466
@khadijaelmi9466 Ай бұрын
Matcha timaha xoojinaa
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
Haa
@user-bf6mj7vl5k
@user-bf6mj7vl5k 2 ай бұрын
Asc wad mahadsantahy Wll hargaysa ayan joga halken ka hela
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
wcs wr wb wll +252770873757 nambarkaas laxariir wll
@fartuunomer3020
@fartuunomer3020 Ай бұрын
Walal waxaan joogaa Ethiopia gaar ahaan jig jiga xageen kaheli karaa midakale qof uur leh ma,cabikartaa
@user-fd5yc7py6r
@user-fd5yc7py6r Ай бұрын
Asli milis ban ka iibsada hargaysa
@hindiyaali1176
@hindiyaali1176 Ай бұрын
Inte laga hela waxan joga neyrobi
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
+252770873757 nambarka kaas kala xariir wll
@ismahaan12
@ismahaan12 Ай бұрын
Nairobi intee Kala xiriir karaa
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
+252770873757 nambarkaas laxariir wll
@ismahaan12
@ismahaan12 Ай бұрын
@@husseinalje Shugra Walaal
@ikranfaiz3737
@ikranfaiz3737 2 ай бұрын
Shahiga matcha timaha oo tacbaanka ah oo dhamaday ayuu xoojia oo uu qurixiya wajigana duqnimada ayuu ka biiya islaa ogadaa
@user-fd5yc7py6r
@user-fd5yc7py6r Ай бұрын
Qaabke u istcmaasha wl Caanaha Booraha daasada malagu darsan karaa
@ikranfaiz3737
@ikranfaiz3737 Ай бұрын
@@user-fd5yc7py6r maya haku darin malaab ku darso ama canaha lowska ku dar walhi waa cajib isla ogow
@mohamed_E1992
@mohamed_E1992 3 күн бұрын
Ta labad weeyi.jawaabtu
@HabiiboKusow
@HabiiboKusow Ай бұрын
Celeen leysku cateyo cado qalqal unacay shaah matcha cado qalqal ma ledahay yaa og wll xusen
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
Maya wll
@faynuusali3293
@faynuusali3293 Ай бұрын
Timaja babasanbi cawiya oo adkeeya
@user-hp5bl9du4f
@user-hp5bl9du4f Ай бұрын
Hargeisa ma laga heel
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
+252770873757 nambarka kaas laxariir wll waat hele
@tusmoadan8374
@tusmoadan8374 Ай бұрын
Tolow somalia malaga helaa
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
haa wll +252770873757 nambarka kaas kala xariir
@khadigiamohamud9938
@khadigiamohamud9938 Ай бұрын
Wax jooga somalia ma laga heela
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
nambarkaaslaxariirwll+252770873757
@caashoabdi368
@caashoabdi368 Ай бұрын
Soomaaliya ma yaal
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
haa wll +252770873757 nambarka kaas kala xariir
@faizamohamed5072
@faizamohamed5072 Ай бұрын
Asc malagu catoobaya marabo ina catoobo please iso jawab 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🇺🇸
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
Maya wll hada caloosha kaa wayen ay kisto kaa dajenay hada subaxdi inta quracanin ka hor cabtid
@nimcoadanisaag4963
@nimcoadanisaag4963 2 ай бұрын
ASC wrb dukaanka tuinen mida taala kawaran maka gadan kara
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
Xage waye?
@muna6298
@muna6298 Ай бұрын
Moringa miyaa wllo
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
maya wll matcha waaye
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 2 ай бұрын
Agool ayaa ladhahaa cuncubka Tinta oo cad cadja ah
@user-ee4nz8ip7e
@user-ee4nz8ip7e 2 ай бұрын
Bidaarta tin maka soo saaraa bro sual ley waye
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
Haday wali timo yar yar kuu yeelan
@AnisaEllisa
@AnisaEllisa Ай бұрын
Somali qofki hayo nambarka noso qor mahadsanid
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
+252770873757 wakay wll
@aminaa1145
@aminaa1145 2 ай бұрын
XUSSEN al Jey ii soo diir Tel ?
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
+252770873757
@user-go1uy4fu2t
@user-go1uy4fu2t 2 ай бұрын
Moqdisho malaga helaa
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
haa wll +252770873757 nambarka kaas kala xariir
@BadraXasn
@BadraXasn Ай бұрын
Pls halke kahelaa tintii way igadhamatay
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
+252770873757 nambarka kaas kala xariir wll
@Abshir095-vl4so
@Abshir095-vl4so Ай бұрын
Muuqdisho malaga helaa Hadeey taalo iisheega walalayaal igu caawiya please
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
haa wll +252770873757 nambarka kaas kala xariir wll
@Abshir095-vl4so
@Abshir095-vl4so Ай бұрын
@@husseinalje thanks walalkey
@BadraXasn
@BadraXasn Ай бұрын
U
@moassir3787
@moassir3787 2 ай бұрын
Match green tea mise wall waa match tea fadlan ii sheeg Mahad sanid
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
matcha tea
@xaragoxaaji1782
@xaragoxaaji1782 2 ай бұрын
Ilmaha ma umarin karaa?
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
haa wll
@xaragoxaaji1782
@xaragoxaaji1782 2 ай бұрын
@@husseinalje thankss wll ama aboowe
@sadocasan5358
@sadocasan5358 Ай бұрын
Wajiga Mala marsankaraa
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
Haa woo uficanyahay
@sadocasan5358
@sadocasan5358 Ай бұрын
@@husseinalje jasaallah khayr
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak Ай бұрын
Ma umarinkaraa gabaryar oo 10jiri ah tintu kadaadaneeyso.
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
10 sano hadeey tahay haa wll
@farhiyagutale8792
@farhiyagutale8792 Ай бұрын
Shugran
@halimamahamed6957
@halimamahamed6957 Ай бұрын
Intee laga helaa
@husseinalje
@husseinalje Ай бұрын
+252770873757 nambarkaas laxariir wll
Faa'iidada geedka mucjisada/Cafimat Fican
8:40
Cafimat Fican
Рет қаралды 51 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 48 МЛН
Must-have gadget for every toilet! 🤩 #gadget
00:27
GiGaZoom
Рет қаралды 12 МЛН
BEENTII UGU WEEYNEYD E MUNIRA IGA SHEEGTAY
9:44
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 9 М.
Saamaynta cunista timirtu maalin walba ku leedahay caafimaadkaaga
10:50
Raga hoostooda alaabta Lagu istaajiyo/ Erectile Function/Cafimat Fican
11:09
#hubaal#timir#50Jir Hadii Aad Thahay 18jir U Ekoow Abaayo Ceeb Maaha Ka Faideyso🔥😍
15:53
Nur Al Ashaqin Beauty & Cooking
Рет қаралды 204 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН