Cali Duulduul oo Si Adag ula Hadlay Ciise Muuse oo Ceelgardi Ka Sheegtay Habarjeclo & Taliye Casayr

  Рет қаралды 23,136

Taar Tv

Taar Tv

Күн бұрын

Cali Duulduul oo Si Adag ula Hadlay Ciise Muuse oo Ceelgardi Ka Sheegtay Habarjeclo & Taliye Casayr

Пікірлер: 129
@HELLO7546
@HELLO7546 4 жыл бұрын
Mj Caliyow waa runtaa in maanta reerka ay ka dhex kacaan nin shufta ahi, laakiin meel walba ilaa Ceerigaabo,Berbera ,Caynaba;Burco, Garadag, Ceel-afweyn, Faqaayuub iyo meelo kale oo badan ayaa si fiican looga hadlay loogana soo hor jeestay, waa niman yar yar oo xaanaqsan waana la dhamaynayaa inshaala, Guul S/Land.
@engayaasiinyousuf7457
@engayaasiinyousuf7457 3 жыл бұрын
Congratulates habarjeclo
@halaandwowchanelchanel4710
@halaandwowchanelchanel4710 3 жыл бұрын
Djabouti ninkii uhoreeyey ee habarjeclo Ee Lagu Kufsado
@vgnazir7433
@vgnazir7433 4 жыл бұрын
Wax cadiYa ka HadaL Lapeep Yaa Tahaye ciize muuze waxpa Haka ZheegiN LaaNgaap ayaa TahaY
@engwareergoye1125
@engwareergoye1125 4 жыл бұрын
Libaax laba maaha cali ismacil ( Cali duul duul ))
@januarySl2024
@januarySl2024 4 жыл бұрын
Abaalkii uu galay madaxweyne Axmed Siilaanyo waxay noqotay xumee oo xumee Habarjeclo. DP WORLD iyo nicmada dekeda ayaa lagu kibrey.
@Duraaxada
@Duraaxada 4 жыл бұрын
Ninkan Ali Duulduul Wax Badanbuu FahansanYahay walee.
@cabdisalanmaxamuud5545
@cabdisalanmaxamuud5545 4 жыл бұрын
dhalinta ciise muuse hadaan nahay waxaanu nahay dadka ugu s/land nimo jcl jabhadan ma samayno cidna saaxil kama celino waa magaaalda qudhee lo simanyhy qaacidada qudhaanu isticmaalna waa somaliland dadkaygow waxaan idinkula talinayaa midnimo waxba inama tarayso qabyaaldi qaranimo aynu isticmlno from jigjiga
@arliiban
@arliiban 4 жыл бұрын
Maxaa ciil haya
@mahadjama3597
@mahadjama3597 4 жыл бұрын
Maansha'allaah hadal waayeelnimo oo murti leh ayaad ku hadashay laakiin meelaha ay ku kala socdaan si kastaba ha ahaatee waa In ay xaaladaha dejiyaan Somaliland one ❤️
@aishasaleban3020
@aishasaleban3020 4 жыл бұрын
Habar jeclo ma markay dunidii ay soodhamaysay ayay ciise muuse usoo dhigatay boos idiinkama banaana habar jecloy ciise muuse hadaa xadka inooyaal iyo xeerka aynu leenahay aakasoo gudubtaana waanu iskakiin celin hadaa anshaxa iyo dadnimada iyo wax ISU ahaanshaha aaxeerin waydaan oo aadhawri waydaana anaguna xeerin mayno oo waxba dhawrimayno
@maaxmuuse3664
@maaxmuuse3664 4 жыл бұрын
Waar hadaanu habarjeclo nahay raali kama nihin jabhadaa
@samsamm5996
@samsamm5996 4 жыл бұрын
Geesi
@awilsiciid1784
@awilsiciid1784 4 жыл бұрын
Mujaahid abwan cali duul duul
@cumarcabdi1031
@cumarcabdi1031 4 жыл бұрын
Odaygu muu arag ceelgardeba wuxuu yidhi 120km ayuu ujiraabuyidhi halaa iskahubi
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 4 жыл бұрын
MUUSE ABOKAROW TASHAADA WAA IGA TALO TOLNIMO AH UNITE MUUSE NATION
@aishasaleban3020
@aishasaleban3020 4 жыл бұрын
Waarya berbera yaa kuhaysta ciise muuse idinkuba nin ciie muuse ahi inuu burco waxkanoqdo ma ogolidine burco ku ekaada ninwaliba kayntii haku qooqo weeye sheekadu reer soomaalilanow
@kalamaantv
@kalamaantv 4 жыл бұрын
Halyey qaran iga dheh Suldaan Cali ismacil carab Cali Duul Duul eebe haku sharfo
@amiirmohamed1921
@amiirmohamed1921 4 жыл бұрын
Adeer maxamed aabokor iyo muuse abokor wa isku mid waxba hakala qaadina
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 4 жыл бұрын
Amiir mohamed maxamed abokor cayda iyo xumaanta ku wadaan hada maxmed abokor marka danta leedihin hj hj lalaso ordaa 3 cisho u danbeeyey inamada yar yar maxmed abokor waxay fb cayayeen sow muuse abokor mahin
@saddaamomarwaley196
@saddaamomarwaley196 4 жыл бұрын
Hss
@abuaxmed1595
@abuaxmed1595 4 жыл бұрын
geelii baadida ahaa ee ay qalan jireen ayaa lagu soo koriyay
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 4 жыл бұрын
Nin adayg xqq
@jigarstudiohd8346
@jigarstudiohd8346 4 жыл бұрын
Suldaanku ma gurigiisa ayuu shirka ku qabtay
@sagalhassan7677
@sagalhassan7677 4 жыл бұрын
Geesi solomadow ah nin raggeed weeye
@foziyacawil4774
@foziyacawil4774 4 жыл бұрын
Runsheege kasheegsnayow hoiyadaadii habar jeclo ka dhileysan jireen was garacyahow
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 4 жыл бұрын
OGI OGI XOG MOOGE XAAJO WAA DILAA MAR DUMAR LE WAA LOO SHEEKEEYAA
@abdirisakmowlid8746
@abdirisakmowlid8746 4 жыл бұрын
Munaafaq
@hargeisa24h
@hargeisa24h 4 жыл бұрын
Akh ilaa midgaan ma Xoshoodo. DAGAALKII SAKHRAANKA... SIILAANYO AHAA SAWKII Dagaalka ku qaaday Laandheeraha. Caare sawkii idin Naahaysatay
@mustafemahamed704
@mustafemahamed704 4 жыл бұрын
Ila merayso habarjecl xishoda
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 жыл бұрын
Walahi wa yaab iyo amakaag intay jiray hj aya berbera leh na ma isugaysay wa waliidii lagu yaqiin reerkan tii ugu walneyd damac ba nagalay dhaha o dekad doon banu nahay adeer cise muse isagu tagi mayso hj hadaba abshiir taas ogada waxay ka dhasheen bad iyo biir an jabin la yidha subeer awal dhulka subeer awal na tako iska dayo ma ogalin xaaqdardo lagu qato inama yar yar sacad yonis iska celin kari waydeen ma subeer awal? An qoslo marka 2 ma doonayo cadawgan gaska idinku so shubay farxo halagii hj ayuu xarmajo horseeday ha ku kufina saxiil rag ba leh la yidha cise muse ama subeer awal sheko af daloolow
@nintegayootalaabsaday4589
@nintegayootalaabsaday4589 4 жыл бұрын
Zhp sawdinkii isku jeegaanta ahaa maxa idin heley anigu haday habar awal iyo h jeclo noqoto hj baan wataaye hhhh
@fardusali5547
@fardusali5547 3 жыл бұрын
Insu degan miyaad u diididays ciise muuse waab midgo HJ bariga saxil iyaag laah maa aniga arliga qaybiya qoobad idin siiya
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 2 жыл бұрын
@@fardusali5547 idinka midgaa habar xabuushoy intaad dhulkii soo dhamyseenbad rabtaan dhul ciise muuse noo adeer
@gudgudestudio7568
@gudgudestudio7568 4 жыл бұрын
Mujaahid Abwaan Cali Ismaaciil Carab Maxamed Cali #Duulduul Fariid Fariid dhalay
@guraymustafe3822
@guraymustafe3822 2 жыл бұрын
ala faan badana habar jeclo waa rerka melkasta laba nino lacag le ku faanaya kkk gajay u wada bakhtiyayan berbera wlhi jama laayad ka dagan tahay oo gaajo ah ader cida iskale waa la yaqan inan la yaal bad ahayden kibray sii bakhtiyay
@halaandwowchanelchanel4710
@halaandwowchanelchanel4710 4 жыл бұрын
Djabouti maxaa kugu helay horta?
@guraymustafe3822
@guraymustafe3822 2 жыл бұрын
bal dhakhdan eeg sii bakhti ku nqoda barigi gaajada iyo qabyaladu taalay marti edeb le noqda
@abdiraxmanfartaag2293
@abdiraxmanfartaag2293 4 жыл бұрын
ciise muuse waa gardood inay maanta habar jeclo sidaa ula hadlaan waayo iyaga ayaa halkaa soo gaadhsiiyay kana badbaadiyay libaaxii cuni lahaa waa markay habar yoonis tidhi wax ciise muuse ah oo danbe ayaan la arkine aan tirtirno ee ay habar jeclo iska hortaagtay kuna tidhi habar yoonis inaga ayaad isku keen wadaa hadaad taabataan ciise muuse riyoolay dee ka gurta waa kuwaa maanta kor idiinku kaajee
@hersielmirmj4384
@hersielmirmj4384 4 жыл бұрын
Runta mar qudha ka sheeg oo buurmadaw iyo ina xaashi iyo biciido ayaa ka masuul ah ee Umada iyo diinta ka xishooda oo( Baq madaw )iska qabta waxba sacad yoonis ha eedayninee
@awalederia9601
@awalederia9601 4 жыл бұрын
Kkkkkkk reer waashay weli #Caare ayaa ka dheex qayliinaya yaa u sheega in caare Turkey liinta ku cabo laganaa danbeeyo caare waa libaax banaan degay manaa dhigii kartan filimku horee u dhigay xata haday 100 sano kasoo wareego ciise muuse na haku diriina 20ka qoys ee riiya ku dhaqda ceelgarde wlhi in maydkooda xaarwada lagugu keeni
@laaleyschannel2711
@laaleyschannel2711 4 жыл бұрын
cise muse waa Rag adag deegaan cusub ma ogoLa dagaalbay ka xigaan kahortagaa ka fiican iskadaawaynta
@Caynaba12
@Caynaba12 4 жыл бұрын
Ciise muusoow Gus baad doondoonaysaan Sidiina hadaad ku waalan waydaan Futa Habarjeclo ayaanu Galnay oo qadhmuunka ayay nagu dishay oo cidhiidhkay kaga dartay
@mukhtoabdi8861
@mukhtoabdi8861 4 жыл бұрын
Xishood waryaa futo xun yahy madaxda afka laguma taagee ciise muuse waa madaxe
@mali7297
@mali7297 4 жыл бұрын
@@Caynaba12 ciise muuse waa rag adag Habar jeclo way ka adag yihiin Waana laga war qabaa
@libaax2timez89
@libaax2timez89 4 жыл бұрын
Ma dhulkayaga ayad nagu haysataa
@mali7297
@mali7297 4 жыл бұрын
@@libaax2timez89 adigu yaad tahay horta?
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 4 жыл бұрын
Sheekadiisu wa ano yidhaahda ciise muuse ayaa habarjeclo burco kaga badan kkkkk
@foziyacawil4774
@foziyacawil4774 4 жыл бұрын
Maasha alaah udeygani aadbu dadka uyaqaana
@halaandwowchanelchanel4710
@halaandwowchanelchanel4710 3 жыл бұрын
caLi duulduul Djabouti miyaa lagugu kufsadeY
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 4 жыл бұрын
Maxmed abokor iska caytma. wixi uurkina jiray sanadka debeda uso baxay muuse abokor cadaawada ad qabtan way so baxday
@dr.mohamoudosman2648
@dr.mohamoudosman2648 4 жыл бұрын
Subxanalahi kana muxu ahaa war dadka ka fariso nooc kasto wuu soo farisan war gab gabta ka daa
@mustafemahamed704
@mustafemahamed704 4 жыл бұрын
Waxa dawaday ninka oo marna wuxu shegay habar yonis marna wuxu shegay ciise muuse marka keebu wakanyaha odaga geey gabilay beer ka siya haku naste hhhhh
@kawsarmaxamed158
@kawsarmaxamed158 4 жыл бұрын
Ooa kursi ma kursi bàan doonaynaa
@cabdilibaan7198
@cabdilibaan7198 4 жыл бұрын
Mujaahid cali
@mukhtoabdi8861
@mukhtoabdi8861 4 жыл бұрын
Habar jeclo saaxil kudoodaysaa waa ayaan daro wlhi miyaany xishoonayn wuxu wligood burco maysoo dhaafi jirine
@qunyardega2817
@qunyardega2817 4 жыл бұрын
sawtay berbera hooyadaa ku wasi jireen maad ilowday habo
@abdishakur1942
@abdishakur1942 4 жыл бұрын
QUNYAR DEGA xaax inabti sawirkaga ayaan ka hele ma isbarana Waa nin hy ah oo Waa inagi hj aadka isku cuni jirne kkkkkk
@mukhtoabdi8861
@mukhtoabdi8861 4 жыл бұрын
Qunyar dega guskii bay uxiistay malaha bada lagu dhex wasijiray hj way raaxo macaanyiin
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk Qun yar dega Siil kaama horeeyo ayaa ku xigta Hadaad qunyar dega dhaafto Waad ku dhilo beeshay Ciise muuse ayaa dega Fiidka soo Mar Siilku dariiqa ayuu yaalaa Dhilo Ciise muusaad u tahay dhabana waakaa
@ayaanleshiine9918
@ayaanleshiine9918 4 жыл бұрын
Haa wlaahay
@rashidcumar7364
@rashidcumar7364 4 жыл бұрын
Cali oday wadiniya noolow
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 4 жыл бұрын
Maxamed obokor cay muuse abokor way u barteen
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 4 жыл бұрын
Walahi maxmed abokor way kibreen
@gudgudestudio7568
@gudgudestudio7568 4 жыл бұрын
Anigu H.j Ma ihi Waanse kala Aqaan Reeraha H.jeclo Reeraha Ugu Gobsan Ee Ugu laandheeraysan Waa #Maxamed#Abokor Taariikhda H.jeclo ku faantana Waxa Kusuntan #MaxamedAbokor number 1 Haday Tahay Halgankii ingiriiska lagaga soo horjeeday Waxa Kusuntan #Shiikh #Bashiir #Faarax_Oomaar #Shiikh Muxumud Abwaanadii Ugu Waawaynaana Geyiga Soomaalidana Waxay kasoo Jeedaan beesha #Maxamed Abokor #Salaan Carabay #Gamuute #Guniyo.baareed Maxamed Ibraahin Warsame #Hadraawi #Faarax laanjeer ina Waled baas #Hartibiye #Hurewalanwal Maxamed Nuur #Fadal iyo Qaarbadan oo aan ilowsanahay Halgankii #SNM baayimi #Maxamed Abokor baa Hogaaminjirayba 1 Mujaahid #Siilaanyo 2 Mujaahid Maxamed Kaahin 3 Mujaahid #Hayliqin 4 Mujaahid Aadan Saleebaan 5 Mujaahid Xasan Saleebaan Wayne 6 Mujaahid Xaliimo Dhagala 7 Mujaahid #Waraabe Cade 8 Mujaahid #Doolaal 9 Mujaahid Bootaan Qabile Waa Saraakiishii Sarsare Ee #SNM Ee Maxamed Abokor bal waxaad Sheegta Muuse Abokor Meeshu Wax Ka Ahaa Iyo Wuxuu Tarijiray Walaalkaa oo kaafiican oo kaa geesisan inaad Xagxagato laga quruxbadan Muuse Nacas Haduu Maxamed Fiicane ka Fiicnaadan maaha inaad Cuqdad ka qaadaan Reer Maxamed Fiicane ilaahay baa Hibada Siiyaye
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 4 жыл бұрын
Sheekadan ceel gardi habarjeclo uma taalo maxamed abokor bay taal yaan marka arin Maxamed abokor yaalo yaan magaca habarjeclo lagu caraarin
@mustafaabdi844
@mustafaabdi844 4 жыл бұрын
Inadeer qalbigaad laan gaab ka tihiin dee ilaa iyo 60kii habar jeclo ayaad sheegan jirteen maantana wali waad sheegataa
@rooblemaxamuud4156
@rooblemaxamuud4156 4 жыл бұрын
Qof rubuc loo qabday ayaad u eegtahay
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 4 жыл бұрын
wax habarjeclo liydhaa ma jirto maxmed abokor haystay
@mustafaabdi844
@mustafaabdi844 4 жыл бұрын
Kkkkk waa ii kow nin habar jeclo ah oo diidan habar jeclonimada ma laan dheeraad is mooday markaad sidaa u hadlaysaan
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 4 жыл бұрын
Laandhere muuse abokar ban ahey ilahey dad iyo degan ba igu deeqay cidna uma baahni
@halaandwowchanelchanel4710
@halaandwowchanelchanel4710 4 жыл бұрын
Futoxun siibakhti qabyaalad jeclo Isaaqa dawarsada berbera hjeclo
@halaandwowchanelchanel4710
@halaandwowchanelchanel4710 4 жыл бұрын
Ciisemuuse waaaa kuwii burco Dejiyey Shèekh cismaan nuur anaaa damiin anaa ahaa dacawooy adoonbaad tahee
@qunyardega2817
@qunyardega2817 4 жыл бұрын
fadliga hyoonis ayuu ku joogay burco sheekhaad sheegaysaa ,la waseen, habar yoonis buu magan u ahaa sida ay ilaa imika maganta ugu yihiin ciise muuse hawdka beesha habaryoonis,muxuu damiintaa isagaa ajaanib burco ku ahaaye
@mryes6893
@mryes6893 4 жыл бұрын
Kani waa duli habarjeclo oo gobalka saaxil sheeganaysa waa aakhiru saban Gobalka saxil cidan garxajis ahayn ciise muze kuma labayso ee fidnada joojiyo hadii kale waa laydin kori wllhi
@zhaaficihargaisa523
@zhaaficihargaisa523 4 жыл бұрын
Hooyada Ziilkeedi ka sheeke
@ismailaymankuulismo6313
@ismailaymankuulismo6313 4 жыл бұрын
Hala koro
@mukhtoabdi8861
@mukhtoabdi8861 4 жыл бұрын
Waaasidaa waa aakhru saban
@mryes6893
@mryes6893 4 жыл бұрын
@@zhaaficihargaisa523 Hadanad ilma xaaran ahayn maxa hoyaday kugeyay ana mesha wax kuqore
@mryes6893
@mryes6893 4 жыл бұрын
@@ismailaymankuulismo6313 Hadaan been laysku sheegayn Qoyta ilaa Abdaal inta udhaxaysa CIISE MUSE cidaan ahayn madagto iyo dhamaan deeganda xeebta oo dhan reekan HJ ma daanti ay burco kadagi jireenba kufilnan wayday tolow
@halaandwowchanelchanel4710
@halaandwowchanelchanel4710 4 жыл бұрын
Kiniinkii hurdada daadhigii ma iska daysay
@omardiin358
@omardiin358 4 жыл бұрын
kaasina wuxuu ahaa cali duufle,oo calaacalay.cali duufloow caseyr anagaa ku dilnay berbera.car usoo aara hadaad habar jeclo tihiin.
@fahmiabdi6334
@fahmiabdi6334 4 жыл бұрын
Way inooty is arkidoonee
@osmandool4221
@osmandool4221 4 жыл бұрын
Sankiisa ayuu kolba Qolof ka soo goosanaya
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 4 жыл бұрын
Ceeb
@libaax2timez89
@libaax2timez89 4 жыл бұрын
In badanba ha sugin
@hamzegalool102
@hamzegalool102 4 жыл бұрын
Hjecloy Xaalka qaata ninkaa hadalkiisa Waana nin Fitno kicinaya Waxa laga yaabaa innaanu aheyn reerka uu sheeganayo. Ramadan Mubarik
@halaandwowchanelchanel4710
@halaandwowchanelchanel4710 4 жыл бұрын
Djibouti N inkii lagu waxeeyey Ninkani maanu aheyn 😂😂😂
@qunyardega2817
@qunyardega2817 4 жыл бұрын
abdirizak xasan cabdi hadalka sidan oo kaleeto ah ha odhan inaabti waayo wuxuu ka markhaati kacayaa gurigii xumaa ee aad kusoo kortay iyadoo hooyadaa khamriga iibin jirtay oo sarkaal raxanweyn ahi saaxiib la ahaa ,oo dadkii ogaa joogaan inaad raga sharafta leh caydaa waa nasiib daro
@naasirjamac1999
@naasirjamac1999 4 жыл бұрын
Abdirizaq hassan Abti waa isagii oo waliba Ina horfadhiya
@naasirjamac1999
@naasirjamac1999 4 жыл бұрын
@@qunyardega2817 Siil wayn Futo xun sii bakhti Dawarsiga Maalintii Iyo ciyaar gudka habaynkii iyo dhilaynimada Casarkii kala daaya
@libaax2timez89
@libaax2timez89 4 жыл бұрын
Mayee abaha ayuu ahaa kii garacnimada lagu dhalay ee laso korsaday
@Caynaba12
@Caynaba12 4 жыл бұрын
Ciise muuse Qoodhaha Habarjeclo way Jecel yihiin Taariikhdana Waxaa ku sugan Cibro iyo wax ku qaadasho
@mali7297
@mali7297 4 жыл бұрын
Adeer saaxil waa shan dagmo Afar dagmo mooyee dagmada shanaad waxa daga xasan daahir Dagmaduna waa xagal Xagal ku eekaada hadii kale Wadadii caseyr baad mareysaan Laangaabyahoow cuqdada qaba
@libaax2timez89
@libaax2timez89 4 жыл бұрын
M Ali hoyada silkeda borso ugu diyari bulaxar shan degmo kuye war yanu ayaxu idinku cunin dariqyada foolxumeydaa marka horeba
@mali7297
@mali7297 4 жыл бұрын
Ciise muuse waa rag rag dhaafey Saaxilna cid aan iyaga aheyn kama Danbaabto Hadii haber oromo ku meereysato Gar.adag meel aan aheyn kama sookeyneysaan
@libaax2timez89
@libaax2timez89 4 жыл бұрын
Saaxil waa habar jeclo berbera ilaa xiis yaa dega?
@mali7297
@mali7297 4 жыл бұрын
@@libaax2timez89 inadheyso adeer gobolka saaxil waa shan dagmo Deg.Bulxaar . Deg.madheera Deg.sheekh. deg.xagel Iyo dagmada berbera oo magaalo madaxdii ah Afarta kale mooyee xagel waa degmo Reer daahir ah oo Xasan daahir ah Berbera u.jeclo xagey usoo martey Amase u soo mareysaa??? Bariga berbera waxaa taraxan maxamed ciise ilaa hawdka Galbeedna aadan ciise ilaa waqooyi Dawacooy naftaada yar ee gaajeysan naga ilaali Yaanan ku talax taginee Tol beynu nahay Mana jeclin inaad gacantayada ku baxdaan
@libaax2timez89
@libaax2timez89 4 жыл бұрын
M Ali kkkk walalo hadad wax qaadeyso horaad u qaadi laheyd degmada sheekh waa togdheer waxa saxil la yidhado wa wixii cigal ka jaray waqoyi galbed shekh kuma jirta wixii laamiga bari ka xigaa waa habar jeclo dad aanad gaadheyn layskuma dhereriyo
@libaax2timez89
@libaax2timez89 4 жыл бұрын
M Ali bariga berbera waxan habar jeclo aheyn ma sheegan karto xaqiqda yeynan ka dul boodin mida kale aayar hadad u joogi weydaan wlh magalada o dhami wey kici
@libaax2timez89
@libaax2timez89 4 жыл бұрын
M Ali tolow kuwina burco jooga sidey u noolaan? Kkkkkkkkkkkk
@yusufjamanoor417
@yusufjamanoor417 4 жыл бұрын
Wuxuu ka baqaya inuu si toos ah ula hadlo markiiba habar awal.kkkk Fulay. Lkn miyuu la hadli karaa waa kuwii ku shaqaysan jiray isaga iyo cidii sheeganayoba
@nintegayootalaabsaday4589
@nintegayootalaabsaday4589 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh WA xaqiiq wllee
@abdirisaqmohamed2479
@abdirisaqmohamed2479 4 жыл бұрын
Habar awal shaad sheegayso adeer anagaa hargiesa iyo berberaba labadaba gacanta kuhayna
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 4 жыл бұрын
Waar daarta ina xashiish degaan laguma noqdo. Ragaad hoos u leeyseena waa digaa noo sheegay, waxa uurku tebayo ayuu afku xadaa. Maxaad la foorar sanaysaa tidhibee. Waar nimanka wacadku miyaanu qaban horta?
@hersielmirmj4384
@hersielmirmj4384 4 жыл бұрын
Berbera Qaxoonti ayaad ku timaadeen Habar jeclooy Dawarsiga maalintii iyo ciyaarta habeenkii kala daaya Berbera iyo Burco iyo ceeri intaba marti ayaad ku tay Caliyoow
@abdirisaqmohamed2479
@abdirisaqmohamed2479 4 жыл бұрын
Nacas baad tahay taariikh dayda soo baro
@abdirisaqaxmed1755
@abdirisaqaxmed1755 4 жыл бұрын
Geesi
TOOS: Idaacadda Subaxnimo
BBC Somali
Рет қаралды 284
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 15 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 838 М.
SULDAAN SOMALILAND RAALI GELIYAY GARAAD JAAMAC SALAMAAD
12:47
waridaad TV
Рет қаралды 46 М.
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 15 МЛН